Wararkii u Danbeeyey Maxamuud Xaashi oo Soo Jeediyay in Loo Midoobo Beelaha Daarood ee Buqdharkayn k

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 69

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před měsícem +10

    Guul iyo gobanimo Somaliland

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 Před měsícem +9

    Mahamad adan dirir walaal gulyso ❤

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 Před měsícem +2

    Hj tuuga huwantaa ee maxamud xashi cod haa sininee nin wax idin taraaayaa siyaaa codkina ninka qaranka somaliland dhigaa kaga suntahay eee waligi 1 shilin ka dhicin dadkisa maxamad kahin iyo kulmiyee inshallah ❤

    • @ninilahaywarkii9767
      @ninilahaywarkii9767 Před měsícem

      Afka kamaad hadline meel kale oo hugantay weeye
      Sawdigaa dabada ka dhawaaqay

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 Před měsícem +2

    Ha habsaamin cidna ku dooran mayseee

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Před měsícem

    Inashi inan halasiiyo inan degdega hasiyo ❤❤

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem +3

    Muxuu oog uga odhanwaayey kkk sawkii lahaa nabada laascaanood furaheedu wuxuu yaalaa gaalkacayo iyo puntland ma sheekadii iyo hadimadii uu qaranka ku xumeunaayey ayaa hadda kulaba qaraxdey kkk ninkii lahaa inanteyda waxaan ku idhi nin gabooye ah guurso alla kareem

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před měsícem +3

    Subxanallah.

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Před měsícem

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland.

  • @fadhiaaar213
    @fadhiaaar213 Před měsícem +2

    Ma gabdhihii ayaa codkii soo galay waa wax lala yaabo taasi waa wax aan dhacayn . Isaga ayay ku koobnaan ka war suga.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem +2

    Ina xaashow uu aa uu aa

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před měsícem

    Dhaarba mayaqaano diinba iska daayoo. Cod buu ka doonaaya cajiib. Isagaaba diin lahay waa waa tuug Midgo iyo qoowma luud ayuu. Ka doorbidey Maahmahyada isaaqa waxkale mayaqaaniin. Nabsiga isaaqu masoo daaho mana raagee ruuxuu daandaansaada lafihiisaay ruugaan wa waa dhaqsadaa maashalah

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +1

    GUUL SLAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 Před měsícem +1

    Maxamuud xaashi goormuu toobadkeenay sawkii huwan kalkaal ahaa madoorasho istusbay katahay

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Před měsícem +1

    ❤❤mansha aallaah ❤❤

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před měsícem +2

    Nacas imaala aantii waxay lagashay inuu gabooye cod kasiisto inantiisii 😂😂😂bacaac bacaac bacaac guugow marbaa lagugu aaminay hantidii umada markiina waad dhacaday xaqii umada😂😂bacaac bacaacle 😂😂

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před měsícem +2

    Whay this happing ?

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b Před měsícem +1

    Somaliland guuuuul iyo goobani mo

  • @DeWaaSuge-px7ds
    @DeWaaSuge-px7ds Před měsícem +1

    1st Comments.

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j Před měsícem

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Ina xaashi marba geed uu qabsado ayuu raadinayaa ….Shalayna wuu ka soo horjeeday Ciidanka Somaliland oo Xirsi iyo Wadani ayuu la moqif ahaa maanta wuu ka soo horjeestay….Ina Xaashi wuxuu ku soo nowonayaa Kulmiye wax u dhaama ma haysto…
    Waa Khayran katiiran

  • @aasiyoaasiyodaahir5401
    @aasiyoaasiyodaahir5401 Před měsícem

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂war farax macalin waa nin ogadeen ah xasuuso

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 Před měsícem

      Ogaden ise xoore doqonke ogaden ee uqdadu nafaysey oo adoonka aha ee Djibouti kaa dawarsan jiirey ee jimcihi dardheere buuxi jiraye Manu ahayne miise waa ogaden cusuub 😅😅😅😂😂😂😂😂e

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf Před měsícem +1

    Inantiisa ayuu xataa soodhigay si uu xil uhelo unaso xado haday runkaatay adigu guurso caaca

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před měsícem

    subxaanalaah bal xasan gurguurte iyo fiqi manaafaq ma arkaan dadkaa iy xilka uhayaan ee baaba aay ee rag tooda xasladay bay mar kasta afka ladhacayaan tiiloodiray way ilaaween 😮😮

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před měsícem

    mAXAMUUD hASHI WALE WAN KU OGAA GEESINIMDA KUWII KULMIYEE DADKA HUWANTA KU SHEEGI JIRAY HA KU QUUS QATAN ADEERO CIRO ADANUNA SIDAAS DHEH HADA JECESHAHIN WADANKA HIRSINA WALALOW AADANA SIDASI DHEH DALKA HA LA DIFACO MARKA HORE DOORASHO YAAN LAGU SOO GARIIRINE

  • @caadildalmar2723
    @caadildalmar2723 Před měsícem +1

    Taaar Tv 📺 Caways Wanagsan

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 Před měsícem

    Maxaad uga jeedaa maxamuuudow hadalka !!!

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn Před měsícem

    Farax macalin waxba kuma qadi kartaan idoor Kenya khalad bad ku joogtan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před měsícem +1

    Hjeclo waxaan odhan lahaa waar qudhunleh Mohamoud Hashi reer magaciisa ka tirtira ninka yidhi maanta Inantayda Midgo ayaan siinayaa waa wax laga xishoodo umadu dhaqan ayey leedahay maxaa ku kalifay, Makkah iyo Madina ayaan qabaailku sideena kala guursan adna Midgo qaba dhiigii dadkeena oo faqash basaasiin u ahaa qaarna ay gacantooda ku dileen dad badan markii la qaxayey ayaad leedahay guursada Nacdalbaa kugu taal Kalb ibnal Kalb waar Aygaa Hjeclooy dhagax ku dila. Cali Samater ayaa media ka sheegay Anaa Amray in Hargeisa sawaariikh lagaga soo garaaco Airport ka. Mohamoud Hashi waa fulaygii dagaaladiina ka soo baxsaday markii dambena wadanka dhacay tii madaarka , hawadii Somaliland iy mashruucii Xumboweyne maanta lacagtaa uu ku kaambayn garaynayo ma yuu soo shaqaystay waa maya markuu London ka yimi boqol dollar muu haysan dawladii Siilaanyo markii uu wasiirka u magacaabay ayuu dhaca ku bilaabay markii uu madexweynuhu xanuunsadayna isaga iyo Hersi Huwan ayaa laba qaaday,

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 Před měsícem +1

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem +1

    FARAX MACALIN KAW HALAGA SIIIYO

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Před měsícem

    wuu saxanyahay gabooye waa in laga guursadaa la joojiyaa dhaqan xumida

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 Před měsícem

    Faarax macalim adoonkii sida xorta u hadlay

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před měsícem

    Faarax waa adoo maha kenyaaniga

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Před měsícem

    Kiwii aduguywedhi jirtay gacalkaygiiyow goormadkatanasushay xaashiyow

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem

    Ina xaashi Waxsi cod ayuu kudonyaa Wlee
    Maamulka muqdisho qarafadii ayaa laga jaray miyaa

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 Před měsícem

    maxamud X. Benale 😂😂😂😂 Munafiiq

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    HJ DAROOD ISU BAHAYSAN MAYO MUUSE BIXI MEEL BUU SARI HUWAN HADUU WADANI HUWAN SOO HAGAYO 1 COD WADANI YANBLASIN KA CUNA QAADKA KELIYA

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před měsícem +1

    Tuug tuug dhalay huwan haysmacaanayn

  • @Sadiiq-c3l
    @Sadiiq-c3l Před měsícem

    😢😢😢

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před měsícem +1

    Farax indha gallax halla gawraco
    Inan gumedki galla dagalka kkkk
    Maxamud neef ma isagaa diinle
    Tuug xeeladle alla ya ku dooxa

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 Před měsícem

    Maxaa is bedelay maxamuud xaashi meel aanu kahadli jirin buu kahadlay.Waxaa layidhi mudane siciid cali reeygal ayaa ku giijiyey

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn Před měsícem

    Hakarano sheegin habar wa lagaga wuusteyay

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před měsícem

    Muuse difaacii dalka wuu dayacay

  • @ahmedsaed-jr6rh
    @ahmedsaed-jr6rh Před měsícem

    He want suport from that tribe but he is not serious about the matter

  • @ahmedsaed-jr6rh
    @ahmedsaed-jr6rh Před měsícem

    Here we go again, Somalia has a case to prove that al shaaba is responsible but the truce is Somalia gangsters rules were in fact responsible by government,
    Somalia government in crises because they focus against Somaliland and Ethiopia

  • @nkm3449
    @nkm3449 Před měsícem

    Hashiyow marka hore adigu ka guurso oo bilow gabadh gabooye ah waa hadii ay ka dhab tahay waxaad madasha ka sheegtay oo aanay kaa ahay hadl codk lagu doonaayey ama iga dhihe

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj Před měsícem +1

    😂😂😂😂 beenawaas weyn mohamud hashi

  • @user-ln6wf3ce8v
    @user-ln6wf3ce8v Před měsícem

    DAROD. KABAQAAD. BAAD. U. TAY. TUUG. XAASHI. URAYE. BEENTA. DHILADII. KU. XAARTAY. U. SHEEG

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929

    inantada side

  • @yaxyesh-gf5pd
    @yaxyesh-gf5pd Před měsícem

    Hadaa ma midgaan buu kulataliyay? Nacas waxay soonali ku aragtay ayat qabaan barkhad batuun uun eeg. Waxay dhaqankui diidaana diintuna ma ogola

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Před měsícem

    Wara ninka halagooyo 😂

  • @user-ov3cr2ly7b
    @user-ov3cr2ly7b Před měsícem

    Inakaste oo dagaal ficinayen Lakin maxamud xaashi waji ma dhigan hada codki aya ka hadlin ha siinina cod qof idin furayen

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Před měsícem

    Inaxashi Iyo wadeni waa kaa xaraan hadan shacabka somaliland nahaye

  • @a.h.h4482
    @a.h.h4482 Před měsícem

    Farax ha dhuuman maxaa la cabsanee dil dadka aad leheeyd ha la dilo saas maxaa uga cabsanee kkkkkk.

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    KUUMI YAAN LASIIN XASAN XABALA QOTEE

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před měsícem +1

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk m. Xaashi

  • @badrisheikh
    @badrisheikh Před měsícem

    Yaakhey naga dhaaf iidhahdaan oo nagu bilaabeysid gadaal ka sheeg noo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před měsícem

    QOF WALABA OO ISLAMA WAA GARANAYAA DADKASI INAY SOMALIA LA DNA YIHIN WAXBA KAGAMA DUWANA INATA GURUSTA GABIIYE INANTA GUURSTA DAROOD ALLAH IN LAGA BOQO AAN QOFKA LAGU CUNSURIYADAYN REER HEBEL WEYE WAA SAX LAKIN SOMALIDII ISAAQ NACAYBA KA BUUXA MACA GABOOYEE TASI DARTEED HABALAHA ISAQAA SANAADAN UMA MALEEYO INAY CID KAELEBA GUURSANAYAN OO AAN ISAAQ AHAYN IYO AJAAAANABKOODA AJANABKU XATA WA ILAMA NEBI ADAM WAXA LAGA YAABA NASABNIMDA INUU XAGEED KA XIGO SOMALIDA AAD SHEGAYSO MARKI LA QADAY DNA SOMALIA XAGA ABE WAXBA ISUMA NIHIN MARKA WAYBA IGA XIGAN AJANBAKA DHAMAN XAGA ABEE SOMALIDA KALE SIDAY CADAYSAY DNA

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před měsícem

    waxaa ii cadaatay inayi nimankii Somalida xigmadi ka luntayi mid yidhaahada Madagascar guursada iyo mid yidhaahada afartii gabdhoodba nin ha iibsadaano ha ushaqeeyan iyo qaaryidhaahada oromaanunahayi iyo qaar social media bahalka dumarka ka sheegsheega laakiin ninkii English ee Somalida book ka qorayi 19 centre waxuu yidhi gabdha Somalia waa gold woman ninka Somaliad na waa goats man markaa waa cadahayi science man kuna wuxuu sheegayi in dadk madaxooda iyo body aanayi isla shaqayiinayin any more false Somalida ayayi ka bilaabatay sadly

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před měsícem

    Daarood mise Reer warsame Jaamac siyaad 😂 Iddoor tu wax ka afcum kana itaal daran wlhy waligay ma arkin Buqdharkayn baad sheegaysaan wlhy Magaalooyin badan baa qiiqi doona hadaad guryihiina joogi waydaan

  • @user-ln6wf3ce8v
    @user-ln6wf3ce8v Před měsícem

    BEENAALE. URAYE. TUUG

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 Před měsícem

    M..X🤑🤑 ☢️☢️ WADAANI 👎👎👎

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Před měsícem

    Gggul

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před měsícem +1

    Fataal xaaraami Ina xaashi coodbu raaba Waa goorma hhhhh daadka maxu moodaya taloow