CHALLENGE ADAG: IDIRISKA IITAABO OO U KALA HIILIYEY BAABA JEEY IYO KABTAN BAARA KULAN DARBI AH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • CHALLENGE ADAG: IDIRISKA IITAABO OO U KALA HIILIYEY BAABA JEEY IYO KABTAN BAARA KULAN DARBI AH

Komentáře • 178

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Před rokem +68

    Hdaa jaceshahy Quraanka kariimka
    Isoo racaa 🥺☝❤🕋🫀

  • @AbdisalamYalaxoow
    @AbdisalamYalaxoow Před rokem +24

    Wll kusali xabiibkena muxamed scw

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Před rokem +110

    Hda aragto magaca nabigena maxamed Scw scw scw 🤲 🥺 😭
    like 👍 sara

  • @somalia641
    @somalia641 Před rokem +9

    Hadalka afkaaga kaso boxo saliga nabiga sallalahu caleyhi wasalim waxa ugu wanaagsan like saar inta kheerka jacayl

  • @sakariyecabdullahi9210
    @sakariyecabdullahi9210 Před rokem +23

    idiriska iitabo funny 🤣🤣

  • @muscab8581
    @muscab8581 Před rokem +46

    wllahi so funny 😆

  • @mohamedkahrabaofficial
    @mohamedkahrabaofficial Před rokem +16

    Legend 🤣👏🤣🤣 Comedian idiriska
    Wllhi Funny waaye
    Yaanyuur maa kula ekaaday
    Kkkkkkkkkk

  • @yaxyec.fitaax4333
    @yaxyec.fitaax4333 Před rokem +14

    Team BBD 🎉funny wllhi guulesta
    Najiip aadan najiip

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Před rokem +43

    Ninka iga Qosliya waa idiriska ii taabo Hada ila tageerto Liike Ha La Dhafin 😆 🤣😭☝🙏❤

  • @abdiladhiifabdirizaaq3212

    Qosol la suuxi gaary wlhi 🤣🤣Idiriska is fany

  • @suleymaanmaxamed8492
    @suleymaanmaxamed8492 Před rokem +4

    Baaba jeey wllkeey .)....idiriska WAAMASKIIN MARWALIBA WAXAAD USHEEGTIIN BIXITAANKAGA DIBADA AH ..ASAGANA MAJECLO INAABAXDO WLL KADAYAA FIKRADA BIXITANKA 🙏🙏

    • @kaligeedtaliso1395
      @kaligeedtaliso1395 Před rokem +1

      Idiriska asiga ciyaal miya marka wdbo u jedaa inu kaftan yhy

  • @yooniscrisaaq864
    @yooniscrisaaq864 Před rokem +3

    baba jey shp idiriska guusha wa la jeceshahay wa la dabal dagta khayr alaha ku ziiyo

  • @enganwarmohamudhussein2526

    Allah ficnan laheeda inaan lakulmo team baaba jeey wlhi si kal ilaab ayan u tageera Allaha idiin xafido farxad ku noolaada

  • @yusufhassan9409
    @yusufhassan9409 Před rokem +7

    kaabtan baara is legend 😁👍🏻

  • @cabdiraxmaanmaxamed364
    @cabdiraxmaanmaxamed364 Před rokem +6

    Inta idiriska tageerto like saara

  • @hakimmaxamed2356
    @hakimmaxamed2356 Před rokem +19

    4 legends..🥰❤️

  • @yasir7210
    @yasir7210 Před rokem +1

    Caano laqalajiyay oo muddadey ku dhacayeyn laga baqay caana iima ahan waana ku cebeysanahay dhamaanteen. Kagudub challenge-gaan xitaa waxaa kamacaaneed dhiisheena iyo caanaheeno o lahubo inta laso gado dhiishana lagu qurxiyo wax kasto lagu qurxin karo iyo calankeena.
    Meesha caanaha wadanki lagalisay kubaareen kadibna haddi laqalajiyo waa faaido ey ugu fakireen si eysan uqasaarin.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @ahmadsade6308
    @ahmadsade6308 Před rokem +2

    The great of all time of caag idiris ii taabo

  • @kimsana4032
    @kimsana4032 Před rokem +2

    Idriska gushisa kufar xa wlhy❤ Guules marwalpo

  • @hiiraanmedia5926
    @hiiraanmedia5926 Před rokem +1

    najiib sxp hal talo oo ah kaptan baare mar walibo wan arkaa ee iidirska jugta haka daayo ha ula dhaqmo side sxpkis oo kale

  • @abdirahmaanomar1217
    @abdirahmaanomar1217 Před rokem +1

    Baabajey ilaahayhakuufududeeyo safargaaga midqeerqaboale hagaagadhigo waanaguuduceynaynaa dhamaanteena✈✈✈✈✈✈💒💒💒💒

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Před rokem +1

    Cidi ku daawabesa male hada idirsika eridan kabata baro haduuna isga waxa qaadan muxuu la haliilala ufu

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před rokem +1

    Deodorant marsada maxaa waaye dhidhidka kilkilihiina waa ceeb.

  • @hassansantos7924
    @hassansantos7924 Před rokem +4

    Barbaarta media show keep going 💯💯

  • @deeqaxmedxasanmaxamedaxmed6145

    Asxbey qosal ayaa igu disheen baabajey iyo asxbaabtiisa

  • @FarxaanGraphic
    @FarxaanGraphic Před rokem +1

    Ninka mxa kuheestan najibow wabaxa malinkasto dhahesan kadaya ples sabto ah in idin bahan yahy wa u jeda really wa maskin

  • @aishaahmed3794
    @aishaahmed3794 Před rokem

    Kabtan baara was mid bilaa aqlaax
    Idriska waa mid ixtiraam badan fadlan ixtiraam kabtan baara

  • @cadekacade1164
    @cadekacade1164 Před rokem +2

    Baabajeeyow shaqadaas wll anagaa ku shaqesanee turjumanimada ee ciyaarta nooga daa hhhhhh

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Před rokem +2

    Team idiriska iitaabo 😀😀💪
    Io kabtnka isla jeclhy labadooda

  • @abdallaroyabdallaroy6317

    Captan bara idiriska gacanta ka dhaaf waa qaldantahay 100.boqol nool.agah

  • @baarbeofficial4435
    @baarbeofficial4435 Před rokem +1

    Dhuusaye kulaha baaba
    Kaptanka cabdulahiyow hhhhh

  • @zamzammaryama3427
    @zamzammaryama3427 Před rokem

    Najiib walll kabtan baara usheeg idiriska jugta haka daayo waxaas waa cunsuriniml

  • @MohamedAli-fe7lg
    @MohamedAli-fe7lg Před rokem

    Afmaayga ayaan ka heley idiriiska 🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @subansaid9841
    @subansaid9841 Před rokem +2

    BBD hoor uu soocda Maasha allah 🥰🥰🥰🥰

  • @cabdishakuur7893
    @cabdishakuur7893 Před rokem +1

    Soo badiyaa challangegan canahaa

  • @abdirahmaandaahir5177
    @abdirahmaandaahir5177 Před rokem +1

    Idiriska qabiirka klia eee ciyartan

  • @hamdiahmedhirsi2056
    @hamdiahmedhirsi2056 Před rokem +2

    Keap going

  • @garmaqaategarmaqaaate

    wlhi babajey idiriska haka tagin funny waye ninkas

  • @ikraamahmed4399
    @ikraamahmed4399 Před rokem +2

    Video fiirsade man qoslin wlhi waa been😂😂😂

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před rokem +3

    Kkkkkkkkk idiriska caadi maaha

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 Před rokem +5

    Asxabei ilaahey dartiis subscribers Iku cimaamada Allah ha idin sharfee 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @cabdaleidiris7472
      @cabdaleidiris7472 Před rokem

      Wakusaray zxp🥰✋🏽

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 Před rokem

      @@cabdaleidiris7472 thank you my brother 🤎🤎🤎💯💯💯

  • @sakariyereemagal7277
    @sakariyereemagal7277 Před rokem +2

    Idiriska wlhi waa fani🤣

  • @nuurcismaan7280
    @nuurcismaan7280 Před rokem +2

    idiriska waaba funny😎😋

  • @FarhiaFarhiaAli
    @FarhiaFarhiaAli Před rokem +1

    Uf kabtan baraaa waa neef waa qofka xushmeey Koley kama xoog yareee

  • @qaalidwizz2793
    @qaalidwizz2793 Před rokem

    Teen idiriska iibato hi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před rokem

    K.B. dambasta 2 jeer oo gacanta gelinaa si culus oo dadka u saaraa.

  • @daahircaliibraahim9047

    Waaw
    Maasha aalh

  • @sacadhassan4911
    @sacadhassan4911 Před rokem +1

    Allah is one

  • @deeqajawaase9941
    @deeqajawaase9941 Před rokem

    Waa khamir waxaay qadatan oo dib lagu ceshanayo waan xaran

  • @wiziirranaa1725
    @wiziirranaa1725 Před rokem

    Dadka kaliyo iga qosliyaa😀😀

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Před rokem

    Ar meshan waxakukulmay wariyaha kaliya onlenahay hadanahay ciyalkaxafada najib adanajiib kabtanka ciyalkaxafada besaniga ciyalkaxafada Baba iyo fundi kunfarayamaha ciyalkaxafada dhamaan salansare✋😁

  • @maqsuudcadar7883
    @maqsuudcadar7883 Před rokem +6

    Too legends hada idiriska ila tagerto like ha ila dhaafin

  • @jaabirabdi6376
    @jaabirabdi6376 Před rokem

    Adriska heer wuxu gari doona in idaga la’aantisa views usan jirin

  • @cofowcofow6236
    @cofowcofow6236 Před rokem +1

    Idiriska ninka kliya iga qosliya

  • @shugricali4928
    @shugricali4928 Před rokem

    Dariska wan baxa markow dhahay indhaha tagay

  • @anfaac3515
    @anfaac3515 Před rokem

    What is Celprition 😢😂idiriska❤

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 Před rokem

    Najiib zxb hal codsi iiyeel oo ah in idiriska iyo kabtan baara la isku xijiyo

  • @kaderapdimahamed6014
    @kaderapdimahamed6014 Před rokem

    Edepdaro bdana iddiriska

  • @bosteeyohamboofficial4398

    Nin daayniile kayimit makaraayneeysiin wuuduceeysznyihiin

  • @cadnanncali4557
    @cadnanncali4557 Před rokem

    Hunguri hayo baara

  • @farhiyaalimohomud6903

    Idiriska waa miskiin

  • @munasarcumar8151
    @munasarcumar8151 Před rokem

    Baabajeyy 1koo heestayy laga qaatayy🤣🤣

  • @yasir7210
    @yasir7210 Před rokem

    Love walalkey baabajeey. Somaali aabahood waye.

  • @maxamedzacad5675
    @maxamedzacad5675 Před rokem

    Team B.B.D aLLe ha idin xifdiyo

  • @daadiimaxamed164
    @daadiimaxamed164 Před rokem

    Kp going idiriska

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Před rokem

    Wacaleykum salam 🥰 ♥

  • @queenhanuush715
    @queenhanuush715 Před rokem +1

    Vidio oo idriska iyo kabtan ku jirin madaawadi😂

  • @hakimqalbi8047
    @hakimqalbi8047 Před rokem

    Idiris gul wcn

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 Před rokem

    Masha allah i

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Před rokem +1

    Qamaar keeydaay miyaa hanbalyo kaptan baaruud

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Před rokem

    Barbaarta keep going

  • @cufazihome5570
    @cufazihome5570 Před rokem

    Halkan xabo 🧃3kun qado🤣🤣🤣 idiriska wankuwataa

  • @amiinmediacollege5984

    idiriska iyo kaptan abara boote lee meeyw adayaan gameka markii al dheela waa isku booteyeana anaga neh dagaalkoodaan sugeynaa

  • @abdihafiidbarre514
    @abdihafiidbarre514 Před rokem

    War fiiri idiriska maskiin nimada iska dhaaf siduu kabtanka kuu saaro u saar iska dhaf maskiin nimada asiba kuuma naxriisto why aa ugu naxriisanee

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 Před rokem

    Captanka xanaqa joji dheh😂

  • @Loosey565
    @Loosey565 Před rokem

    Idiriska inama cadi mahn 😂😂😂

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Před rokem

    8:04 cabdulahiyow kulaha 😂😂😂😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem

    W ALAAH I Qosol Miiran Captain Dilka Joonis Iyo Ceejiska

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 Před rokem

    k,baara idiriska itaabo ha itaagin ayuu ku lee yahay asagana waa istaagaa k,baara maxaa kaa qaldan

  • @faysalogle7040
    @faysalogle7040 Před rokem

    BBD wad igu wayntihin🙏🙏🙏

  • @muniir_official
    @muniir_official Před rokem +1

    Idiriska xoog usaar foorada dadka ayagab xoog kusarayane maxawye salaaxitaanka 🤔

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 Před rokem

    Ciyaarta markey dhamato kadib hal hal ka xabo laso dhiganayo wa qamaar cad waana xaaram sidan ognahay qamarka fadlan midaas kareeba hada kadib

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 Před rokem

    K,baara idiriska itabo dhinacaca caamirada soo xigto ka mariya

  • @marwodumar
    @marwodumar Před rokem +3

    Walaal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisaar❤❤

  • @ayaanismaciil7633
    @ayaanismaciil7633 Před rokem

    Baba jey suu bisnka uqarinya

  • @aadamibra2743
    @aadamibra2743 Před rokem

    Hadaan nahy takerayaasha idirska
    Waan fraxsanhy

  • @abdikafihassa9372
    @abdikafihassa9372 Před rokem

    Diriska funy waye wlhei

  • @smokeeyblacky355
    @smokeeyblacky355 Před rokem

    keep going tre legend

  • @user-mv8ty5er8s
    @user-mv8ty5er8s Před 8 měsíci

    Asc

  • @maankaali5811
    @maankaali5811 Před rokem

    waw firest comnet

  • @Bugac9
    @Bugac9 Před rokem

    Team b.b.d.b keep going

  • @ismaciilshiiikh2244
    @ismaciilshiiikh2244 Před rokem

    Ninka kaliya hungiriga iman la anta kuso can baxay idriska

  • @naciimoaweys7557
    @naciimoaweys7557 Před rokem +1

    Wllo plz iPhone pro 14 mx iibi plz wllo mcn

  • @abdulkadircabdulahi4297

    Jooji qaraarka idiriska

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Před rokem

    Keep going

  • @maida123macow4
    @maida123macow4 Před rokem

    ❤️❤️❤️❤️

  • @opk9121
    @opk9121 Před rokem

    caawa saa u1oslay illahaa og

  • @muxidiinabukar1777
    @muxidiinabukar1777 Před rokem

    Team idriska

  • @mohamudmohamed5940
    @mohamudmohamed5940 Před rokem

    Idiris itabo