Bilicda magaalada Hargeisa Somaliland maalmihii 18 mayga | late vlog

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 05. 2024

Komentáře • 7

  • @user-sf3rq8hi5t
    @user-sf3rq8hi5t Před měsícem +1

    Mashallah beatiful vlog ao late😂😂 anyway thanks❤

  • @salamkala14
    @salamkala14 Před měsícem

    Mashallah wacadi gelin taa in ilhay lagu casiyin nimcada iyo in gawadhi da la is ka ilaaliya Jasakallah Khayran amazing vlog ❤

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Před měsícem

    Hargiesa casiimada zidde loo hagaajiin miyaa Daaroo lagaa dhiisaya

  • @NasraSamatar-kt3rb
    @NasraSamatar-kt3rb Před měsícem

    Soo laabasho wanaagsan Ahmed hamlabyo dhamaan reer somaliland ilaah ayaa ina citiraafay ee aan isku kalsoonaano

  • @user-wf3si9yk5i
    @user-wf3si9yk5i Před měsícem

    Szbow waxaan rabaa inaan kuweydiiyo wadooyinka Hadgaysa markay cusubyihiin way qurux badan yihiin oo way dhalaalayaan mudo kadib waxay noqonayaan boodh waa maxay sababta bal suaashaa halayga soo jawaabo anigu hadgaysa majoogee

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 Před měsícem

      Waxaa Lo samaye Biyomaarenada iyo Bulacaadeha... Maarmaraka wadoyink iyo Dhaagaxaa Laa Qora dhuulka Laa dhiigoo magaalayonika Somaliland way asamayan Hargiesa waxaadmooda kudaafadaa aqaalo laga full Dhiissay

    • @user-wf3si9yk5i
      @user-wf3si9yk5i Před měsícem

      Haa szb wadooyinka marka xariga laga jaro aad bay u qurux badan yihiin mudo kadib waxay noqonayaan boor