Ganacsiga Casriga Ah & Suuqgeynta Digitaalka Ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 02. 2024
  • Muuqaalkan waxa uu ahaa tababar aan siiyey 10 Ganacsi oo isku jira kuwa dhexe iyo kuwa yaryar. Waxa aan ku soo tabiyey mawduuca la xidhiidha Modern Business & Digital Marketing ka.
    IGALA SOO XIDHIIDH
    Tiktok
    / adnangamadiid
    Facebook
    / adnangamadid
    Instagram
    / adnangamadiid

Komentáře • 15

  • @zakimohamed5985
    @zakimohamed5985 Před 5 měsíci +1

    Aqoonyahan ❤ Ustaad Cadnaan.

  • @abdijaliilzg6833
    @abdijaliilzg6833 Před 5 měsíci +1

    Ustaad aad baa u mahadsan tahay alle yacizzak

  • @hamzefaizal2618
    @hamzefaizal2618 Před 5 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad nosii wad casharada alle haka jisaa,i siiyo

  • @MohamedShariif-nn7gv
    @MohamedShariif-nn7gv Před 5 měsíci +2

    Soobadi vedioyadan

  • @khadarcabdisalaan4371
    @khadarcabdisalaan4371 Před 5 měsíci +1

    Masha alhaa geesi hore usoco dadalaal aad rabto alle kula garab galo

  • @muxyodiincazka
    @muxyodiincazka Před 5 měsíci +1

    Mash llh Ustad waa barnaamij baahi weyn loo qabay

  • @yasinmohamed1795
    @yasinmohamed1795 Před 5 měsíci +1

    Jazakalah Ustaad 👍

  • @abdijaliilzg6833
    @abdijaliilzg6833 Před 5 měsíci

    Allahu akbar qiimo badana wllhi ustaad waan la dhacay runtii waan imana lahaa goobta ma garanayo magaladana ma joogo balse inaan online kaga faaideysto ayaan isku daya. Insha allah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 5 měsíci

    Xirfaddu waa muhiim ❤❤

  • @hoodo24
    @hoodo24 Před 5 měsíci

    Hore u soco ustaad.

  • @senoritaikraanahmed4913
    @senoritaikraanahmed4913 Před 5 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @Soomaalbookstore
    @Soomaalbookstore Před 5 měsíci

    Thanks Ustaad ❤

  • @raageyare681
    @raageyare681 Před 5 měsíci

    Dhalinyaradaas oo kale ayaa loo baahanyahay

  • @MustafeLibaaxyare
    @MustafeLibaaxyare Před 5 měsíci

    Hasha marka la lisaayo waa godliyaa

    • @adnangamadiid
      @adnangamadiid  Před 5 měsíci +1

      😂 Waan soo saari kariwaayay ee qasdiga ayaa ahaa in caano laga keeno hasha. Waan kaaga mahadcelinayaa sida aad ii saxday ❤