SHAADIYO SHARAF BEST HIT MUSHUP SHOWGA QARNIGA ISMAACIIL AARKA 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 05. 2021
  • / @galladstudio SUBSCRIBE SAAR
    Duubista
    Aroosyada
    Xafladaha
    Heesaha
    Decuments
    IWM
    MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS
    goodax_offi...
    / goodax.photogrphy
    / goodax20
    l. l.php?u=https%...
    WAAD KU MAHAD SANTAHAY QAABKA QURUXDA AAD NALA SOCOTID
  • Hudba

Komentáře • 1,2K

  • @omaryahyechannel7867
    @omaryahyechannel7867 Před 15 dny +5

    Who ia here after 3 yrs 😢😢

  • @hilwamohamed572
    @hilwamohamed572 Před 3 lety +234

    Shaadiyadeena xidigta fanka gambadi bey tuuraty team shaadiyo loveha ilaabina

  • @user-bp3wq2ug9t
    @user-bp3wq2ug9t Před 3 lety +68

    😭😭😭😭😭😭💔2021 inta ila dhageysaneyso lov dhac kusiya inta jecel hayo

    • @user-rg9vp5uk6b
      @user-rg9vp5uk6b Před 6 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-lt5xw3ny8s
      @user-lt5xw3ny8s Před 5 měsíci +1

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @user-pm3ez6dt6g
    @user-pm3ez6dt6g Před 6 měsíci +49

    Inata dawanaysa 2024/1😂❤

  • @mitramitra3777
    @mitramitra3777 Před 3 lety +262

    Team shaadiya ismu jiya

  • @Captain.Yaaska
    @Captain.Yaaska Před 28 dny +4

    Heesaha cusbeeneysinta waa cajiib kuwii lahaa haday joogi lahayen kwrn 😂
    2021 to june 2024 I still listening 🎶 😊

  • @kykada65
    @kykada65 Před rokem +68

    I am Oromo, I don't speak Somali, But I love Somali music. Be strong Sadiyo sharafo👌👌👌

  • @JoukandaDs
    @JoukandaDs Před 3 lety +52

    شادية من الفنانين الي احبهم مررره 💕❤
    دمها خفيف ولطيفه مره .. ربي يحفظك ويسعدك . ، احبك شادية ❤❤❤

  • @khalidmohamedabdillahi478
    @khalidmohamedabdillahi478 Před 2 lety +37

    Love From Hargeisa. Shaadiya Sharaf. 💚🤍❤️

  • @abdinoor1318
    @abdinoor1318 Před 3 lety +43

    Dayax yaa ila arkay inuu abdifatah gacanta kasoo qabtay oo qoftiisa u keenay 👍🥰🥰

  • @amishaaqrx3915
    @amishaaqrx3915 Před 3 lety +48

    Farxada kamuqato waxat moda in janada logu bishareyay subxana allah 🥺🥺🥺

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 Před 3 lety +100

    Dax dalnuurshe wax garad dareen leh

  • @kirubelassegid1177
    @kirubelassegid1177 Před rokem +58

    I love Somali music, I’m Ethiopian grew up with Somalis in Addis in the 90s

  • @RkRk-xp9yi
    @RkRk-xp9yi Před 3 měsíci +10

    One of my favourite year and my favourite song❤

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 Před 3 lety +70

    Alaw inaad baajisaan bay ahayd shawga muna darteed (Allah ha u naxariisto Amiin )waa in aad maalin dhan usamaysaan tacsiyo 👪 familyga saaxiibtiin kuligeenba Alaw na wada cafi Aamiin yaa rabi

  • @ubahademclahi2610
    @ubahademclahi2610 Před 3 lety +117

    wllo aakhiro sidaa isku walaqi mayside alle unoqo😭😭

    • @nimcosaciidnimcosaciid7446
      @nimcosaciidnimcosaciid7446 Před 3 lety +6

      Ku sali xbibkana muxmed scw

    • @kinghamzala9289
      @kinghamzala9289 Před 3 lety +4

      Adi mxa ku Kenaay

    • @abdalladacad8436
      @abdalladacad8436 Před 3 lety +1

      @@kinghamzala9289 wad gardaran tahaye Isku xishood wall Adiga Oo kale waaye Dadka dadka dhumiya

    • @Itsrobloxgrl
      @Itsrobloxgrl Před 3 lety

      Adi is xisaabi intaa dadkale xisaabin

    • @noram9919
      @noram9919 Před 3 lety +1

      Akhiro adiga maxa o dagaysanaysay ba ku hortalo Allah qof kama xigtit tisi dharyelo tulale ku daro

  • @kaltounabokor572
    @kaltounabokor572 Před 9 měsíci +10

    heestuba ima muuqto dayax wa romantic oo qofa intu cabdi fataax gacanta so qabtay bu la soo carary si u shaadiyo u ag keno another level fanan sharaf ku nolow ❤😊

  • @ZiyamedMed
    @ZiyamedMed Před měsícem +11

    Nn bb fo pa c compliqué the love is somthing hot and heavy

  • @ismalura3607
    @ismalura3607 Před 3 lety +5

    Gabasarta inay ka dhac dhacdo shadiyo kow waxa usababa hesta bilowgeda ega nagta qorta wax ugu jiraan biinkii shalmada celinayay eay kuso muday bay ka saaraysa xita shadiyo way daremaysa in wax laga saray gacantay saraysa madaxa inta ila aragty like isaara allah nagaha qaar cadowsana gabadhas tinteda inay muqato nagtaasa usabab ahayd anyway shadiyo fananad qaran waye keepgoing wanu ku tagerna marwo iyo hooyo sharf mudan bad tahy💋👸♥️🙏🔥🔥

    • @abdirizaksalaama
      @abdirizaksalaama Před 9 měsíci

      Wllhi been maaha cadow waaye naagtaas waliba sida ay iau dhaafinyso kwrn

  • @fowsiosmamohamed1344
    @fowsiosmamohamed1344 Před 2 lety +23

    Shaadiya waa fanaanada kaliya ee qaadi karta hees walba si ka sii fiican.wonderfull.

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 Před 2 lety +6

    Gabadhan waa markii uhoreesay een aan arko mnshaaalah codbaa ku dhamaday 🙏🙏🙏👏🏻👏🏻🇨🇭🇨🇭🇨🇭

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 Před 3 lety +7

    Wlhi blhi shaadiyo anaa u xishooday abayooy talo walaalnima ku siinayaa naftaada hadaad u xishoon wayse ninkaaga dartiis u xishood waaxay waxn oo niman ah aad ku hor niikinayso maalhman sidaan waa ka roonayd ogoow inaad hooyo tahay daganaanta maalmhn kaga baranay kusoo laabo😍

    • @sharmavich9793
      @sharmavich9793 Před 3 lety

      Ninkeeda meesha joogo 🥺wllhi ninka raga WAa midka sharfta naagtiida dhowra marka maxaa dhahnaa wllshey 🙄✌️

    • @ahmedmohamoud2194
      @ahmedmohamoud2194 Před 3 lety

      Walaaaleey adi cunugbaa tahee waxano kale hadaawan ceeb film cartoon gaysoo seexo

  • @bintusadiaabdi1321
    @bintusadiaabdi1321 Před 3 lety +19

    She's so beautiful😍 shadia waa ku wataa

  • @mumtazkhadar1239
    @mumtazkhadar1239 Před rokem +6

    Heestn waxan manta 23/1/2023 la dhagysanayay nin aan aad u jeclahy ♥️waxn hubaa inan kuso xasusan dono waligay jawigi quruxda badna daganan ee manta Qalbigi ku raca rayzan wayay awgaa

  • @nimcocabdi613
    @nimcocabdi613 Před 3 lety +14

    Dadka ilahey haso hanuniyo waxa jogna waqti dumrkii ragi qaway inte dhar caradooda mujinaayo uso xaren so hor istajiiyaan boqolal qof oo rag ah allow ceebtena astur dadkan dhimashda iyo alle cabsidiise weeba iloween

  • @abdiwahidshariff7584
    @abdiwahidshariff7584 Před 2 lety +34

    Queen on her own stage keep it up 😘😘😘

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 Před 3 lety +5

    Waaw waa hees qiimo badan 2013 ayeey soo baxday deeqo axmed xasuus gaaaralah South Africa joogey xilagaas queen eston saado cidii gareynaysoo

  • @kingquryzh1869
    @kingquryzh1869 Před 3 lety +30

    RUNTI WA GAPADHA KELIYA EEN FANKA SOMALIYED KA TAGERO BIG FAN FROM HARGYZA 😍😍😍😇😊

  • @user-fb8or9si6i
    @user-fb8or9si6i Před 9 měsíci +17

    These mashup deserves award winning, regardless of whatsoever it's top of the 20th century somali music.🎉

  • @muktaradan4128
    @muktaradan4128 Před 3 lety +5

    Watching this videos from Kenya..... Waxan kahela qalbi furnataa walashey shadiyo... ❤️❤️❤️❤️

  • @goldmangood8759
    @goldmangood8759 Před rokem +13

    I can't stop to hear this song I'm oromo but I love it

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 Před 3 lety +148

    1:35 Matankeygii geed qariye marke dhahday dayax saxibkeeda buu gacanta ka so qabtay waa kan cml beenta daa cml 😂😂😂
    Thankz guys intas o like ah 😁👍😀

  • @abdikadirxabxab893
    @abdikadirxabxab893 Před 2 lety +26

    Waxan hees way dhaaftay mzha alh Shadiya sharaf boqorada codka ❤❤❤

  • @aminoaragsan1604
    @aminoaragsan1604 Před 3 lety +33

    Aax aax axsan sowt shadiyo cod Malabo heestan ayaba wax walbo udhigmato 💃🥰🥰🥰😉

  • @nellymuthamia834
    @nellymuthamia834 Před 2 lety +121

    Can't understand a word but it's beautiful love all the way from 🇰🇪

    • @haniismail8294
      @haniismail8294 Před 2 lety +2

      Me to I can’t understand a single word but my parents do
      Love from 🇬🇧

    • @abdiwalisigane1918
      @abdiwalisigane1918 Před 2 lety +2

      Karibu ndugu

    • @kaderaroppleh
      @kaderaroppleh Před 2 lety +3

      @@haniismail8294 alla beerka haniyey beenta daa magaca la badelaa hadad been sheegyside😂😂

    • @adamfuad1051
      @adamfuad1051 Před rokem

      @@kaderaroppleh adiguna hhh

    • @kaderaroppleh
      @kaderaroppleh Před rokem

      @@adamfuad1051 hee ani mxaa iga qaldan

  • @djhaniahmed7943
    @djhaniahmed7943 Před rokem +3

    big fan from somaliland shaasiya shaaraf

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Před 3 lety +13

    Walahi mar labaad ku ceshaday caadi maaha ❤️❤️💕🥰🙏

  • @fadumamursal7284
    @fadumamursal7284 Před 3 lety +14

    Waryaa abdifadax dayuus ka fadhiisi xaaskaga intaas nin beey dhax boodeysa allah idin soo hadeeyo

  • @muhammadabdihamid5033
    @muhammadabdihamid5033 Před 3 lety +11

    1,m view hadaad igu dhax aragto
    Like 👍

  • @N9TMUHAMMED
    @N9TMUHAMMED Před 5 měsíci +2

    Qui d’autre écoute en 2024.🌚😅

  • @mohomedamen4994
    @mohomedamen4994 Před 3 lety +10

    Mushup ka ba dj adam ba baray soomalida🙋‍♂️

  • @jannomursal8365
    @jannomursal8365 Před 3 lety +21

    Wlhi wey kla kacsaty shaadiyo shrf nagt muqdisho Iska leh io media ugu shidn Goodax media production gacmaha alle hku brkeyo hpp❤💯

    • @the_kaarto
      @the_kaarto Před 3 lety +1

      Fanka muqdisho ayada leh😊💚

    • @jannomursal8365
      @jannomursal8365 Před 2 lety

      @@the_kaarto nio aniguna ma iska hesa an shadiyo la hese Goodax ba na dupaye😅

    • @the_kaarto
      @the_kaarto Před 2 lety +1

      @@jannomursal8365 innagu hees kala kacsan ma wada tuurana socdaaley hmmmmm

  • @abrihamethiopia2595
    @abrihamethiopia2595 Před 3 měsíci +1

    Wow so nice music I'm from Ethiopia I'm love you so much Somalia 🇸🇴 ❤️ 🇪🇹

  • @ishqyboy
    @ishqyboy Před 2 lety +46

    Wow no one does a hit 'MUSHUP' better than SHAADIYO SHARAF for sure 🙏❤😍

  • @norahmed2513
    @norahmed2513 Před 3 lety +10

    Malin malmaha kamid ah wxy dhihi dontaa wagiii fanka ankujirey ayuu fanku fcnaa, markey dadkle sobaxaaan!

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 Před 3 lety +4

    Dayuuskuu rasuulka sheegay waa c/fataax oo kale xaaskiisa intaan rag ah ka dhex heeseysa allah yahdiikum

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 Před 3 lety +8

    Lamanaha moqdisho nolada ❤❤❤❤
    Hargeisa goorma imanaysiun 👋

  • @CAQLISAN
    @CAQLISAN Před 3 lety +6

    Wooooooow shadiya caadi mahan heesta way la heshay ama wayba dhaafisay halkeeda ayay dhigtay

  • @Zulthan_Yarre
    @Zulthan_Yarre Před 3 lety +67

    3:18 Intaasa U Macaan heesta One Love Shaadiya ♥️✌

  • @somalia499
    @somalia499 Před 3 lety +11

    Shaadiya boqortooyo 👑👑👑👑👈

  • @libanabdirahmanabdilahi7276

    Rer muqdisho dadka heesaha u daaya oo heeso samaysta wxd isku laysan waa bilaa xikmada from putland

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 Před 3 lety +1

      Ma heesbad no qiimeyn dameer ku dhalay wase

    • @xafsaibrahim9057
      @xafsaibrahim9057 Před 3 lety

      Maitiri goormaad reer muqdisho inaad cayso gaarte adoo from gobala

  • @mubarikosman1807
    @mubarikosman1807 Před 3 lety +26

    Team Shaadiyo sharaf 🤗🖐🤙❤ ismujiya

  • @GOAL473
    @GOAL473 Před 2 lety +4

    Nimco happy aadban ugu faraxsanahy inay horumar gaadhay iyadoon ogayn mcha allah 🇸🇴 noo hoos somaliweyn 🇸🇴

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Před 3 lety +4

    Illaahey amarkiis aniga Shaadka xaaji waan jeclahay illaahayoow nolosheeda farxada leh ha ka kala dhantaalin yaa Rabbi aamiin

  • @maxamedwali3898
    @maxamedwali3898 Před rokem +2

    Kabax shadiyo sharaf mcn wgxsy wlshy guuul wacan aroos wcn❤❤❤❤🥰🥰🥰💪💪🥇🇸🇴🇸🇴hormar soomaali guul

  • @acgoal2134
    @acgoal2134 Před 3 lety +7

    wxn dawaday , dhagaystay inkabadan 50 jeer it was Amazing

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 Před 3 lety +1

      Way dhameystiranthy niyo qoftan dance ga caadi maaha

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Před 3 lety +9

    Masha allah showdans shidan ❤❤👍👍👍

  • @xayadxaragochannel1542
    @xayadxaragochannel1542 Před 3 lety +12

    Intii ila argtay in dayaxa dalnushe abdi fatax so jirday like dhac igu sii😂

  • @ishaallaahkheyr281
    @ishaallaahkheyr281 Před 3 lety +2

    Magacaygu waaa amiir kf
    Shaadiya sharaf cid kula tartami krta ma jirto 🇩🇪🇸🇴🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤❤🔞

  • @pascalsch9842
    @pascalsch9842 Před 3 lety +43

    much Love from Zurich Switzerland
    this music is truly beautiful ♥️♥️

  • @ikranozil5097
    @ikranozil5097 Před 3 lety +10

    Wow m.a shadiyo 😍 wey kala kacsatey showgeyda 😍

  • @safiyomahamed7613
    @safiyomahamed7613 Před 3 lety +11

    Wwww fananadeyda shadiya sharaf❤❤❤❤❤❤💯

  • @abdihakiinaaryo4659
    @abdihakiinaaryo4659 Před 3 lety +17

    Codkeeda Dahabiga ah Love U wlhi Shadiyo Sharf

  • @the_kaarto
    @the_kaarto Před 3 lety +80

    Shaadiya😊on the stage
    Waku wadana best mashup song😊
    Codka 100%
    Music 100%
    Jiliinka 100%
    Camera and editing 100%

  • @khadijanurrow8200
    @khadijanurrow8200 Před 3 lety +13

    I really love this song🇰🇪

  • @soobax7544
    @soobax7544 Před 3 lety +5

    Nin iyo naagtiisa oo isdhax balaqsan bulshada dhaxdeeda walee ma dhibyara!

    • @abdikadirxabxab893
      @abdikadirxabxab893 Před 2 lety

      xaasid uma xumid

    • @soobax7544
      @soobax7544 Před 2 lety

      @@abdikadirxabxab893 wa runtay. naag naasaheed raga dhaxdiisa kudhex luxi iyo saygeedi oo iska daawan, lana dhaxbalaqsan. video kale wxaan arkay asagii oo taagan, raga isku luxi oo isku dhajin ayadii. war xishoodkii iyo dhaqankii aawaye?

  • @zeynabmaxamed6701
    @zeynabmaxamed6701 Před 3 lety +11

    Maa sha allaah shadiya 😍😍😍😍😍😍

  • @nyoroj7575
    @nyoroj7575 Před rokem +8

    I'm not somali but the song is 🔝🔝🔝🔝🎩

  • @Mss_dahabo
    @Mss_dahabo Před 3 lety +8

    WAA FANAANADA KALIYE AAN KA.WATO fanaaniinta somaaliyeed♥️💯🔥SIDA MAYAYAGA ROOBKOOOOOO..................SHADIYA

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz Před 3 lety +10

    Shadiya sharaf oo ku jirta jawi lacagi goynin 🥰👸🌹

  • @FarxiyoMaxamed-m1m
    @FarxiyoMaxamed-m1m Před 14 dny

    Mash allh waa ku tageeraa shadiyo habo mac❤❤❤

  • @hamseabdikariim7670
    @hamseabdikariim7670 Před 10 měsíci +1

    24 september 2023Heestan waxan dhagaysan marku mirqaanku 5 galabnimo iima yareeyo ax maxaa ka macaana 😢 jigjiga

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 Před 3 lety +16

    Shaadiyooy 🥰😘🥰 love Saara

  • @mohamedosmanmohamed8729
    @mohamedosmanmohamed8729 Před 2 lety +64

    The most attractive and attention drawing of shaadiya sharaf, is how she flows with the mashup and the dancing style in the 3rd song. She hit it. Salute abaayo

  • @fuadabdi5698
    @fuadabdi5698 Před 3 měsíci +1

    Ahla shadiya sharaf 😂😂😂

  • @susugur5202
    @susugur5202 Před 3 lety +140

    She can sing beautifully done sis.

  • @aishahussein2072
    @aishahussein2072 Před 3 lety +23

    Meel ka muuqo ama kamaqnaaw 🤩 Shaadiya quruxsan🥳🤩🤩🥰❤️❤️

  • @zalmaanwardi5234
    @zalmaanwardi5234 Před 3 lety +11

    Anaa uugu horeeeyay

  • @abdirizaqmohamedomar8470
    @abdirizaqmohamedomar8470 Před 3 lety +60

    Masha allah Shaadiya Sharaf Fankaa Ku Dhex dhintey Dumashi You’re The Best Wallahi
    Codka 100/100🔈♥️
    Labiska 100/100 👸
    Ciyaarta 100/100😍👌🏻

  • @sacdiyoabdiwali3302
    @sacdiyoabdiwali3302 Před 10 měsíci +5

    12M view 2year shadiya inabo cadimahan🎧🖤

  • @juweriaahmed7271
    @juweriaahmed7271 Před 3 lety +11

    0:10 xaasid nimada intaaleg waxay biinkii madaxa ugu jiray kasaartay si ay garbasaartu uga dhacdo

  • @abdiwahidmohmd38
    @abdiwahidmohmd38 Před 3 lety +8

    Ar fananadha weykufi gartay yailarkay💖😅

  • @ishqyboy
    @ishqyboy Před 3 lety +13

    Wow my favourite fanaanada 🥰💪

  • @kadareyare2160
    @kadareyare2160 Před 3 lety +5

    Best Mashup shaadiyo sharaf keep going my dear abaayo nice best wale kama daalo dhageysigeeda

  • @jimmyloreemiramoe2079
    @jimmyloreemiramoe2079 Před rokem +24

    Best of the Best from Somalia ,My love for Somali songs is on another level .Long live Somalia

  • @mohamadhassan4435
    @mohamadhassan4435 Před 3 lety +9

    Abdi fitah ino calol leyahay inta igu racsan 👍 like sara

    • @BoqranAdam
      @BoqranAdam Před 3 lety

      Uhiiii
      I
      Uiuyihv
      Y

    • @BoqranAdam
      @BoqranAdam Před 3 lety

      H
      Vv
      BBC i
      Iiii
      Ii
      Iiiiii
      I
      Mv
      I
      M hhhh B iii
      In C iioo o

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan Před 2 lety +1

    Inantani waa fanaanad caadiya oo tallent buuxa leh.. shaadiya abdilahi sharaf.

  • @aminkeymohamed
    @aminkeymohamed Před 3 lety +33

    Best meshup I have seen the lady has nice vocal mashaa Allah somalis are blessed

  • @hudaahmed314
    @hudaahmed314 Před 3 lety +7

    Shaadiya sharaf boqorada fanka🥰

  • @guyoarero8377
    @guyoarero8377 Před 5 měsíci +1

    ❤❤Amazing music.still listening in 2024.

  • @somaliyalove3997
    @somaliyalove3997 Před 3 lety +8

    Kolanaa xijaab ' Kolanaa tiin qaween Allah haa noo so hanuniyo

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics Před 3 lety +21

    ❤wow wow Ehelkii Fanka 100%100 inatu Malaa Hoyga fankay ka soo Qaldantay waxani Talent ka badane inanta Ha Na loo Soo Celiyo Hadad Wax iga Maqlaysaan

    • @fatimaabdinour2703
      @fatimaabdinour2703 Před 3 lety +1

      Wxi fcnba idinkka isla raba waar cideey noo ogolaady wxi fcn shadiya waliged hargaysa may arage

    • @sharifaibrahim6659
      @sharifaibrahim6659 Před 3 lety

      😁😁

    • @maarshaallyrics
      @maarshaallyrics Před 3 lety +1

      @@fatimaabdinour2703 🤣🤣 saw maaha fankaa guryahayga ka hor baxoo qofkii si fican u heesa mid naga Ambaday baan modnaaye

    • @mohali7120
      @mohali7120 Před 3 lety +1

      Xataa Muqaal Ahaan Iyo Qurux Ahaanba Reer Hargeysa Ayay U Eeg Tahayna

    • @ridwaanmaxamed9596
      @ridwaanmaxamed9596 Před rokem

      😂😂wlhi Anba Reer Hargaysaan moodi jiray barigi hore

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Před 3 lety +9

    Ma aysan xishoonin Shaadiya runtii. Balse iswaalwaalkaan iyo digdamleybtaan ma sii jiri doonto wuxu waa aduunyo aahey

    • @qalanjoquruxsan8725
      @qalanjoquruxsan8725 Před 3 lety

      Allaah soo hanunsho baayo iyada & inta lamid ka ah waa Aakhiru zaban subxanallaah khaatumo xumo alle nagu dilo subxanallaah 🤲💯🤔😱

  • @samsamabdi2176
    @samsamabdi2176 Před 3 lety +6

    Wale shaadiya Way u hagar baxday ka muuqa ama ka maqnaw❤

  • @yusraladan7243
    @yusraladan7243 Před 3 lety +3

    Xidigta muqdisho shaadiyo Sharaf 👌🥰

  • @fartuunmaxamed8831
    @fartuunmaxamed8831 Před rokem +4

    Inta 8m ku dawaneyso ha isoracdo ❤️

  • @abdirahmaanshiine2278
    @abdirahmaanshiine2278 Před 3 lety +12

    Wwwww amazing cod wlhi shaadiyo waxeeda tailent wey dhaafeen keep going 👏

  • @wariyejaceylow4273
    @wariyejaceylow4273 Před 3 lety +231

    Ax ax ax ax wlhi waan ilmeeyay xaqiiqdii heestaan dareen dhab ah ka turjumee wlhi godax Media production masuul gar iyo gardaro waan ku wataa inshaa allh masuul waxaa rabay in aad hees ika duubtid

  • @xafsoaxmedxafsoaxmadsiciid410

    Jah hesteydiiiii❤

  • @liibaanabdirisaaq5965
    @liibaanabdirisaaq5965 Před 3 lety +4

    Shadiyo waku wataa gar gardarab sunta Hablaha muqdisha kagaleyn ilmeysisa😉💯🤙