TOOS:-XUKUNKA SAYID CALI IYO GO'AANKA MAXKAMADA RACFAANKA GOBOLKA BANAADIR.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 05. 2024
  • TOOS:-XUKUNKA SAYID CALI IYO GO'AANKA MAXKAMADA RACFAANKA GOBOLKA BANAADIR.

Komentáře • 433

  • @aarenuur
    @aarenuur Před 19 dny +75

    Mansha allah
    Waanaba Alle mahadiis haddii ay maxkamaddeenii ugu sareeysay manta ku dhaqantay Xukunkii Alle iyo sunadii Suubanaheena ( SCW).

    • @khadrafarah5488
      @khadrafarah5488 Před 19 dny +2

      Alxamulaah

    • @mohamedSagal
      @mohamedSagal Před 19 dny

      maxkamad ka sareysa baa jirta tan waa tii racfaanka

    • @Sofia-ji2zj
      @Sofia-ji2zj Před 19 dny

      Maansha allah
      Ilaahay cadaLad nooma waayo

    • @mohamedsharifali3886
      @mohamedsharifali3886 Před 19 dny

      Xukum Allah meesha kama dhicin. Waa uun lagu been abuurtay. Caamada ayaa lagu khaldaa. Waxaa lagu xukunay Qodobka 434 xeerka ciqaabta soomaaliyeed. Wax fahma, diinta Allah ayey ku jeesjeesaan. Maxaa isu keenay suuratul Maa'ida, suratu yuusuf iyo xeerka ciqaabta soomaaliyeed Qodobka 434. Yaa ka been badan qof illahey ku been abuuranayo? Jawaabta waxay tahay qof ka been badan ma jiro

    • @jamiilanuur2007
      @jamiilanuur2007 Před 19 dny

      Allhamdulilah

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 19 dny +114

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siradm
    @siradm Před 19 dny +40

    Allahu akbar, Allaha akbar, Ilaahay kaligiis ayaa mahad leh. Ilaahay ha u naxariisto Luul

  • @Malik3544
    @Malik3544 Před 19 dny +17

    Allahu Akbar
    قال تعالى: وَقُلْ جَآءَ ٱلْحَقُّ وَزَهَقَ ٱلْبَٰطِلُ ۚ إِنَّ ٱلْبَٰطِلَ كَانَ زَهُوقًا

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 19 dny +51

    Shaydaankii abukataha ahaa ee xalane ahaa walee adna aakhiro warbaa ku sugayo

    • @user-qq4pz2tv8c
      @user-qq4pz2tv8c Před 19 dny

      Ninkuu u aakhira seegyna di lbaa xukumy

    • @toosiyeawtilmaame4354
      @toosiyeawtilmaame4354 Před 19 dny

      Walaal Somalia waxaan oran karaa cadaalad ayaa ka jirta hadiiba Mujrimkaas la Toogto.
      Lkn waxbaa isaga kaa qaldan ee aan ku saxo walaal. Maxaa yeelay Qofka qareenka lagu leeyahay waa udoodaha qofka dambiilaha ah, xitaa haduu Qaatil 30 ruux dilay yahay waa inuu Qiil been ah usameeyaa, lkn taas micnaheedu maahan in qofkii dambigii ama dilkii uu geeystay eey ka dhaqeeyso, marka waa sharci jira Qareen Xalane Qalad maleh, Mahadsanid.

  • @Soolsoolkhayr
    @Soolsoolkhayr Před 19 dny +18

    Guul iyo horumar Alle ha ina yeelo dadkeena iyo dalkeenaba. Insha Allaah

  • @saidamohamed8097
    @saidamohamed8097 Před 19 dny +16

    Maanshaa Alaah
    Maanshaa Alaah
    Maanshaa Alaah
    Maanshaa Alaah
    Luul looma ooyaan ma noqon Alxmdulilaah Alxmdulilaah Alxmdulilaah
    Looyar xabiib Alaah ha ku gubo aaqiro iyo aduunba Aamiin Aamiin Aamiin

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 Před 19 dny +6

    Wa Alla Mahadi, Xukun caadil ah ayay Maxkamadanu ku xukuntay Mujrimki Xaaskiisa sida foosha xun u dilay. Meel baas Alla ku gee nin Mujrim ah oo naxariis daran.

  • @YuusufmohaAbdallamagaall-rp9kg

    Seid cali inta aadan murug/tiiraanyo ku noolaan runta iska sheeg oo raaxo ku dhimo please 🙏

  • @user-ug8qf1em7n
    @user-ug8qf1em7n Před 19 dny +5

    Scw scw. M a wlhi dhintena wa Qali Alx Alx ❤ ❤

  • @nasraAhmedhaaji
    @nasraAhmedhaaji Před 19 dny +5

    Masha Allah 😊 wlhi waa farxat hala dilo qofkii qof dila waa la dila ❤

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 Před 19 dny +25

    Saciid caliyoow mashallah barasho wanaagsan somaliya dowladnimo ayaanosocaraftay somaliyeey anigu somaliya ayaan usocdaa.😊

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 Před 19 dny +5

    Maasha allaah wan bogaadineyna maxkamadaha wadanka sida ey cadaalada iyo diinta ugu dhaqmeen m.a

  • @ijama3578
    @ijama3578 Před 19 dny +3

    Allaahu akbar bal eeg sida ilaahi xaqa ucadeeyay😢 Good job

  • @HudaAlixayd
    @HudaAlixayd Před 19 dny +15

    Allhu akbar ilahow dhiig islaam hana galin alle hawnaxariisto marxuumad luul

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 Před 19 dny +2

    Waan soo dhawaynaya in LA qisaaqo gacan ku dhiiglaha arxanka daran gabadha nolasha ku gubay luul cadaalad bay heshay masha alaah

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 Před 19 dny +12

    Allah SWT Ayaa Mahadoo dhan u sugnaaatey luul xaqqeda usoo dhiciyey🤲🤲

  • @user-gu9mp6py6f
    @user-gu9mp6py6f Před 19 dny +5

    Allaahu akbar alxamdulilaah masha allaah

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 Před 19 dny +3

    Allhuakbar saaka xabaa dilaacay allaha ku barakeey xaqaad u hiiliseen

  • @user-el5ud6in1t
    @user-el5ud6in1t Před 19 dny +8

    Allahu akbar, Alxamdulilaah !!!!
    Tiirka sxb tiirka

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 Před 19 dny +7

    Allahu agbar ha guuleeyees to Shar ciga Somalia allahu Akbar Guul guul Dilaa ku quuso maanta Sharciga Dalkaa sareeyo allxamdu illaah Qabiil ku ha guul dareeys to Somalia ha guuleeysato Guul guul Qabiil quuso. Muqdisho Guul guul ayeey maanta dareen tay.

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x Před 19 dny +17

    MUXU TARAYAA BAHALKA DUSHA MADOW EE GACAN KU DHIGLE AH WELIBA HALA GUBO

    • @Gracias2024
      @Gracias2024 Před 19 dny +2

      Kaba qad hadi ladilo
      Adiga caydadisa ya ka cafinayo
      Walaalo kadigtonow cayda dadka allah waxi danbi kagasho waka cafina
      Lkin kaad qof ka gasho walagaga jarayaa ilaa isaga kucafiyo moye
      #Fiiro gaara walaalo ninkan madifacayi waxno iskuma nihin xata qabil mawadaagno
      Lkin kulamid Haa mararka qar ina qof iska mago madaxweyne ame qof dulmile ah .
      Hada wakafakaraa waxan odhanayo ono cidna waxkashegin alxamdulilah
      Waxa iswaydiyay qofkan dulmigaas wuba flay
      Lkin adiga waxaa kudhahdo ya ka cafin

  • @bilanhussein782
    @bilanhussein782 Před 19 dny +10

    Yes maalin ay iiga farxad badan thy maleh ha laga rogo miskiknta dhiigeeda

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 19 dny

    Allahu AKBAR, waa xukun xaq ah
    Oo warkhati wata Luul Cabdicasiis
    Alle Swt wuu u hiiliyey.

  • @Hashi.2
    @Hashi.2 Před 19 dny

    MASHA’ALLAH Alhamdulillah for justice may Allah increase it in our country Somalia 🤲🏽Allahuma Ameen

  • @hii8763
    @hii8763 Před 19 dny +6

    Warkii ugu fiicnaa abid

  • @idilabdi9456
    @idilabdi9456 Před 19 dny +2

    Ilaahow kheyr kadhig

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x Před 19 dny +9

    CALI XALANE EHELUNAAR ALLE AAN KA CABSAN KA CAB

  • @ShirwiChirwi-rd1rh
    @ShirwiChirwi-rd1rh Před 19 dny +2

    Ilahay xaqa Ina garansiiyo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-hv4mh3ji7k
    @user-hv4mh3ji7k Před 19 dny

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar alhamdulillah alhamdulillah alhamdulillah allah ayaaa mahad iska leh

  • @SafioMohamedAbukar
    @SafioMohamedAbukar Před 19 dny

    Alxamdulilah allihii maskiinta cadalada siiya mahadleh wax bdn waa la hor istaagay alle qabriga ha u waasiciyo asigane xaqa markii laga oofiyo alle ha u naxariisto

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x Před 19 dny +3

    ALLAHU AKBAR XAQAA. SHAQEEYEY

  • @kaalaynoo
    @kaalaynoo Před 19 dny +1

    Masha'ALLAH Maxkamada aad ayay u mahadsantahay, madaama ay u ogolaadeen Siid Cali codsigiisa ahaa, in uu Xaaskiisa aad u jeclaa ayna tahay in laga daba geeyo.

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 Před 19 dny

      Kkkkk goor muu yiri halayga daba geeyo beenta naga daa

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 Před 19 dny +1

    Mansha allah

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg Před 19 dny +5

    ALLAHU AKBAR

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970 Před 19 dny +2

    Asagana Allaha gubo aduun iyo Akhiro😢😢😢😢😢

  • @alibashihaji5354
    @alibashihaji5354 Před 19 dny

    Allaahu akbaar allaahu akbaaar barakalah fig

  • @ratiilmohamed-sx2wm
    @ratiilmohamed-sx2wm Před 19 dny

    Masha Allah tabarakalaah ilaahey cadalada Banaanka hakeeno

  • @WardiIbraahim
    @WardiIbraahim Před 18 dny

    Masha allah maxkammada waxa ka muuqata caddaalad iyo xukunka sunnada iyo quraanka weliba si daacad ah

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před 18 dny

    Man Sha Allah maxkabadu si fiican ayay u xukuntay oo ay ka muuqato cadaalad iyo deganaan sho waxaa se hadhay fulinta oo saxeexeeda waxaa leh xasan dhiiqo ayaa laga sugayaa in uu saxeexo wabilaahi towfiiq

  • @cumardiiriye9754
    @cumardiiriye9754 Před 19 dny +1

    Mnsha Allah waa Raxmad,Naxariis,iyo Waa Cusub oo Cadaaladeed oo U baryey Soomaali Dhawaqaa kasoo Yeeray Hay'adaha Garsoorka ee Gacanta ku hayey kiiska Marxuumad L.A.Asiis ,Waa Xukun U Dan ah Danbiilaha,iyo Dulmanaha,iyo Dhamaan Qowmiyadda Soomaali Waayo Dulmi La isku Raaco oo Qof laga galo looguna Hiiliyo Hal qof Aya sababi kara Cawaaqib xumo Taabata Dalka iyo Dadkaba Markaa waa Mahadnaq weyn Alle inaga mudanyahay Garsoorkeenna Waafajiyey Xaqa.

  • @abujole3992
    @abujole3992 Před 19 dny +1

    ALLAAHU AKBAR NABI YAQUUB WIXII RUNTA OG YAXAY INUU KHAMIISTA NABI YUSUF CUNIN

  • @yahyaabdi4692
    @yahyaabdi4692 Před 19 dny

    Alaahu akbar ilaahayaw xaqa nawaafaji

  • @mohamedmucalim8316
    @mohamedmucalim8316 Před 19 dny +1

    Ma shaa allh

  • @somalilandnew
    @somalilandnew Před 19 dny

    wow mantuunbaad yamyam iyo qadadweyney cadaladi ilahay idin waafajiyaay! mashallah

  • @bilanxuseen8915
    @bilanxuseen8915 Před 19 dny +1

    Allahu akbar Allahu akbar illaaheey ayaa ah xaq soore

  • @SagalDhalin
    @SagalDhalin Před 19 dny +1

    Allaahu Akbar allaahu akbar

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 Před 19 dny

    ALLAHU AKBAR ☝
    ALLAHU AKBAR ☝
    ALLAHU AKBAR ☝
    ALLE AYAA MAHADLEH

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Před 19 dny +1

    M.a garsorahan wa garsore culumo ah allah dhafoo kiskan ad iyo ad ayu ugu shaqeyay uguna guulestay nin walbo o rabo xaskisa in u dilo muqalkani haloshido

  • @ajamijin8729
    @ajamijin8729 Před 19 dny +2

    الله اكبر

  • @AyaanSheekhaxmed
    @AyaanSheekhaxmed Před 19 dny

    M.allh hadiiba manta xukun ku dhacay alxmdulilah illhey baa ma hadle

  • @ifrahaden3782
    @ifrahaden3782 Před 19 dny

    Allxamdulilaah guul cadaaladu hasarayso 😢😢❤❤❤ allah u akbar ❤

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Před 19 dny +3

    Walee Somali waxa dilay qabyaalad hadii cadalad lagu xumo Dil xataa inad kufaraxdan maaha dhimashada qof Muslim ah waa inad kamurugitaan marwalba waxaa baxaya waa naf naftuna waa qaali ehel AYEY leedahay NAFTA warid AYEY leedahay walaal ayeyledahay waxadhacay uu geesytay wiilkoda an raali ka ahayn naxsan kabaqaya ama aan Rabin Inu wiilkada ladilo wey xanuun badan tahay ama iney dhimato ha u bareero ama si uusan lahayn wax beynoqonayan wax ha u dheceen hadaan fiiriyo walashen ehelkeda 😢waa MURUGO aad u weyn waxa kudhacay luul allaha u naxariisto

    • @BellaBeerka
      @BellaBeerka Před 19 dny +1

      Wlh isku fikir aa nahay wll ma garan karo sida naf dhimasho la gu xukumay loogo farxo imadeena madankooda qalbiga ee ka madoow yihiin

    • @samiyaosman7182
      @samiyaosman7182 Před 19 dny +3

      Asc xukunka dilka allah ayaa baneeyey waana wax isaga u fican isba qof ayuu dilay markaa ehelka gabadha haday diiden inay qatan diyo waa xaq in loo dilaa waxad eegtay kaliya reerka wiilka lakiin awlada iyo walidka gabadha maad eegin tana waa xaq

    • @user-he9if4ey8h
      @user-he9if4ey8h Před 19 dny

      Sxiix 😊

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Před 19 dny

      Waxa lagu faraxsanyhy waa cadaalada alle in lagu xukumo dadka in qofkii qof dilana waa xaq asaga iyo ehelkiisaba saas baa ufican waliba dil arxan daraa ee wllo qabyaalad ma jirto illhw hanagu sababin qof Muslim ah dhiigiisa

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 Před 19 dny

      Farxadu qabyaalad maha oo 2 qof midna la qabiil ma nihin ee Xaqa inuu guulaysto oo danbiilahana Xaqa rabi laga oofiyo ayaan ku faraxsanay taaso 2 dhinacba Ay cadaalad ku heleen ee murugo waxaa ahaan lahayd hadii 2 dii qofba cadaalad waayaan oo daniilaha la sii daayo ee adiga ayay qabyaaladi kaa muuqataa inaad ka xuntahay Xaqa iyo cadaaladda ay heleen marxuumada iyo danbiilahan lagu xukumay in Laga oofiyo Xaqii rabi markaan si dhaba u hadlayno anigan kulaha hadlaya way ii simanihiin Luul & Sayid cali ee ka waran ?

  • @abdirahimaliadow234
    @abdirahimaliadow234 Před 19 dny

    Allaaahu Akbar , waligey goaan maxkamadeed saan uguma farxin walahi

  • @Munacadeeyqoraxeey
    @Munacadeeyqoraxeey Před 19 dny

    Alxmdu xaqu haa guuleeysto

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 Před 19 dny +1

    Alxamdu lilaahi xaqii ayaa guuleystay nin kan hala toogto waliba in la gubuu istaahilaa laakiin cadaabta alaah ayaa leh

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p Před 18 dny

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤❤

  • @user-up9su3yi9m
    @user-up9su3yi9m Před 19 dny

    Masha alah masaha alah luul cadalad wey heshaay dowalda somaliyo ha guleysatoo

    • @ayaancadey1660
      @ayaancadey1660 Před 19 dny

      Mala Dili hee mise waa sheeko alow luul unaxriiso

  • @umuzakariyaofficially5386

    Alhamdulillah Alhamdulillah Alhamdulillah lagudiil daah

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 19 dny +4

    Waa sax xukunka maxkamadda 👍

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 Před 19 dny +1

    Gabadha alle haw naxariistee markay aragtay guriga inuu gubayo way isaga bixi lahayd.lkn waxa laga yaabaa gabadhu inay dhaawac ahayd intaanu gubinba oo uu wax ku dhuftay.

  • @user-pg7cw2by1u
    @user-pg7cw2by1u Před 17 dny

    Kusali nadigena muxamad salallahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bh9qu3dc7e
    @user-bh9qu3dc7e Před 19 dny

    Alle ilaahayaw aabaha ciilan uhiili

  • @RayanHussien-he8cc
    @RayanHussien-he8cc Před 19 dny

    ❤❤❤❤❤abukate sharci akhoon waye runtii allah xafido

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 Před 19 dny

    Masha Allah guul💪

  • @user-wb1uh7pk3n
    @user-wb1uh7pk3n Před 19 dny +2

    Kadaabwaasiideeynrabaan isagaadilay illaheeykacabso niyooow laailaaha,ilallaah waxadanbeysaxisab,afkaalaguubuuxiyay

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 Před 19 dny +1

    ‏صلى الله عليه وسلم

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 Před 19 dny

    Masha Allah guul iyo gawanimo

  • @abiibabdillahi94
    @abiibabdillahi94 Před 19 dny +1

    Allahu akbar manta xaqbaa dhacay si cadaalad leh

  • @amaalxabiib4962
    @amaalxabiib4962 Před 18 dny

    Ilahay baa og xaqa hadu ilahay uqoro dhimasho wuu dhiman hadi kalena wuso tagnan ogow samday ka qoran tahay maxkamdu wa ta alah ☝️☝️☝️

  • @faayo19
    @faayo19 Před 19 dny +1

    Umadeena dhexdoda wanaag Ilaaheey ha dhex dhigo waa murug wallahi mid wax dilayo iyo loo dilayo waa dhibato

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před 19 dny +1

      Qoyaneey maxaa dhibaata ah? In nin naag loo dilo? In dilaa dhiigyacab la soo qabto oo sharciga illahay la marsiiyo ayaa dhibaata ah?

  • @QATARDoha-eb9rf
    @QATARDoha-eb9rf Před 19 dny

    maan sha allah❤❤❤❤

  • @umunimco2208
    @umunimco2208 Před 19 dny

    Masha alla xaqu haa sareyo allahu akbar

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 Před 19 dny

    Mashaallh

  • @cabdikarincusman2401
    @cabdikarincusman2401 Před 19 dny +1

    Maasha Allah

  • @shukrimumin7074
    @shukrimumin7074 Před 19 dny

    Mashaa Allah Allahu Akbar Allow sax

  • @Nuhamiirofficial
    @Nuhamiirofficial Před 19 dny +1

    اللہ آکبر

  • @bshroosmail7678
    @bshroosmail7678 Před 19 dny +1

    Allahu akbar

  • @Aasiyo-ny2ft
    @Aasiyo-ny2ft Před 19 dny +4

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nimcomaxamed7538
    @nimcomaxamed7538 Před 19 dny

    Masha allh dadka dhahyo Somalia sharciga islmka laguma xukumo video gaan dawada

  • @DrSaid-gj5ge
    @DrSaid-gj5ge Před 19 dny

    Guul m.a

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 Před 19 dny +1

    Allaahu akbar

  • @abdulkadiryusuf8483
    @abdulkadiryusuf8483 Před 19 dny

    Maashaa Allaah inkastoo Dembi Cad , ku Talo Gal Ah,La Diyaarey oo Weliba Horey loo Qosheeyey uu Ahaa (Omicidio Premeditato) Ma Mudnayn Maxkamaddu inay Ka Meereysato Ciqaabta uu Mudnaa Sayid Cali. Laakiin Waxaa Ilaah Mahadii Ah Haba Soo Daahdee in uu Xukun Caadil Ah Dhacay Mida Kale Dalka Waxaan Ka Maqanahay 38 Sano inkastoo Aan Mar Mar Fasax ku imaado Waxaana Sabab u Ah Nabad Gelyo la"aanta iyo Cadaalad Darrida ka Jirta Dalkeena. Laakiin Xukunkan Wuxuu i Gelinayaa Yididiilo , Wuxuuna igu Abuurayaa Rajo Maashaa Allaah

  • @adan6201
    @adan6201 Před 19 dny +3

    Waa talaabo horay loo qaaday dadka soomaaliyeed waxa qayrkood ka reebay meet kasta on joogaan cadaalad la,aan waxan leenahay hadaaladu ha sarayso mar walba gobolada dalkana waxan leeyahay marhadii caasimadii cadaalad lagu dhaqaaqay idina ku dadaala cadaalada sababta qabiilka looga dhaqaaqi waayay ee hore loogu Socon waayay waa cadaalad daro dadku waxay aaminayaan dawlad nimada qabiilkuna wuu tirtirmayaa waayo qofku wax up qabiil ugu laabtaa majirto alaa mahadle guul iyo gobanimo hadii lawaayo cadaalad waa dawlad la,aan inana isma aaminayno aduunkuna inama aaminayo sababtoo ah nidaamkeena ayaa noqonaya nidaamkii kaynta

  • @samirafaysal6526
    @samirafaysal6526 Před 19 dny +1

    Walhi waligee kuma farxin qof ladilayo Lkn mata qalbigaa kafarxay illah waa xaq sore qadigana waa umahad celinaa isda dinta wafaqsanayu kuxukumay

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 Před 19 dny +1

    Allahu Akbar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Gumezdid
    @Gumezdid Před 18 dny

    Awe dadki laha Luul Abdiaziz Cadalad ma heleso? Illahay labodaba hada ha unaxariisto Amiin. 🤲🏾

  • @umuzakariyaofficially5386

    Mansha Allah guuuul

  • @idilabdi9456
    @idilabdi9456 Před 19 dny +6

    Wadnaha ayaa iboodboodaaa,ilaaahow cadaalad

  • @dahaboodaxow
    @dahaboodaxow Před 19 dny

    😢😢😢 ilheyo abe cabdi casisis ka farxi una naxariso gabartasa ilmaha agonta u gar gar

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud Před 19 dny

    Masha allah

  • @user-bh9qu3dc7e
    @user-bh9qu3dc7e Před 19 dny

    Yaaa allaah uhiili luuul

  • @mnoor2233
    @mnoor2233 Před 19 dny

    الحمدلله رب العالمين

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 Před 19 dny

    gudoomiye ale ayaa mahadle❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤naftii naf disha halo dilo❤❤

  • @mohamedhussein8443
    @mohamedhussein8443 Před 19 dny +3

    Maxkamada way mahadsantahay laakiin in ay raaciso ma'aha wixii dacwad ka qaba way u furantahay in ay dhahdo. Gaba-Gabo kama danbays racfaan iyo ilameerayso looma baahna. Gabadha Aabaheed haduu cafiyo waa gooni hadiikale tiirka.

    • @ubax3018
      @ubax3018 Před 19 dny

      Cadeen waxaa ugufillan waxii uu ku doodaaye asaga afkiisa kasheegay lagu daray ficilka
      Usameeye oo ahaa inuu baxsaday waan sax

  • @user-tp4pl2bj7i
    @user-tp4pl2bj7i Před 15 dny

    Salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam

  • @nassiromar5267
    @nassiromar5267 Před 19 dny +7

    Yaaa rapi cadaladda Luul Oo kale igu sahal Walashay 😢🥺😭😭😭😭😭😭😭🤲🏻

  • @ruummohamed5736
    @ruummohamed5736 Před 19 dny +1

    alloow aabaha luul farxad ka sii maanta xukunka

  • @Moon23648
    @Moon23648 Před 19 dny

    Yahye mohamud said allah yaxfadka powe

  • @QATARDoha-eb9rf
    @QATARDoha-eb9rf Před 19 dny

    mash allh❤❤❤❤❤❤