" Dadka ifiirinaya 😔" | Social Anxiety ama Walaaca Bulshada ma Qabta | Cilminafsi | Salim Omer

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 166

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 Před 9 měsíci +25

    Sheekadan waa dhab weey dhacda aniga ayeey igu dhacday marka 16 sano jiray xaafad cusub baa uso guurnay ka dib waxa ahaa wiil caato ah oo yara dheer waxa igu camiran jiray dhalin yaradi xafada ugu imid ilaa aan gaaray in aan u qaato in dadka jidka maraayo dhan aniga i eegayan waxa qaaday cuqdad nafsi ilaa socodki iga dhumay waqti adag oo waali ku dhaw baa iso maray laakin waxa ku bad baaday buug la yiraa dhaaf walbahaarka biloow nolol cusub oo aan ka gatay barakaat book shop bakaaraha ingiriis ka waxa lagu dhaha stop worrying and start living ilaa iyo hada waa heesta waxa uu ii yahay sida kutub samaawi ah camal marka cudurada noocaas weey jiraan dhaqtar loo tagana somalia maba joogo somalida waa umad jaahil ah thanks man alxamdulilah ilahay baa wax aqris igu hanuuniyey hda nin weyn baa ahay xaas iyo caruur leh dad badan baana caawiyey anigo adeeg sanaayo qibradi iso martay inkasto hada qurbaha ku noolahay wali ma ilaabin waqtigaa alxamdulilah hadaan waalan dhalin yarooy joojiya qofka iinta leh ee aad maageysan waxa laga yaaba in hal erey oo aad tiraahdid uu qof isku dilo ama adiga kugu dilo

    • @Mohan-in7dg
      @Mohan-in7dg Před 9 měsíci +1

      Inte kla so xiriira 👋

    • @Iamqueen-lv9ub
      @Iamqueen-lv9ub Před 7 měsíci +2

      MashallaH wadku mahadsan thy nasiixada wlL

    • @Omar-awi
      @Omar-awi Před 6 měsíci +1

      Buuga isago pdf malahela

    • @abdiadam1096
      @abdiadam1096 Před 6 měsíci +1

      ​@@Omar-awi ha wll wad heli karts somali books telegram ka ayaad ka hele

    • @user-no3yw3om9s
      @user-no3yw3om9s Před 5 měsíci

      Wall inte kala soxariira😢 plz

  • @Kurtun170
    @Kurtun170 Před rokem +26

    Horta mhds 12:25 daqiiqo waxay ila muuqatay in aa ani si toos ah aad ila hadleesi .
    Arady baan ahay ardayda fsalkee xiliga bareega way baxaan fasalada kale ay adaan maqayada school ay adaan waqti bay soo qataan lkn ani may fasalkee kama baxaayi anoo is dhahaayo dadka ayaa kula yabaayo dadka oo dhan sysaa ku firinooyo cafsi saaid ah xitaa mararka qaar markii gabar ay ila hadleeso in aan af somaliga ereyo qaar aaba waayo aa ku jiro maanta oo dha EE ishalaah hada kadib waxaan isku dayi donaa in aan bini aadan aan ka baqin aan wajaho nolosha rasmiga ah

    • @Real_00533
      @Real_00533 Před rokem +4

      Same 😩wa lagula qabaa social anxiety

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 Před rokem +1

      Alle haka saaro

    • @asmaamualim2461
      @asmaamualim2461 Před rokem +3

      + me
      Wax aanan ka baqin ma jiro, dadka, xawaanada mid yar iyo mid ween, sheeyaasha xitaa 😢

    • @hassanhajiahmed1045
      @hassanhajiahmed1045 Před rokem

      Hhhh ben badanaa muqalkaba intaas magarayo

    • @isseraabi7976
      @isseraabi7976 Před rokem +1

      Walahi hadad caabsida iska saarto waa guushada wana lasowada maraaay

  • @mariarabla5197
    @mariarabla5197 Před rokem +11

    Xaaladaas ayaa i haysata ustaad mudo badan ayaan la dhibanaa caawimaad badan ayaan u baahanahay may caawin kartaa oo makula soo xiriiri karaa wll haddii aad awooddo weeye

  • @abdullahimursal6416
    @abdullahimursal6416 Před rokem +12

    Mahadsanid coach aniga ayaa ku dhiban arinkan xitaa waxaan marayaa heer aan ka cabsado waridkayga in aan waco mudo sanad ah
    Marka waxan rabaa in aad iga cawiso arinkaas

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Před rokem +11

      Wan dareemi karaa wll, kliya xasuusnow cabsidu wa adiga iyo maskaxdada kaliya,
      Hal wax baan 100/100 kuu huba, hadii aad cabsida ugu horeysa ka gudubtid kuwa kle easy weye.
      Lkn taas ma awooda weye?
      Taasna si aad uga adkaato wxa sameen karta:
      Meel ku qor dhamaan waxa aad ka cabsaneesid ama waxa ka hor tagan, waxa arki doonta dhamaan iney yihiin sababo aan jirin ama uqalmin inaad saas dhan ay kaga cabsi galiyaan

  • @Adontii114alle
    @Adontii114alle Před rokem +16

    M.a. shukran wll.
    Wax badan baan kaafaaiiday muqaalo badan ooaad soogudbisay baan daawaday
    Shukran . Guuuuul wacan aduun iyo aakhiraba 🖤📚

  • @maxamedshankar9059
    @maxamedshankar9059 Před rokem +9

    Our teacher@salim omer

  • @Jazuu_jazzy
    @Jazuu_jazzy Před 5 měsíci +3

    Aniga calamadaha dhan wan leyhy dr wan u tagay anxiety disorder inu ihayo ayu ishegay dawoyinka ii socda lkni oma xata labo nin haday gurigena hor taganyhin ma mari kari mana shukansadi nimanka waxan is weydiya sidad u gursan donta

  • @FarhiaAli-up4up
    @FarhiaAli-up4up Před 4 měsíci +2

    😢 way fcnan lahayad in aan hadlkag aaminoh😢

  • @user-gl9cu3hi9i
    @user-gl9cu3hi9i Před 6 měsíci +2

    Teacher Ani intaas waykadarantahay tusaale markaan wadada socdo hadii lacala ay gabdho iga Soo hornaxaan even xataa haday ilahadlahay oo wadada socdaan qajilaad waban wareeraa walhi xitaa idhaha ayaa I ilmeeya. Maxaa sababay

  • @Football-bo6jj
    @Football-bo6jj Před rokem +6

    My teacher salaim waxan daremayaa xogaa hadalka marka shegayo in aan lajarenayao ama aan soo dhifsan karin waxa markaa aan rabo inaa sheego afkana uu iga soo dafayo ereyo aan ula jeedin markaas cabsi na waann daremayaa oo "yaaan lagu layabin hadal xumadaa" ayaan is dhaha kadab nah waa iska amusaa cishoonaya. marka xalkeygu waa maxay. Thanks

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Před rokem +2

      Next time inshallah aad hadleysid, hadalka ka hor waxad ku celcilsa caadi weye inan wx khaldan ku hadlo,
      Kadibna adigo dagan hadalka sheeg, walwalka kaga jirana ogsonow wa normal/caadi lkn inu ku hor istago ma ahan.
      So samee , commentinaga replay isu so sheeg inshallah

    • @Football-bo6jj
      @Football-bo6jj Před rokem

      Tamm. Lkn saan man ahan jirin cabsida iyo inuu I hor istaago maan laheen. Shukran Ustaad Allah ku sharfo

    • @mohamedxidigduldheer1124
      @mohamedxidigduldheer1124 Před 9 měsíci

      @@Football-bo6jjhaye sxb isbadal ma samaysay. Dhibkaan anigaa ayaa kula qabo.

  • @drslarra1938
    @drslarra1938 Před rokem +6

    wlle aadba umahad san tahay 🖤
    anu waxan ahay shaqsiyad aad u xishod badan horta takale waxa isku arkaa waxwalbo oo aan rabo inan sameyo waxan jeclahay inan aad oga sii fikiro ama diyaariyo matalan dirasadeda ama waxbarashada okle waxwlba ama mawduckasta oobiri lala imanlaha waan sii diyariya wax yar inu iga khaldamana ma jecli macalinku wx kadis ah oona diyarsan hadu ila yimado oo wilibo idhaho ardada soo hor istag lagama yaabo inan kursiga ka kaco ama xta wixi ano wax ka garanaya iskuma dayayo guuldaro yar ma aqbali karo hdi an isku dayo oo wixi inyar ka khaldana wxaa moda dhulka in lela jaray wey ii dhamatay murug ba iqabsanesa. Wxa kalo isku arkaa dad igu cusub lama tacamuli karo wanla hadli kara wana la dhaqmi kara inyar lkin waxkma codsan karo ma dhax gali karo awood aad u weyn ba iga hortagan ilaa mudo aad u dheer bey igu qadata ina qofka is dhexgalno ama qof caadiya uu ii noqdo

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 Před rokem +2

      Wll kula mid ahy anba wa social anxiety taga uu ka hadlyo alle hanaga dulqaado cabsida benta ah

    • @queensundus1115
      @queensundus1115 Před rokem

      ​@@queenmaryama9237 Aamin 🤲

    • @shamsoosman9877
      @shamsoosman9877 Před rokem +2

      Abyo xishoodka badan oo xitaa qofka indhihiisa aanan fiirin karin waa lugula qabaa waa inaan wajahnaa cabsida allena hanaga dulqado runti wa caqabad

  • @khadrasalehdirie3286
    @khadrasalehdirie3286 Před rokem +3

    Anigaa calamadahas leh wallahi cabsidas wey I dhibty walalo zideen iskaga saari karaa cabsidas dhibato kalane wey I heysata bulshada in aan dhex galo ayan ka cabsadaa

    • @frau6191
      @frau6191 Před rokem +2

      Kula mid ban ahay🥺🥺

  • @bulbulboy400
    @bulbulboy400 Před rokem +4

    Sxb cawa ayaan kugu sobiiray muqalkana waan ka helay kuwa kalana waan sii fiirin donaa.

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597

    Naagaha quruxda ka baqi jiray meesha jogaan wN Tegay marka yaraa waxY naxdin aniga computer 🖥 laga Bartojoga gabdh qurux badan ila so fariisatay naxdin waqtogaas Somalia jogay gear again Bosaso

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Před rokem +1

      😂😂😂 ila hada maka baqda

    • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
      @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Před rokem

      @@SalimOmer maya kuwa foosha xun leh gaadgadi jiray nabar ka qoran jiray kalsooni.daro aniga amisana naagaaha qurux wax kale ka amiiisana meesha sogaalan wan tegi jiray meeesha ku jiraan ma geli jirin 😁 😂 😀 🤣 😁

    • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
      @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Před rokem

      @@SalimOmer 🖥 👨‍💻 meel ka baranaya ayaa gabdh iyo gabdho ila so fariistiin qolka waa yar yahay naxdin aniga aan firi naxdin iyo dhidid ba iga yimid been kama baxo ayaa garan mid aniga oo og inaysan waxba igu samayn

  • @jiirmustafe8282
    @jiirmustafe8282 Před rokem +1

    Mahad sanid GuulaYso ustaad👍✊

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 Před rokem +6

    Ustaad waxa kaa codsanaya in aad noo soo diyaarisid cashar ah sada loo dhexgalo dadaka iyo bulshada

  • @QueenCayuush-tb5ml
    @QueenCayuush-tb5ml Před 11 dny

    Dhaqtr cilmi nafsi Mel igu shega somalia mba lahn😢
    Cabsidan io wel welkan wan ka daley

  • @sharmarkemascud03
    @sharmarkemascud03 Před 4 měsíci +1

    thanks

  • @SuhuulabdiNaasirMohamed
    @SuhuulabdiNaasirMohamed Před 20 dny +1

    Wlhi anaa saas ah

  • @drsziizuumohammed
    @drsziizuumohammed Před rokem +3

    Wallky ilaah haku barakeyo
    Barnaamij waxaa nooga soo sameysan
    Mediator personality. Dadka dabecada leh i.a🥰

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Před rokem +2

      Mid mid ban muqaal uga sameen wll inshallah 🤲

  • @serfh-u3x
    @serfh-u3x Před měsícem

    thi subject we call liveskill but wax badhan kagafaidhe thank lot

  • @aameen10
    @aameen10 Před rokem +2

    Alle haku dayo abti❤

  • @imanabdi8537
    @imanabdi8537 Před 7 měsíci

    Mahadsanid jazakalahu kheyr

  • @caliaxmed-mm1il
    @caliaxmed-mm1il Před rokem

    Mahadsanid ustaad .

  • @maryamahassan3828
    @maryamahassan3828 Před rokem +2

    Waxyaabo badan kaa faaiiday thank you wllo

  • @safaabdilahi8514
    @safaabdilahi8514 Před rokem +2

    Wll anigu waxan ladhibanahay cabsidaa maxn yelaa xataa guriga markan joogo ilaa dibada😢

  • @suldaantimacade8338
    @suldaantimacade8338 Před rokem

    Mahadsanid masuul

  • @ilhanibrahim3882
    @ilhanibrahim3882 Před rokem +2

    Run ahaantii aniga waxaan kacabsan jiray public speaker SAS ey tahay neh waan jecla waxana kubiray nextwor marketing wana bartay cabdidine wey ideysay sida shegtay yana li marsiyay hada kama baqo public speaker waxana ahay nextwor marketing

  • @anisoali3680
    @anisoali3680 Před 6 měsíci +1

    I really appreciate you so much wlal thank you again.

  • @mking73
    @mking73 Před rokem +1

    Professor please meel aan kala so xiriro ayaan ubahnahey thanks for your Service 🥰✊

  • @roodamaxamed36
    @roodamaxamed36 Před rokem +1

    thank
    You mach❤❤❤❤

  • @yasminyuusuf9182
    @yasminyuusuf9182 Před rokem +2

    Wll wad mahadsantahy lkn wxan ka codsanaya inad ka so hadashiye avoident personality disorder

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Před rokem +2

      That is a good topic. Diyaar wll

  • @robotsaak5630
    @robotsaak5630 Před rokem +12

    Walahy vidiogan in badan raadiyay dhipka i haysta ayaa ah midan wiil dhalyara hay 18 jira ila 1 year cudirkan lanoolahay waxka xanuun badan na majiro ilahay haka ilaliyo dadka inshalah 😖

    • @Mr_somali
      @Mr_somali Před rokem +1

      Sidee laguu hayaa wll

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před 11 měsíci +2

      Sorry bro😢
      Aniga 4 years la noolahay xitaa daawoyin looqaato ayaa jiro waxan maaha waxyar waa disoder ama khalal ku yimaado hormonada jirka marka sxb allaha kucaafiyo daawo raadso ayan kudhihi lahaa dhaqtar psychiatric utag

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před 9 měsíci +1

      @@Mr_somali
      Anigaa kuusheegaya sida loohaya qofka uu xanuunkan hayo wuxuu dareemayaa sida adigoo gurigaada markaad kasoo baxdo banaanka kuu fadhiyaan 1 million oo qof oo kusoo wada fiirineyso kuligoodna wax kaasheegaayan ama kubahdilaayan ookale bal waa sidee qiyaas dareenkaas wax ka xanun badan miyaa jiro?

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před 8 měsíci +1

      @@Dreamy-M
      Wll ani waxn kaga caafimaaday daawo aan qaatay hada normal ayan ahay alxm waxan tala ahaan kudhihi lahaa dhaqtar utag daawo qaado halka wado ee lagaga caafimaado waa daawo wixii kasoo haro waa maalayacni. Is daweey noloshaadana ku raaxeyso . Life is too short ❤❤🥺

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M Před 8 měsíci

      @@cadaankudhiigleh daawada waanuucee magaceedna? 🙌🫶

  • @fardowsoabukar5432
    @fardowsoabukar5432 Před rokem +1

    Thnk you 🥰🥰❤

  • @usaame.1m384
    @usaame.1m384 Před rokem +1

    Thanks Brother

  • @Jaalle.somali
    @Jaalle.somali Před rokem +1

    Wll cashirkaan aad ayaan uga faiday thanks
    Mida klle ka soo hadal
    The low of attention, please

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Před rokem

      The law of attention ama attraction wll

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 Před rokem

    ❤❤❤thnk you walalkey qaali also ma teacher

  • @sagalabdirashid012
    @sagalabdirashid012 Před 4 měsíci

    Halkeen kala xiriiira plz wiilkan ha isoo jawaabo haduu arkayo farinteyda

  • @drahmed410
    @drahmed410 Před rokem +1

    salim omar bro halkee kaala soo xariira arimo rabaa inaa kala hadlo

  • @caatikabintusayd1631
    @caatikabintusayd1631 Před rokem +1

    Waxyaalo faaaido baa no soo gudbisay allh ku jeclaado wll

  • @stylebio3163
    @stylebio3163 Před rokem +1

    What is the difference between therapy and kansel

  • @Sahruush
    @Sahruush Před 4 měsíci

    Sidee lgu bartaa ustaad cilmi nafsiga iso jawaab plz😢😢😢

  • @Moh_view
    @Moh_view Před 8 měsíci

    Muqaalkan waxan daawaday bila kahor lkn caawa ayan dib u raadiyey oo aan fahmay . Waan kaga mahad celinayaa saxib sida hagar li'ida ee aad noogu sharaxday mowduucan.

  • @Abdinasir-show
    @Abdinasir-show Před rokem +2

    Xaqiiqdii waa xanuun bulshadeena ku badan aniga ahaan waxaan marayaa heer aan gaadho marka aan practice garaynayo english-kayga waliba aan ku samaynayo mobile simple inaan qof waco waliba aan i garanayn kaliya aan la hadlo ayaan hadana dhididayaa oo qofka ii dhaw uu yaabayaa war maxa ku helay.

    • @abdullahimohamedkhalif8700
      @abdullahimohamedkhalif8700 Před rokem +3

      Isku Cilad ayaa na haysto bro waxana isku arkay last 4 years lkn aniga ahan waxa ii sababay Cabsidan Wan ogsoonahay Hadna wixii ii kaney waa ka soo gudbay waxayalaha aan isku arkay waxa kow ka ah 1 inan niyad ahan iska dhaadhacsiiyo inay dadku aniga isoo wada eegayaan 2 matalan qof ayaba wadada iga soo hor baxay wuxuna i dhahay waxad ii tilmamta wado hebal isla markiiba waxan ka dhididayaa fooda hore ee wajiga (Forhead) dadka lama doodi karo hdan la doodana waa inan tiish gacanta ku haysta si aan mar walbe dhididka iga soo daadanayo aan isaga tirtiro dadka qaar kama baqayo dadka qaarna wan ka baqayaa Somalida inta badana Ciladan waxay dhahan qofka ayaa ka burjisareeyo lkn waxas ma aaminsani dagaal adag ayan nafta kula jiraa sidii hore wan soo yara dhaama orad iyo Sport ayan sameeya alxm ilahay ha inaga wada saaro Cilada cabsida la dhahao waa cudurka ogu xun aduunka heer waxn gaaray ano qof aan ii dhaween ano telefon kala hadlayo aan dhidido😢

    • @Abdinasir-show
      @Abdinasir-show Před rokem

      @@abdullahimohamedkhalif8700 aad iyo aad saxib aniga ciladaas maraya inaan iska dhidido markaan qof kala hadlayo teleefanka waliba markaan practice garaynayo english oo kale marka alle haynaga dulqaado saxib.

    • @buumocagaar
      @buumocagaar Před rokem

      Sxbyal ciladas waa idinla qabaa aan is wareesano whatsapp keena iso sheega

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 Před 11 měsíci

      ​@@abdullahimohamedkhalif8700wlhi isku cilad ba nahay wa iska dhidida hadan qof la hadlo

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 Před 11 měsíci

      ​@@buumocagaaradu iso sheeg what up kaga ciladas way na haysa

  • @abdirahmangarad2622
    @abdirahmangarad2622 Před rokem

    Màsha Allah

  • @mohamedabdirizak8148
    @mohamedabdirizak8148 Před rokem +1

    Wll cilmigaan sidee lagu bartaa Psychologist

  • @Sucaad_jees
    @Sucaad_jees Před 5 měsíci

    Salim Thanks aboowe😢❤

  • @aaliyaomeryosuf4039
    @aaliyaomeryosuf4039 Před rokem

    thankz

  • @amaama-fh9fi
    @amaama-fh9fi Před rokem

    Wall @ Salim omar ina kula so xirira rbaaa bls ado mahdsan inte kala so xiriira 😢😮

  • @suldaansul4513
    @suldaansul4513 Před rokem +2

    Sxbow ani markaa masaajidka aan aado oo dugo is dhaho waswaaas aan caadi aheen baa igala maxaa yeelay dadka dhan inee isoo wada fiirinaayaan baa moodaa badanaa xaafada baa iska joogaa oo qolka iskaaga jiraa taasne waxee igu abuurtay walwal iyo cabsi

    • @diyeshe-yare
      @diyeshe-yare Před rokem

      Nio kula mid runti

    • @zakariye2037
      @zakariye2037 Před rokem

      walalka cabsida lagu shegayo waa inad wajahdo waxad ka cabsaneysid mida kale ee maankaga inad ku haysid ay tahy sida uu ustaadka sheegayba dadku adiga kuguma mashqulsana ee marna ha iska dhaadhicin inay dadka adiga mashqup kugu yihiin.........
      masjidka allah inad la kulantid ayad ugalaysa marka yeysan ka hor istaagin bini'adam adiga cml ah oo kuso fiiriyo yeysan kaa reebin la kulanka alllah.....

    • @MohamttAbdikhadir-vs4ph
      @MohamttAbdikhadir-vs4ph Před 21 dnem

      Wllhi waa wax sax ah oo jira😢

  • @fardowsoibraahim785
    @fardowsoibraahim785 Před rokem +1

    Mahadsanid wll wax an ka faiday lkin waxaa ku weydinaya cabsida wey igu sisiyaday dadka waba ka cabsonaya 2018 ila 2023 cabsi aa ii heeyso waxan isku daweyo ma aqan ina iska dhafo an rawa hadane ma iska dhafi karo qof in an uu sheego arintan waka cabsanaya maxa sameeya ila tali wll🥺mel an kala soxariiro isheeg😥

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 Před rokem +1

      Sorry abayo insha Allah adkaarta badso

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před 11 měsíci +2

      Sister hadaa Somalia joogto dhaqtar utag waxaan waa xanuun lamid ah xanunada kale daawoyin ayaa looqata anigana uqaatay waana ka reystay 4 years ayan qabaa

    • @Abdalllahamed
      @Abdalllahamed Před 6 měsíci

      Social anxiety miyaa iska daawesay waliba xamar?​@@cadaankudhiigleh

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 Před 11 měsíci +1

    Taasi waa anika xitaa meel lafadhiyo hadaan is dhaho soco lugaha sii inoqda socdkaba wankaba😂

  • @user-kw9lz2hl4u
    @user-kw9lz2hl4u Před 4 měsíci

    Wll aniga sansan ahay dadka hortoda kama hali kalo marku qof ila hadlo wadnaha igariraya cabsi aad u badan ayaan dareema wahy xita hadalka iga kala luma 😢🙂‍↕️😭😭😭

  • @d.rhasaabkhairy1784
    @d.rhasaabkhairy1784 Před rokem

    Ustaadii mar allaale markii presentation la iisoo diro walwal iyo walaac baa igu furmo anigoo wixi aan aqaano maxaa daawo u ah

  • @user-jb7mw3jg5x
    @user-jb7mw3jg5x Před rokem

    Ha wan tarema tas🥲🥲🥲😱🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 Před rokem

    Shuran walal igaa yaar .

  • @MaryanAbdullahi-uy2zv

    Aac wllo wan ku salmey waxan rabaa inan barto cilmu nafsiga marka wada ugu fudud ee aan ka baran laha bal igu cawi magaceygu wa Maria ku nol somli fadlan reply

  • @asmaamualim2461
    @asmaamualim2461 Před rokem +1

    Ani waa isku dayay inaa iska daaweeyo waxaas lkn waa ku guul dareestay inbdn, maxaa sameeyaa marka?

    • @frau6191
      @frau6191 Před rokem

      Walal ma dhaqtrka daweeya ?

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před 11 měsíci

      Wll dhaqtar ku taqasusay utag aniga 4 sano ayan qabay hadane wan ka caafimaaday alxm

    • @mohamedxidigduldheer1124
      @mohamedxidigduldheer1124 Před 9 měsíci

      @@cadaankudhiiglehdhaqtarka halkee buu joogaa sxb

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před 9 měsíci

      @@mohamedxidigduldheer1124
      Muqdisho digfeer hospital qeybta psychiatric ga

  • @user-ng1ce7km3t
    @user-ng1ce7km3t Před 7 dny

    😮😮😮😮😮😮

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Před rokem

    mhdsnid ustaad

  • @ceypr
    @ceypr Před 10 měsíci

  • @fowziaahmed4125
    @fowziaahmed4125 Před rokem

    Anuu waxyaabahaan ka baqo inaan maqlo ama aan aad uga cabsado waxaa ka mida cudurada waaween

  • @sharifmohamed5992
    @sharifmohamed5992 Před 6 měsíci

    ❤❤❤
    ❤❤❤

  • @Hooyo76
    @Hooyo76 Před 3 měsíci

    6:35

  • @cadaankudhiigleh
    @cadaankudhiigleh Před 11 měsíci +2

    Xanunkaan anigaa qabay heer waxaan gaaray aan telephoneka dhacaayo ka jawaabi karin lakin markaan daawadiisa qaatay kiniinka zoloft aniga ayaaba qof aan i garaneyn wacaaya😂😂
    Social anxiety/ panic attack waa xanuuno waana ladaweeyaa

    • @emmamohamed6581
      @emmamohamed6581 Před 10 měsíci +1

      Xage laga hela kaniniga abwe somali malaga helaa 😢😢😢😢

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před 10 měsíci

      @@emmamohamed6581
      Haa abaayo aniga ayaba muqdisho jogo wana lahelaa lakin dhaqtar inu kuu qoro waye

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před 9 měsíci

      @@emmamohamed6581
      Muqdisho miya jogta apayo

    • @user-mn4us4fd4t
      @user-mn4us4fd4t Před 9 měsíci

      ​@@emmamohamed6581haaa magaalo kasta hargeysa muqdisho cergAbo burco

    • @MULLER-b5l
      @MULLER-b5l Před 7 měsíci +1

      ​@@cadaankudhiiglehlkn dhaqatrka xanuunkaga miya usheegesa wll iisheg dhaqtarkas AA tagte anbo muqdisho Kula jooga please said ugu bahnhy daawadas

  • @ShukriIsackMoha
    @ShukriIsackMoha Před rokem

    First comment pin teacher @Salim omer

  • @sammohammed7878
    @sammohammed7878 Před rokem

    Mas ma ila aaday bes waye wa baxay🤦‍♀️🏃‍♀️

  • @mohamett571HG
    @mohamett571HG Před rokem

    Another teacher

  • @naciimojamacmire
    @naciimojamacmire Před rokem

    Wllo Salim waxaad kasoohadashaa yacni qofku sidee ku ogaan karaa wuxuu jecel yahy inuu barto mustaqbalkiisa tusaale inuu barto caafimadka lkinse ma oga Marka habkee ku ogaan karaa waxaan jeclahy mustaqbàlka inaan barto

  • @Asmaboslady
    @Asmaboslady Před rokem +3

    Sxbow ani markaa masaajidka aan aado oo dugo is dhaho markaa kaligey duganaayo oo jameecada idhaafto waswaaas aan caadi aheen baa igala maxaa yeelay dadka dhan inee isoo wada fiirinaayaan baa moodaa badanaa xaafada baa iska joogaa oo qolka iskaaga jiraa taasne waxee igu abuurtay walwal iyo cabsi

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Před rokem +1

      Inshallah next time waxa xisabisa inta qof oo maskaxdadu ku leedahay iyo inta qof oo si dhab ah ku fiirineysa. Wxa arki doonta in qof kugu mashqulsan isan jirin.
      So samee arintaas,
      Comment gan reply kuso dheh

    • @Asmaboslady
      @Asmaboslady Před rokem +3

      @@SalimOmer marka is dhaho qof ifiirinaayo majiro oo dadka ayaga mashquulsan maskaxdy waxe iledahay ugu yaraan 1 qof baa jiro oo kufiirinaya inaa iska mashquuliyo waxaas baa kudadaala insha allah

    • @mahamedjamaal1110
      @mahamedjamaal1110 Před měsícem

      ​@@Asmaboslady hello

  • @HaawoMohamed12
    @HaawoMohamed12 Před 6 měsíci

    Aniga dadka igu cusub waaka baqa wajiga kadhidida marka dadka qaar lakulma

  • @frau6191
    @frau6191 Před rokem

    Dr xage lagalaso xariira?

  • @Kamalkamal12347
    @Kamalkamal12347 Před 11 měsíci +1

    Cudurkas waxan umalayn jirey il iyo xasid markasto on bulsho dhexhalo wan cabsada oo dhidida

  • @suldaansul4513
    @suldaansul4513 Před rokem +1

    Gjv

  • @zaalimabdilaahi4466
    @zaalimabdilaahi4466 Před rokem

    Aad aay u mahadsantahy ninka aan isku magac nahay 😂

  • @ahmedtimo6474
    @ahmedtimo6474 Před 5 měsíci

    Lambarkaga iso qor

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 9 měsíci

    ADHD Anxiety dad badan oo somali ah ayaa qaba

    • @cadaankudhiigleh
      @cadaankudhiigleh Před 6 měsíci

      Social anxiety disorder ( social phobia ) ayaa ladhahaa maahan ADHD.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před rokem

    Qofka hadalka furi kara maba yaqaano cabsi walwal haduu cabsa daremo waba kalugeyaa isma qariyo wana kugusocelin kara hadal mid xuman mid wanaag marku nafiso kuu kuhoryimadaa siuu iskatuso maitaqaanaa maxaa iimoday sidadban sarabtid uqado cabsi aba dulmi inakusobareri karo koox aba kali adigo ah ilen qof waa iska adagyahay hadusarifmana wuu isbadala hadaa taqano qofaa burbursato qofaa laburbursan buuleeyahay afla aanta iyo cidi aqon waiskudhumaan cid iyada la aqonin cidna afkey aqoonin cabsi galin malabarta mase waaloodhashaa dilaga qofka cabsida badan ubadan cabsida waa sida naafo kale mid jir aba mid caqli marka kacabsatid wax loojedin hadalka kala baxdo mid farxad aba mid dagal firida farxada sakan iskubadali karta hadal ogeyn hadi lalasobaxo hada kafakato dib danbe kuma dardaray hadalkasto adna mafaragashaneysid cidi taqtar lamid noqoneysaa sokeye malihid shisheye malihid nidaam baaledahay

  • @suldaansul4513
    @suldaansul4513 Před rokem

    G

  • @yussufgeddi8194
    @yussufgeddi8194 Před 12 dny

    codka iska hagaaji.

  • @asmaamualim2461
    @asmaamualim2461 Před rokem +1

    Ustad xagee lagaala so xiriiri kraa , insgrm ama anything, inaa icaawiso ubaahanhy ani kaligey inaa taas iska caawiyo waa ku daalay inbdn 🙂

  • @amaama-fh9fi
    @amaama-fh9fi Před rokem

    Wall @ Salim omar ina kula so xirira rbaaa bls ado mahdsan inte kala so xiriira 😢😮

  • @Hooyo76
    @Hooyo76 Před 3 měsíci

    6:35