Djibouti: Hassan iyo Rahima

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Brought to you by Assajog studio

Komentáře • 60

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker Před 12 dny +1

    Allaha hou NARISTO NADIFO HADJI..ALLAHA ACCUEILLE SON PARADISE ETERNALLY VALLEY FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 Před 2 lety +7

    Cadrad yahay adduunyada
    Camuudaad ku socotiyoo
    Cirkan aad ku aragtaa
    Ciirada qarsoon iyo
    Colka kama war hayside
    Aduun baa cillaankiyo
    Cusburka iska badiyoo
    Calaf raadinaayee
    Raggii ciil ma seexdoo
    Labadaa cidhbood iyo
    Ciddiduu ku joogaa
    Hadduu hadal kuu cuntami
    Cadhadiyo dhibaatada
    Yaanan kula ciirine
    Dhulkan cadowgu haystiyo
    Kaalay ciida ila dhici
    Ama calan madoonaay
    Nacab caawa iga raac
    Raxiima
    Calool kuu fayoy iyo
    Ruux caano kuu sida
    Cadow laguma sheege
    Cadrad ku walaaliyo
    Cudud kula mid aan ehee
    Anoo ciyowga hawdkiyo
    Caymaha la gala ah bahal
    Hay caga-jugleyninee
    In jacayl cadaab yahay
    Ama cudur ka daran yahay
    Nimaan kuu cuskaday iyo
    Cilmiba asteeye
    Sidii caamir yaan dhiman
    Yaan noqon ceebla oo kale
    Caashaqa irmaanee
    Sida cuudka ila maal
    Cirku waa onkodayaa
    Cawadeena ila dhowr

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker Před 12 dny +1

    Abwan HADJ MOHAMED ADEN DOUKSIEH LONG LIFE AMINE ALLAH ALLAH BLESS HIM 🙌 🙏 😊 ✨ 💖 ❤ 🙌

  • @mohamedomar307
    @mohamedomar307 Před 5 lety +14

    Kel belle souvenir wa ereyadi ibrahim gadhleh alle naxaris jano ha siiyeh iyo laxanki Abdi robleh qarshileh wa codadki mohamed aden dugsiye iyo nadifo xaaji alle ha u naxariste riwayadi geedigi kowaad wa heesihi mustacmarka lagula hadlaye ee wakhtiga wadanka haystey

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac Před rokem

      Maxamadoow walaal, asalkeedii ay Nadiifo iyo Maxamad Aadan wada qaadayeen ma haysaa ?

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker Před rokem +2

    VIVE REER DJIBOUTI 🇩🇯 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🇩🇯 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🇩🇯 ♥ ❤ 😍 💖

    • @HalimoAbubaker
      @HalimoAbubaker Před 3 měsíci

      Asc Machallah Allah Tabarak Allah BTOHS 🙏 💖 ❤ LEGEND HASSAN OMAR&LEGENCE RAHIMA ALI NOS JEUNES TALENTS BRAVOOOO GRONTUALATIONS FELICITATIONS HAMBALLOS KEEP GOING FOR MY REER DJIBOUTI 🇩🇯 😊 😀 💖 😄 ❤ 🇩🇯 ALLAH BLESS MY 👩 DJIBOUTI 🇩🇯 ❤ CONTRY DJIBOUTI JANNO JOHARHA WA JANNADI ADDOUNKA ALLAH ADOWGAINOUS HAA JAABOO ALLAH BLESS MY HALALKAA AWALOILTIRE HAWAWDAA KAA TAAKNOOW HAAA NAWOWDA NOUGGUE J AIME TRES FORT CET BEAU CHANSON FOR COLONIES NANT ONT AIENT LIBRE LIBERTE PAIX EGALITE ALLAHA MAHADLEY ❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉 AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker Před 4 měsíci +1

    ASC LEGEND HASSAN OMAR &LEGENCE RAHIMA ALI MACHALLAH ALLAH FANANTAIDAAS REER DJIBOUTI 🇩🇯 MY MOTHER 👩 DJIBOUTI JANNO DJIBOUTI JOHARHA 🇩🇯 😄 💖 ❤❤ ALLAH YARHAMO NADIFO ALLAH ACCUEILLE AU VALLEY FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH ALLAH ALLAH

    • @HalimoAbubaker
      @HalimoAbubaker Před 3 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😢😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @mariamaabdirahman8680
    @mariamaabdirahman8680 Před 2 lety +2

    I cried when I heard this song

  • @alphaservice5117
    @alphaservice5117 Před 4 lety +2

    waan idin hambalyeynayaa hassan iyo rahima waad keenteen codadki mahamed aden dugsiye iyo nadifa xaji sifiican

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker Před 12 dny +1

    Wa sheesihii.gobnimo dongaan nant ALHAMDOULLILAH RABBI ONT TOUS TOUTES LIBRE LIBERAL EGALITE PAIX MY MOTHER 👩 DJIBOUTI JANNO JOHARHA WA JANNADI ADOUNKA ADOWGAINOUS HAA JAABO DJIBOUTI 🇩🇯 💖 😘 😄 😊 ❤ 🇩🇯 💖 😘 😄 😊 ❤ 🇩🇯 💖 GUUL.IYO GOBNIMO ONT JOUONS MNT GABIBALOW HOOBBAHEY GOBBANNAHEYY HOOBBAHEY DAWLADDE NAHAHAY HOOBBAHEY GOBBANNAHEYY HOOBBAHEY GABIBALOW HOOBBAHEY GOBBANNAHEYY HOOBBAHEY GABIBALOW HOOBBAHEY GOBBANNAHEYY HOOBBAHEY GABIBALOW HOOBBAHEY GOBBANNAHEYY HOOBBAHEY GABIBALOW HOOBBAHEY GOBBANNAHEYY HOOBBAHEY GABIBALOW HOOBBAHEY GOBBANNAHEYY HOOBBAHEY DAWILLE BANNENAHEYY HOOBBAHEY GOBBANNAHEYY HOOBBAHEY GABIBALOW HOOBBAHEY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢❤❤❤❤

  • @Inasaid56336
    @Inasaid56336 Před rokem +1

    Masha Allah beatiful voice

  • @abdijama7564
    @abdijama7564 Před 5 lety +2

    La chanson du defunte que Dieu la benisse Nadiifo haji at de Med aden Douhsiyeh bravooo les jeunes stars d aujourdhui .

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac Před rokem

      Salaam mon frère. Aurais-tu la version originale de cette masterpiece ?
      Merci.

  • @amarehadaweh1278
    @amarehadaweh1278 Před 6 lety +3

    waah waah fanaaninta qaranka djb hassan iyo rahima

  • @hassanwarsame8901
    @hassanwarsame8901 Před 4 lety +9

    Asc dhamaan reer jabuut salaan qaali wan inii jcllahy .. Please afkiina hooyo qora isku taxaalojiiya in aad qoralkiisa

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker Před rokem +1

    Legend Hassan Omar&Legende Rahima Ali very good 👍 👏 👌 🙌 😀 😎 ❤❤❤VOICE OR BOTHS DEDIEE IS VERY GOOD SONG 🎵 SORRY ABWAN ABDI ROBLEH GARCHILEH ALLAH HOU NARISTO JANNATAL FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH

  • @mahamadomar4993
    @mahamadomar4993 Před 3 lety +1

    Waoow ça redonne du poil de la bête à cette ancienne chanson. Rien à dire sur les voix comme sur la musique. Bravo !

  • @mahamoudnajah651
    @mahamoudnajah651 Před 7 dny

    Ereyadi : aun abwaanki weyna ibrahim gadhle

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker Před rokem

    ALLAH HOU NARISTO singer Nadifo Hadj JANNATAL FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH AND ABWAN HADJ MOHAMED ADEN DOUKSIEH LONG LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW

  • @amirhousseindjama1588
    @amirhousseindjama1588 Před 5 lety +2

    Exellent!!!!!!!!!!!!!

  • @fadenak1170
    @fadenak1170 Před 3 měsíci

    Waxan hees waa dhaaftay gobanimo 💪

  • @xamzecumar4802
    @xamzecumar4802 Před 5 lety +1

    Rahmay waxa tahy fnaanad ad ucod mcaan mcal adaa macaaaaaaan

  • @fatiaigueh5007
    @fatiaigueh5007 Před 5 lety

    woow woow nice hestan yaranti dhageysan jirne gobonimadonki caaalek

  • @Djib-fat2024
    @Djib-fat2024 Před rokem

    raagi shaalay iyo kuwa maantaa oo aniku aan kamid ahay ....................

  • @moubjorginho3388
    @moubjorginho3388 Před 2 lety

    Excellent notre chanteurs

  • @moustaphahersi39
    @moustaphahersi39 Před 6 lety +1

    Félicitations Hassan iyo rahima

  • @farxaanmaxamedyussufyussuf7453

    felicitation mes chers compatriots

  • @daarali
    @daarali Před 6 lety

    Hees wacn best cod iyo music

  • @user-lk1lj7si6s
    @user-lk1lj7si6s Před 11 měsíci

    Bella waaye

  • @cayncaynchannel5282
    @cayncaynchannel5282 Před 4 lety

    Masha.allah

  • @jamaljons2294
    @jamaljons2294 Před 3 lety

    One❤

  • @lassolasso727
    @lassolasso727 Před 4 lety

    Magnifique j adore 🤩👍🏿🇩🇯👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker Před 2 měsíci +1

    Machallah Allah Tabarak Allah ALLAH bless you LEGENCE IFRAH Guirreh Oufffaneh INABTIDAY MACANNE VOICE DOUX OR LAGOUMA HOUNO LAGOUMA WORWO LONGUER LIFE KEEP GOING ♥ 💖 ❤ 💕 ✨ 💗 ♥ ❤❤❤❤❤❤😂BRAVOOOO GIRL 👧 💖 ALLAH HOU NARISTO LEGENCE FATOUMA AHMED DEMBIL ALLAH HOU NARISTO JANNATAL FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH ALLAH ALLAH GUESSIHAHADDE FARINIMO WAA HIDDOO TAINNOU WA HOUBALLENT HABADDANNE JAARNADDE IYO JARMALW WADANNE KIJAIHAYYY JIRABKAA HOUGADANMMAHAWOOOO KKKK HABADDANNEEE HORREYHOUSSO NOLOW INABTIDAY MACANNE LONGER LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW ASBIYALLAH WA NIRBOURDE IS❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @nasirismail6744
    @nasirismail6744 Před 6 lety +1

    Hes An Ad U Jeclahay O Kamida Hesihi Dhaxal Gal Aha E Murtida Iyo Ereyada Dhadhanka Leh Ku Jiren Waxa Hestan Qadi Jirey Mohamed Aden Dugsiye Iyo Nadifo Alyaraxma Runti Halkedi Wad Dhigten Xasan Iyo Rahima

    • @mahamoudnajah651
      @mahamoudnajah651 Před 7 dny

      Ereyada waxa iska laha abwaanki weyna aun ibrahim gadhle
      Iyo laxaanki aun qarshile

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker Před rokem

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😅😅😅

  • @abdourazackaden1251
    @abdourazackaden1251 Před rokem

    ❤❤❤❤

  • @oubahabdi5532
    @oubahabdi5532 Před 4 lety

    Adunba ciilaankiyo cusburkaa iska badiyoo calaf radinayo l'Alabama ecte......cool

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah1452 Před 6 lety

    parfait

  • @marjamkoala199
    @marjamkoala199 Před 6 lety

    Serieux 😁😁😁

  • @sectoindieselyes2102
    @sectoindieselyes2102 Před 4 lety

    Qof ku daacada ayaa ku daawo aa

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 Před 6 lety +1

    Wiilkan ma lahaan cod macan oo ku soo jiita.gabadhu wa iska okay Heestan waxaay uu maleynaya waxaa qaadi jiiray Mohamed Aden iyo Nimco Jamac laakin ma hubo

    • @moguehabdifarah1452
      @moguehabdifarah1452 Před 6 lety +1

      wa cod dhago so iibso

    • @fatoumatoubet3211
      @fatoumatoubet3211 Před 6 lety +1

      Inaba cadi maha heestan xasusu mahamed aden iyo nadifo xaji allah unaxaristo nadifo i can't stop listening waaaw

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 Před 6 lety +1

      @@@fatoumatoubet3211,waad Ku mahadsan tahay sida aad igu saaxday inay tahay gabdhu wa Nadifo allah ha uu naxaristo, waxaay ahayd fanaan muhiim ah oo dadka rer Djibouti ay jeclahayn.

    • @alibaba-fg9st
      @alibaba-fg9st Před 6 lety

      Wll wiilku aad iyo aad ayuu u cod macaan yahay mashallah

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 Před 6 lety +1

      @@alibaba-fg9st dhagayso qof walbaba way kala duwaan yihiin ra'yigooga ama fikirkooda, haddi aan leeyahay wiilka cod wanaagsan ma laha,oo aad ka xanaaqday erayga,iga raali ahow walaasheyeey.

  • @sosoali7994
    @sosoali7994 Před 6 lety

    kkkkk

  • @fadumoali3949
    @fadumoali3949 Před 4 lety

    ♥️♥️♥️♥️