11 kun Somali ah oo laga helay HIV AIDS & Sababta || khudbah || Sh Maxamed Cabdi Umal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Komentáře • 148

  • @abdiadan1949
    @abdiadan1949 Před 10 měsíci +18

    Sheekh umul waa sheekha aan aan ka bartey tafsirka quranka waan jeclahey sheekhan ilaahey af iyo akhiraba ilaahey haw na xa riisto 😢😢😢😢😢

  • @Haffyy
    @Haffyy Před 10 měsíci +21

    Adun ay sheikh yadena jogin lama jogi karo rabiyow cimriga kudheerey adiga iyo sheikh yadena dhaman tood 🤲♥️

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 Před 10 měsíci +7

    Neyroobi iyadawa zinaa ka socoto halees illaaliyo intaan lees guursan halees baaro somaaliyeey 😢❤ jazaakallaah sheikh 😢

  • @abdullmajidmohamed5360
    @abdullmajidmohamed5360 Před 10 měsíci +6

    Ya rabb sheikh mohamed abdi ummal wanjeclahy darta ayan ujecladay ee cilmigisa ilahow isii awlad asaga okale ilahiyow isii..ameen walayal ameen idaha

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed3676 Před 10 měsíci +15

    Ilaahey cumriga haku barakeeyo sheekh aamin❤

  • @user-fb5pz6lt9c
    @user-fb5pz6lt9c Před 10 měsíci +25

    My Brother and sisters what sheikh ummul is saying is very true to somalis society

    • @anti-hiphop1933
      @anti-hiphop1933 Před 10 měsíci

      70% of HIV is passed on by anal sex. So this means there are Somali men secretly gay and Somali women giving up the back door. Look up the statistics in CDC you’ll know what I mean. Getting HIV through vaginal sex is very rare.

    • @Rose_1s
      @Rose_1s Před 10 měsíci +1

      Yes it’s very common now days may Allah protect us all.

  • @NasiibLucky
    @NasiibLucky Před 10 měsíci +4

    Alahayoow nagadhig kuwaad ka raali noqoto ducadoda aqbasho ceebtoda asturta Wanaaga tusiisa halaaga iyo masiibada iyo xaaranta iyo waxkasto adiga kaa careysiya Naga badbaadi. Subhaanala Alhmdllh Allahu Akbar istaqfurulah Laa xoowla Walaa quwata ilaa bilaah Lailaaha ilalaaah. Alahyow khaatumada noo toosi. Ameen ameen ameen

  • @amirahmed5003
    @amirahmed5003 Před 10 měsíci +1

    Shiekh umal alloow bad,baadi adduun iyo aakhiraba cadowgiisana cagta ka hoos aakhirana janno aamiin yaa allaah

  • @khaderaadan2184
    @khaderaadan2184 Před 10 měsíci +7

    Ilaahay ha inoo naxariisto aduun iyo aakhiraba❤❤

  • @Asiya441
    @Asiya441 Před 10 měsíci +10

    Shiikha aan jacalhay nolo imadan akhiro jano farduusa❤😊

  • @adonallah
    @adonallah Před 10 měsíci +3

    Aniga waxaan umaleynaa inay hay,ado diyaariyeen si ay barnaamij ugu fushTaan oo ay gondhob iyo fasahaad gabdhaha u baraan ilaahey hanaga badbaadsho cudurada halisTa ah dhalinyarooy ibTiina ilaashada

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 Před 10 měsíci +3

    Sheikh mohamed Abdi umul ilahey hanoka xifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @fikirchannell4442
    @fikirchannell4442 Před 10 měsíci +2

    Ilaahay swc hakubarakeeyo sheekh muxamed . Walaahi bilaaahi qof Damiirkiisu shaqaaynayo inuuna dhawrankarin xaalada somalida haaysata Gaar ahaan degaankan itoobiya maamusho kuwìi siidagaa iyo kuwii jamhuuriyada kasoqaxayba
    Waxaad arki 12 000kun oo qaws ooo inta xuduudada degaanka itoobiya laleehay hantidoodii lagu dhacay qolaji meel ladhoco lagu hayo 8 sanadood wax jihaayn ah oo loohayana inaayna jirin 3dii biloodba marbaa wax yar oo qamadi ah loturaa bal qofkastaw halka aay yaalaan is dhig kadibna qimee somalidii jamhuuriyada kaso qaxday ee dds timid waxa aay kusuganyihiin bal hadaad awodaan baadha anu kolay sheekh ma ihi nin cilmiga kale ee maadiga ah bartyna ma ihi lkn waxaan U arkaa somalida fastiin kahadasha inaay khaldanyihiin sababtoo ah hadalku wuu inaga xidhanyahay meel aan aduunka karaamo kuleenahay majirto markii yahuuda Falastiin ladajiyay ddsna waxaa lagu wareejiyay itoobiya fastiiniyiinta kiidhintaana waa mujaahid kanoolna waa nin Isla way ilaahayna yaqaana karaamadiisana ilaashada
    Hadaan is bar bar dhig kusameeyo falastiin iyo degaanka somalida 💯% falastiinbaa kafiican markaay qaxaan meel baa ladajiyo biyo suuliyo iyo meel aay dhaxanta kagalaanba waalasiiyaa halka kuwa degaanka somalida gaar ahaan qolaji 40, 0000kun oo ruux aay yihiin suulina aayna lahay maa dadbaa mise waa dugaag.
    Waxa Ina haaysta ma aha musiibo rabaani ah ooo aaynaan waxba kaqaban Karin lkn cuntooyinka dibadaha inooga yimaada ayaa lagu badiyay do dofaar kadibna dabeecadihiisiibaan yeelanay.
    Hadaayna culimadu kicin oo aay dhalinyarada jihaaynin al shaabaa lalayaabanaa ee boqolaal al shaabbaa sobaxaya dhibka kadhsahana cidi kabadbaadi maayso.
    Kolay waaladhiman ee inagoo barbararnay cayil yaan LA Ina qaadi waayin dadkeenuna oon udhiman hayaan.
    Kolay waad dhiman ee xaqaaga diin dadnimo shalaf gobanimo kudhimo.
    Culimo dhalinyarta somaliyeed way wareersanyihiin Cid daacad ah oo jihaaysana mahaystaan ee ilaahay waajib ma idinkaga dhigay mise nin iyo naftiisa unbaa human?
    Waan ogahay in aan LA ogolaayn inaad siyaasada kahadashaan lkn waxaan dhihilahaa ilaahay uun ka idanqaata waxaad xaq uleedihiina kudhinta dhalinyarada somaaliyeedna Bara geesinimada inaan wada dhimano oo uunan Hal qof Naga hadhin maaynan kafiicnaayn inta aan duli kunolaan lahay?
    Anigu hadaay banaaanlahay qofku inuu inkiro dadka uu kadhashay racmada uu ilaahay qalbiga galiyayna jiri lahaayn Somalinimada waan kabixilahaa.
    Iyoobiya kenya maraaykan Ayaa wadankaayga kuciyaari Ana hadaan xaqaayga kahadlo waa LA idili oo maa marbaad waari somadhimanhaaysid war kudhimo mabda aga
    Waxaan hubaa dhalinyarta somaaliyeed inaay diidayaan sidan lkn waxaan kabaqi Cid aan unaxaaynin inaay meel xun LA aadaan ileen qofku hadaf iyo rajuukunoladaa ee. Inaan fulayo nahay waxaa u daliil ah falastiin sida aay uga gabanwayeen xaqooda cidkasta oo awood isbidana Maya u yidhaahdeen qofka kudhinta mabda iisa wuxuu kun jeer kashraf badan yahay kabaqaya waraa dadka colaad haagalinina oo yawaari bal sheega qofka waaraya? Marba hadaad xaq udirirtahay cidii kaadhimata haa ubaqin lkn kuwa duliga aqbalay u baq oo ubarooro
    Dayuusku janada magalo fulay meel magaadho xaqiisana Mahelo
    Dadka yaan dagaal lagalin inladhoho kii kudhintana loobaroorto waa marka xaqdaro yahay dagaalku.

  • @mohameddiiriye6790
    @mohameddiiriye6790 Před 10 měsíci +5

    Asc sheekha alah xofdiyo

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Před 10 měsíci +5

    Ilaahow nahadey aamiin😢❤

  • @use_996
    @use_996 Před 10 měsíci +2

    Shiikh umal masha allah
    Waxan ku xasuusin laha waxas kaliya waxa lagaga hortagi kara inaynu u noqono isku dhaqanka kitaabka allah , o aynu ladagaalanay culimo iyo caamama dawlad iyo shacaba

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 Před 10 měsíci +3

    Subxanallah ALLAAHA kamagalnay cudurudas wain bulsha laga wacyi galiyo😢

  • @abdullahiabdi5535
    @abdullahiabdi5535 Před 10 měsíci +1

    جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله إليك . نحبك لأجل الله باشيخنا الفاضل.
    نحن قوم أعزنا الله بالإسلام ، إن ابتغينا العزة بغيره اذلنا الله.
    اللهم وفقنا الرجوع إلى ديننا وسنة نبينا صلى الله عليـه وسلم وانصر اخواننا في غزه، اللهم أمين.

  • @Abshircabdisheekh
    @Abshircabdisheekh Před 10 měsíci +1

    الحمد لله الذي جعل في أمتنا مثل هذا والله إني لأتوسم خيرا ما دام فينا مثل هذا

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Před 10 měsíci

    Ilahoow adigaa xumaan igaa xafiday oo. diintayda ii macaneeyeeey Alxdulilaah rabiyoow dadkeenaa noo bad baadi

  • @driraaqdaahirjuseebi2150
    @driraaqdaahirjuseebi2150 Před 10 měsíci +1

    Allow ku xifdi sheikh umul sababtoo ah waxa ka hadasha wacyiga tagan qudboyinkaaga wa kuba xiliga tagan mid ka hadleyso

  • @cabdulahigaagaa1260
    @cabdulahigaagaa1260 Před 10 měsíci +1

    Jasaaka Allah kheyr sheikh maxamed cabdi umal

  • @XuseenAadan-yp6eu
    @XuseenAadan-yp6eu Před 10 měsíci +1

    Maasha allah shiikh jasaakalaahu khaynun jasaa alle hakaa ajarsiiyo wacdigaaga

  • @faydefay2591
    @faydefay2591 Před 10 měsíci +5

    جزاك الله خيرا يا أخي الغالي وشيخنا الفاضل ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilyasyonis3217
    @ilyasyonis3217 Před 10 měsíci +1

    Jazakuallahi khayran sheikh umal

  • @najiabdiwahab4622
    @najiabdiwahab4622 Před 10 měsíci +2

    M.a sh.Mohamed cabdi umal xafidhahuAllah

  • @hindadahir305
    @hindadahir305 Před 10 měsíci +2

    manshaa Allah ilaahay hanooxafido culimada Soomaaliyeed Amiin yo🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Před 10 měsíci +1

    Masha Allah xifdullah sheekh umul jisakallah kheyr mahadsanid ❤️👍❤️

  • @hamsehassan2389
    @hamsehassan2389 Před 10 měsíci +4

    Maanta wa jogay masjidka 6ka ilahay sheikha miisanka xasanadka ha u saro wanada iyo baraarujinta.

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Před 10 měsíci +1

    جزاك الله خيرا كثيرا شيخنا الفاضل

  • @axmednurcabditootole
    @axmednurcabditootole Před 10 měsíci +1

    Msha allaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah ❤❤❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před 10 měsíci

    ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا الشيخ محمد امل

  • @umuyahya7919
    @umuyahya7919 Před 10 měsíci +1

    ماشاء الله جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل

  • @Mohamedabdi-py6kz
    @Mohamedabdi-py6kz Před 10 měsíci +1

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا شيخنا الفاضل محمد عبده أمل

  • @ayuubkarlo1636
    @ayuubkarlo1636 Před 10 měsíci +1

    Allah is one☝️❤️

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před 10 měsíci +2

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @macquul9743
    @macquul9743 Před 10 měsíci

    Jazakalah shiekh mohamed abdi umul,

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Před 10 měsíci +5

    Dadku intey isguursan dhaqtar hatagaan guurka kahor ilaahey halagacabsado ataqulaha.

  • @abdirahman6500
    @abdirahman6500 Před 10 měsíci

    ManshAllah jazakallahu khayra wa axsanallahu ilayk

  • @user-up8iq5mo8v
    @user-up8iq5mo8v Před 10 měsíci

    Masha allah shek mohamed abdi umal

  • @manbileofficial3900
    @manbileofficial3900 Před 10 měsíci

    Allah hainobarakeeyo shekheena shekh mohamed abdi umal

  • @user-vl8mg3xv4i
    @user-vl8mg3xv4i Před 10 měsíci +1

    Yarabii nodhambii dhaf 😢😢😢no naxariso😢😢

  • @user-ub4xc7px4u
    @user-ub4xc7px4u Před 10 měsíci +2

    Maa shaa alaah alahakubarakeyo

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 Před 10 měsíci +1

    Allaha ku xafido sheekh

  • @nimcoabdilahi-ou6mu
    @nimcoabdilahi-ou6mu Před 10 měsíci +1

    Shekh umal Allah haku xaftiyo

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD Před 10 měsíci

    Sheekh umal talow abidkiis feer ma gamay ama wax ma dhirbaaxay shinbir Allah haka dhigee, mararka qaar waxan isweydiiyaa culimadu ma dagaalami karaan,
    I love you my sheekh umal xitaa hadii weligaa wax dhirbaaxin

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Před 10 měsíci

    Sumxaanalaaah aduunyadii gadoonweeyi somali gaalba fusuqoodiibaa isgaaray subxaanalaah

  • @sulekam1806
    @sulekam1806 Před 10 měsíci

    Asc sheikh ummul jazacumullah waa dhibaato jir ta dal iyo dibadba thanks

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Před 10 měsíci

    Jazakallah kheir ❤❤

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 Před 10 měsíci +1

    Allaha ka khayr siyo

  • @maxamad7790
    @maxamad7790 Před 10 měsíci +1

    Masahallha alhamdulillah ❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 10 měsíci +2

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Před 10 měsíci

    جزاك الله خيرا 🙏

  • @fathisaidmohamud4558
    @fathisaidmohamud4558 Před 10 měsíci

    M.allah sheikh allaha ku xifdiyo

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 Před 10 měsíci +1

    Shikh alle haku xafido❤

  • @omarabdul1166
    @omarabdul1166 Před 10 měsíci

    سبحان الله العظيم

  • @aslinur3228
    @aslinur3228 Před 10 měsíci +1

    Maashaa allah guulayso

  • @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td
    @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td Před 10 měsíci

    Allah ha xafido sheekeena

  • @ayubnasir3788
    @ayubnasir3788 Před 10 měsíci +1

    Allah inaga dhigo kuwa zinada iska ilaaliyah.

  • @kamilabdi6635
    @kamilabdi6635 Před 10 měsíci

    Ciiyaalka ugu shekeya waxas

  • @subanali2558
    @subanali2558 Před 10 měsíci +2

    Allahu Akbar

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 Před 10 měsíci +6

    Ilahay cudurada hainaka ilaaaliyo iyo murugta

    • @Haffyy
      @Haffyy Před 10 měsíci

      Amen ya Allah ya rahman 🤲

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 Před 10 měsíci

      Amiin Amiin ya rabi

  • @walalsafwan2269
    @walalsafwan2269 Před 10 měsíci

    Sheikh Waxa wuu kahadlay waa runtiis… everybody keep you life things are wors nowadays 😢

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před 10 měsíci

    عليه افضل الصلاة والسلام

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 Před 10 měsíci

    S xaas
    Jazakallah Sheikh

  • @alfarajbakar438
    @alfarajbakar438 Před 10 měsíci

    Yaa rabi no naxriiso

  • @hajiabdirezzawhoror6835
    @hajiabdirezzawhoror6835 Před 10 měsíci

    Alah haina amaansado inshaAlah

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 Před 10 měsíci

    Ameen Yaa Rabb

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Před 10 měsíci

    Ilahayow na bad baadi

  • @sport10011
    @sport10011 Před 10 měsíci +1

    Subxana Allah

  • @faafintakherka750
    @faafintakherka750 Před 10 měsíci +10

    Faafinta kherka isoo raaca inta kherka jecel

  • @user-dw1bu1ff5b
    @user-dw1bu1ff5b Před 10 měsíci

    Mashalla😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Malesho
    @Malesho Před 10 měsíci

    Mashllh

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn Před 10 měsíci

    Qadka wa sax melo badan aya jirto muqdisho......... way jirn

  • @abdimalik3310
    @abdimalik3310 Před 10 měsíci

    si walbo oo aad u caqli badan thy una cilmi badan tahay sh umal hadalkiisa wuu kugu soconayaa. Dad siyaasiyin ah ayaa dhageesta oo an ani aqaano

  • @hadillaium
    @hadillaium Před 10 měsíci

    Wallahi been mahan bulusho dhinac walbo ka duntay oo badey baan nahy meel aan ku fcnahy oo aduunka Naga tirsanyo mlhn mararka qaar somalinimada ma isga baxdaa ba ku qabneyso any way Alle xaqa ha tuso umadeena

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 Před 10 měsíci

    Zubhnllh wlhdllah walailaha illah wallahu akbar jzkllh🥰

  • @sport10011
    @sport10011 Před 10 měsíci

    Waa dabar goin,umada lagu wado.

  • @AkLeewaye
    @AkLeewaye Před 10 měsíci +1

    M.a

  • @CabdulaahiMaquul
    @CabdulaahiMaquul Před 10 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimamuuse3741
    @fatimamuuse3741 Před 10 měsíci

    Barigi hore sino unbay ahy dhibatadu lkn waqtigan somalia meelkaste khanisnimo aya badaty,qofka hdla ma jirto xita,wxad qarsata wuku qarsada.

  • @xamdihuseen2448
    @xamdihuseen2448 Před 10 měsíci +1

    M.a❤❤❤❤❤

  • @bintishandile6739
    @bintishandile6739 Před 10 měsíci +1

    Sheikh wa runtis Allah hanabadbadiyo waxa laiga shekeye wadanka Canada duq somali ah aya kaso baxay masajid markasa jidka ku kulmen nin Cadan ah waxu ogashekeye ninki Cadan ka aha oo yiri wadanka somalia aya 25 sano hayad kuwad nay oo mucawinad heyso marka dantena ogu weyn wxey aheyd inan dinta kudax fafino balse wankari weynay somalida wxna oganay in dinta an kaso galno Xaga dumarka mxa yelay canuga hoyadi ama guriga aya tiir U ah marka wa waxa hada kajiro women right iyo wax yalo kale oo dumarka iyo ciyalki loso digtay marka wxu 10 year to come sithan uma ahani donto wa halka galada ey nogafikirayso balse anaga maogin an kubara rugno dintena cdowgena wasojedaye hurdada anka kacno wlaladey somaliyey iyo musliminta dhamtod

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y Před 10 měsíci

    Scw scw scw

  • @adenaden9242
    @adenaden9242 Před 10 měsíci

    Why somalis are so special than other communities? .

  • @faizaali3041
    @faizaali3041 Před 10 měsíci

    Subxanallah 😭😭😭😭😭

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Před 10 měsíci +2

    Sheekhoow somali zinada caadi bay ka dhigteen 😢

  • @omarnuh
    @omarnuh Před 10 měsíci

    Allaw inaga Najee Xanuunkaa isaga ah waa HIV AiDS
    Dawlad adag oo Hanata Amniga Xuduudaha Wadankana malihin ( Allahu Mustacaan) Cidii doontaa ina dhex Tiimban
    In 1987 " Ramadan School of Langues" kuna yaalay Hamar Degmada Hodan Topic aanu Maalin ka Doodaynay ayaa Cinwaankiisu ahaa [ Aids has came] wuxuuna kusoo Shaac baxay Dunida horaantii 80s.

  • @user-gy4yk5cx8u
    @user-gy4yk5cx8u Před 10 měsíci

    Allow nagu toosi wadada saxan😢

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 Před 10 měsíci

    WAHAABIYOOY INTA AAD XASUUQDEEN AYAA KA BADAN INTA CADAWGU ISLAAMKA KA XASUUQAY

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před 8 měsíci

    Sakiina supermarket waxaa ISKA leh shiikh cabdi umul wuxuu qabaa hiv aids la ga car arro

  • @user-cp5hu2ub5t
    @user-cp5hu2ub5t Před 10 měsíci

    Asc

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 Před 10 měsíci

    Xassan sheikh miyad sugeysan in dad karbasha mise dagax kudila? Shilimadka mareekan aya kagoi

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Před 10 měsíci

    AMISOM also.

  • @sport10011
    @sport10011 Před 10 měsíci

    Waa titirid dahsoon.

  • @nuhnuh2753
    @nuhnuh2753 Před 10 měsíci

    ❤❤❤

  • @ayanabdi77
    @ayanabdi77 Před 10 měsíci

    May Allah safeguard us

  • @Hornscope
    @Hornscope Před 10 měsíci +1

    Raga iyo dumarka is guursanayaa waa inay dhiig iska qaadaan intaanay is guursan.
    HIV waxaa ka sii daran STD or sexual transmitted diseases oo qofka dhib ku haynaya ilaa intuu ka dhimanayo

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před 8 měsíci

    Shiikh cabdi umul wuxuu qabaa hiv aids la ISKA ilaaliyo shacabka Kenya

  • @anti-hiphop1933
    @anti-hiphop1933 Před 10 měsíci

    Badanaa HIV/AIDS 70% waxaa laga helaa qaniisiinta iyo Qawmul Lut ama naag oo futada diibata. Beryahaan waxaa la arkay niman Soomaali ah oo sida naag isu ekaysiinayo.