Barnaamijka Madasha Aqoonta:- waa maxay maansuuniyadu?kalasoco

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Barnaamijka Madasha Aqoonta:- waa maxay maansuuniyadu?
    kalasoco #CBATV
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 20

  • @maxamedjaamac2665
    @maxamedjaamac2665 Před 2 lety +5

    Ilaahey umada islaamka haka Barbaadiyo
    الله نجانا شر من هدا فريق

  • @user-zb2ym5ur4n
    @user-zb2ym5ur4n Před měsícem +1

    Bul shada waa in lagu buraarijiya masooniyada khatartooda wad mahadsantihiid rer TV 📺 ❤

  • @yaasiinqaraash1803
    @yaasiinqaraash1803 Před měsícem +1

    sh abdiraxamaan , waa nin aad balaaqo sareeya shaqsi gob ah , 2013 -14 buu salaama secondry macalin iigu ahaan jirey , wuxuu ahaa macalin aad u degan , wadanka Chine ayaan ka soo salaamayaa ,

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 Před rokem +2

    Ma xayaysiis baa loosamaynayaa mise waala caayaya

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před měsícem

    shaydaan caabuddddd wuxu maaaanay ahaynnn in labartaaba muhiiiiiim inoooma aha

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před 2 lety +1

    Scheikh Cabdi Muuse Riig Inna Ruun Xaaxi Baanu Qur,aanka ku Wada baranay ...isku Meel ayaanu mareynay Xariif buu ahaa ...

    • @abdirahmandawaaf2353
      @abdirahmandawaaf2353 Před 2 lety +1

      Cumar cabdikarim sxb waad mahadsantay waan u xiisay xaaxi mar baan soo booqanayaa 1995kii ayaan safar ku maray 1981 kii marbaan ku noqday

    • @abdirisakali9636
      @abdirisakali9636 Před 2 lety

      @@abdirahmandawaaf2353
      Ma habar yoonis baad tahay

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 Před 3 měsíci

      Kuwan sheydaan Caabudka ahi imika halkan ma xayeysiis baa loogu samaynayaa mise waa la caayayaa anigu garan waayey ,Mooji Ninkanse ma iyaguu ka socdaa maxaa baray .

    • @koodbuurmediaprodaction7214
      @koodbuurmediaprodaction7214 Před měsícem

      ​@@abdirisakali9636adeer xaaxi ma habaryonis keliya degan ninkan macalinka ahi waa nin guuyoobe ah waana mid kamida aqonyahanada guuyoobe ilaahay kumanaystay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před měsícem

    سبحان الله العظيم واتوب اليه

  • @user-salsabiil
    @user-salsabiil Před měsícem

    free mansions dad baa buunbuuniya ilaa ay ka dhigaan inay dunida maamulaan.
    waligood 1717 ilaa hada ayey isku si u shaqaynayaan oo soo bixi kari laayihiin.
    waa sida takfiirka janis uun sugaya waligood

  • @IbrahimYusuf-oe8xj
    @IbrahimYusuf-oe8xj Před 2 lety

    Ma wuxuu ujeedaa Freemasons!

  • @hamsemuuse9951
    @hamsemuuse9951 Před 10 měsíci +1

    Isaga maxa baray miiyu kamid yahay

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 Před měsícem

    Jarmalka aya lagu asasay niman Reer jarmala ayana asasay kadaib marki lagu kacay ayay ayay usa 🇺🇸 u carareen

  • @malinmogdi2418
    @malinmogdi2418 Před 2 lety +1

    Asc Somaliland'

  • @awshan571
    @awshan571 Před 2 lety

    Xisbiyada cusub ee iminka la furay ayay qaar ku jiraan .

  • @AOmaar
    @AOmaar Před měsícem

    Waar ninyahaw waxbaad ka bawsanaysaa warka dadkan (free Maison)-ka..
    Horta ingriisida sida loo akhriyo tijaabi inaad barato .. kelmadda "LODGE" waxaad u akhriyaysaa LODIJ...sida saxa ah ee loo akhriyaa waa "LOOJ" oo D lama akhriyo ..waa sida "bridge..oo loo akhriyo BIRIIJ maaha BIRIDJE...
    waxaan filayaa in aad fahantay...

    • @salmaanmukhlis8778
      @salmaanmukhlis8778 Před 24 dny

      Sxp!
      Heesta xayaysiiska Maad garanaysaa???
      Waxaad odayga ka saxaysidna si’degan uga sax-😂