WUXUU IGALA BAXAY XUBINTII JIRKAYGA UGU QAALISANEED NINKII AJNABIGA AHAA EE AAN GUURSADAY LAYAAB😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 78

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 3 měsíci +27

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤☝️

    • @haa8793
      @haa8793 Před 3 měsíci +4

      Magaca ad kyqarabaneysid umban layabaa

    • @user-zn4ft7js4y
      @user-zn4ft7js4y Před 3 měsíci +2

      Sallaallaahu caleyhi wasalam

    • @najiibYare-wp4io
      @najiibYare-wp4io Před měsícem

      Ugu horeyn nabiga​ ku sali Scw😢❤@@haa8793

  • @qaliimaan-fe2ld
    @qaliimaan-fe2ld Před 3 měsíci +5

    Ayaan Wlh wan jclhy in an ku dhaqeysto allah haku xifdiiyo mcnto adiga iyo carurtada

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 3 měsíci +4

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @user-sb5zp3qr6f
    @user-sb5zp3qr6f Před 3 měsíci +8

    Allhamdulilah abayo Qali wankusodoceya markad tirahdiid isodocey walhi abayo Qali wankusodoceya ❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Před 3 měsíci +3

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @halimamohamed4867
    @halimamohamed4867 Před 3 měsíci +3

    mashallah keep on going my lovely sister ❤❤❤❤❤❤

  • @user-sb5zp3qr6f
    @user-sb5zp3qr6f Před 3 měsíci +5

    ASC Abayo Ayan xirsii GOBDOON Haben wangsan xbibti Qali dumar abayo ilahay dartisa aya ku Jeclhy walasheyda ikaa weyn aya tahy abayo macnto ♥️♥️♥️

    • @kingmoha8058
      @kingmoha8058 Před 3 měsíci +1

      M.a walahi Anagoodan sidaas Ayan❤u❤jeclnhay❤ilahey hanoo dafo❤Walasheen❤❤

    • @kingmoha8058
      @kingmoha8058 Před 3 měsíci +1

      Wiil Ayan Ahy walahi Ayaan waxan ujeclahy sida walashey ❤️ igaween

    • @user-sb5zp3qr6f
      @user-sb5zp3qr6f Před 3 měsíci +2

      Amin abowe ilahay hanoo dafo wll Qali

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před 3 měsíci +2

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid

  • @Raaliyooooyyy
    @Raaliyooooyyy Před 3 měsíci +4

    Welcome nayaa ayaan indhooseyy😂😂

  • @maryanxariro1075
    @maryanxariro1075 Před 3 měsíci +4

    Saan kuu sugaayey lee ayaaneeyy akhiiran wa is keentay😍😍

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 Před 3 měsíci +4

    Ayanay aniga ugu horeyo

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 Před 3 měsíci +4

    Masha allahaa ayaaneey aada ugu faraxsanahay hadii alle muraadkagaagi ku sahalay ducadeenin alle kuu aqabalay

  • @seynabmahdi9672
    @seynabmahdi9672 Před 3 měsíci +1

    Ayaaney shekoyinkaga saan oga helo dadkaabo ila yaway quruxey allaah kudhowro ayaan dheyman

  • @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad
    @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad Před 3 měsíci +2

    Cawa yaa iga horeeyo❤

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 Před 3 měsíci +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @riyanriyaney5055
    @riyanriyaney5055 Před 3 měsíci +2

    Naag 20 iyo wax jirto waye mxa kaqaldhan

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s Před 3 měsíci +3

    Mahadasanid Xbti mcn Allha ku xafido qalbi dajiso dhiirigaliso

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Před 3 měsíci +2

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW

  • @user-uq4sj3vu9q
    @user-uq4sj3vu9q Před 3 měsíci

    M.a wll qli hore usoco.from hrgys

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g Před 3 měsíci +2

    Wsc ayaaaney www anaaaaa fastiah ❤❤❤❤❤❤😂

  • @user-ly5zl4xk3o
    @user-ly5zl4xk3o Před 3 měsíci +2

    Ayanyy keep going cawa wad nurosyr 😂kaftnwaye xppti ❤

  • @nacimaabdi1007
    @nacimaabdi1007 Před 3 měsíci

    Indha weyneey love you 😘 😂❤❤

  • @mulkiibrahim5185
    @mulkiibrahim5185 Před 3 měsíci +2

    Aniga uhoreyo 😂😂😂

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 Před 3 měsíci +2

    Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato CZcams kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll waxaan ahay walaashaa soomaliyed ha idhaafin wll please 🙏 walaashaa ma ihiyoo

  • @user-mc7zk1lv9t
    @user-mc7zk1lv9t Před 2 měsíci

    Mudankada ku marsiyey beerkana inuu kaala baxey aheyd

  • @user-vt6up9co2r
    @user-vt6up9co2r Před 3 měsíci +1

    Kuman tiga meqa ugutimid me 23 qof😂😂😂😂

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 Před 3 měsíci

    Ayan quruxay haben wanagsan❤❤❤🎉

  • @ASMO61
    @ASMO61 Před 3 měsíci +1

    Scw scw❤❤❤❤❤

  • @user-uz8rf1gq5h
    @user-uz8rf1gq5h Před 3 měsíci

    Iguso duceya cunugeyga iga xanunsan wa cunugi igu horeye ilahey inu cafimad tam isiyo asxanta qaliga please igu so duceya ilahey ha idin karameye

  • @fsy7474
    @fsy7474 Před 3 měsíci

    Asc ayan walashey waxan subscribers cusub ayan ku ahay ee waxan rabay meel an kaala so xariiro ee Intee kaala so xariira bal iso sheg Adiga oo raali ah inshallah

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm Před 3 měsíci

    Ay ay ayaney san ku sugay le markan ka sabri rabad so galisay mcney mahadsanid

  • @Najminaa
    @Najminaa Před 3 měsíci +2

  • @Shukriyetaabshir-pi4qd

    Ninka subxanllh😢

  • @XamdiXirsiaxmed-me3bh
    @XamdiXirsiaxmed-me3bh Před 3 měsíci +1

    Saxbuna laah

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Před 3 měsíci

    Team ayan gobdoon ii kac 5k igaarsiiya❤

  • @nasroahmad-kr5yl
    @nasroahmad-kr5yl Před 2 měsíci +1

    ˢᶜʷ ˢᶜʷ ˢᶜʷ ˢᶜʷ ˢᶜʷ ˢᶜʷ❤❤❤❤

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Před 3 měsíci

    Alow habar walid kamagal galna😢😢

  • @FariidaAli
    @FariidaAli Před 3 měsíci

    Ayaaneey cawa waa sannad guuradaydi 33 ee noo hamblyo Dee hhh happy 18 may reer Somaliland halkan maku jirtan

    • @najmacadey-ie2zr
      @najmacadey-ie2zr Před 3 měsíci +1

      haa xbbti waanu ku jirna hambalyo reer somalilan sanad guuradeena

  • @MaryanAadam
    @MaryanAadam Před 3 měsíci +1

    Yaa seecamal habaarki waalidkeed miya heesta nin xun aya Kala baxay oo gaala nin muslin waxas masameye ninmanka cadaanka ah aad guursaneysan iska dhaafa laakiin waxa idin weydiiyey sidee ku ogaan weysey in ma kaan keeda laga bixiyey hadii lagala baxay sidee xanuun la aan ujooktay ilaa ey ka boksayo ileen ciyaar ma ahane makaan laggaa saaray

    • @aaminasaleeban6943
      @aaminasaleeban6943 Před 3 měsíci

      Laga yaabaa cunuga lugu qalay markiiba loo raaciyay unaleeya

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol Před 2 měsíci

    Way istaahishaa. Ningaala. Markay guursanaysey. Ma nin muslin ayay weydey. Dumarka soomaalida. Badanimada darted iyo kalsoonidarada ragoodiibay qawadeen

  • @user-my7cv6qk1s
    @user-my7cv6qk1s Před 3 měsíci +1

    reer soomaliLan is mujiya cawa

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 2 měsíci +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před 3 měsíci

    Wcs abaayo macan

  • @IstanbulCabdi
    @IstanbulCabdi Před 2 měsíci

    Beeeeenku xoogbadan ayaan

  • @Salman3788-j4o
    @Salman3788-j4o Před 3 měsíci

    ❤❤❤

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 Před 3 měsíci

    Meeshiii nin ku taajiraba naagaaa ku ajaran 😂😂😂😂 waryaada gabdho dhiigaaa nagu kariseen yaaqeeee

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz Před 2 měsíci

    Caac maxaa udhahdaa waayaab

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur Před 2 měsíci

    ❤❤

  • @maryammohamed5116
    @maryammohamed5116 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Před 3 měsíci

    Wcs❤❤

  • @SeyniibXuseen
    @SeyniibXuseen Před 2 měsíci

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @Sawsan-gb7ir
    @Sawsan-gb7ir Před 2 měsíci

    Sheko la sameyay bay u egtahay

  • @user-wx6cw2fz4z
    @user-wx6cw2fz4z Před 3 měsíci

    Manta magaceyga qaso ku so qadate😁❤️🫶🏾

  • @habibasomali-wp4xm
    @habibasomali-wp4xm Před 3 měsíci

    My loll BB

  • @raaliyoibraahim221
    @raaliyoibraahim221 Před 3 měsíci

    😂😂❤❤😢😢😢😢😅

  • @xafsocabdirisaaq6116
    @xafsocabdirisaaq6116 Před 3 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 3 měsíci

    Subuxaan Allaah🥱

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 3 měsíci +1

    Ax😭

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 Před 3 měsíci

    Scwscw scwscwscw scw scwscw scwscwscw scw scwscw

  • @nadirasuleiman6511
    @nadirasuleiman6511 Před 3 měsíci

    🎉Ev

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed Před 3 měsíci

    Sub xanalaah

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 Před 3 měsíci

    Ayaaney qof ma ogoon karoo b/c qofka waana la suuxiyaaaa
    Hadjeer qof kula galyaaaaa theater ka
    Alle ka nabad galney hppti
    Subxana allah

  • @falishassan528
    @falishassan528 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @nimcoqulub4250
    @nimcoqulub4250 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤