Rowaayd Caruurta Agoonta Dugsiga Ayuub Marka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Video-hani wuxuu muujinayaa masraxiyad iyo madaallo kale ay sameeyeeyeen caruur agooma ah oo ku nool xarun agoomeed ku taalla magaalada Marka, waxaana la sameeyey qiyaastii 90meeyadii.
    Video messo a disposizione del Centro di Studi Somali da Maxamed Roberto (Universal TV). Video relativo a uno spettacolo di musica, canti e teatro preparato e realizzato da bambini e ragazzi di un orfanotrofio di Merca nei primi anni novanta.
    Video provided to the Somali Studies Centre by Maxamed Roberto (Universal TV). Video related to a music, singing and theatre performance prepared and realized by children and young men and women of an orphanage in Merca dating back to early 90s.

Komentáře • 38

  • @qurxoonsidiihooyadeedgral999

    Waaw waa xasuus wlh allow marka cadeey Nabad ka dhig

  • @abdimudey5112
    @abdimudey5112 Před 4 lety +3

    Waa Xusuus nagu Qaali ah hadaan nahay reer Marka qaasatan reer Ayuub, waxaan arkaa asxaab iminka hooyo iyo Aabe ah oo markaa ciyaal ahaa

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 Před rokem +2

      walee wad nasib badanthy hadad wax ka taqan ALLA dhowro

    • @abdimudey5112
      @abdimudey5112 Před rokem +1

      @@dajiscom463 anaaba ka mid ahaa kooxdaan

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 Před rokem +1

      @@abdimudey5112 wLee m.a wll Nolada😍

  • @jama3335
    @jama3335 Před 5 lety +3

    thank you for posting this.

    • @somowfahimoofficial7471
      @somowfahimoofficial7471 Před 5 lety +1

      Subscribe ii saar walal codsi waaye

    • @somowfahimoofficial7471
      @somowfahimoofficial7471 Před 5 lety +2

      Xasuus ayaan galey kooxdaan ayaan ka mid ahaayo

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 Před 4 lety

      @@somowfahimoofficial7471 subscribe wa kuu saaray ee mresha biyo mareenka magaceed oo ruwayada ku jirto, ani reer Awdheegle aan ahay ano yar iigu dambeesay. Inaa dalki soo booqdo rabaa.

    • @khadijaibrahim8986
      @khadijaibrahim8986 Před 3 lety

      Biyo mareenkaas waxuu ku yaalaa xaafada ayuub qaybteda dambe lkn magac ma lahayn wagaay igu dambaysay

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Před 4 lety +1

    Aniga reer bayturas ahaay markii ayuub kajirto sobandhig waan u daawasho tagi jiray,waxay aheed xiliyadiii Marko ay wacneeed.rabiyooow nabad kusoceli marko

  • @abduqaadirali6185
    @abduqaadirali6185 Před rokem +1

    Yuusuf eelaay cabdi boonga diimoow odi sheeqnuur way naga horeeyaan maanta aduunyo

  • @khadijaibrahim8986
    @khadijaibrahim8986 Před 3 lety

    Wallee xusuus qaali ah inkastoo ay murugadededa wadato dad badan oo ayagoo nool igu dambaysay oo hadda dhintay ay ku jiraan Allaha u naxariistee

  • @hindiafsomaliaflaaam
    @hindiafsomaliaflaaam Před 5 lety +2

    Rag culus ayaa uga jedaa magaceega inta taaqno maxamed saalax subscriber

  • @mohamedmoalimabdullahi8455

    Yaa salaam caruurtan hada waa dad weyn allah yaa raxma Dr Ayub

    • @abdisheikh8042
      @abdisheikh8042 Před 2 lety

      Asc Adeer Dr.xow ahaay ma macallin iskuul ayuu ahaa mase iiga sheekeyn kartaa haddaad aqoon fiican u leedahay taariikhdiisa

  • @user-vq6yz7us6z
    @user-vq6yz7us6z Před 9 měsíci

    Codsi cajaladaha xusuusta intaan keliya ma ahee saaxiboo noosoo badi ama cinwaan and kawa hello into soo she waayo waagaas waankudhex jirey lln isma arko

  • @user-vq6yz7us6z
    @user-vq6yz7us6z Před 9 měsíci

    Walaahi waa asxaabtii an islasoobarbaarney alarm waa xusuus

  • @hanadabdulle7899
    @hanadabdulle7899 Před 6 lety +1

    Wa waqti Xusuus mudan runtii

  • @ogalonline4714
    @ogalonline4714 Před 2 lety

    Masha allaah waa vayaalkii aan isla soo kornay

  • @samafaleabdikaadirliish362

    Aruurtaan hada aduunka miyaa joogaan

    • @ashaluulchunellashaluul4551
      @ashaluulchunellashaluul4551 Před 3 lety +1

      Haa anigaa kamid ah

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 Před rokem

      @@ashaluulchunellashaluul4551 walhi m.a Wankaxunay inan ka dhex aqonsan karin Fasalka ardada maku su,ashe ka jawabty Aa arke hada ku jirto🙈

  • @abdimudey5112
    @abdimudey5112 Před 4 lety +1

    Waad ku Mahadsantahay inaad bartaada soo dhigto sxb

  • @naasirwardheere8240
    @naasirwardheere8240 Před 3 lety

    It's an immense honer

  • @aishasimanchannel3799
    @aishasimanchannel3799 Před 5 lety

    Waa meel xasus mudan dugsiga ayuub marka cadey allow maamo maano cabdiraxman unaxariiso

  • @umucabdiraxmaan5567
    @umucabdiraxmaan5567 Před 6 lety

    waa xasuus inasha allah marka allah nabad ha ka dhigo waan u xiisay

  • @aishasimanchannel3799
    @aishasimanchannel3799 Před 5 lety

    Allow marka cadey nabad kadhig

  • @MaxamedAbduqaadir-rr7jk

    Sorry waan ilin Alan iska Celin