DAGAALLADA DIR MAREEXAAN SACAD LEELKASE SHIIKHAAL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 06. 2024

Komentáře • 37

  • @AHMEDADAN-dz4sw
    @AHMEDADAN-dz4sw Před 2 dny +6

    Marwo Daahir liked and Subscribed

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před dnem +1

    Ina Daahir geesiyad aan runta ka gabbanin . Rabbi ha ku xifido . Amen . Greetings from the capital of Somaliland وبالله التوفيق

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Před dnem +2

    Qof wadani oo aan gabadhaan ahayn somali waa ka waayey wlhi ilaaheey cimri dheer haku siiyo iska ilaali in aad muqdisho tagtid way ku shirqoolaayaan

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 Před dnem +1

    ❤❤️✅💚👍🌷fariid geesiyad geesi dhalay❤

  • @AHMEDADAN-dz4sw
    @AHMEDADAN-dz4sw Před 2 dny +2

    Marwo Daahir I liked you really

  • @bby6
    @bby6 Před 2 dny +2

    Wa marwo Somali dhab ah ilahay hakala qabojiyo umada inshallah

  • @AHMEDADAN-dz4sw
    @AHMEDADAN-dz4sw Před 2 dny +3

    Sharing with Google play Service Active on the WhatsApp

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Před 2 dny

    Marwo qaali ah anaga waxaan ka mid nahay dadka xooga kuu jecel allaha noo Kaa daayo weliba anagoo wada nabad qabna soomaaliya oo wanaagsan allaha nagu wada kulmiyo aamiin dhaha

  • @AHMEDADAN-dz4sw
    @AHMEDADAN-dz4sw Před 2 dny +2

    To Marwo Daahir waxaad Tahay Gob Gobi Dhashay ku soco

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 Před dnem +2

    We love you ayeeyo mcn guulayso ❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

  • @user-zl9zo5ru8w
    @user-zl9zo5ru8w Před dnem

    Walahi waa run ❤❤❤❤❤❤❤40 years we are in this

  • @YusufIbrahim-g8u
    @YusufIbrahim-g8u Před dnem

    Guul guul abaayadawen❤❤❤

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Před dnem +1

    ❤❤❤❤❤

  • @AnabKahin
    @AnabKahin Před dnem

    Inan wanaagsan baad tahay oon jecelahay saaidna waan kuu taageeraa ilaahey isha cadowga hakaa qabto inaan kula xidhiidho ayaan jecelahay UK na waan wada joognaa guuleyso wll

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Před dnem

    Maashaa Allaah ilaaheey ha ku xafido wll

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Před dnem

    M/w hasan sheikh ismaciil c Geele dawladnimo Looga daysado Jabuuti ma taal

  • @CumarSolwar
    @CumarSolwar Před dnem

    Marwo Farxiyo, Allaha Ku xifdiyo ,waxaad sheegtay oo dhan waa run intaan Ka ahayn amaanta Formaajo iyo in uu asagu dhisay Xamari, Sidoo kalena waa qalad inaad tiraahdo Amxaaro walaalo ayaan nahay. Allaha Ku dhoowro siina wad dagaalka tuugada, waanku sugeeynaa ee soo hadal oo buufi dadqalatada khaa'imiinta ah oo dhan .

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Před dnem

    Siyaad barre ayaa usabab ahaa xur nimada jabuuti.

  • @AHMEDADAN-dz4sw
    @AHMEDADAN-dz4sw Před 2 dny +1

    Alwise My Subscribtions to Marwo Daahir

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi8475 Před 2 dny +1

    NAAGWAALAN OO MASEERSAN IGADHEH

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Před 7 hodinami

    Calan blue ah iyo dabaaldeg muxuu taraayaa.Somalia waxaa haysata Ethiopia iyo Uganda iyo cadaan Europe dadkiina gaajo ayaa dishey

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Před dnem

    Ilaaheey ha ku janneeyo waa dad cudur qabiil ku dhacey ayaa somalidii hogaankii u qabtey

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 Před dnem

    Kuwaanu kulligood waa walaalo isku raaxeeysanaayo iney is cunaan ,waayo waa dad aad is jecel oo kuuligood wada ah LAAN DHEERE LAAN DHEERE DHALAY iney eber iska siiyaan ayayna ku walaaloobeen .....haddaba waxaan kulligood leenahay weligiin GUULEESTA .

  • @abdimuxumed954
    @abdimuxumed954 Před dnem

    Thanks

  • @bardacad
    @bardacad Před dnem

    Anoo aanan wili ku daawanin ❤ share iwm waa ku siiyay❤
    Aamin
    Aamin
    Aamin
    Aamin

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před dnem

    Galmuran

  • @user-wg7op9ns1m
    @user-wg7op9ns1m Před dnem

    SIYAASI WUU DHIMANAYAAN OGOW DHILANA WAY DHIMANEYSAA TAAS OGOW HABARTA SHUUBADA AH QOF OO DHILO AH WAATII IGU HOREYSAY FARXIYO OODKAC

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Před dnem

    Xasan xaraash ayaa ka danbeeya iyo xulufadiisa

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Před dnem

    Dugsi maleh qabyalad waxay dumiso mooyee

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Před dnem

    Koowda luulyo yaan la tegin yaad u tageysaa meeshaan dawlad Kama heysidee .

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 Před dnem

    Allah Halima Xafido Wadaniyada aan jeclahay baad tahay Farxiya Dahir geesiyad baad tahay Afkaaga ugu Hiilisaye Cimridheer iyo Cibaado fiican Baan Allah kuu weydiiyey Ayeeyo Noolow intact nololu jirto Jasakallah

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před dnem

    Farxiyo.waadkumahadsantahay,.sida.aad.wadaniyada.ugu.hiiliso.lkn.hal.shey.oo.aduunka.&aakhriraba.ku.anfac.waa.inaad.jirkaaga.qarsato.oo.oo.naarta.kabadbaadi.
    Caaydana.iska.daa