FARXAAN YARE IYO NIMCO NANAC | GARAACA WADNAHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Garaaca Wadnaha
    Farxaan Yare Iyo Nimco Nanac
    Erayada Iyo Laxanka Abdishakuur Badmadow
    Music By Madar Sacadaale
    Camera & Editing Nuuradiin Dugsiiye
    Soundrecod Farxaan Yare
    Copyright@Hawraar Music

Komentáře • 86

  • @gattuze453
    @gattuze453 Před 9 měsíci +22

    Gabadha:-
    Haduu gabal dhaco
    guluub baxayoow
    Gudaha qalbigayga
    Garaadka shidoow ×2
    Ninka:-
    Anigu gabadhyahay
    Mudaan u gabaday
    Inaan ku gam'ee
    Kashaadiyo beerka
    Hadmaan galayaa ×2
    Gabadha:-
    Garbaha badhtankooda
    Hadmaan galayaa
    Garaaca wadnaha
    Hadmaan guuxiisa
    Gariir maqlayaa ×2
    Ninka:-
    Garbaha badhtankooda
    Hadmaan galayaa
    Garaaca wadnaha
    Hadmaan gawdiisa
    Gariir maqlayaa ×2
    Gabadha:-
    Hadii galadiisa
    ciduun wax ku gaadho
    Jacayl godolkii
    Anaa gaax ku maalay ×2
    Ninka:-
    Gacalooy adigaan
    gu' iyo dayrba
    Anigu gaariyo
    Si gooniya
    Kuu garawsanayaa ×2

  • @Farremammy
    @Farremammy Před 7 měsíci +6

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all Allah صل‎ ‎‫الله عليه وسلم.‬‎ created prophet Muhammad (pbuh)

  • @rayanmss2117
    @rayanmss2117 Před 10 měsíci +4

    1 millions markay gaadho replay iiso gala

  • @AbdalaKalifa
    @AbdalaKalifa Před měsícem +1

    I love you farxaan ❤❤❤❤waan iskakaajecelahay ilaahay amarkiisa ❤😂❤❤❤❤❤

  • @abdirizackrashid4704
    @abdirizackrashid4704 Před 10 měsíci +7

    wow posted about 20 minutes ago and it is an instant hit! i love this track! go! wgarbaha bartankooda hadmaan galayaa garaaca wadnaha hadmaan guuxiisa gariir maqlaya... :) whoah kabax

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 10 měsíci +5

    Garbaha badhtankooda Hadmaan gelayaa
    Garaaca wadnaha Hadmaan guuxiisa
    Gariir Maqlayaa 💔🎵

  • @user-eh9mz8qb5u
    @user-eh9mz8qb5u Před 9 měsíci +2

    Haddii aan dad daganaasho la sii lahaa farxaan yare ayaan siin lahaaa❤❤

  • @amiirkatrades9489
    @amiirkatrades9489 Před 7 měsíci +3

    Fankuba wa samaroon iyo inyaroo lagu macaneyey ❤

  • @nasiib_isxaqq254
    @nasiib_isxaqq254 Před 10 měsíci +8

    Welcome back legend farax favorite ❤

  • @nasromahdi2198
    @nasromahdi2198 Před 10 měsíci +8

    Allh is one 😢☝

  • @SadaamSeerbiya-dr2hc
    @SadaamSeerbiya-dr2hc Před 10 měsíci +3

    garbaha badhtankooda
    Hadmaan galayaa
    Garaaca wadnaha
    Hadmaan guuxiisa
    Gariir maqlaya❤🌹

  • @qizohero4371
    @qizohero4371 Před 10 měsíci +11

    Woooow legend is back farhaaan yare ❤

  • @ceeriofficial3201
    @ceeriofficial3201 Před 10 měsíci +3

    Welcome back legendkii fanka❤❤

  • @qurayshaaxmed2512
    @qurayshaaxmed2512 Před 10 měsíci +2

    Walagu xiisay farxan yare❤

  • @cabdikhadar1878
    @cabdikhadar1878 Před 10 měsíci +3

    First comment hawarar past CZcams songs 🎵 janal

  • @ccasiismukhtar2869
    @ccasiismukhtar2869 Před 9 měsíci

    Wllky farxaan yare iyo dumashidan nimco hore usocda

  • @sundusdhalosundusdhalo1446
    @sundusdhalosundusdhalo1446 Před 9 měsíci +1

    Tani Hees waa dhaaftat ilma adeerayaalooow❤❤❤❤

  • @mohafilms1062
    @mohafilms1062 Před 10 měsíci +4

    Camera 100%
    Editing 100%
    Codka 80%

  • @mohamedfarah5617
    @mohamedfarah5617 Před 7 měsíci

    Oof heestu way macaanthy

  • @fadxiyuusuf4964
    @fadxiyuusuf4964 Před 9 měsíci +1

    Legend is back

  • @Amiiraquruxy
    @Amiiraquruxy Před 10 měsíci +1

    Welcome back fanaan loo xiisay❤

  • @napila7644
    @napila7644 Před 9 měsíci

    aww lamaano quru bdn isku waara😍

  • @Rahmaaaaomer
    @Rahmaaaaomer Před 10 měsíci +4

    Welcome back farxan yare iyo marwadisa ❤

    • @abdimalikaden4467
      @abdimalikaden4467 Před 10 měsíci +1

      Walaal inantaan nimco nacnac ma isaaq baa mise samaroon

    • @Zusan15
      @Zusan15 Před 9 měsíci

      @@abdimalikaden4467acudubilahi ma xagsd qaabil ka maraysa 😢

  • @tufaxahmed4124
    @tufaxahmed4124 Před 9 měsíci

    Nimco nacnac jaaas degan❤❤❤

  • @hoodaalechannel4622
    @hoodaalechannel4622 Před 9 měsíci

    Best legend is come back

  • @user-hy1tl5lw5d
    @user-hy1tl5lw5d Před 9 měsíci

    King Hya❤❤❤❤

  • @Auroraabdi36
    @Auroraabdi36 Před 10 měsíci

    Heestan hadal Kari mayso🔥🔥🔥♥️

  • @shiine4106
    @shiine4106 Před 10 měsíci

    Cod Bay ku garaacday wleee

  • @user-ch3yx3sz8h
    @user-ch3yx3sz8h Před 9 měsíci

    Ereyadani singlenimadeny fasirayan
    Abwanku uuzibu tabayay 😂❤

  • @hamzonicazhraf5433
    @hamzonicazhraf5433 Před 10 měsíci

    ❤❤❤ farxaankaygii

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc Před 9 měsíci

    Legend farhan yare

  • @AmiraAbdillahiYoussouf
    @AmiraAbdillahiYoussouf Před měsícem

    ❤❤❤ 🎉

  • @nimcomahamed8549
    @nimcomahamed8549 Před 9 měsíci

    Masha Allah

  • @user-mu8dh9lg9s
    @user-mu8dh9lg9s Před 10 měsíci

    Jah❤ from tik tok

  • @queensafa8680
    @queensafa8680 Před 9 měsíci

    Like it 💥❤️‍🔥by I need lyrics 😢

  • @Jabjacayl
    @Jabjacayl Před 9 měsíci +1

    1m markay gaadho like iyo reply isku kay raaciya ( 31/10/2023 )

  • @Farremammy
    @Farremammy Před 7 měsíci +1

    wll codsi waaye amar maahan waad ii yeli kartaa waadna ii diidi kartaa lkn plz🙏🙏wn ku baryaa wll mcne 80 video u horeya like isaar commenti wax lee igu soo qor😢 wll plz somali nimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hadadan isari karin wax uun saar plz dad ayan la tartamayaa plz🙏🙏wll meel cidlaa kaagama tageen plz🙏🙏🙏💔💔waa walalkaa ha i qalbi dilin plz😭😭dadan tartan kula jiraa plz

  • @nemomoh3975
    @nemomoh3975 Před 9 měsíci

    Dad laysugu talaGaLaYy❤ m.a😊

  • @user-zr2uz3qd5r
    @user-zr2uz3qd5r Před 9 měsíci

    ina ader farxan Poqorka Codka

  • @aliabdillahisihan8403
    @aliabdillahisihan8403 Před 10 měsíci

    Farhan yare👑❤

  • @nimcoali8961
    @nimcoali8961 Před 9 měsíci

    Wooooow

  • @user-ov3rv5wy8n
    @user-ov3rv5wy8n Před 10 měsíci

    Wlhi lamanahan waan isla jeclhi alow isu kiin daa

  • @nasraabdi-sx6km
    @nasraabdi-sx6km Před 10 měsíci

    Soodiga galayba❤

  • @tufaxahmed4124
    @tufaxahmed4124 Před 9 měsíci

    Woooooooooooooow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lk5qf8oz3g
    @user-lk5qf8oz3g Před 10 měsíci

    Wllshy nimco io isku WARA dumo farxan yare

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 Před 10 měsíci

    Waaawa

  • @aliiid4305
    @aliiid4305 Před 10 měsíci +1

    wax cusub oo ka macan ayad samyn kartan ee kobiga ka dhaca hh

    • @Suhayb-oq3un
      @Suhayb-oq3un Před 10 měsíci

      Wllhi waan yaabay markaan arkay 2021 heestaad qaaday in la koobiyeeyo 😂

    • @XafsoClcasiid33-pr2mh
      @XafsoClcasiid33-pr2mh Před 9 měsíci

      Ayaga bartedi.dhigay.hees.adi.waad.kudheshay.

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr Před 10 měsíci

    Wow

  • @hamsehuseen3307
    @hamsehuseen3307 Před 10 měsíci

    Wellcome❤

  • @user-kd2kv9cj5n
    @user-kd2kv9cj5n Před 8 měsíci

    Cod pey kugu garacday qoftu😂❤❤❤❤❤

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 Před 10 měsíci

    Nimco nanac
    Waa nawalosa wllo😅

  • @ifraxmaydhane
    @ifraxmaydhane Před 10 měsíci

    Hestan markay gafho 1 k like. Ha la iso saro😂😊

  • @nimcoali8961
    @nimcoali8961 Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @NajaxClaahi-bk2qe
    @NajaxClaahi-bk2qe Před 6 měsíci

    🎉❤😢

  • @hargeisabigboy4775
    @hargeisabigboy4775 Před 8 měsíci

    Heesta Ali Eid ee laba sanad ka hor CZcams lasoo galiyay ee GARAACA WADNAHA bal ila soo eega!
    Ereyadu waa isku mid
    Abwaanaduna waa kala duwan yihiin
    Markaa xuquuqda ereyada iyo heestaba yaa yeelanaya
    @hawraar

  • @Farremammy
    @Farremammy Před 7 měsíci

    *Dhaweysa_**__Qofkii_Ku_Neceb_*_
    *Ha_Dhawicin_Ruux_Ku_jecel___*
    *Ha_Noqon_Ruux_Dhinac_Ka___*
    *Raran_Dhagtadu_Yay_Mid_Noqon*
    *Dhageysata_Kali_Xuman__*
    *Wax_Dheel_Dheel_Ka_Ah_Buu_*__
    *Dhabeystaa_Admiguye_Hadalku_Yu *Ka_Dhic_dhicin_*

  • @axmedcaska3797
    @axmedcaska3797 Před 10 měsíci

    Wooow is back farxan Yare 🎉🎉🎉

  • @user-mf1mh1kq6e
    @user-mf1mh1kq6e Před 8 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fardowzotusbaxle7880
    @fardowzotusbaxle7880 Před 9 měsíci

    😢😢sori

  • @nimcoali8961
    @nimcoali8961 Před 9 měsíci

    😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maahirmaxamadaxmad
    @maahirmaxamadaxmad Před 10 měsíci

    Welcome back pig farxaan yare🎉

  • @user-uj8hk8wr7u
    @user-uj8hk8wr7u Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 Před 10 měsíci

    Qoftaqn wee cayishay

  • @caydaruuscabdinasir8712
    @caydaruuscabdinasir8712 Před 9 měsíci +1

    gacalooy goormaan bahashii dhakhtarku sidan jiray ee wax lagu dhagaysanayay noqonayaa😅😂😂😂😂

  • @xasanshiiq
    @xasanshiiq Před 10 měsíci

    Waw thent kerosene the

  • @ayuubKARLO-wv9bm
    @ayuubKARLO-wv9bm Před 10 měsíci +1

    Rasmi RAYS dawning and arkiying heesta 😅😭😆😄

  • @TimoDheere-lx4pj
    @TimoDheere-lx4pj Před 9 měsíci

    Maysan odhan ( waa tii balaayada nimankeeda usoo jiideysay) balse waxey dheheen ( qofkii doonaya shahaado, Caatika ha guursado) Malo wanaagsani waa sad wax loo dhigo uusan jirin

  • @shamsudiinmaxamed4849
    @shamsudiinmaxamed4849 Před 10 měsíci

    Waxan hees miya kkkk

  • @user-cz7nd3et2y
    @user-cz7nd3et2y Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤🫶🥰🥰🥰

  • @user-mv2zc7vb3q
    @user-mv2zc7vb3q Před 9 měsíci

    ❤😢

  • @ayanadan2136
    @ayanadan2136 Před 10 měsíci

    Heestan 2 sano ka hora Ayu Ali Eid qaday ma copy aya laga sameeyaya 😂😂😂

  • @aishachannel9240
    @aishachannel9240 Před 10 měsíci

    Copy soo maahan heestaanu

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Před 9 měsíci

    😂😂sow tii weynatay nagti nimco😂😏faraxn dhaadhan 🥱😳 isku wra

  • @aliabdillahisihan8403
    @aliabdillahisihan8403 Před 10 měsíci

    Farhan yare👑❤