Maxaan u hijroonaa | Dadku maxay dalkooda uga haajiraan | Muuqaal Qotto dheer |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Maxaan u hijroonaynaa ? , dadku maxay uga haajraan dhulkooda , wadamadee ugu fiican in la aado galbedka kahliijka aasiya mise afrika .. jawaabtu sidaad filayso ma noqon doonto .
    waamaxay sababta aad u hijroonayso marka hore .? … muuqaal …
    Hijrada waa fal uu qofku ka tagaayo wadankiisa si uu ugu sugnaado wadan kale , ama fal uu qofku u wareegaayo dal aanan ahayn dalkiisa asagoo raadinaayo tusaale … bad baadinta wax uu aaminsanyahay yahay , sida qof diintiisa la cararaayo ama helida nolol ka fiican midda uu kujiro dhaqaale ahaan in uu uhijroinaaayo …. Dad soomaali ah
    Rasuulka sc iyo saxaabadiisa makko waxay ku waajaheen dulmi , wuxuu saxaabadiisa u sheegay in ay aadaan dhulka boqor aanan agtiisa cidna lagu dulminaynin annajaashii … boqorkii dhulka xabasha
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 548

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 Před 4 lety +105

    There's no place like home.🇸🇴Sweet home sweet!!

  • @Yazdan44
    @Yazdan44 Před 4 lety +17

    Maanta oo jimco ah
    Walaal nagula sali nabigeenga muxamad
    Salaahu calayhi wasallam 💟❤💟❣😃

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisaaran waa kuu saray

  • @DarwiishvlogTV.
    @DarwiishvlogTV. Před 4 lety +124

    Wllky waqtibadan ayan kuguxidhna ilahadana video wansuga ano dhamaystay video kasta calashan wan wada dawaday

  • @chamiiqe580
    @chamiiqe580 Před 4 lety +25

    Ogaansho walaal Allaha ku xifdiyo boos weyn baad noogu fadhidaa dhalinyarteena Somaliyeed Allaha cimrika haguu siyaadsho Mahadsanid 1000 jeer sidaa Wax walba nooga jaahil bixisid❤❤❤❤❤

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa kuu saray

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 Před 4 lety +19

    Manshallah thanks Omar inshar waa mowduuc Aad iyo Aad noo tabanaya inshallah wan iman my country

  • @ahmedomar3778
    @ahmedomar3778 Před 4 lety +24

    Waxa wadanka Loga tagaya, si loo helo:
    1. Passport wanagsan
    2. Ganacsi furan- , iyo bangiyo wnagsan
    3. Wax barasho wanagsan
    4. Adeeg cafimaad oo wanagsan

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 Před 4 lety +9

    Alhamdulillah ilaahayaw Waddankeena noo barakee ♥️🇸🇴

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z Před 4 lety +6

    جزاكم الله خير ياخ

  • @user-zv6ct8jz6o
    @user-zv6ct8jz6o Před 3 lety +6

    احلى الوطن بالعالم وهو بلادي الصومال 🇸🇴 ❤️👍احبك يا بلادي

  • @zuckradekk7734
    @zuckradekk7734 Před 3 lety +4

    Anigu wadama badan waan soo maray waanan soo arkay balse natiijada Aan ka dhaxlay ayaa ah in aad ku noolaan karin habkik aad dalkaaga ugu noolayd hurdo raaxo lehna seexan doonin
    Maahmaah soomaali ah ayaa dhahda
    (Lama huraan waa dhulkaaga hooyo)

  • @Hanatt7
    @Hanatt7 Před 4 lety +8

    2sano ayan kugu xidhnaa 💯 korinta caqligyga qeyb baad ka qaadatay🥰

  • @bakaruulow6601
    @bakaruulow6601 Před 4 lety +24

    Sxp omaroow bashaar al Assad war bixin ku saabsan kasoo sameeey plz
    Inta igu raacsan like👏👍

  • @abdirahmanhasan.mohamed4913

    Iloohow noo door amiir an agtiis wax lagu dulmin oo cadaaladiisa wadamada carab ay usoo haajiraan

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 Před 4 lety +13

    ilaahey ima geeyo wadamada Khaliija waa Cawaan Calooshooda aay weynaatay, Hadane Leh Dhaqan ah Bahdil iyo Yasid.
    Xitaa maanta mayaqanaan qofkaan waa muslim.
    Dadka Reer galbeedka kayimaadana madaxa ayay u foorariyaan.

  • @qalbitaajir6630
    @qalbitaajir6630 Před 4 lety +15

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ inta aan nolahay meel kle uma jeedi hduu alle idmo omar thanks bro adna kaaaaalin sare wll qali

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa kuu saray

  • @ZeynabshAdansalah
    @ZeynabshAdansalah Před 4 lety +5

    Illahay hakuxifdiyo walal Omar 🖼asaxaabta omar isoboqoda mahadsanid

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisaaran waa kuu saray

  • @nimcomaxamed3499
    @nimcomaxamed3499 Před 4 lety +6

    Af somaliga saxda ah waa Guurid. Dad dalkooda. Ka guuray

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Před 4 lety +1

    masha allaah illaahey qeyr aduun iyo mid aaqiro ha ku siiyo talooyin wax gal ah ayad nasisaa mar walba cumarow jazkzllaahu qeyral jazaa

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 Před 4 lety +1

    Mashalah walaal omer waxbadan baan kaaa faaiiday jazakalah

  • @kallaab6464
    @kallaab6464 Před 4 lety +10

    Waxaan jooga dalka German ka, mawduuca inta ka hadlaysa xirfada runtii waa wax jira aan arkay bulshadeena Somaliyeed sida badankeed ay bilaa xirfad u tahay.
    Aduun ku wuxuu ku hormaraa xirfada xataa ajaanib ka kale ee dalkan wada joogno sida Afghan ka ama Syrian ka runtii way nooga fiican yihiin.
    Dad kaga somaliyeed waxaan u rajaynayaa in aan xirfad barano si dalkeena aan u dhisano.

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 Před 4 lety +1

    Walahi wan jeclahy inaa dhagsysto. Hadaladaada iyo waanooyinka wax badan aya iskakey badalay oo adiga kaabartay markaan samayey. Jazkak Allah. Still im study
    May Allah bless you

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 4 lety +5

    Mashaa Allaah waa Barnamij loo baahnaba shaqo wacan Wll cumar👈👂

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisaaran waa kuu saray

  • @mascuudjaamac4214
    @mascuudjaamac4214 Před 4 lety +2

    Wcs thanks teacher keep going 💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍

  • @apdikariimahmet579
    @apdikariimahmet579 Před 4 lety +4

    Ku Sali rasuulka salalaahu calayhi wasalam( scw)

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 Před 4 lety +1

    Thnx you so much. May Allah bless you

  • @zamzammohamett2830
    @zamzammohamett2830 Před 4 lety +3

    1 sano ayn kugu xirnaa 💯
    Korinta caqligeyga io fikradahayga qeyb weyn ayaa ka qaadatey ❤🙏

  • @muzamilmohamed3451
    @muzamilmohamed3451 Před 4 lety +2

    aaad iyo aad wlhi muuqaal Aniga iquseeeya unbaad ka hadashay ba omer inshaar guulayso wll
    Ani Ahaan waxan joogaa wadan Hawsha Aaaan haysto iyo internet kiisu is Noqonayn turkey gaaad Aaad ka dhawaaajisay bayna Rajadaydu tahay

  • @izmoak3433
    @izmoak3433 Před 4 lety +3

    Masha Allah wll qalbi saafiya Ilaahay haku sharfo

  • @basadiir1226
    @basadiir1226 Před 4 lety +9

    10min 1k Keep Going Omar inshar🙏

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL Před 4 lety

      Asc walaal igu caawi SUBSCRIED please

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa kuu saray

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      @@DALKAIFIYECHANNEL Wll subscribe iisar waa kuu saray

  • @fahiyamohamed4012
    @fahiyamohamed4012 Před 3 lety +2

    Walal cumar wa ku dWada eanigu waxa joga yurub ee turki aya ina u Guro aya rabna ee turki kaso hadal nolosheda fahfahin dhamestiran ugu so sheeg adigo mahadsan👍👍🇸🇴🙏🙏🙏

  • @abdullahiali5100
    @abdullahiali5100 Před 4 lety +3

    Masha allah wll keep up in.a

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety +1

      Wll subscribe iisaaran waa kuu saray

  • @abdiwahaabnoor5949
    @abdiwahaabnoor5949 Před 4 lety +45

    UK baan jogaa. Dhulka gaaladu aad bey u xunyahiin waayo caruurtaadu diinta bey ka baxayaan ama dhaqan xumo baa ku dhacaya. Hada Somalia baan u hijronayaa.

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 Před 4 lety

      Iska joog somalia qarax baa kaaga soo horeeyee iyo gaajo

    • @abdurazack4u848
      @abdurazack4u848 Před 4 lety +13

      Abdiqani mohamud dadka Hawaalin Midh dhiba kamajiro Wadanka gaajana mataal, alx Intaayar Ee naga dhimana Ilaahay wuu noo dhameystiri..

    • @mahiramin3917
      @mahiramin3917 Před 4 lety

      Meshada jog nio somali anaga jogno dhibkeda

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa kuu saray

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      @@abdim.m.q3127 Wll subscribe iisar waa kuu saray

  • @Sheekhrusheeyihiiruntaahaa114

    Scw💗

  • @cabaassoomaali4537
    @cabaassoomaali4537 Před 4 lety +5

    Marwalba waxka fiican maleh dalkaaga hooyo 🇸🇴💙

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisaaran waa kuu saray

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Před 4 lety +1

    Great program👍💛💙 keep going inshar❤💚

  • @mohammedyonis2581
    @mohammedyonis2581 Před 3 lety +3

    تميم المجد 🇶🇦 🔥✌🏽

  • @abdallaabdi7417
    @abdallaabdi7417 Před 4 lety +2

    Wa muqaal micno weyn xmbaarsan rntii aad ayana ula dhacay sida wanaagsan aad nogu sharaxday ilaah ajar haka siiyo brother 🤎

  • @malhamohamed8536
    @malhamohamed8536 Před 4 lety +3

    Mnshallah hore uu soco wllo ❤️

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 Před 4 lety +2

    Masha Allah Omar jnzhaar mawduuc muhiiim ah Ka hadashay runtiii anoo ah qorax joogta imnka USA INAN U HIJROODAN RAjayn markan jamcda dhameeyo
    Inzha Allah

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisaaran waa kuu saray

  • @xaarithcabdullaahi116
    @xaarithcabdullaahi116 Před 4 lety +5

    COd CajiiB AH🔥💛

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 4 lety

    shukran wll cumar

  • @zakriyesaed3092
    @zakriyesaed3092 Před 4 lety +23

    Youtubarda ku xiranahey
    1:ogaansho
    2:dadweynaha
    3:waaberi
    4:maanta
    5:ogaalka cusub
    6:ogaalka dunida

    • @zakriyesaed3092
      @zakriyesaed3092 Před 4 lety

      @@raaiblaabaas1333 ok tnks

    • @AMUU252
      @AMUU252 Před 4 lety

      Yislam omar 😂😂😂

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa kuu saray

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      @@raaiblaabaas1333 Wll subscribe iisar waa kuu saray

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      @@zakriyesaed3092 Wll subscribe iisar waa kuu saray

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 Před 4 lety +6

    🇸🇴😅😅😅carab iyo somali ha isbarbar dhigin wlll qali carab sharoocdi nabiga ayeey jibiyeen somalida majibin

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 Před 3 lety +1

    Thank you so much brother

  • @empradornaadiraydarouz256

    Omar ingmar 1st me😍🤩

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 Před 4 lety +1

    Masha allah Shukran sxb

  • @caynabmohaosmancaynabmohao6295

    Msha allah wllky

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisaaran waa kuu saray

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Před 4 lety +3

    Mnansha alh Omer inshaar Keep going

  • @THESHABEELO
    @THESHABEELO Před 3 lety +1

    Mahadsanid ustaad

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 Před 4 lety +5

    Mashaallah

  • @abdirahmansaid7815
    @abdirahmansaid7815 Před 4 lety +1

    M.a zxp waxa tahay qof juhdi galsha Video yadiisa Si ay Umada dawat wax Uga Faa,iido M.a zxp haka daalin gud binta Fariimaha aad wado Marwalba inaad hor mariso isku day aniga aad baan kuu taagera dawazha uun kuma eki horeu usoco inta nolasha jirto wllkey✊🙏

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 Před 4 lety

    Ma arko kollay shakhsi ahaan sabab wadankeena looga hijraadoo waayo dagaal,gaajo, toona wadankeena mataallo..waad mahadsantahay wallo omer💕💕💕💕

  • @shamsomaxamed5899
    @shamsomaxamed5899 Před 4 lety +2

    Masha allaah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 Před 4 lety

    Mshlh zhp waxaad noosoo waxyaabo badan oo faaiido badan mshlh hore usoco Omar inshaar

  • @ahmedabdisalm8002
    @ahmedabdisalm8002 Před 4 lety +2

    Maansha allah aad iyo aad wllo omer ugu horeyn waad mahd santahy lkn waxaan jeclahy howlahyga gaarka inaan qabsado qaxna kasoo korosado balse ilaa hada waan baaritaan ayaan kuwada wadamada qaar noloshooda runtii yurub canshuur ayaa kaa eryeyso lkn wadamad
    1: canada
    2: Brunei
    3: maleysia
    4: indonesia
    wllo wadamada ayaan baaritan kuwada isha allah ujeed keyguna maaha inaan ka faaruqo dhulkeyga hooyo blse waa raadinta
    amaan ,waxbarasho tayo leh, caafimaad sare , nolol jabin raqiisa👍

    • @Moha501karim
      @Moha501karim Před 4 lety

      Ahmed abdisalm ilasoo wadaag masuul markaad Cilmi baristas dhmysid

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 Před 4 lety +34

    Haybad waxaad Ku leedahay dhulkaga Hooyo 🙂

    • @dronestrikes20s18
      @dronestrikes20s18 Před 4 lety

      Waxan u maleynaya inaad ku nooshahey caanaha hooyadaa wali maad arag waaqica nolosha hadhow ayaad fahmi waxa laga hadlaya iska jac oo jiifo 🍼👼

    • @slndlion1171
      @slndlion1171 Před 4 lety

      @@dronestrikes20s18 aduunka wd ka dhacsanthy ayan umalaynayaa 🤔

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 Před 4 lety +1

      @@dronestrikes20s18 Xoolo yahow inad Qaxooti Liita noqoto Ayad Ku faraxsan tahay doqonimadada Aduunkii sidii Hore maaha hada Qaxooti iyo dadkii soo Galotiga ahaa wala nacay Eh dhulkagu haku deeqo😏

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 Před 4 lety +2

      @Abdifatah Ali Maraykan Hada sidii hore maaha Wala nacay Cunsurinimo iyo Dadkii Madowga Ahaa Oo si fudud la iska dilayo Ayaa ka bilabmatay 😏

    • @naimadahir519
      @naimadahir519 Před 4 lety +1

      @@idontcare6649 😍😍😍😍😍

  • @akmirwaq15
    @akmirwaq15 Před 4 lety +25

    The first dude

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL Před 4 lety +2

      Asc walaal qaaliya igu caawi SUBSCRIED please codsi

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa kuu saray

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      @@DALKAIFIYECHANNEL Wll subscribe iisar waa kuu saray

  • @miskoo1333
    @miskoo1333 Před 2 lety +1

    My home🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇹🇷

  • @adnanosobow6830
    @adnanosobow6830 Před 4 lety +6

    First veiwer wow

  • @fertunismail7820
    @fertunismail7820 Před 4 lety +2

    Mashallah brotha

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisaaran waa kuu saray

  • @manafrombeydhabo5817
    @manafrombeydhabo5817 Před 3 lety

    Muxaadarada sheekha ciwaankeeda iisheega

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 Před 4 lety +3

    Mashalah 😍

  • @superstartigerhero5740
    @superstartigerhero5740 Před 4 lety +3

    East West home is the Best 🇸🇴

  • @maal5643
    @maal5643 Před 3 lety

    Turkiga ayaan u tagay wax barasho markaan soo dhamaystana waan kusoo noqonayaa dalkeygii

  • @zamzammohamed9848
    @zamzammohamed9848 Před 4 lety

    m.a ustaD

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 Před 3 lety +1

    Mash Allah akhii siqaafa aya nuc uga hadashe iyo dhaqan wxbrsho & etc..

  • @xuseenmohamed9227
    @xuseenmohamed9227 Před 2 lety

    Hadal qeeyma badan maashallah

  • @hoodoyousuf5346
    @hoodoyousuf5346 Před 4 lety +2

    Subhanallah 💔

  • @Mascuud
    @Mascuud Před 4 lety +4

    Garta Koowaad Markaan Arko sidee hada Tahay Qalbiga Baan Ka xunuunsadaa Runtii Waxeey isas siisay aduunyo Balse kama fikirin aakhiro Allow Soo hanuuni

  • @Billowyare
    @Billowyare Před 2 lety +1

    Subxaana ALLAH

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Před 3 lety

    Subxaanalah ILAAHAYOOW adigaa qalbiyada Gadhadiyee qalbigeena ha galin gaalimo iyo Yuhuudba.

  • @elmimuumin5826
    @elmimuumin5826 Před 3 lety

    Mazha allah omar inzhar
    Wlhi waxbadan ban ka faaii day
    Allah yaaxfid

  • @amiingamer907
    @amiingamer907 Před 4 lety +3

    Ani wlhi runta kugu jeclahay walalkey🥰

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Před 4 lety

    mahadsanid

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisaran waa kuu sarey

  • @youngash6411
    @youngash6411 Před 3 lety

    Mashallah Barack Allah feek

  • @ENGMMR
    @ENGMMR Před 4 lety +1

    Good Mr omar ishaar

  • @KINGCABAAZ
    @KINGCABAAZ Před 4 lety +1

    Wlllky wa sax hadalada lkn quf wax kamaqlayo majiro
    Allow dhaliyartiina kaqawo milaha xunxun thanks BRO

  • @karaamo3960
    @karaamo3960 Před 2 lety

    I like my country somalia

  • @isxaaqxayir721
    @isxaaqxayir721 Před 4 lety

    Ustaad Omar inshaar waku salaamay

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Před 4 lety +1

    Aniga waxbarasho usoo baxy insha allh markii idhamaato wadankeyga ulaabana🥰

  • @ismaaciilcade8621
    @ismaaciilcade8621 Před 3 lety +1

    Scw scw scw scw

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 Před 2 lety

    Masha allah turki waa wadan fican runtii

  • @fadumagaryare9841
    @fadumagaryare9841 Před 4 lety +1

    Xabada ku nacay wadankayga illhay xabada hanaga joojiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedabdullahi428
    @mohamedabdullahi428 Před 4 lety +1

    Ust omar inshaar

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisaran waa kuu saray

  • @zakiyarezakivic9938
    @zakiyarezakivic9938 Před 4 lety +2

    IM SOMALIA IS BACK 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh Před 4 lety +5

    SCW❣️❤👋

  • @Alldays000
    @Alldays000 Před 4 lety

    Qalijka rer galbedka wy qiimeyan waa sax

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 Před 4 lety

    Cumarow saxib thnks marka hore marka xigta dhibka ugu badan ee sabab tahriibta wa jahilnimada iyo xirfadlanta qof xirfadleh kuma fakiro in uu tahriibo xirfada ea muhim marka uguyartahay hadad darWil tahay uma bahnid qurbo wayyo 10$ yaad heli hadad kaxeyso gawarida dadweynaha bishina w 300 marka xirfadaha aya ugu muhinsan xita qurbaha qofka jooga kan xirfada leh lacag ayuu kasameyn kara kan an xirfada laheyn ceyrbuu qadanaya marka dadkena waxan kulatalinya qas ahan kuwa qurbaha in ay xirfado soobartan xirfado muhim ah sida makanignimo beeraha sida lootabco macdanta loososaro xolaha sida loodhaqdo oo waliba qaabkan casriga ah kalumeysiga sida lookalumeysto looiibgeyo sida loo keydiyo loo warshadeyo cilmiga computerka iyo softwerka barashadisa cilmiga ciida sida loogasamey ciidena buluketiga dhagaxyada dhismaha si loohelo guryo raqish wax layiraa faqri dalkeena kamjiree jahilnimo ayaa taalo dalkena wa qani walahi bilahi talahi markan qurbaha imi ayan ogaday awal been baan modayay

  • @maxamedbashir6506
    @maxamedbashir6506 Před 2 lety +1

    M.a🥰👑🇸🇴

  • @ogaadchannal7603
    @ogaadchannal7603 Před 4 lety +9

    الهجرة نوعان الانتقال.من.بللدالشرك.الى بلدالمسلين.فهجرة.واجب الانتقال.من.بللد المسلين الى بللد كفار فهجرة لا يجوز شرعا

  • @soumaya2404
    @soumaya2404 Před 4 lety +2

    ❤❤masha allah

  • @ahmedabdulahi6677
    @ahmedabdulahi6677 Před 4 lety +1

    N 1 Salan sharaf dhamantiin

  • @apdirazak715
    @apdirazak715 Před 3 lety

    AllaaahUma saLLi CaLaa saYidiNaa mUxamEd Wa AaaLiHi WasacpiHi WasaLaMa SaLLU caLa NapiYi saLLaLaaahU CaLEEhi wasaLaMa AllaaahU Akbar

  • @ismaelabdi1370
    @ismaelabdi1370 Před 3 lety

    wcs

  • @libanbashir2173
    @libanbashir2173 Před 4 lety

    Masha Allah bro

  • @mohanahmed5526
    @mohanahmed5526 Před 4 lety +1

    M.allh keep going wll

  • @makiali5773
    @makiali5773 Před 4 lety

    Waw good story mahs allah

  • @hamacade
    @hamacade Před 4 lety +2

    Maanta first comment!

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 Před 4 lety +1

    Mahadsanid wll mudo kudhow 2sano muuqalada aad soodhigeyso idil hal xabo igama baxsan
    Run ahaantii aqoon iga maqneed bad igu sookordhise illhy hakaa abaal mariyee

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisaaran waa kuu saray

    • @cabdulahiibrahim8835
      @cabdulahiibrahim8835 Před 4 lety

      Tuugsiga nagala dultag nio

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      @@cabdulahiibrahim8835 hhhh hadaan ku tuusan miyaan dhacaa marka mise

  • @user-pv2cr6pg9x
    @user-pv2cr6pg9x Před 4 lety

    Ilaahay ha kaa abaaliyo macallin