IR Thucydides theory || afsoomaali

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • waa cashirkii 3aad aan uga hadlay aragtida seynisyahaankii caanka ahaa waxaa ka aamin sanaa IR.
    3) IR Thucydides
    Dowlad waxaa looga bahanyahay tan sheey
    1.Security
    2. Freedom
    3. Justice
    4. Wealthy
    nin kaan waxa uu leeyahay dowladaha ma sinna waa ay kala xoog weeynyihiin, kuwo yar yar iyo kuow awood leh ayaa jiro sidaas daradeed.
    Dowladda waxaa la gudboon in ay qabsato ku wa kale si ay awoodeeda u balaariso una badbaado waa inaa weerarta, qabsata dowladaha kale sidaas ayaad ku bad baadi kartaa.

Komentáře •