Wareysi - Nuuradiin Askar - Xikmadda Waa Labartaa Sida Cilmiga ee Laguma dhasho ‘’Aragti Yaableh’’

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 16

  • @kadrahanshi1231
    @kadrahanshi1231 Před 7 lety +9

    ManshaaAllah wiilyar oo xigmad badan leh

  • @sagaldhool521
    @sagaldhool521 Před 5 lety +4

    Caqli wanaagsana aqoon badan baa kaa muuqata walalo hore u soco

    • @calitufaax8251
      @calitufaax8251 Před 5 lety

      masha alah lakin halafikiro mustaqbalka qofka iyo bulshada waa cilmi iyo xikmad

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 Před 6 lety +3

    يعلمهم الكتاب : القرآن والحكمة:السنة
    كذا فسره أهل التفسير

  • @AO-ce9fh
    @AO-ce9fh Před 5 lety +3

    mansha allah ilahay habarakeeyo nuuradiin waa inan sifiican wax ubartay

  • @Hoshi062
    @Hoshi062 Před 3 lety +1

    Mnsha alh alle haku barakeeyo wll

  • @hellochannelhello605
    @hellochannelhello605 Před 6 lety +6

    noolow

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 Před 2 lety

    Adeer allaah ha ku barakeeyo
    Waxaad nin u dhisan diiniyan iyo maadiyan
    Waa dadka inay hogaamiyaan ay tahay

  • @keynaanmedia5329
    @keynaanmedia5329 Před rokem

    Waa nin philosopher ah

  • @ibraahimmahamuudvovo1980
    @ibraahimmahamuudvovo1980 Před 6 lety +1

    Wa runti sxb keyga

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Před 3 lety

    Liibane liibaanay
    Ma liibane lagu liibanay
    Xikamadihii imaamu shaafici ayay ka mid ahayd

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Před 5 lety +1

    Waa runtii wiilka

  • @naciimadaryeelchanale4618

    Manshallah

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597

    Sxb cilmiga lagu daro xasidnimo nacayb waaa nin cilmiga nuckleer Ku garaacay jabaan waxa aaha nin dhashay # wadanka jarmalak ooo aaha yuhuudi jarmal ah kkkk

  • @MohamedAli-qy6xh
    @MohamedAli-qy6xh Před 6 lety +1

    👌😊