Waxaa gudbaya ciidan Soomaaliyeed oo awood badan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 37

  • @SharmanBeek-ej1uz
    @SharmanBeek-ej1uz Před 4 dny +3

    Hala badiyo ciidanka halagana waaniyo qabiil iyo oday duub xun iyo siyaasi basaas ah ah caloshi ushaqaystana ah from jigjiga somaligalbeed❤Somalia❤

  • @Amzizzy
    @Amzizzy Před 4 dny +1

    Mashallah farxad! Guuleysta iyo dalka xoreeya shaftii somaliyeed ba tihin, ilahi kheyr ha ni i siiyo♥️

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 Před 4 dny +4

    From London GUUL SOMALIA 🇸🇴 MAASHAALLAH

  • @sadaqunamoha3933
    @sadaqunamoha3933 Před 4 dny +7

    Guuleysta geeshkayahow somalia 🇸🇴 ❤

  • @SharmanBeek-ej1uz
    @SharmanBeek-ej1uz Před 4 dny

    Hala badiyo ciidanka halagana waaniyo qabiil iyo oday duub xun iyo siyaasi basaas ah ah caloshi ushaqaystana ah from. somaligalbeed❤Somalia❤

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před 4 dny +1

    Maashaa Allaah Ciidamada Qaranka

  • @alibashaliye4351
    @alibashaliye4351 Před 4 dny +1

    Manshaallah guuuuuuulll

  • @JimaleAnsar
    @JimaleAnsar Před 4 dny

    Masha allah soomaali guul

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 4 dny +3

    guul

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 Před 4 dny

    Guulaysta Guul Somalia 🇸🇴

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 Před 4 dny +1

    Guulaysta 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 4 dny +2

    GUUL XODA DALKA SOMALIA 🐯🇲🇵🐯GUUL INSHA ALLAAHU TACALLAA

  • @FarhanNuur-gt1fb
    @FarhanNuur-gt1fb Před 4 dny +2

    Xoga dalka guleysta 💪

  • @bigots9651
    @bigots9651 Před 4 dny

    they are the new graduates manshallah

  • @mahad9555
    @mahad9555 Před 4 dny

    Hogaankii ciidanka Soomaaliya ee mustaqbalka dhow ayaan arkaa...

  • @adenelime7099
    @adenelime7099 Před 4 dny

    Xilligey doonto ha ahaato ee guulaysta XDS.

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o Před 4 dny

    Hambalyo umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxa ugu hambalyeeynaya munasabada 1 luulyo ama 1st july sanadkan sanadkiisa waa in ay ku xusno oo aay nu ku dabaal oo lagu dhigo munaasabada 1luulyo goobo hada argagixisada ay ku sugan tahay sidoo kale sanadkan sanadkiisa waa in imtixaanka shahaadiga ee qaran 🇸🇴 somalia lagu gala ama ay arday badan u fariisata oo hada ku sugan goobaha ama deegaanada ay hada argagixisada ku sugan tahay buulo xaaji oo ka tirsan gobolka jubada hoose oo dhawaan cadowga argagixisada laga xoreeyay waa in manhajka waxbarashada qaranka somalia la garsiiya si ay ardeyda deegaankas sanadka dambe ugu fariistan imtixaanka shahaadiga ee qaranka sidoo kale jamaame Jilib iyo buaale waa in si deg dega loo xoreeya si ardeyda deegaanas ay imtixaanka shahaadiga ee qaranka ugu fariistan sanadka dambe sidoo kale waxa lamida deegaano ka tirsan konfur galbeel hirshabeele iyo galmudug dhamaan waa in laga xoreeya cadowga si ardeyda deegaanas ay ugu fariistan imtixaanka shahaadiga ee qaranka

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 Před 4 dny +1

    Dowlada turkiga taangiyo iyo helokeptero kama amaahan karno miyaa? Dabcan lacag maheysano.

  • @MaxamedwacdiMaxamed
    @MaxamedwacdiMaxamed Před 4 dny

    Habslyo

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI Před 4 dny

    Somali army are ready welcome abuuaxmad

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 4 dny

    Wa dumi kuwi hore e dis kuwo cusub wa daqanka dowlad kasto o somaliya lo diso malin kasto cidan aya ladisa dowladi timada wa dumisa wa wax ow xewan ku fikirin ilah 2000 ciidan aya disenay asa malin hore 1lul wax folxun an waligey arag na tusten o idaha uroneyn somaliya wa xasid xasid horamar magaro dowlad cidank hore babiso gulesa meso away cidanki sharaft lahaay wasarad gashan diga ku gardinayay xiligi faramajo war san wax ka badalo cidank usameyo mel ey ku gardiyan malmah xuriyad sida meshan safarad turkey 🇹🇷 okale damirk allah idinka qade lacag wa heli kartin tugayahey 😅 ❤️Love 🇸🇴 🇸🇴

  • @M45_0
    @M45_0 Před 4 dny

    Xasan sheekhow dhaliyaradan haybadu kamuuqato ku dadaal, bari wadanka waka tagaysa mushahar fiican sii, oo ayago jecel wdankooda xaquuqday ku leeyihiin darensii. qofkasto somaliya diyaar uah inuu uhagar baxo wadankiisa lkn meelkasta siyaasi xun oo calooshi ushaqesta hor taagan.

  • @mohamedalimohamed3748

    Xaajira qofba mar gacatiisa taagayee

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 Před 4 dny

    Jananka janan ku xigeenada sareeyeyaasha saraakiisha sare saraakiisha hoose iyo saraakiil xigeenka

  • @maxamuudisxaaq709
    @maxamuudisxaaq709 Před 4 dny

    Itoobiya ku,abuura walwal iyo niyadjab

  • @adalmedia4291
    @adalmedia4291 Před 4 dny

    Waar ciidanka tababarkii hoos ayaa loo dhigay waa maxay ciidankani dharbaqda ahayaa sisa jilicsan u socda

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Před 4 dny

    waa xiligii farmaajo