10-sano🇹🇷‼️TAHRİİB maxa u adi weysey⁉️ Taloyin dadka imada TURKİ* casharka ad ka qadatay wadankan*

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 05. 2021
  • Booqo channelka Xaliye waxaan halkaana kaga hadalnay DHALİNYARADA TURKİDA İYO KUWA SOOMAALİDA... • Video
    SUBSCRİBE DHEH CHANNELKA XALİYE: / @iamxaliye
    Nagala soco instagram :
    / iamxaliye
    / habiba.biib. .
    Warqada aan jadwalka ku dagsado:
    ty.gl/qyu4irj
    Kan aan qalamaanta gashto: ty.gl/g1hdx87
    QALİ maanta aan isticmaalo: ty.gl/4xmsxld
    YOS LA'aan JAAMACAD SAAN U GALAY__QEYBTA2-aad: • YOS LA'aan JAAMACAD SA...
    Jaamacad hadaad bilaawoysid VİDEO'GAAN FİİRSO: • Jaamacad hadaad bilaaw...
    SU'AALİHİİNA JWB.TODİİ/İMTİXAANAADKA/SİSTAMKA CASHARADA?FAAİDOYİNKA JAMACADA/LOKMAN HEKİM university: • SU'AALİHİİNA JWB.TODİİ...
    AFKA TURKİGA HABKA😱🥶🥵 aan Ku bartay🤩! : • AFKA TURKİGA HABKA😱🥶🥵 ...
    SU'AALİHİNA JWB #İMTİXAAN​ LA'AN TURKİGA JAMACAD MAKA HELİ KARA?MEDİCİNE SE UGU HELA? İMİSA SAAC WAYE: • SU'AALİHİNA JWB #İMTİX...
    UNİ. CAMPUS, JAAMACADAYDA VLOG GAABAN/MEDİCİNE/KAMPÜSÜMLE KISA VLOG/SATJ GÜNLÜĞÜM/TIP FAKÜLTESİ.....: • UNİ. CAMPUS, JAAMACADA...
    Emergency internshiP//isbuucaygii EMERGENCY'ga//-vlog/acil staj haftam/MY MED. STUD. DAYS: • Emergency internshiP//...
    SİDEEN BİLADAAN KU QAATAY-ardayda dugsiga sare maxaad ku waanin lahayd: • SİDEEN BİLADAAN KU QAA...
    80KUN MEDİCİNE AAA& İMTİXAAN LACAG LAGU GADANAAYO/QİİMAHA JAMACADAHA PRİVATE AH/LOKMANHEKİM UNİ.-2: • 80KUN MEDİCİNE AAA& İ...
    DAY WİTH MED.STUDENT©JAAMACADA BARATİKADEDİ iyo CASHARADA İSBİTALKA/ STAJ GÜNLÜĞÜMDEN(RADY. ONKO.): • DAY WİTH MED.STUDENT©J...
    BİYAHA DUSHOODİ WADNO SAWİRKİİS(EBRU-YÜREK): • BİYAHA DUSHOODİ WADNO ...
    YOS LA*aan SİDEEN JAAMACAD KU HELAY__QEYBTA1-aad. QİSADAYDİ DUGSİGA SARE İYO RAFAADKAAN LASOO MARAY: • YOS LA*aan SİDEEN JAAM...
    MAXAAN U SUUXAY:(((MAALİN DAAL BADAN İYO İSBİTAALKA JAAMACADA VLOGMAALİNTEYDİİ ANESTEZİA İNTERNSHİP: • MAXAAN U SUUXAY:(((MAA...
    1000SUBSCRİBE/FAAİİDOOYİNKA CZcams'KA iyo wadan so maray/XAFLAD GABAN.../1K an isla garnay asxaabta: • 1000SUBSCRİBE/FAAİİDOO...
    WALİGEEY FARAS MA-FUULİN:(CAADİ LEN İSKA DHİGAAA:)AFALAAR TUUROOW İYO ANİGA XAA NAKALA HAYSTO DADOW: • WALİGEEY FARAS MA-FUUL...
    JAAMACADA TERMİNOLOJİ SİDEN U BARTAY/HAWL FUDEED-KA aan waligin meel ka maqli donin ayaan idin wadaa: • JAAMACADA TERMİNOLOJİ ...
    || HURDO LA'AANTA MAXAA KEENA|| SEEBAA LOOGU HORTAGİ KARAA: • || HURDO LA'AANTA MAXA...
    JAAMACADA UGU FIICAN DOORO👩‍🎓👨‍🎓 iyo talooyiin🎉: : • JAAMACADA UGU FIICAN D...
    ANKARA UNIVERSITY🎓 ayaa baaskiil wadoow loo aaday🙈:: • ANKARA UNIVERSITY🎓 aya...
    Eid MUBARAK🐏 عيد الأضحى: • Eid MUBARAK🐏 عيد الأضحى
    İSTİCMALKA DUNTA İLKAHA😱!i! 📵TELEFONKA!📵?!? İYO WAQTİGA😋: : • İSTİCMALKA DUNTA İLKAH...
    Horumarinta naftaadi🤩🥰😍🤩!!!!: • Horumarinta naftaadi🤩🥰...
    Karoone intee noogu imaatay🤒🤐: • Karoone intee noogu im...
    BEYİN AMELIYATINA GIRDIM😍||QALIINKA MASKAXDA AYAAN GALAY¦ BEYİN & SİNİR CERRAHISI STAJI ||UNI.VLOG: • BEYİN AMELIYATINA GIRD...
    .
    .
    .
    .
    .

Komentáře • 27

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 Před 3 lety +2

    Xaliye bro aad ayaa u nasiib badan tahay alxmo dheh kuwii waxbashada kasoo cararay maanta wey ka shalaysan yihiin waxbarashana ma haayaan lacag iyo rajeynaayeena mahayan marka aad ayaad u nasiib badan tihiin ee waxbashada ku dadaala dhalinyaro badan oo soomaaliyeed jaanis aysan helin ayaad hesheen waayo soomaali qof walbo wax ma baran karo daruufaha nolosha awgood

  • @aptizaki8276
    @aptizaki8276 Před 3 lety +2

    M.a hore u soco🥰

  • @abdullahi9353
    @abdullahi9353 Před 3 lety +1

    Walaale yaa fiican in aad arday soomali ah ladegto iyo in aad yuurtadda jaamacada dagto, walaaley Barnaamij kasoo samee.😍

  • @qaalibiibaaye6074
    @qaalibiibaaye6074 Před 3 lety +2

    Mash Allah horey u soco alpi

  • @shueybhussein109
    @shueybhussein109 Před 3 lety +1

    Masha allah

  • @winner9970
    @winner9970 Před 3 lety

    Masha allah ixtiramka kugu jecelhy walal Alle haku xifdiyo♥️

  • @izzaabdulfatah9066
    @izzaabdulfatah9066 Před 3 lety +2

    💯👏❤️

  • @ahmedzakivlogs
    @ahmedzakivlogs Před 3 lety +1

    Sxp xaliye hamigaagu haku rumoobo lkn Turkey wan jooga ani joosku wan sii tahriibaya warkagaga cad wan idin salmay tashaku lar abi🤣🥰🤗

  • @AKHELUS.
    @AKHELUS. Před 3 lety

    Labadiina waan idin jeclahay; Habiba, Xaliye kaa soo racay lakiin mowducyadiina aad aan oga hellay. Waxaan rajaynaa sidaan inaa noo sii wadaan maasha 'Allah!

  • @nabil2874
    @nabil2874 Před 3 lety +2

    M.a

  • @shueybhussein109
    @shueybhussein109 Před 3 lety

    Got advantage

  • @cumericadde1895
    @cumericadde1895 Před 3 lety +1

    Walahi abayo waxa sogalineso wajaclehey malin waku areka doona

  • @radjaalegoui5789
    @radjaalegoui5789 Před 3 lety

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zacidkaka6181
    @zacidkaka6181 Před 3 lety

    Wlshey hal dhiba ba aniga i hysta luuqada ayaan bartaa hada waxa so dhameyey A1 iyo A2. Insha allah week soo socda ayan bilaabi rabaa B1 marka dhibka jira waxa wye luqada casharadeda ereyadeda inta dhigtay wa aqaan wa xifdisanahy lkn kuma hadlo bananka hada u baxo dadka ina la hadlo xita waka xishoda marmarka qaar park baa aadaa ano qofna la hadlin ba mudo 3sac iska so jooga maxa xal ii noqon kara abayo

    • @Drhabibabibaye
      @Drhabibabibaye  Před 3 lety

      Isku day badan waa inaad sameysaa oo aad ku hadashaa halihii karaankaagi ah, waad dadaaloysaa lkn adigoon hadlin practice sameynin xoogaha wey adagtahay waxaan kugula talin lahaa inaad xoogaha bilowdid lahadlka dadka... Hada kahor waan kasoo Hadley videoyadeyda waad daawan kartaa wllkeey

  • @Jasmine-rt7zj
    @Jasmine-rt7zj Před 3 lety +2

    Sayın habibe hanım. Benim gibi Türkçeyi zor konuşan hayranlarınız için lütfen türkçe alt yazı ekleyin sonraki videolarınıza 😍👏😂

  • @apdirizackapdisalan6928

    Inta badan dadka aan Tömer'ka is la dhigano waxaa ka caawiya CZcams ay ka helaan casharada luuqada turkiga ah
    Laakiin somalideena ma helno

    • @Drhabibabibaye
      @Drhabibabibaye  Před 3 lety +1

      😥Waan ka xumahay umabadinini lkn wey jiraan CZcamsyo oo saas ah

    • @apdirizackapdisalan6928
      @apdirizackapdisalan6928 Před 3 lety

      Hadda qaabka ugu fudud ee lagu barto ku hadalka luuqada turkiga iyo grammar ka ma nala wadaagi kartaa

    • @naimaalinur1358
      @naimaalinur1358 Před 3 lety

      @apdirizack apdisalan:(meryan teaching channel)
      Grammar A1....ila C1 wuu kujiraa kafiiri

  • @walaalsayga3160
    @walaalsayga3160 Před 3 lety

    Been waye