OOMAAR BARBAR YAR TALEEX KUDHALATAY NEW SOMALI MUSIC VEDIO 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • ERAYADA ABWAAN NAGEEYE
    LAXANKA CABDI BAAADIL
    MUSIC BY MAXAMAD DEEQ BARDAD
    SPECIAL THANKS TO THA ONE AND ONLY DJ AMAAL

Komentáře • 402

  • @mukhtaarbulhan8323
    @mukhtaarbulhan8323 Před rokem +147

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad❤️Ku sali ﷺ❤️❤️like sara🤲

    • @ayaancabdilaahi9626
      @ayaancabdilaahi9626 Před rokem +2

      Scw❤

    • @ibramovicpogba1469
      @ibramovicpogba1469 Před rokem +2

      (SCW)
      Lakin bro melaha kale wala iska wareejiya😅
      Like ina wa da'da dheer uso martiid maha nio..come on

    • @user-vc4es7gq5t
      @user-vc4es7gq5t Před rokem

      @@ibramovicpogba1469qarxi caaqa nabiga ku qaraabanaya 😂

    • @user-sz9ol1qy3t
      @user-sz9ol1qy3t Před 8 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw acw acw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @teet9348
      @teet9348 Před 5 měsíci

      Scwscwscw

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 Před rokem +97

    Dhulbahantenimo ❤
    Soomaali abaal weyn baynu ku leenahay saa waxaynu diidnay in diintooda suuban laga leexiyo. Waxaynu hurnay dhiigeenii iyo maalkeennii si uu dalku u badbaado.
    Abaalkii Darwiishku in la gudo oo mudnaan la siiyo weli wuu sugayaa Soomaalaay. Xitaa lama xuso

    • @sagalahmed372
      @sagalahmed372 Před rokem +12

      Waan idiin heynaa ina adeero from hg maxadaad noo sarantihiin❤💪

    • @ikraancabdiraxmaan6131
      @ikraancabdiraxmaan6131 Před rokem +5

      @@sagalahmed372 sido kle wllo wn idin jeclnahy soomalina waa wada dhasheen inaynu is jeclaano waa waajib❤💯from daraawiishta

    • @adoonkiialaah6439
      @adoonkiialaah6439 Před rokem +2

      Sida gabdhaha u sheekeeya qowm duliyoobey ayaa tihiin intaas naf ka dhigta

    • @faizaabdikarim8244
      @faizaabdikarim8244 Před rokem +2

      @@adoonkiialaah6439ilaahy haku caafiyo koleyba xanuunaan yarayn baku hayee 😂😂

    • @wakiilcaashaq8270
      @wakiilcaashaq8270 Před rokem

      Somali oo dhan mahane waxa is xoreeyay waa idinka iyo qolyaha idin la dagan. Inagu talyaaniban iskadhcianay. Hanasheegan markaa.

  • @dhuuhmohamud7148
    @dhuuhmohamud7148 Před rokem +27

    Labo wiil oo harti ah baa heestan iska kaashaday al fanaan barbar iyo abwaan nageeye long life ilamadeeryaal

  • @user-vk3vn4fh3h
    @user-vk3vn4fh3h Před rokem +18

    Heesta iyo cidub way isleeyihin wlhi dhulbahnt waan isk jeclhy insh alaah mar un waan tagin sool from leelkse❤

  • @barre108
    @barre108 Před rokem +20

    Walee haddaan Daraawiish nahay soomaali abaal weyn baanu ku leenahay oo halgankii iuo gobonimo iyo udirirkii ah saa 1 million dad ku dhow ayaa nagag dhintay oo qabina ku naafowday markaa heestu dhinac kasta waa 100%.

    • @user-bm8uy7ut4v
      @user-bm8uy7ut4v Před 7 měsíci

      somalida magac xumo iyo khaniisnimo uun baad ku soo kordhiseen

    • @Ifraaxina
      @Ifraaxina Před 17 hodinami

      ​@@user-bm8uy7ut4v😂😂😂😂

  • @faadumoabdi5502
    @faadumoabdi5502 Před 5 dny +1

    Oomar youbeka u kala kiciya❤ darawisheeey ruux abaal gala weeye

  • @ikraancabdiraxmaan6131
    @ikraancabdiraxmaan6131 Před rokem +18

    Dhulbahantenimo m.a abwaan nageeye iyo oomaar bar bar waa mahadsanyihin viva my dhiigayga🩸💉❤💯

  • @mukhtaradam7057
    @mukhtaradam7057 Před rokem +8

    Abwaan Nageeye xirsi. Iyo fanan oomar barbar heestan barteeda dhigteen. Hablaha daraawish 🐎🐎🐎 . Hablaha dunida ugu qiimo badan.

  • @safasacha3223
    @safasacha3223 Před rokem +6

    Jah abtiyashy gobgobi dhashy wlhi nasab ayaa tihin abtiyashy❤❤❤

  • @artanofficial5661
    @artanofficial5661 Před rokem +8

    heestan tiktoka ayan kaso arkay isago gabar darwiish u qadaya❤ ya ila mif ah🎉🥰 omaat bar bar wax kle❤️

  • @ibramovicpogba1469
    @ibramovicpogba1469 Před měsícem +5

    Legend uduceeya😢❤

  • @fardowsaahmed3576
    @fardowsaahmed3576 Před rokem +27

    Waaaaw heestan caadi ma ahan reer abtigay waa u hagar baxday dhulbahante waan idin jeclahay abtiyal iyo habooyin❤️❤️😍 sifiican ayay isoo koriyeen reer abtigay anoo yar ayuu abahay dhintay abalkina ma gudi karo.

  • @cabdiraxmaandiini8622
    @cabdiraxmaandiini8622 Před rokem +10

    Heestan waa hadyad loo hibeeyay hablaha daraawiishta cidkastaana amaantanoo kale ma hesho viva hablaha daraawiisht
    Yartu waa tafiirtii ragii talada goyn jiray
    Intay dunidu taagnayd ragii taashku sarna
    Ragii tobankunoo faras
    Goobkaliya tubijaray
    Ilaahayow maxay heestahay

  • @farahabdiaziz8276
    @farahabdiaziz8276 Před rokem +4

    Jah xaada I kacday wlhi geesiyadii tilmanaa garaadadii tusalaha salaan loogu tegi jirey 🥰🐎

  • @maryanosman8603
    @maryanosman8603 Před rokem +7

    Wlh wan so raadiyey from TikTok OMG what a song

  • @amounnour715
    @amounnour715 Před 29 dny +1

    Heestan waxa sameyay classmates kayga Abwaan negeeye oo hablaha reer ssc usameyay 🥰🙏
    Thanks alfanan omaar

  • @xarfo
    @xarfo Před rokem +22

    Hartinimo nin ilma adeertii dhulbahante yihiin baa ku raaxeysan kara heestaan from MJ 🐎

  • @Maandeeqeey
    @Maandeeqeey Před rokem +8

    Alhamdulilah Allihii Daraawiish iga dhigay🩸🐎❤️

  • @user-ph3ui2de6d
    @user-ph3ui2de6d Před 6 měsíci +2

    Taan Hees waa dhaaftay waa Taariq Darawish 🔥🔥🔥🔥🔥🎤🎤🙌🙌🙌

  • @zuhuurisse1367
    @zuhuurisse1367 Před rokem +15

    woooow tan hees way dhaaftay waxaan halkan uga mahad celinayaa Abwaan Nageeye oo midhaha maskaxdiisa ka sameeyay iyo Omaar Barbar oo cod halaasiya ku qaaday waxaan leeyahay waa Boqoradii iyo garaadadii guulaysta.

  • @rahmaabdi3295
    @rahmaabdi3295 Před rokem +7

    Tan hees way dhaaftay🥰geesiysdi tilmaana aptiyaashay❤️🐎

  • @user-jg9kn5mk1g
    @user-jg9kn5mk1g Před 10 měsíci +2

    Taleex xalin dhumay
    Dhulbahante land ❤❤
    Anu Reer Taleex ahay dhamaan Dhulbahantow Guulaysta

  • @Shaviabdi
    @Shaviabdi Před rokem +8

    From tiktok yaa ila mid ah

  • @engineeryahya6622
    @engineeryahya6622 Před rokem +8

    Now I watching after 10 months I like this song 🎉

  • @HawaIlkacas
    @HawaIlkacas Před měsícem +1

    Ilaahy haku caafiyo oomaarow wll😢❤

  • @abdirashidsaed2296
    @abdirashidsaed2296 Před rokem +1

    Abwaan Nageeye Xirsi, Alla Ya Cizak. Salaan Sare garaad, hadii ay fariintaydaasi kusoo gaadho.

  • @aragsangabarbari176
    @aragsangabarbari176 Před 11 měsíci +1

    My fv song heesta iyo darawiishtaba wan jeclhy guuleysta ilma adeerayal❤

  • @NajaxMaxamed-r8v
    @NajaxMaxamed-r8v Před 26 dny +1

    dhulbahante ❤

  • @aasiyamukhtaarcali2752
    @aasiyamukhtaarcali2752 Před rokem +3

    Ey thnkz abwaankeena Nageeye iyo fanaankeeni omaat barbar hees way dhaafty tan jah❤

  • @mohmoudhassan3401
    @mohmoudhassan3401 Před rokem +5

    Waa taran daraawiish yartu waa tu gooniya ❤❤waa turaale naxaariis waana taan anigu rabay❤❤

  • @cabdilaahicabdi178
    @cabdilaahicabdi178 Před rokem +3

    Mansh allh Abwan Nageeye xirsi halkedaad dhigten adiyo Alfanaan omaar

  • @xamdicashour5094
    @xamdicashour5094 Před rokem +21

    Woooow woooooooow woooooow ahlan wax an dhaho garan maaayo axayaa heees mahdsanid ooomaar barbar iyo abtigay oo midhaha smaeeyay nageye xirs❤❤❤❤❤❤ war liketa saara😊❤

  • @asmahirsimohmohamed9347
    @asmahirsimohmohamed9347 Před rokem +3

    From Live tiktok yah ila mida🙄🙆‍♀️

  • @nasroxuseen-ex7cm
    @nasroxuseen-ex7cm Před rokem +4

    aad ban u jeclhy darawish garadadi tilmamnaa gabar xawad waxe idin ledahay jir o jog

  • @jamaalafjano8899
    @jamaalafjano8899 Před rokem +2

    Axyaa hees garaadadii tusaalaha madaxdii sool awoow yaa shay big salaan from burco ❤

  • @xamseibraahim6366
    @xamseibraahim6366 Před rokem +2

    Heesta xaqeeda siiya waa gabar nuur ahmed la socda

  • @MissprincessZahraDiamondXO

    Thank you for song🇸🇱 cus from Darwiish 🩸🩸💃🐎🐎❤️❤️

  • @fatxinoor1691
    @fatxinoor1691 Před rokem +3

    Wow nice song I love all reer Taleex and all my Somali ppl

  • @thequeen3431
    @thequeen3431 Před rokem +1

    Hees waa dhaaftay we love Daraawiishta 🇸🇱🐎❤️❤️❤️

  • @XamdiAli-hd8gf
    @XamdiAli-hd8gf Před 10 měsíci

    Taleex intan ku dhashye ban hadn xaline joga jah nage nuur axmed sasamenkarta waliba faraax cali❤❤❤

  • @kareemali3226
    @kareemali3226 Před rokem +1

    Waaaaaaaaaaw Heestani Caadi ma aha waxaa idilay Codka Macanese viva Oomaar ❤️❤️😍😍

  • @sihaamaxmed6490
    @sihaamaxmed6490 Před rokem +5

    Waaw Barbar mahadsanid inader from daraawiishta

  • @warrancade1864
    @warrancade1864 Před rokem +6

    The legend is back once again!!!
    Laxan 100%
    Mira ha 100%
    C/music 100%
    Codka 100%
    H/definition-camera 100%
    Labiska. 100%
    Muuqaal guud. 100%
    Jawiga Dagan. 100%
    Saxansaxada dhacaysa 100%
    Udgoonka soo carfaya. 100%
    Laandheeranimada. 100%

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 Před rokem +3

    Ninka geeyanyadaa qiimaha badani ay ooridiisa noqoto sow dadka wax ma dheera! Haaheey. Heer sarre.

  • @AbdirashidWali-l5b
    @AbdirashidWali-l5b Před 8 dny +2

    Enjoy 2024😂

  • @kawsarsirajeabdi285
    @kawsarsirajeabdi285 Před rokem +4

    Darwiish gulaysta ilma aderayal from og

  • @KaatunTube
    @KaatunTube Před rokem +5

    *Wow Xalin, Taleex ,Xudun dhulkii Daraawiishta Nolol waarta 🥰*

  • @Xogkeen
    @Xogkeen Před 8 měsíci +1

    Waa balan inaan heestan kula ciyaaro jacaylkayga oo aan ka maqnahay mudo laba sano ka badan hadda, dhawaana aan Illahey ka rajaynayo iinu ii nabad geeyo.
    Dagan Abdifatah Bashir Abdi love you xbb💘❤‍🩹❤💯

  • @deekoahmed
    @deekoahmed Před rokem +1

    Way ka fadhidaaa oomar barbar💯👑ninka kaliya arooskygh ukala xirnaan doono fnn aaan adi ahyn kama heesi dooono I.a illhy ha igu Simo malinta garbkygh farxda igala qadaneyso

  • @dahirsahalali6908
    @dahirsahalali6908 Před rokem +10

    Heees lagu fara yaraystay abwaan Negeeye iyo fanaan barbar❤🎉

  • @oksure7485
    @oksure7485 Před rokem +7

    Wow Masha Allah what a beautiful bbe girl with beautiful songs iyo fanan aan jecelahay oomaar qof igu qali ah qof aan shaqsiyadiisa jeclaahy walalkay cumar ❤🎉🎉

  • @abdirahmanmacalin599
    @abdirahmanmacalin599 Před rokem +2

    Geesiyadii tilmaanaa
    Garaadadii tusaalaha,
    Salaan loogu tegi jirey,
    Waa taran Daraawiish,
    Yartu waa tu' goonni a!.

  • @shugri.farahh
    @shugri.farahh Před rokem +11

    Oomar can sing. Beautiful melody 🎶

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Před rokem

    Maxmes deeq bardad zalaa. Diiran igagaarzii oomarooow legent peautful music

  • @jaamacjarmaljj5024
    @jaamacjarmaljj5024 Před rokem +33

    What a beautiful song 🎉Xigmadii Abwankeygii NAGEEYE 🔥💯👌

  • @hanadyaabshe5596
    @hanadyaabshe5596 Před 4 měsíci

    Daraawiish dhan walba waa ku wanaagsanyihiin viva daraawiish fr mj

  • @sahroshinoburanbur5930

    Axsan yaa omar Barbar ina adeerka umbaa saan kugu hagarbixi karo libintana kusiiya allow geerida eey ku illowdaa alfanaan omaar Barbar yarabi noolol wacan sii waaka qabnaa Hees iyo badh wale daraawiahta wexeey kuledahay halkaa nagajirtaa dadbaa naga jira thanks Kun iyo kow jeer🥰🥰🙏walalmcn🩸🐎🩸🩸🐎🩸🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎

  • @naimahassan3668
    @naimahassan3668 Před rokem +2

    Gabadh ugaadhyahn❤

    • @saidahmed8431
      @saidahmed8431 Před rokem +1

      Heesta ninka sameeyey waa Qayaad Abwaan Nageeye Cali xirsi

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 Před rokem +1

    Waaaaaaaaaaaaaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ raagi talinjire tajirinta lovely sooooool sanaaaaaaav caaaaaaayn jeecelki aduunk ayaa loo qaaba

  • @MissprincessZahraDiamondXO

    Our heroes Darwiishs🎉❤🐎🐎

  • @maandeeqsaid8366
    @maandeeqsaid8366 Před 11 měsíci +2

    Daraawiish❤❤❤

  • @GoojacadeCarafe-eo8mq
    @GoojacadeCarafe-eo8mq Před 5 měsíci

    Waaah waah waxaas heebad lagaa dhahaa ( ina darwiish )❤❤❤❤

  • @soolmedia3746
    @soolmedia3746 Před rokem +3

    Abwaan nageeye Xirsi heesta barteeda ayaad dhigtay walaal

  • @MaxamedAxmed-gp2fp
    @MaxamedAxmed-gp2fp Před 2 měsíci

    Hees waa dhaaftay from qalas qorisita❤❤

  • @Fatumomohamud948
    @Fatumomohamud948 Před rokem +2

    Www mansha allh codka Miraha iyo laxanka music intawa wey fadhiyan mansha allh keep going bowe qli ❤️❤️

  • @burhanmuse8047
    @burhanmuse8047 Před rokem +1

    Hees iyo badh omaar waa ku wadanaa fanaan qaali ah

  • @nawaljamac9147
    @nawaljamac9147 Před rokem +2

    Wwww hees lama oran karo omar Barbar iyo abwaan nageeye waad mahadsanid tihin❤

  • @ayansalat1031
    @ayansalat1031 Před rokem

    Abawan nageeye iyo Omaaar walalo qali ah aaad ba umahadsantihin hees bar weyan Manshallah

  • @aminomaxamuud3375
    @aminomaxamuud3375 Před 2 měsíci +1

    Reer ayeeyahay dhulbahante❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdicasiis4840
    @maxamedcabdicasiis4840 Před 10 měsíci +1

    Sool io sanaag dhulka Darawishta ❤

  • @suleeqo9592
    @suleeqo9592 Před rokem +1

    Heestan waa in SSC Khatumo State habloohada loo daaro ❤❤❤❤❤❤

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 Před rokem +1

    Al fanan omaar barbar legend wiil Harti heeheeh best song for ever ❤

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 Před rokem +1

    Yaa moodey in heesta cusub tahay 😅 2023

  • @farxiyajama2
    @farxiyajama2 Před 11 měsíci +1

    Garadadiii tusalah ❣❣❣

  • @farhanmoha2435
    @farhanmoha2435 Před rokem +1

    Only nuur axmed girls baaa heyzta qadan karta❤ dhumay taleex xalin❤
    Taleeeeeeeeeh❤ for empire

    • @nasrudiinmowliidarmedia4025
      @nasrudiinmowliidarmedia4025 Před rokem

      Hhh, war heestan ugaadhyahan oo dhan baa leh sxb

    • @Mohamed-hp5cs
      @Mohamed-hp5cs Před rokem

      Heestan maad siyaad maxamuud inooga dhigtaan hh

    • @channel-bo7wq
      @channel-bo7wq Před rokem +1

      Inaga daaya Kala qaybint mid baynu nahy from gobolkii suugaanta buhoodle

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Před 3 měsíci

      Ma laba Dhumay baa jirta? Dhumay da aan aqaan waa mid u dhaxeysa Kalabeydh iyo Xidhxidh oo ay degaan Xaamud Ugaas, Qayaad iyo Bahararsame.

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 Před 6 měsíci

    Darawiish fardo jaan qalas jamahiirta gadh haye ssc khaatumo state of🇸🇴❤

  • @kingmb293
    @kingmb293 Před rokem +1

    Gabadh Nuur Axmed ah😂😂 Xalin Taleex iyo Dhumay

  • @hodanabdi4308
    @hodanabdi4308 Před 11 měsíci +1

    Wwww RUN BADANAA❤❤❤❤

  • @KhadarMxamed-q9t
    @KhadarMxamed-q9t Před 26 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanadam224
    @hodanadam224 Před rokem

    Wow the best song, dhulbahante gril expenses waa yeeeee

  • @HafsaDheman-md8bs
    @HafsaDheman-md8bs Před 4 měsíci

    Yartu waa dhafirti raggi talada goyna jiraya😌❤

  • @ikranisse7010
    @ikranisse7010 Před rokem +2

    Waaw amazing thanks abwaan nageeye

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme Před rokem +1

    Raggii tobankun(10,000) faras goob keliya tubi jirey!!.

  • @Darwishband345
    @Darwishband345 Před rokem

    Mansha Allah abwaan nageeye ereyo aan caadi ahayn weeye

  • @sa3idmohamed777
    @sa3idmohamed777 Před rokem +1

    Heestaaan Music Beat male Music qaraamiga Weeye heesta Music naga hagaajiya heestu waa Macaan tahay 🤘

    • @muntaas1xuseen984
      @muntaas1xuseen984 Před rokem +1

      Waxa quurxinaygaba waa qaramiga edo Malaha qoomka danbe ayaa tahay

  • @axlaamdigaale1022
    @axlaamdigaale1022 Před rokem +2

    Geesiyadi tilmaan🥺🦁🦁🦁wilsheena

  • @hudaabdirahman4363
    @hudaabdirahman4363 Před rokem

    Woooow hees iyo badh hablihii darawiish amaantodii

  • @imanahmed2703
    @imanahmed2703 Před rokem +8

    Dhulosa queens❤

  • @hamdaahmed1099
    @hamdaahmed1099 Před rokem

    Ilhaow Ada darwiish iga dhigay circa cabaar I jira 👑

  • @asadmohamoud8342
    @asadmohamoud8342 Před rokem +2

    Taleex is my hometown gabadhan ilmaderta nahay

  • @najamaayeeyokoris1339
    @najamaayeeyokoris1339 Před rokem +1

    Tani hees way dhaafty jah🙈❤❤🐎🐎🐎🐎

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před 7 měsíci

    Woow darwiishnimo❤❤ afkakga caano lagu qabay inder

  • @hassenahmed619
    @hassenahmed619 Před rokem +1

    hees aad u macaan waaye laxanka 100%100

  • @chicken4820
    @chicken4820 Před rokem

    Showga London wn u soo socda🙌🏽🙌🏽🙌🏽🙌🏽🙌🏽

  • @asmaxirsi5589
    @asmaxirsi5589 Před rokem

    Jah dhiiga biyo maaha indr viva dhiiga darawiish❤

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 Před rokem +1

    WaaaaW Caadii maha🎙❤🐎🐎🐎

  • @shukriya3913
    @shukriya3913 Před rokem +2

    Naag cali nuura dhegaysan karta aniga o kale wewe darwiishnimo ❤️😜🐎

    • @abdimoha5502
      @abdimoha5502 Před rokem

      Nuur Axmed daraawishty xoolaha uraaci jireen taleex na waaga may lahayn

    • @shukriya3913
      @shukriya3913 Před rokem

      @@abdimoha5502 hhh iska hadashey wllo magaca darwiish dadki lahaa weeye 😎

    • @fatimamohamed617
      @fatimamohamed617 Před rokem

      @@abdimoha5502 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh nuur axmed ciday yihiin marka hore so baro kadib shib dheh nacasyahow

  • @jaabiraliofficial4534
    @jaabiraliofficial4534 Před rokem +1

    Waan ogaa awalba heestu inay hit noqonayso

  • @turuq21
    @turuq21 Před rokem +3

    gobanimo awoowayal darwiishta🐎 ♥ ❤

  • @Cvcnmnm
    @Cvcnmnm Před rokem

    Heesta puntland adiga iyo Laki away 😢💕💕❤️