Omar Aden - Qasido - Yaa Nuural Ablaj

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Omar Aden 2007

Komentáře • 652

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed Před 5 lety +41

    يا نور الأبلج
    يا بهاء الأبهج
    مهما قال الأعوج
    والله والله أنت
    خير خلق الله أجمع

  • @dheereyshaafi8454
    @dheereyshaafi8454 Před 2 lety +33

    Si aan u tilmaamo iyo wax aan la meel dhigo ma aqaano runtii 😥 cajiiib scw ❤️😥

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Před rokem +17

    Reer Djibouti dunida iyaga u horeya dhinaca qasaa'idada walahi. ❤❤Cid dood ka qabta ma jirto. Cheick Dandawi iyo Cheick Omar Aden oo labadooduba kasoo jeedan beesha Ciise Yoonis Moussa ilaahay hibo, karti iyo abwaanimo ayuu iskugu daray. Sharaf ayaa u tihiin reer djibouti iyo umada muslimiinta o dhan. Mashala.ilaahay ha idin barakeeyo o janadii ha idinku sharfo.Amin.❤❤❤❤❤❤

  • @updalelampard8211
    @updalelampard8211 Před 6 měsíci +14

    Nabigana alla xulay qof la siman ib muu jaqin 😊{scw scw scw } inta ka heshay qasiidan aad ka u macaan 2024/6/march

  • @mohamethnazri5044
    @mohamethnazri5044 Před 3 lety +43

    2021 ayaan dawanayaa habeen rabadaan 1 ay tahy insha allah alle camalkeeda wngsn kuwii uu ku sugu haynaga yeelo🤲🏼🤲🏼☝🏽
    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedaxmed9600
    @maxamedaxmed9600 Před 6 měsíci +57

    Ramadan mubarak 2024 still i lisent

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 3 lety +58

    Yaa dawanaya 2021 Ramadan Mubarak 🥰❤

  • @muddinesa2246
    @muddinesa2246 Před 4 lety +25

    I'm from oromia....I like this beautiful neshida🙏🙏

  • @shariifshariif1995
    @shariifshariif1995 Před 6 měsíci +4

    Omar aden dugsieh wa Goat ka qasaiidka ya selam cod,sugaanta ku jirta nabi amankan ayaba inaba caadi ahayn

  • @ayaanlecabdijaamac-xr9wl
    @ayaanlecabdijaamac-xr9wl Před 6 měsíci +24

    Intii ramadaN Tan 2024 dhegaystaY love ii saar❤

  • @omarabdullahi218
    @omarabdullahi218 Před 7 lety +38

    صَلَّى الله عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ كُلَّما ذَكَرَهُ الذَّاكِرُونَ وَغَفَلَ عَنْ ذِكْرِهِ الْغَافَلُونَ.

  • @nasrimohamed8303
    @nasrimohamed8303 Před 7 lety +93

    Wallahi Qasisadan Watan Ugu Jeclahay Kamaba Cajiso Wallahi Waban La Qiroda Codka Omar Aden Inta Ugu Horeysa Waliba Codka Illahay Haku Barakeyo Omar Aden Tagero Weyn Ayan Ku Haye So Celi Indr Imikana

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 lety +14

    12 Rabicul awal waa caawa
    oo ku beeegan 12 10 2021
    nebiga ku saliya scw❤️

  • @sakeriyemaxamed1258
    @sakeriyemaxamed1258 Před rokem +7

    Waxaan ahaa maalintaa 2 jir ama laba jir maan shaa'Allaah Alle Ha Ku dhowro CUMAR AADAN 🇩🇯🤗🤗🤗🤗

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 Před 4 lety +31

    Yaa daawaday 24\4/2020
    Habeenkii 1aad ee ramadanta 🕌⭐🌙
    R.kariim asaxabta iga danbaysa ❤🙏🏽

  • @liibaanxarago4778
    @liibaanxarago4778 Před 9 lety +48

    heedhe inanyooow maqal,, nuurkiyo ilayska alle daarrayee shidan, aminmaysidooo sugan , nabigana alle ayaa xulay scw qof la siman ib muu jaqin,,, aniguna aqoontay shankastoo aan abaabulo afur mooyee daahoow , unkimaayo weedhaha sharaftaa ku ogee eray kee umudanoon mukhtaar kugu amaanaa MANSHA ALLAH AAD AYAAN UUGA HELAY NICE ? halka kaga wad ????

  • @niciimakoos1489
    @niciimakoos1489 Před 3 lety +14

    Ramadan Mubarak 🌙✨💕 2021 ilaahay hanagu qaadhisiiyo ramadanta ramaadteed basha iyo borwaaqo 💕💕💕🇸🇴🇩🇯

  • @abshirosman419
    @abshirosman419 Před rokem +18

    Maasha allah waa qasiido aad umacaan waan jeclahay qasiidadaan waa qasiido marka maqlo qiiroodo inta kaheshay like ta iisaara

  • @xkitomusicking9392
    @xkitomusicking9392 Před 3 lety +30

    Wll hadaad nabi maxamed(N. N. K. H) jeceshahay like dheh wll alxamdulilaah ,♥️♥️

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman Před rokem +1

    Nuurkiyo ilayskaa alle daarayee shidan
    Nabigana alla xulay qof la siman ib muu jaqin ❤❤❤❤
    Jacaylka nabiga waa quufkeena alle haynaga yeelo kuwuu u shafeeco qaado

  • @farhanofficiall3452
    @farhanofficiall3452 Před 7 měsíci +3

    13 february 2024 ayaan Soo booqday iyadoo bishii barakaysnayd ee Ramadaan ay ka hadhay 1bil wax kayar ilaahow khayrkeeda nasii

  • @Usedtobehim
    @Usedtobehim Před 2 lety +51

    13 years ago and still going on wow ! Nostalgie 🙃

  • @maarkomalaaqmedia7207
    @maarkomalaaqmedia7207 Před 5 lety +78

    9 may 2019 yaa daawanaya ramadaan kariim inta iga dambeesa 🙏🙏🙏

  • @jimaale3095
    @jimaale3095 Před 2 lety +8

    Omer adan leggend wuuna ka ereyo iyo luuqba wngsnyhy dandaawi
    Inta igu raacsan liketa hayla dhaafina
    Ramadan 2022🤗🤗

  • @djkimovich
    @djkimovich Před 3 lety +34

    One of the greatest qasido all time nurul ablaj 🔥2021🔥 RAMADAN KAREEM FROM MOGADISHU

  • @dulmardagan7358
    @dulmardagan7358 Před 8 lety +26

    Allihii mahiciisa wanaag san kularay magacaaga hagaagsan ayaa xigmadiisa sifaysan dhabtii kugu sooray maqaam san. scw

  • @mahadshariifjilacoow2064
    @mahadshariifjilacoow2064 Před 4 lety +1

    Allahii magaciisa wanaagsan, ku laray magacaaga hagaagsan, ayaa xikmadiisa si feysan, dhabtii kugu sooray maqaamsan.

  • @abdirisakdabaare9065
    @abdirisakdabaare9065 Před rokem +5

    After 13years my favourite Qasiido Ramadan karim

  • @omarabdullahi218
    @omarabdullahi218 Před 7 lety +18

    اللھم صل على سیدنا محمد الذي لايوجد مثله في الوجود

  • @variidomohamett
    @variidomohamett Před 6 měsíci +2

    Ramadan 6 cisho ilaahw nabad noogu dhamee❤❤❤❤

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Před rokem +1

    Eedaynayoow maqal
    Eedaynayoow maqal
    Nuurkiyo ilayskaa alle daarayee shidan
    Aamin maysidoo sugan
    Nabiganna allaa xulay
    Qof la siman ib muu jiqin
    Anniguna aqoontay shan kastoon abaabulo afur mooye daahoow
    Unki maayo weedhaha Sharaftaa ku ogee
    Ereygee ugu mudanoo mukhtaar kugu amaanaa
    يا نور الأبلج
    يا بهاء الابهج
    مهما قال الأعوج
    والله والله ، انت خير خلق الله أجمع

  • @khaalidabdalla6883
    @khaalidabdalla6883 Před 3 lety +8

    2021 inta Ramadan ka dhgesneso loveka 😍

  • @hamdiabdulkadir6046
    @hamdiabdulkadir6046 Před 6 měsíci +1

    Uruguay 🇺🇾!!!!! Ramadhan Kareem 2024!!!! Edeynayow Maqal !!!!!! 'Maqal'

  • @fathmostafe8310
    @fathmostafe8310 Před 6 měsíci +2

    Alle nabad qab ha inagu gaadhsiiyo ramadaan ☪️ incha allah 🤲

    • @user-jl9ir2vn5o
      @user-jl9ir2vn5o Před 6 měsíci

      ❤ ilaahey raali haka noqdo subaneheena maxamed sccw

  • @moussamohamed4973
    @moussamohamed4973 Před 2 lety +3

    Omar Aden Douksieh, the One!!!!! Illaahay haa kou xaafiiidoooo.

  • @empireandkingdom1355
    @empireandkingdom1355 Před 4 lety +10

    4 maY 2020 malin isnin ah 2:34 duhurnimo ramadan 11 ayada o quarantine lagu jIro ayan dawanaYa aniga iY0 wiil reer burco ah inTa iga danbayza khayr ban idin rajaynaYa

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před rokem +2

    2mlin ayaa ka hray rmadnkii 2023 illhy nbad io cfimaad hngu garsiiyo kuwii ka fa’idesto rpi hnga dhigo dhmn intii dhimty oo muslim ah rpi ha unaxaristo intii muslim ah oo xnunsna rpi ha cfio 😢🤲🏻

  • @oromiyaanbiyyakoo4474
    @oromiyaanbiyyakoo4474 Před 4 lety +7

    Ayaa dawanaya 2020 like saar, salalahu aleyhi wasallam salalahu aleyhi wasallam salalahu aleyhi wasallam salalahu aleyhi wasallam salalahu aleyhi wasallam

  • @shooqicartan7191
    @shooqicartan7191 Před 11 lety +11

    ramadaan kareem maashaa laah aad ayaan u taageeraa xerta omer aaden

  • @yasinmohamoud9641
    @yasinmohamoud9641 Před 4 lety +22

    Yaa nuural ablaj, I am watching this year 2020. It is one of the emotional qasiido.

  • @ahmedader4283
    @ahmedader4283 Před rokem +6

    The legend omer aden ❤

  • @omarabdullahi218
    @omarabdullahi218 Před 3 lety +9

    اللهم صل على سيدنا محمد في الأولين وصل على سيدنا محمد في الآخرين.

  • @jamacshiire5487
    @jamacshiire5487 Před 4 lety +12

    27 April 2020 yaa dawaanayo farta taag inta iga dambeeso

  • @zeckofficial8806
    @zeckofficial8806 Před 7 měsíci +3

    Even after 15years it's my favorite❤

  • @ilhaamsaciid7867
    @ilhaamsaciid7867 Před 3 lety +3

    Waxaan dawada markasta illa 2008 hadana waa 2021 masha allah cumar adan codkaga cajibka ah Alle haku dayo

  • @awaalehuseen8477
    @awaalehuseen8477 Před 5 lety +1

    Qasiido aad U Macaan Maashaa Alaah Nabigeenii Muxamed SCW Ilahay Jidkiisa Na Mari Kuwii Ku daydana Oo Racana Naga Yaal Wadadii Rasuulkayaga Muxamed SCW Allahuma Aamiin

  • @karevlogs8246
    @karevlogs8246 Před 6 měsíci +1

    Ramadan kareem 🙏 ✨️ came back after one year 🙏 still listening 🎶 this qasaid

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 Před rokem +2

    Alhuma sali cala muxamed wacala aalihi wasaxbihii wasalm ajmaciin .
    Habenimo jimce ah 29 sep 2022.
    Alow kuwi nabeiga scw xawdkisa kacaba naga yeel . Ameen ya rab

  • @ayaanlecadde8226
    @ayaanlecadde8226 Před rokem +8

    14 years ago and still going on wow 🤍🤲🏻🥺

  • @engmustafaabdirahman5879
    @engmustafaabdirahman5879 Před 5 lety +28

    13-05-2019 ( 08-Ramadan-2019) ayaa ila daawanaya 😍😍 liketa ya ila dhaafin.

  • @samiology7207
    @samiology7207 Před 5 lety +5

    Ramadaan mubaaarak
    Cumar aadan ❤❤❤best nebi amaan CSW

  • @ahmedhassanshariif6168
    @ahmedhassanshariif6168 Před rokem +2

    Ramadan 1 beri ka dhiman yahay 2023 ayaan dawanoyaa ramadanka kale nabad alaha nagu gaarsiiyo

  • @diiriyeaxmedcabdiraxmaan

    Waxay ku macaanaanlahayd bilaa music maansha allaah is the best qasido

  • @musbaaroffial802
    @musbaaroffial802 Před 5 lety +45

    ayaa dawanay 2019 FARTA TAAAG

  • @Osman-id1np
    @Osman-id1np Před 4 lety

    Ereey kee u mudano muqtar kuku amanaa scw scw cumar aden best of gasaid all Somalie

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 Před 6 lety +6

    eedaynayoow maqal
    allahuma sali cala sayidana wa xabiibina maxamed

  • @cabdixaliim1xasan183
    @cabdixaliim1xasan183 Před 9 lety +13

    نحبك يا رسول الله عليه افضل الصلاه واتم التسليم

  • @strongest_battlegrounds_pro

    walaahu anta kheyrul khalkhulaahi ajmaa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +6

    Ramadaan kariim🌙❤️

  • @FTBShorts29
    @FTBShorts29 Před rokem +2

    🥺🥺2023 𝐑𝐚𝐦𝐝𝐚𝐚𝐧😭

  • @lidinekuul7174
    @lidinekuul7174 Před 4 lety +4

    Omar aden 🇩🇯 nolow 💯

  • @drmeloali343
    @drmeloali343 Před 5 lety +1

    Waaaw wlee Omar adan codkiisu inaba cadi maha alle hawbarokeeye

  • @bachirabdillahi6205
    @bachirabdillahi6205 Před 7 lety +11

    Jazaka allah khaire walalo omar

  • @toxiczeos
    @toxiczeos Před rokem +24

    Even after 14 years it’s ma favourite ❤

  • @saafimursal5151
    @saafimursal5151 Před 3 lety +1

    Inta aragtay in omer aden dandaawi gaadhayn liketa hayla dhaafin

    • @ismailabdikadir5593
      @ismailabdikadir5593 Před 3 lety

      Waa labo nin oo kala daran, aniga midkaas ayaa fiican ma dhihi karo.

    • @missaomar3190
      @missaomar3190 Před 6 měsíci +1

      CUMER AADAN DUGSIYE WAA MACALINKA LAXANKA IYO QASAIIDKA

  • @MaxamedFadxi-sc6qq
    @MaxamedFadxi-sc6qq Před 5 měsíci

    Ramadaan aakhirkeed ilahayow naga aqbal acmaasha aniga iyo dadka musliimta ah

  • @MrTapha10
    @MrTapha10 Před 15 lety +5

    cabdul2uraye thanks brot for this video omar aden is nice qasido, ramadan karim to all of muslim in the world ,somalia and especialy DJIBOUTI ?
    merci pour ces qasaid emouvant frer omar,
    ALLAH waxan kaa baryaya bisha ramadan inu ALLAH u walalahayaga somaliyed dhibatada kaa dulqado oo jacelga dinta iyo dadkodaa u tusoo oy shacbigan dhamaday ay dhibta kaa dhafan amiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @mahadabdullahi8265
    @mahadabdullahi8265 Před 4 lety +8

    2020 yaa dawanaayo ramadan wanaagsan walaalaheyga

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 6 lety +8

    Mansha allah cumar aadan dugsiiye ❤️❤️❤️❤️💯👈

  • @ibrahimdini6436
    @ibrahimdini6436 Před 2 lety +19

    Que la paix et salutations sur lui Notre aimable prophète ❤❤ omar Aden mon préférée 🔥👌

  • @aminekahel3249
    @aminekahel3249 Před 2 lety +2

    Ilahaw caafmad nagu gaadhsi ramadaanta amiin yarab 🤲🏽🤲🏽❤️

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před 3 lety +3

    Ramadan karim haben 30:04:2021 ramadan ah 19 ayu maraya caawa Machaallah al mualim omar aden iyo somali oo dhan sanadka sanadkiisa illahay caafimad hana guu garsiiyo ❤️🕌🕋🌙🤲🏼

  • @hodanm4527
    @hodanm4527 Před 4 lety +6

    Aya ila dhagaysanaya qasidadan Ramadan 🕋🕌🤲8-5-2020 farta haso tago ☝️😅

  • @Zuheyb102
    @Zuheyb102 Před 6 měsíci +1

    Ramadan wax yar baa nooga hadhay ilaahay nabad ha nagu gaadhsiiyo 1 march 2024 Ramadan tuna waxay bilaamaysa 13 March ❤🎉

  • @dhuhaayaremedia9617
    @dhuhaayaremedia9617 Před 3 lety +3

    Qayrka dhagaysigiisa ka daali mayno habaynka koobaad 2020 dhagaystay 🙏❤

  • @nsrthegreat5748
    @nsrthegreat5748 Před 7 lety +13

    nuuraka iyo ileyska Alle dareyee shidan!!,xidiga reer jabutii,Omar Aden laxaanka iyo ereyada iyo coodkaba ada usitaa

  • @mkwillflashlast4887
    @mkwillflashlast4887 Před 5 měsíci

    Ramadan Mubarak ❤

  • @fygalove8774
    @fygalove8774 Před rokem +4

    2018 ayaan dhagynyee. Mantaana 2023 ayaan ku jiraa oo walipa haada dhagysnayaa almxlh ilhy ayaa mahaada iskle waaxan rachnyaaa. Intaas iyo in kabadaan baa. Intii ilaa midaa like ha sartoo ❤🎉😮😊

  • @chennellmedia4333
    @chennellmedia4333 Před 5 lety +1

    Ramadaan Mubarak Wllhy waa Qasiido Sharaf iyo Amanba Huwisay Nabigeenii Muxamed SCW Sharafi Korkiisa Ha Ahaato Ilaahayna Xumaan oo Dhan Ha Dheer Cumar aadan Ilaahay codka Mcn Ha U Barakeeyo

    • @MrJaamacdheere
      @MrJaamacdheere Před 5 lety

      xasan xuseen09 xasanxuseen09 waxaas ayaa niiko ah!!!

  • @radwanibrahim2213
    @radwanibrahim2213 Před 6 měsíci +1

    Ramadan moubarak all muslim 2024❤

  • @user-xj5bj7bf4j
    @user-xj5bj7bf4j Před 6 měsíci +1

    Ramadaantu manta waa 5 2024 ilahay khayr haynoogu dhameyo❤

  • @macruufmacruuf4813
    @macruufmacruuf4813 Před rokem

    Kufaaro ahlu liwaad ah baa wali iyo
    Oo aan fikradissa wanaagsan
    Ilaaahaw adaa leh iiga gargaar
    Ahlu liwaadka aan diin iyo iimaanka
    U dhalan ee carabadooda iyo sixirka
    Xanuunka badan ....cabdi qaadir qaylo
    Wayne

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti7364 Před 4 lety +2

    Omer Aadan Heestan Dhiigu I Dhaqaajiyay Inkastoon Bilaa Qaad Ahay

  • @azizosman1876
    @azizosman1876 Před 4 lety +3

    Yaa daawanaya 2020 Ramadan Baca Afurkii, maalintii 8 deedada oo jimce ah

  • @Choxechannel
    @Choxechannel Před 4 lety +7

    WHI IS STILL WATCHING MARCH 2020 AND MISSING MORE RAMADAN .......
    😔❤🌓

  • @abdinasirjilao5783
    @abdinasirjilao5783 Před 5 lety +2

    Ramadan kariim yaa cumatal muslimiin

  • @hamzedahir4177
    @hamzedahir4177 Před 11 měsíci +1

    22,9,2023 malinmo jimco ah ayan dawanya from DHIRE DHABA Gaar ahan xafada raho hotel sanadkn iyo sanado badanba ilahy cafimad hanagu gadhsiyo insh allh

  • @madrichofficial39
    @madrichofficial39 Před 2 lety +6

    Still old is gold

  • @raadreebmedia6754
    @raadreebmedia6754 Před 8 lety +5

    masha allah cumar aden ilahay haku dayo abtiyo

  • @moemohammed6662
    @moemohammed6662 Před 4 lety +2

    April 22 2020 ramadan karem inti iga danbeysa nabad iyo cimri dherer ku sooma insha allah

  • @hamzaahmed-hs3zc
    @hamzaahmed-hs3zc Před 7 lety +24

    ramadan karim 2017-turquie.

  • @xabiibcawil3601
    @xabiibcawil3601 Před rokem

    Ereygee u mudanoon
    Mukhtaar kugu ammaanaa 🥰❤️

  • @Hilalabdi11eiclood
    @Hilalabdi11eiclood Před 6 měsíci +1

    Ramadan mubaarik inta dawanysa 2024🥰♥️

  • @jicdaman4736
    @jicdaman4736 Před 2 lety +9

    Still listening this masterpiece qasiido

  • @hodaniitamohamed2618
    @hodaniitamohamed2618 Před 4 lety +7

    2020 yaa dawanaya

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel Před 5 měsíci +2

    Scw 2024🎉 hadii aad argto comment gayga Isoo ducee inaana wakhtiga noolayn baa dhici kartaa

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 Před 7 lety +2

    mansha Allah illahey ha xifdiyo shiiqa aaqiro iyo aduunba aamin aamin yaarabi

  • @mounamedsaid8817
    @mounamedsaid8817 Před 6 měsíci

    Ramadan Karim 🎉❤

  • @AbdiqanidaacadFatxiali
    @AbdiqanidaacadFatxiali Před 6 měsíci

    Ramadan mubarak ya umatul Muslim 2024❤

  • @Asmavlogs6
    @Asmavlogs6 Před 8 lety +2

    maaaansha allah waaaqasiidonaad umacaan scw scw scw scw