500 jeer Dheh saligan Albaabka kaa xiran asaga kuu furaya wax walba sida Roobka okale Gabar kuheshay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 09. 2022
  • 500 jeer Dheh saligan Albaabka kaa xiran asaga kuu furaya wax walba sida Roobka okale Gabar kuheshay

Komentáře • 231

  • @subanyasin8393
    @subanyasin8393 Před rokem +28

    1279 baan saliga nabiga hada marinayaa ilahay muraadkayga ha ii fuliyo aamiin. Jazakalallah khair sh badbaado

    • @umumalak1947
      @umumalak1947 Před rokem +2

      Hadaad jogtayso yaqiina ku darto iyo ikhlas wad heli adunyona akhiroda ka hormari

    • @subanyasin8393
      @subanyasin8393 Před rokem +1

      @@umumalak1947 haye xabiibti jazakalallah khair

    • @subanyasin8393
      @subanyasin8393 Před rokem

      @@umumalak1947 walal aduun kumaba ducaysto, laakiin xanuunada ruuxiga aya i haya alxamdulilah calaa kuli xaal cafimaad baan ilahay waydiisanyaa iisoo ducee adna

    • @umumalak1947
      @umumalak1947 Před rokem +4

      @@subanyasin8393 alle haku cafiyo walaalo
      Adun waxaan ka wadaa kurbo aya manta dadka wada haysata xanuun fabric guur la aan awlad la aan shaqo la aan
      Sidaa darteen hadii saliga kurbada aduun uun aad u zkhrusato waxaa kawanagsan adoo kurbada akhiro ka horaysiya macnahayga kurbada zkhiro jirtaa wayn wana cibaado wayn hno saligu

    • @subanyasin8393
      @subanyasin8393 Před rokem

      @@umumalak1947 waa run walal waa sidaa allaah ha ku xifdiyo

  • @bilankhaliif
    @bilankhaliif Před rokem +6

    Walhi ilahy magacisa ban ku dhartaye saliga nabiga wa mucjiso scw scw scw scw scw zcw scw zcw 🥰🥰🥰🥰

  • @nashaatnuura7236
    @nashaatnuura7236 Před rokem +18

    Wlhi shekh badbado waa runta saliga nabiga scw waa sixir xaalaal ana mudo kusalinaya alxmdulillah waxan arkay mucjizo rabaniya raxmad umadi la i dhexdhigay waxan niyada ku qabto islamarkiba la iikenayo anaa yaabay farxad iyo sirbay inoqotay alxmdullaah

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi Před rokem +16

    Wlhi sheeqow Waan laasimay waana arkay natiijadiisa murugo badan ihaysay baa iga baxday qof aan wax kula rabin xitaa waad kahelaysaa Jazakallaah

    • @maxamedyonis8476
      @maxamedyonis8476 Před rokem +2

      Salallahu caleyhi waslam

    • @maxamedyonis8476
      @maxamedyonis8476 Před rokem +3

      Waxan ka arkay daganaasho badan iyo risiqa oo ii badhaadhay

    • @umumalak1947
      @umumalak1947 Před rokem +2

      Qaab kee u akhriseen saliga wllo

    • @ummmariam2336
      @ummmariam2336 Před rokem

      Ino sheg wllo siiqadee

    • @Alxamdulillaahi
      @Alxamdulillaahi Před rokem

      @@umumalak1947 ALLAHUMA SALI CALAA SAYIDINAA MUHAMED WACALAA AALI MUXAMED KAMAA SALAYTA CALAA IBRAAHIIM WACALAA AALI IBRAAHIIM INAKA XAMIIDUN MAJIID WABAARIK. CALAA MUXAMADIN WACALAA AALI MUXAMAD KAMAA BAARAKTA CALAA IBRAAHIIM WACALAA AALI IBRAAHIIM INAKA XAMIIDUN MAJIID 100 jeer hebeen walbo intaadan seexan play storka kasoo dajiso countinka adkaarta kuxisaabso hadaa shaqaynayso oo qof shaqeeya tahayna meesha shaqada afkaaga kaliya ka aqri labada na waan aqristaa ALLAAHUMA SALI CALAA SAYIDINAA MUXAMAD FIL AWALINN WASALILAAH CALAA SAYIDINAA MUXAMAD FIL AQIRIIN WASALILAAH CALAA SAYIDINAA MUXAMAD FINABIYIIN WASALILAAH CALAA SAYIDINAA MUXAMAD FILMURSALIIN WASALILAAH CALAA SAYIDINAA MUXAMAD FILMALAIL AL ACLAA ILAA YOMU DIIN

  • @najmamohamuud4177
    @najmamohamuud4177 Před rokem +28

    saliga nabiga wax yar laba maalin ka akriyay khaamiis iyo jimco isla jincaha waqti salaada waan helay waxaan aallahankasugayay waliba si aan filanayn scw❤

    • @maryanaxmed3675
      @maryanaxmed3675 Před rokem

      Masha,allh🥺🥺🥺🥺🥺🥺❤️❤️❤️❤️❤️🥺🥺🥺🥺🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @maryanaxmed3675
      @maryanaxmed3675 Před rokem

      🥺❤️❤️❤️🥺

    • @abshiro7230
      @abshiro7230 Před rokem

      Abayo waqtigee aqrun jirtay meqa ka aqri jirtay

    • @najmamohamuud4177
      @najmamohamuud4177 Před rokem +3

      @@abshiro7230 abaayo waqti dheer maba akhrin hawl ayaa igu adkaatay kadib subaxdii kahamiista anoo kujira jigada ayaan akhriyay ilaa aan hawsha jigada kasoo baxay kadib subaxdii jimacahana sidoo kael markaan galay jigada ayaan bilaabay hawsheedana waan watay laakiin ogow kulubshay waa niyada aad ayaan uniyaystay in hawshaas allah igududeeyo marka jimcihii waan waday markii salaada jimacaha la aadimay oo aan salaadii kagalin ayaa la isoo wacay waxaygii aan sugaya waa ii hagaagay alxamdulilaah inta dhimana allaha iigududeeyo laakiin tiro ahaan magaran karo wayo waan iska waday

    • @sheekoJ790
      @sheekoJ790 Před rokem

      @@najmamohamuud4177 abyo siiqadee aqrisay wll

  • @khadarmaxamed7613
    @khadarmaxamed7613 Před rokem +27

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @AbdulmalikGYM
    @AbdulmalikGYM Před rokem +18

    Waxaan kunoolahay yurub Waxaa dhacday anigoo ah sharci suge Ayaa maxkamadi isoodiiday Soshialkii baa iguugu yeeray balan markii aan wada kulanay waxey ii sheegtay kaalmaatigii in la iga jartay furaha kaamkana Aaan soo wareejiyo Kadib waxaan Aaday xarunkale dadka sidaan kudhacdo kaalmo aad uyar lasiiyo qayaas ahaan usbuucii 40€ ilaa 60. Wiil sxbkey ah Aan kuleejka xirfada aan kawada barano ayaa kaalmo laga siiyaa xarunta aan rabo in aniga la igacaawiyo sidaa kor kuxusan ayaa lasiiyaa. Waxaa culimada kamaqli jiray badiya saliga nabiga qofwalba Oo badiyo kurbada waalaga feedaahe Sidii ayaan sameeyay kahor inta aan aadin maalmo kahor markii aantagay Oo aalakulmay aan usheegay waxkaalmo ah In aan heysan cuno iyo jiifba meeshii aan sugaayay sidii sxbkey ookala ah 40€ ialaa 60€.
    Waxaa la igudhahay kaarkaan qaado bilwalba waxaa kuugu soo dhaceyso lacag dhan dadka sharciyada leh kaalmaatiga lasiiyo in la eg. Guri Waan kuu kireyneynaa isla bari Waxaan dhahay Allaahu akbar.
    Sxbkey wuxuu igu dhahay sidee Isku mid ayeynu nahay adana hal xarun Dadka sharciyada leh ayaa lagula meel dhigay. Waxaan kudhahay Alle wax Aan macquul gal aheyn ayuu macquul kadhigaa Sirta hadaa kusiiyo Saliga nabiga badi Sallallaahu caleyhi wasallam.

  • @queenyasrah1234
    @queenyasrah1234 Před rokem +8

    Wllhi bilaahi saliga nabiga scw wax badan ayaa ka faaiiday

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 Před rokem +8

    Walahi ban ku dhartee mudo intaan saliga Nabiga CSW aan dayey qalbigaygu wuu madoobaday intii aan ku wardiyi jiraynay farxad iyo nuur ayaan ku sugnaa qimo wayn oon la qiyaasi karin ayuu wataa Saliga Nabigu SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +8

    Inta jecel nabi Muhammad (ﷺﷺ) isoo raaca ❤🥺💞☝🕋

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před rokem +7

    Saliga Nabiga weliba midka ibraahiimiyada ah aadbaan ugu faaiiday.

  • @fahimoali503
    @fahimoali503 Před rokem +4

    Alhamdulillah. waan aqriyaa .lama soo koobi karo faaiidada aan ka helay .tasbiixda iyo saliga Nabiga SCW.

  • @leilasaid9660
    @leilasaid9660 Před rokem +4

    Saliga nabiga aniga arimo badan baa kaga gudbay raaxo iyo daganan badana wan Ka helaa lkn maalmahaan WA dayacay sheikhow Wana buraarujisa marwalbo jizakallah

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 Před rokem +5

    Salalahu caleyhi wasalim
    Waxaan ka dareemi daganansho farxad murugta ilahay iga qaadi iyo inka badan alxamdulilah

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 Před rokem

    Machaalah sheikh jazakumullah kheiran

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 Před rokem +3

    Shekhena Jazakallah

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 Před rokem +2

    Jazakalah kheyr

  • @saredoabdielmisaredo4209
    @saredoabdielmisaredo4209 Před 9 měsíci +1

    scw anu waxan ka aragy gabadh cunug kudhex dhinte calosha oo laga sow sari waye ayan calosha ugu duge saliga nabiga csw Alhmoudillah isla sacadi baaa cunugi waa kaso baxay Alhmoudillah

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před rokem +3

    Wcs Sheikh badbaado ajir iyo xasanaad rabi ha ka siiyo

  • @bahjaahmed6071
    @bahjaahmed6071 Před rokem +12

    yaarabi riyooyinkeyga iiirumee wllayal isoduceya inrabbi iifudeediyo csw 😭😭

    • @Zahruush
      @Zahruush Před rokem

      Allh kuu fududeeyo xppti astaqfaarta iyo saliga nabiga sallahu calyhi wasalam ku dadaal insha allh

    • @bahjaahmed6071
      @bahjaahmed6071 Před rokem

      @@Zahruush hyhwll

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 Před rokem

      Allah ku fududeyo abyo amurahaga o dhan anga allah ino fududeyo

  • @razaan6930
    @razaan6930 Před rokem +2

    Alle ajar haku siiyo shiikhoow goor aan dhawayn baa kaa maqlay saliga nabiga badiya nasiib xumo ma laasiman lkn marar badan baa ku badbaaday mar walba oo dhib I qabsato saliga ayan afka ku qabtaa alle waa ii sahla wax walba waa ii fududadan alxm

  • @sammohammed7878
    @sammohammed7878 Před rokem +7

    Sallahu calyhi wasallam ❤️
    arkay waqti an said ugu bahanhy Wan badi donaa I.a alleha☝️ haka abaal mariyo qeyrkaa inala wadagto mar walbo🖤🥺

  • @barwaqoawilbarqaaqoawil6522

    Sheikh jasakallaah saliga nebiga scw iYo istiqfaarta ma la istu Dari Karaa o Malagu tasbiixsan karaa

  • @abdihakimbashir195
    @abdihakimbashir195 Před rokem +1

    Jazakallah kheir

  • @farhiyamohamed6956
    @farhiyamohamed6956 Před rokem +1

    MashaAllah jazaakallah khayr

  • @user-jt6fu1zy6v
    @user-jt6fu1zy6v Před 6 měsíci

    جزاكم الله خير الجزاء ❤❤❤

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Před rokem

    Shukran shiikheena

  • @cuteanimalshorts6002
    @cuteanimalshorts6002 Před rokem +7

    Alla sheekhoow maad iga waaleysaa malaha, walhi waan akhrinyaa 1m oo jeer aan helo lacag badan iyo nin taajire🙂

    • @deqacali7067
      @deqacali7067 Před rokem +4

      dar Alle u aqri waxa jeceshahay illaaheey wuu hayaa wuuna awooda.

  • @saciidomuudeey2535
    @saciidomuudeey2535 Před rokem +19

    اللهم صل على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @hudaelmi7695
    @hudaelmi7695 Před rokem

    Thank u sheikh

  • @billanbj7056
    @billanbj7056 Před rokem +1

    Manshaa alah shikh ilahay haku barakeyo

  • @sucdi774
    @sucdi774 Před rokem +1

    Sheekh badbaado allah haku barakeeyo allah haku xifdiyo khayr badan allaah haku siiyo

  • @XamdiIbraahim-on1pg
    @XamdiIbraahim-on1pg Před 8 měsíci +1

    saliga nabiga lama dhayal san karo illahy ayaana mahad iska leH❤❤❤❤الحمد لله رب العالمين❤❤❤illahy khatumada khayr hanugu khatimoياالله ❤❤

  • @barjama9526
    @barjama9526 Před 4 měsíci

    Allahuma sali calaaa nabiyanaa muxamad

  • @cabdullaahixuseensaleebaan7876

    Asc sheekh alle haku Sharo anigu saliga nebiga waxan ka helay mucjisooyin waawayn noloshayda oo dhanbaa is bedeshay kadib markaan 10 min oo keli ah 24kii saacadood sameeyay digri saliga nebiga ah

  • @najmamohamuud4177
    @najmamohamuud4177 Před rokem +2

    scw wax yar akhriyay hawl ugu adjaatay isla daqiiqd allaha ayaa igududeeyay scw ❤❤

    • @hassansalaami7839
      @hassansalaami7839 Před rokem

      Ajar alaha kasiyo,sida badan wanaga in sir ku ahado fican,in lashegana dambi ma ahan mahadsanid

  • @fathiabdi8605
    @fathiabdi8605 Před rokem +1

    Wan ka shekayn doona malin faiidada saliga nabiga idan alle . Wllyal idinkuna badiya oo waqtigiina inta ugu badan galiya xata ducadiino dhan ka dhiga saliga nabiga salalahu calayhi wasalam

  • @arafaibrahim2966
    @arafaibrahim2966 Před rokem +1

    Machallah subhanallah incad allahamdoulillah

  • @shamsohassan3133
    @shamsohassan3133 Před rokem

    Allaah nofududeyo shekh adigana kheyr badan allah kusiiyo

  • @nasteexonour7731
    @nasteexonour7731 Před rokem +2

    Allahuma sali wasallim calaa nebiyinaa maxamed

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Před rokem

    Masha Allah shoukran sheekh badbaado

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 Před rokem +3

    Salallahu Caleyhi wasaalam ❤

  • @sahro4241
    @sahro4241 Před rokem +1

    Aniga waxan kahelay saliga nabiga salalahu caleehi wasalam hamiga aduun oo dhan baa laygaqaadau

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar6941 Před rokem

    Mansh allaah illaahay haku xafido sh cabdilaahi

  • @sucdi774
    @sucdi774 Před rokem +1

    Waa runtaa sheekhanaa cajib saligaibrahimiyada ah

  • @iqraisse5368
    @iqraisse5368 Před 5 měsíci

    Wlh wax ka hele daganan iyo sacado alx xuska ilahay tasbixda quranka saliga nabiga scw her waxa mara qalbigega wasic awadis aniga la yabo alx alx alx ilahay anagu na suga anaga casiya moye walalyal adunkan wa waxyar ilahay an u dhawano anaiso dueya❤❤

    • @user-gs8bo6pr8z
      @user-gs8bo6pr8z Před 3 měsíci

      Wllhi been maaha wllo ilhy inagu ina sugaa 😢

  • @drmukhtaryusuf9606
    @drmukhtaryusuf9606 Před rokem

    Alhamdullilah masha allah barako ayaan kalakulmay shiikh badbaado alle hakubarakeeyo

  • @tv.online2615
    @tv.online2615 Před rokem +10

    Shikhaw waad mahadsantahy waana kaaga mahad celinaya sida aan noo soo gaarsiisay muuqalka. Aniga caawa aniga murugo ayaa iahyso saligan ayn aqrinaayaa anoo yaqiinsan hadaan faa iidado ka arko halkaan ayn kugu lasoo wadaagayaa ii soo duceey shikhaw adiga iyo asxaabtada

    • @sadiaabdalla6107
      @sadiaabdalla6107 Před rokem +2

      Ilaahayow hakaa dhulqaaado waxaa tabanayso

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 Před rokem +1

      Allah ka dulqado wllo farxad allah kugu adalao insha allah badi saliga nabiga scw

    • @tv.online2615
      @tv.online2615 Před rokem

      @@halimaibrahim4471 insha allh abyo markii. Aan aqriyay ayaa iigu danbaysay murugo ducadiina allh waw ii aqbalay

    • @tv.online2615
      @tv.online2615 Před rokem +1

      @@sadiaabdalla6107 Bishaaro ducadaada allh waw ii aqbalay aby

    • @sadiaabdalla6107
      @sadiaabdalla6107 Před rokem

      @@tv.online2615 Alx wll waa illhy mahadiis allh hakuu siyaadsho wll caawana waaa jimce waxaa rajaynayaa inaa salliga badindoonto ducaysona inshallah guulo badan waaa arkeee 👌

  • @naimamohamed9396
    @naimamohamed9396 Před rokem +3

    Hada mudo ayaan waday wlhi ma soo koobin karo faiidooyinka ka helay waxaan in badan tabaniyey ayaan heley alxmdullhi dadka waxaa ku dhihilaaha saliga nabiga lasima

    • @najmamaxamed3484
      @najmamaxamed3484 Před rokem

      Abyo intee waday mise malintii inteee ayaa akhrisa ❤

  • @hanamaxamedcalijaamac3322
    @hanamaxamedcalijaamac3322 Před 7 měsíci

    Belse markaay ikal kacdy ayaa joojiy sheekh wlhi xata imika mar waa murugoda marn waan caabsda xata waan xanusdy nimcadaan inaa joojiyo marbin imikan waa waad ilhaayna wax karjeeny inu ifudaado slig nabig ilhaayn awlaad isiiyo sheekh ilhaay darti iku soduce ishlha

  • @iqriinaahmed9490
    @iqriinaahmed9490 Před rokem

    Salalahu calayi wasalam inshlh muradkeyga allh ha ifududey plz iso duceya inu ilhey ubad qer leh isiyo anig inta ila mid ah

  • @zeynabali1500
    @zeynabali1500 Před rokem +1

    Salalahu caleyhi wasalim walahi murukta waiga qaday alx alx alx wan arkay alx 🤲🤲🤲🕋

  • @user-gf5td8cv6f
    @user-gf5td8cv6f Před rokem +6

    صلي الله عليه وسلم ❤️

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Před rokem +1

    Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 10 měsíci

    Masha Allah shiikh

  • @yahyahassananshur3705
    @yahyahassananshur3705 Před rokem +1

    اللهم صل على محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا الى يوم الدين

  • @farxiyadaahirmaxamed4883

    Salallaahu cayleyhi wasalma❤

  • @zahracdey3809
    @zahracdey3809 Před rokem

    Allahuma sali cala zayidiina muxamed

  • @yahyahassananshur3705
    @yahyahassananshur3705 Před rokem +3

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @nacimonalka5572
    @nacimonalka5572 Před rokem +2

    Allaahuma sali calaa sayidinaa MUXAMAD wacalaa aali MUXAMAD

  • @tv.online2615
    @tv.online2615 Před rokem +5

    صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Před rokem +3

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @Iqaro22
    @Iqaro22 Před rokem +3

    anig waan aqariya wllhi mara kasto Wan faraxsanhey😊

  • @latiifacimraan6231
    @latiifacimraan6231 Před rokem +3

    Salalaahu calayhi wasalam❤️🥀✨🍃🍃🍒☘️🌷

  • @siciido8920
    @siciido8920 Před rokem +1

    Jasakalaah

  • @dhuuxfaraxdheere8697
    @dhuuxfaraxdheere8697 Před 6 měsíci

    Mashala wanakugulasat alaha hakuxifitiyo

  • @mohamedmohamud4177
    @mohamedmohamud4177 Před rokem +1

    Masha alallo

  • @umuabdulqaadir7523
    @umuabdulqaadir7523 Před rokem

    صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم Alhamdulilaah shukran

  • @aliabdi2706
    @aliabdi2706 Před rokem

    Kawaran hadaan u aqrio scw Iga Soo jawaab fadlan

  • @najmasuleiman3448
    @najmasuleiman3448 Před rokem

    Yaarabbi riyadayda irumee anigoo nabad qaba caafimad qaba muradkayga iisahal

  • @maxamedjeylaani8187
    @maxamedjeylaani8187 Před rokem

    Alamusala wasalam wa barak cala sayidina muxamed wacala aali wasacbihi wasalm waladhihi kara somahan sheikh

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @ubahomar451
    @ubahomar451 Před rokem +2

    صلى الله عليه وسلم

  • @shabcaanfaarax9409
    @shabcaanfaarax9409 Před rokem +2

    صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم

  • @rahmoibrahim4200
    @rahmoibrahim4200 Před rokem +2

    صلي الله عليه وسلم 💚💚💚❤

  • @halimaibrahim4471
    @halimaibrahim4471 Před rokem +5

    Sallahu calleyhi wasallam Sallahu calleyhi wasallam

  • @bisharoahmed9867
    @bisharoahmed9867 Před rokem +2

    SCW tasbiixda iyo Saliga Nebiga SCW nolosheyda oo dhan ayu frxd u bedely

  • @sahaarqalbi4525
    @sahaarqalbi4525 Před rokem +1

    Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w Před rokem +11

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w Před rokem +7

    سبحان الله و الحمدلله و لا إله إلا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفرالله الذي لا إله هو الحي القيوم وأتوب إليه يا الله يا الله يا الله
    سبحان و بحمده سبحان الله العظيم

  • @xafso3332
    @xafso3332 Před rokem +1

    Scw

  • @qalanjoqurux7910
    @qalanjoqurux7910 Před rokem

    Mansha alah scw

  • @subanefoosiyo1987
    @subanefoosiyo1987 Před rokem

    Masha allah walahu ana arkay

  • @janoabdullahi583
    @janoabdullahi583 Před rokem +1

    ❤❤❤Salalhu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @rowloabdiabdi4644
    @rowloabdiabdi4644 Před rokem +1

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @IqroAbdalla-lo8tx
    @IqroAbdalla-lo8tx Před 9 měsíci

    اللهم صلي علي محمد النبي الأمي وعلي آله محمد جز الله محمد عنا ما هو أهل ❤❤❤

  • @dahabaomar857
    @dahabaomar857 Před rokem

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @hanipretty4955
    @hanipretty4955 Před rokem

    Salaalaahu calyhii wasalaam

  • @updizametzamoh7280
    @updizametzamoh7280 Před rokem +1

    Scw wlhi saliga nebiga waa cajaaib

  • @ikraanxuseyn4082
    @ikraanxuseyn4082 Před rokem

    Walllhi waligeee wxn raadiney aaan ku hely saliga nabiga muxamed

  • @uoaxbarkad7472
    @uoaxbarkad7472 Před měsícem

    Salalaahu caleyhi wa salam

  • @simranabukarabdulkadir2388

    Sallaalhu caleyhi wasalam

  • @updizametzamoh7280
    @updizametzamoh7280 Před rokem

    Salallahu calayhi wasalam

  • @Nana-mt6te
    @Nana-mt6te Před rokem +1

    Asc Skeikh plz hadi aan irahdo allahu masali cala Mohamed kawaran

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 Před rokem

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @user-wf2bd4ws1e
    @user-wf2bd4ws1e Před měsícem

    Salalaahu caleyhi wasalam❤❤❤

  • @IstahilIsmahan-hh2hj
    @IstahilIsmahan-hh2hj Před 6 měsíci

    Salallahu caleyhi wasalam

  • @kgstv2371
    @kgstv2371 Před 9 měsíci

    alaahu masali calaa sayidinaa maxaamed

  • @aniisacabdi8464
    @aniisacabdi8464 Před rokem

    Salalahu calyhi waslma

  • @runneymohamedomar5237

    آللهم صل على نبينا محمد