IIDLE YARE HEESTII HABOON XASUUSTII LAGEN XASAN ADAN SAMATAR OFFICAIL VIDEO 4K BY AFLAANTA STUDIO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 728

  • @maxmedbishar5090
    @maxmedbishar5090 Před 6 lety +14

    iidle yare horey u soco walal wan ku tagarsanahaay 💪💪💪💪💪💪 qof ku lahadli garo malahaan

  • @mqabobe3961
    @mqabobe3961 Před 6 lety +237

    Heesihii hore iyo music cusub hadi la isku daro wa iska cajiib
    Legend iidle yare ku aaminsanahay bro
    Like inta iidle jecel

  • @abdulljabarfarma4681
    @abdulljabarfarma4681 Před 6 lety +12

    dib uso nooleeyaha heesihi dugobay adaaba ku wacna inad qadid baan aminsnhy legend iidle😍

  • @ayaanleabdillahi2662
    @ayaanleabdillahi2662 Před 6 lety +7

    legend fanaankii fanaaniinta wasee cidlada kaga tagay iidle yare full xushmad fanaanka qudhee Jira wakhtigan rageedii noo hees

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal Před 4 lety +14

    Hada ayaan dawanayaa waa habeen saqda dhexe salaadi subaxa ayaa wax yar nooga harsan tarikhdu waa 11 Dec 2019. Aniga iyo saxibadeyda oo hurdo naga soo dhiciweysey ayaan dhageysaneynaa, qabob badan ayaa kajira halkaan joogno. Heesta aad bey noga soctaa. From Dhaka Bangledsh 🇧🇩 ayaan idinka soo salamayaa

  • @abdulghanihussein
    @abdulghanihussein Před 5 lety +63

    Hadaad diido hadalkeyga hwen wcn nasiibkeyga halkeygaa kusugayaa👌
    Who is watching 2019🇸🇴

  • @naciimahusseincuntomacaan7387

    Iidle yare fanaa buuxa waaye wahwah waxaas ayaa cod lagaa dhah waayo waayo xasuus hore

  • @Hanuuniyamedia
    @Hanuuniyamedia Před 6 lety +64

    Ninka kaliya booskii samatar so buuxin karo wa iidle yare boqorka codka fanki dhintay o lumay adiGa u istaagay o so noleeyay legend👏👏👏

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy Před 2 lety +8

    Al'fanaan idiidle yare, Allaha ku caafiyo sxb.

  • @hiboshariff7390
    @hiboshariff7390 Před 6 lety +11

    hees macan manta weig gadantahy well done iidle.hibo hawen haigu noqonin walle wiil jeclaa marwlbo idhihi jire xasusu.

  • @hanadbarresaneey3170
    @hanadbarresaneey3170 Před 6 lety +4

    Al fanaan iidle aad baan kuku taagersanhy in aad soo nooleyso fankii hore guuleeyso legend iidle yarre

  • @gangdufle6255
    @gangdufle6255 Před 6 lety +2

    iidle yare boss in badan waa Ku Aminsanahay fanan bananka yaala aya thy father of voice adi Lee waaaayo

  • @bananateam5194
    @bananateam5194 Před 6 lety +7

    aflaanta studio masha allah raga bulshada iyo fananiinta hormariya nolada sln sare

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 Před 6 lety +9

    Xasuus Baad i Gelisay Saxiibkay Iidle Yare Barteeda Dhigtay Walaahi🎤🎤🎤🎤

  • @amranhashim6049
    @amranhashim6049 Před 3 lety +11

    Hestaan wiil aan isjecleyn baa ii qaadi jiray dhageysigeedana kamaba daalo❤🤪

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse Před 2 lety +1

      M.a Amran hashim isku waara👏🙈🥰🤗

  • @Fagarpodcast
    @Fagarpodcast Před 6 lety +10

    *Cabdijabaar Kal iyo laaab Muqaal shidan* *Maalin Iidle Nin deeqsi ah Nin Ragmeed*Cabdijabaar Nin Xun matihid shekadada Sxb maqlay *Aflaanta Studio Waa jeclahy m sh Allah*

  • @ummuamiir1425
    @ummuamiir1425 Před 6 lety +6

    heeso waa kuwii hore walee idle saas kuwad intaa khaaq tufuu kusoo heesi leheed 👌👌👌👌👌

  • @hamdinamahamud3986
    @hamdinamahamud3986 Před 6 lety +4

    Iidle xidiga fananinta Nooleyaha fanka Bowe qli horey usoco waligaa

  • @shaazhaviz3578
    @shaazhaviz3578 Před 5 lety +4

    Idle yare Allaha kudayo walalkey Macaane hesahadha wakufaana inbadhan.... Saxiibtey Aladaxa hiba nura anjeclahay ....

  • @ismaelciiltire7724
    @ismaelciiltire7724 Před 6 lety +6

    Fanaan weyn iidle waa kaa qaancay👌👌

  • @hawowarsame1422
    @hawowarsame1422 Před 6 lety +2

    Maitiri idle aniga amaan Ku imadaa America ayan jogaa sacadan lajogo lkn dhib malaha codkaga aya naafacaa 💃💃💃💃💃😘😘😘😘💋💋👌👌👌👍nolaw

  • @lalkamalin3552
    @lalkamalin3552 Před 6 lety +13

    Waaw hadaaddiiydo hadalkeeyga habeen wacan nasiibkeeyga 👏👏👏👏

  • @cabdisalaancabduqaadirciis6679

    Masha.llh Xasan Aadan samatar o yar Guuleyso iidle yare heesaha adaa So Nooleya

  • @nawaalaadan7478
    @nawaalaadan7478 Před 6 lety +5

    Waaa hesti xasan adan fanka kusoo galey 😥😢😭 nlw legend😘😘

  • @Asmamohaa2357
    @Asmamohaa2357 Před 3 lety +16

    Legend idle keep going

  • @mohaalasofficial8904
    @mohaalasofficial8904 Před 6 lety +2

    Iidle yare best fanaan an jeclahe hesa hiisa cawadgaaga unolaaaw sxb hadan arkaaye mit ku botenaayo fcbka walee tagerahada cagta marinayo kkk

  • @libanmohamed3954
    @libanmohamed3954 Před 6 lety +11

    Wahwaah this guy should be the voice of fanaaniinta mashaAllah

  • @yahyecadeofficial4689
    @yahyecadeofficial4689 Před 6 lety +283

    Ninkii heesaha laga dhintay soo nooleyey inta aamin San like izaara❤❤

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 Před 6 lety +99

    Idle yare cade
    Habeen baan ku riyooday asoo show ka dhigaayo Minnesota mareekan,asiga iyo nimcaan hilaac
    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @mohamedabdihafidissak4759
      @mohamedabdihafidissak4759 Před 6 lety +4

      😂😂😂 Wuu iman inshaAllah

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 Před 6 lety +7

      Yasmin Adam kkkkkkkkk mcny
      Nimcaan naagtiisaaba marakeen joogtee
      Maybe kan idle anaa keeni doonaa umaleynaa 🤣🤣🤣🤣🤣 wax laqariyo mahaaye

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 Před 6 lety +2

      Sheru ahmed nin mareekan joogo naag bahdilaada ku nacay

    • @mohamedabdihafidissak4759
      @mohamedabdihafidissak4759 Před 6 lety

      Asma Curada cida Naa anaga na gee meesha...

    • @sheruahmed5765
      @sheruahmed5765 Před 6 lety

      Asma Curada cida dadka isku wada mid mahan bbe jacyl hada rabto wlcme

  • @amaalahmedaliqueenmamaliza305

    Heesihi hore io music manta Ah is Ku hel wax kAle WaYe wlhi idle❤😍😘👈

  • @gurayabdalla5828
    @gurayabdalla5828 Před 6 lety +10

    Wale Fan waa Fankii hor
    Inta Xasan Adan Jecel heesihiisa Liketa Haladhaaafin

  • @mahadmusa9820
    @mahadmusa9820 Před 6 lety +10

    guled simba
    sahfan halac
    xidigaha geska
    axmad zaki
    iyo inkaloo badan copygiisa
    ayuu ku dhafac
    cod 100%❤
    music 100%👍🏼
    miraha 100%👌
    laxanka 100%👏
    video 100%💎

  • @user-vs2ui7jz2y
    @user-vs2ui7jz2y Před 6 lety +13

    انا من الصومالان احب اغانياخواننا الصومال😀❤

  • @barotech4015
    @barotech4015 Před 6 lety +12

    Somalida IMIKA Wax way fahmen Awal Hadii Uu Hees soo Xasuusiyo Dadka IMIKA WA LA caayi Jiray IMIKA Se way fahmen Horay U Soco Legend iidle

  • @nadarmahamud9107
    @nadarmahamud9107 Před 6 lety +6

    Heestan waxaa jeclaaa wllky markaas gabar noo dhalatay hibo loo bixiye hada waa masha allah way weynatay waa 12 jir

  • @gabadhaheerdarawiishlascan7365

    Wan ninkii lahaa wanolyahaye. Hasan adan samatar. Waad ku fashilantahy heesta

  • @hodanahmad979
    @hodanahmad979 Před 5 lety +6

    hore usoco walal legend aan tagero ayaad tahy fanaan aan kufano ayaad tahy you former legend well done bro

  • @mustafabdifatahomar1105
    @mustafabdifatahomar1105 Před 6 lety +40

    Axsan hees wllee iidle wuu heesay
    Hadad diido hadalkeyga hbn wcn nasiibkeyga halkeyga aya kusugaya.

  • @yasirkeey9503
    @yasirkeey9503 Před 6 lety +4

    Fanaaninta ninka ugu gaban👌❤ top ayaa tahay masul

  • @asmoquen7941
    @asmoquen7941 Před 6 lety +99

    iiiidle king of kings
    Hori usoco fanan aan ku faano

  • @hasanalisaid9287
    @hasanalisaid9287 Před 6 lety +2

    ALLA YACIZAK IIDLE SXB SEETAHAY AYAAD UQAADAY HEYSTA

  • @ansalabdirahman2316
    @ansalabdirahman2316 Před 6 lety +76

    Woow caadi maha axsan cod warada like ha ila ag marina Ana online u ahay mesha oo ugu horeye😂❤️❤️👏

  • @zahraosman3504
    @zahraosman3504 Před 2 lety +4

    Idle yare brother you get nice voice masha allah thank you

  • @abdikadiromar1320
    @abdikadiromar1320 Před 6 lety +2

    Legendigan halaga leexdo bariiska ka galay qaraamiga😃😃😃 hawshada iska wado wa ka baxsatay kaabe👌👌👌

  • @rastamaaniyo3863
    @rastamaaniyo3863 Před 5 lety +7

    samatarka cusub horey usoco

  • @maanqapojiye3509
    @maanqapojiye3509 Před 6 lety +10

    Iidle yare Somalidii hore ayo kaharay 🇸🇴
    Aflanta studio like ta igusharfa 👍

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 Před 5 lety +2

    War isku xishoow ninkii lahaa wuu nool yahee mana gaartid xasan aadan samatar wlhi 🤙🤙🤙

  • @cabdimqatarooz7217
    @cabdimqatarooz7217 Před 6 lety +6

    Nice Ereyo legend intaas haday wax kufahmi weyso hor usoco dheh inta iidle yare taageer u ah like ha iisaarto plz👌👏❤

    • @aliabdi7075
      @aliabdi7075 Před 5 lety

      Tan nin baan iska leh waxd ledahy qaad zxpow Ku leyahy ok

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 Před rokem

      @@aliabdi7075 adi ma ninkii lahaa miyaa thy? halkese Ku cuncunyso ?
      Wad afdherthy amus🤫

  • @iamalone7258
    @iamalone7258 Před 6 lety +111

    Inta commentiga aqrisa
    Like igu qabta hadu alle idin idmaaYo 😉🙌🙌

  • @kawsariinakunkaroon5665
    @kawsariinakunkaroon5665 Před 6 lety +3

    Iidle meeshi laraaba dhigtay Alleylihi axsan yaa cod 😍😍

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 Před 6 lety +35

    iidle wan kugu faana runtii arooskeyga adaa ka heesaayo💪💪💪💪💪❤❤❤💋💋💋💋👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon Před 3 lety +1

    Waa heesha xasan adan u ton hoose ka qaado cr kuwisa kale sooqad waad ku fashilmaysaa Siciid Qalinle baa kabaxa heesaha Xasan qarkood

  • @sahalyare7653
    @sahalyare7653 Před 5 lety +4

    Iidle landheere gaaljecel waa seediyasha habar gidir ku garab taagan hore usoco

  • @abdirahmanhiraabe2521
    @abdirahmanhiraabe2521 Před 6 lety +3

    axsan hes horo usoco iidle fanan sre👍

  • @fartunomar4669
    @fartunomar4669 Před 4 lety +6

    2020 ya ila dhagesanaya🥰

  • @umumucaad652
    @umumucaad652 Před 5 lety +5

    Wooow dhagesideda kama dalo hestan ❤️

  • @amazingalma
    @amazingalma Před rokem +5

    I love this song so much, I love it wow! ❤

  • @aaliyaalimohamedqalanjo3214

    King idile yare faanan jiro wad ka baxsatay ⚘⚘🌹🌹🌷💋🌷💋❤🌷🌷⚘🌹⚘💘

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa Před 6 lety +4

    Idle heesihii hore soo cusboneysii . Nice 👍

  • @mahrezdayah4806
    @mahrezdayah4806 Před 6 lety +6

    viva iidle yare 👌👌👌

  • @munasarguled9537
    @munasarguled9537 Před 5 lety +3

    Xasan cujeeri best musician iidle good choices

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar Před 11 měsíci +1

    Heeskaan caadi ma ahan codkii Walaalkeeyga Idle yare

  • @yahyecabdi9888
    @yahyecabdi9888 Před 4 měsíci

    Fanan iyo cod cajiiba alle haku cafiyo wllkey iidle yare 2024 yaa igula raxaysanaya codka halasiga ah ee wllkey waxn idinka so salama addis ababa wakhtigu waa goor danbe 5:00 subaxnimo xili aan ku marqamayo salaman asxabta❤

  • @araiemohamed3228
    @araiemohamed3228 Před 4 lety +25

    When I am listening this song , always i remember my first girlfriend, 15 years back

  • @SomalimusicVEVO
    @SomalimusicVEVO Před 6 lety +2

    Iidle xasuus
    Waxan xasusta Intan kagar An jeclaa an ushegtay bay iku adkesay Markas aya hestan uqoray hestan. Nice. Iidle

  • @SalmaMohamed-vx7me
    @SalmaMohamed-vx7me Před 3 lety +2

    Khadaroow nafteyda hiigsi baad ku noqotaay adaa iii hiraaye 🥰🥰🥰

  • @mkpodcasts8218
    @mkpodcasts8218 Před 4 měsíci

    Legendi iidle yare cod alle ku maneystay guuleyso

  • @jallam
    @jallam Před 6 lety +1

    legend Iidle yare horay u soco axsan cod inta ku tageerta ahy

  • @fatimaadam4576
    @fatimaadam4576 Před 6 lety +5

    Masha Allah I love this fanaan

  • @safarkaaakhiro9145
    @safarkaaakhiro9145 Před 6 lety +2

    Nice voice horay isoco iidle 👌👌👌👈

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 Před 6 lety

    Waaaw nooleeyhaha fanka alfa mabruuuk iidle abdulaahi horey usocc hees shidan la hamiyay darta

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 Před 4 lety

    inkastoo heesta inta danbe ama bagka danbe kaqaatay hadane iidle yare waa keenay intee oo qaatay heestan magaceeda waa sida hugosha roobka hibo waa gabadha lago xusay heesta tusaale haboon waa magac gabadh lakiin waa maamus magac sax ah mahan

  • @abdallarasta5990
    @abdallarasta5990 Před 6 lety +2

    Wad ka baxsatay iidle yare nice xasuus fican

  • @MindMeldMedia94
    @MindMeldMedia94 Před 6 lety +2

    Iidle yare hore u socdo wangsan👌👌

  • @libaanali4461
    @libaanali4461 Před 6 lety +1

    Iidle horay usoco sonoley fankii hore

  • @cabdicazizrojo9141
    @cabdicazizrojo9141 Před 6 lety +4

    Iidle yare rijaalulaah intii aamizany inuu yahay like iisaara😂

  • @queenzamu3090
    @queenzamu3090 Před 6 lety +7

    Legend iidle yare horay usoco yqey

  • @saidadenali1175
    @saidadenali1175 Před 4 lety

    Ninkaan heesa laga dhinto ayuu qaadi jire lki ninka heestaan leh waa hasan adan samatar waana nool yahay miyuu ilooway ninkaaan idle dhiiqo

  • @faysaltt4921
    @faysaltt4921 Před 6 lety +63

    Iidle wlh waaa kugu taageeraaa heesihi hore inaad soo cusbooneysiiso maxaa yeelay waxey wataan ereyo aan laga samri karin saas ay tahayne malajan qadana dhalinta lkn adiga ujogo dhalinta o uso cusboneysiyo ✋

  • @axmedxeef4856
    @axmedxeef4856 Před 3 lety

    Codkiisa waan ku haystaa iidle tare

  • @iloveyoumomqaali4499
    @iloveyoumomqaali4499 Před 6 lety

    Wwwwwww my fanan gaaboow oo hadaneh koobi kudarsade waan ku taageyraa madam aan Isla gaabanhy love gabgabyaal wixii gaagawan like ii sara

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 Před 6 lety +1

    king iidle soo wad heesaha wa loo baahanyhy bro

  • @fatimamohamud8208
    @fatimamohamud8208 Před 6 lety +5

    Isagaba wax xigmaad ku jirta qadaya hees waa isku mid horey usoco idle yare 😍😍😍😍

  • @tasliimaxmed497
    @tasliimaxmed497 Před 6 lety +7

    Ar yaa iidle itusa marko oon uduceeya ilaah dartiis

  • @sayidcumar5206
    @sayidcumar5206 Před 6 lety +1

    Wowowowow idle boqrka vodka nolow fanan jira taageerokuu ahay

  • @fatxisaid5528
    @fatxisaid5528 Před 6 lety +2

    hesihii hore waba lahalmaamay nosoo cusboneysii ,iidle yare taageera ku ahay 😂😂 like ta ya liila dhaafin

  • @sakariyeyaasiin6398
    @sakariyeyaasiin6398 Před rokem

    Hadaa diido hadalkayga habeen wacan nasiibkYga halkaygaan kuaugayaa
    ❤❤❤

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL Před 6 lety +5

    illahey heybad hiba iyo hal abuur ah wuu kusiiyay iidle yare
    bal nin heesihi hore saas uqaadaya mid cusub hadii loodhiiba suu uqaadi karaa
    kaaga daran iidle yar funny waayo masha allah

    • @mohameddheere7998
      @mohameddheere7998 Před 5 lety +1

      Iidle yare waxa lagu xantaa
      Inuu yahay shawsi
      Shaqsi wanagsan dhanka
      Bini adminimada
      Allah ku xifdiyo

  • @ramlanuur9372
    @ramlanuur9372 Před 6 lety +161

    Iiidle yare waaaka baxsatay ina hooyo copykaga iska wado cid kula hadli karto ma jirteee😂😂😂😂

    • @jamilamohamed9584
      @jamilamohamed9584 Před 6 lety

      Ramla nuur saay waay😂😂😂😂

    • @djjoker1172
      @djjoker1172 Před 6 lety

      Ramla nuur hhhhh ADI ma fasaxay zhp Hhhhhhhhhhh

    • @ramlanuur9372
      @ramlanuur9372 Před 6 lety +1

      Dj Joker kkkkk hadaaan u diiidno ma awaluu deenaye inaa iska wado dhahno ma aheee

    • @djjoker1172
      @djjoker1172 Před 6 lety

      Ramla nuur Oki zhp hawshisa ha wato lkn ani heeso bilash ah soon lahaa wlhy kow ay katahy dagalkii cshaqa lol

    • @rashkabillebayciise2528
      @rashkabillebayciise2528 Před 6 lety

      Ramla nuur waan ku salaamay wacaney

  • @abdimohammed5599
    @abdimohammed5599 Před 6 lety

    afnaan daruuf khatar aatahay ku soco inta uguma soo jadiidi heesaha

  • @clraxmaanmaxamuud451
    @clraxmaanmaxamuud451 Před rokem

    Waa heesihii xasan aadan Samatar qaaday 1977 qaraami

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 Před 6 lety +5

    masha allaah illhey ha ku xafido

  • @frdossoso533
    @frdossoso533 Před 6 lety

    Wwwwww guul wad kuso naxday halkeda ayad dhiigtay wll noloow iidle yare

  • @mrkhalid7898
    @mrkhalid7898 Před 4 lety

    Hadaa diido hadalkeyga habiin wacan nasibkeyga halkan ku sugaya

  • @habonmohamed9309
    @habonmohamed9309 Před 5 lety +4

    I love music of idle yare

  • @mohkather5646
    @mohkather5646 Před 6 lety +1

    Iidle yare king batay hore
    Usoco kutagera 100%

  • @calisiraajimusdhaf9147

    Hadaad diido hadalkeyga hbn wcn nasiibkeyga halkeygan ku sugayaaa 💯

  • @boqoradahiiran7602
    @boqoradahiiran7602 Před 6 lety +1

    idle cde horay usoco ina adero😘😘

  • @abdullabwabdi283
    @abdullabwabdi283 Před 6 lety +6

    Iidle xariif waa heeso cusub murti maleh oow is yiri kuwii koraa ka gadmaa bulshada horay usoco bro

  • @halacbay4442
    @halacbay4442 Před 4 lety

    idla yare fanaan kii fanaan taa