MAXAMED MUSTAFE ALLA ALLA WAA DAYAX OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Heesta ala ala wa dayax
    Erayada cumar faray
    Laxanka cabdiqani booska
    Music haatuf yare

Komentáře • 75

  • @ultimatetech3599
    @ultimatetech3599 Před 3 měsíci +9

    allay lehe faniin ad u cod macan ayaa soo baxy heestan waa 5 aad oon dhgysanyo
    iska daaye waxa music ga utumey king of music hatuf yare
    mar haduu tumo hatuf yare wax kle weeyi ba laxankuna waan ku hystaa

    • @Supr93
      @Supr93 Před 3 měsíci +1

      I don’t think 😂 declined credit to for the

  • @DhagacadeChannel
    @DhagacadeChannel Před 3 měsíci +6

    Tolow Muu wadku Daayo Tan Daa,in 😢😢😢 Best song of the Year 🎉🎉🎉

  • @KhaalidMustapha
    @KhaalidMustapha Před 3 měsíci +18

    inta oG inaY qarxaYso 😂😂 Like

  • @AminSahardid
    @AminSahardid Před 3 měsíci +12

    Waxani hees way dhaaftay💯
    Codka laxanka erayada intuba💯

  • @FarxaanMaxamed-bm2uc
    @FarxaanMaxamed-bm2uc Před 3 měsíci +8

    Masha allh war fanaankan halkuu ku dhuuman jiray wllhi codkiisa kaliya iga gadan

  • @daud_8122mohamed
    @daud_8122mohamed Před 3 měsíci +7

    Waa sidee dee ma fanaan cusub baa

  • @user-zg9vi3fb8q
    @user-zg9vi3fb8q Před 3 měsíci +6

    Mohamed mustafe yaa waduuud ❤

  • @somalifamilyyoutubes3563
    @somalifamilyyoutubes3563 Před 3 měsíci +7

    Mohamed mustafe cajiib

  • @JamaalCaska-mb8vw
    @JamaalCaska-mb8vw Před 3 měsíci +5

    Mohamed mustafe The Goat 🐐

  • @xadaari129
    @xadaari129 Před 3 měsíci +10

    mohamed mustafe ninka 10 ka sano ee soo socda fanka shidan doona dab iyo holac baa afkaaga kabaxaya axyaa sawt 🔥✌️ inta og inay heestan qarxayso like dhac kusii 🔥❤️‍🔥🙏👏

  • @Abdirizackmahdi434.
    @Abdirizackmahdi434. Před 3 měsíci +4

    Dabarba ugu dabacan Foolal woow heeskani Habalihii Gobtaa eee Reer burco ayaan ku xasuustay ❤

  • @user-xd5es1ru6v
    @user-xd5es1ru6v Před 3 měsíci +2

    Sawtul jamiil maxamed mustafe hore usoco❤❤❤

  • @fadxilaasim5590
    @fadxilaasim5590 Před 3 měsíci +2

    alfanaan maxamed mustafe hore u soco

  • @Sayidxarago
    @Sayidxarago Před 3 měsíci +2

    Waa layaabay wallee

  • @user-lh7oe6hn2x
    @user-lh7oe6hn2x Před 3 měsíci +1

    Legendary mohamed mustafe fanaanka sanadka

  • @user-cc4ns3nz9y
    @user-cc4ns3nz9y Před 3 měsíci +1

    Ciidagaluhu wadadii maxamed mooge uun buu isku duubaa

  • @abdibasidabdourahman9743
    @abdibasidabdourahman9743 Před 3 měsíci +1

    waa hees cajib ah iyo fanan cajib ah Mohammed Mustafe

  • @dhacdoiyodhaqan1744
    @dhacdoiyodhaqan1744 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah maxamed mustafe

  • @AsmaAbdiraxman-qf5vd
    @AsmaAbdiraxman-qf5vd Před 3 měsíci +2

    Eeesh calaa heees

  • @Aadan_ciise
    @Aadan_ciise Před 3 měsíci

    Allow iisahal wn kubaryaa❤❤

  • @SadaamDalab
    @SadaamDalab Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maxamed mustfe waw❤❤❤

  • @DALMARCK4914
    @DALMARCK4914 Před 3 měsíci +2

    Mohamed mustafe. The lenegd

  • @muxiidinmaxamed1112
    @muxiidinmaxamed1112 Před 3 měsíci +2

    Legend mustafe

  • @HamdaAlihusein
    @HamdaAlihusein Před 3 měsíci

    Masha allh mahamed mustafe yuusuf codka aalh hakuu barakeeyo edo ❤

  • @user-uv2io5zq6q
    @user-uv2io5zq6q Před 3 měsíci

    Maxamed mustafe wlhi wa legans wayo wxn arka inuu leyahay hami fanned o dheer

  • @Sharmamedia123
    @Sharmamedia123 Před 3 měsíci +1

    Ninkani tallent ayuu leeyahay lkn heesihiisa waxa ka dhiman laxankii c/kariin ama qamar ha loogu dhiibo say heesihiisa u laxameeyan top 10 ka fanaaniinta ayuu soo galayaa haduu saa sameeyo

  • @IsraBiixi
    @IsraBiixi Před 3 měsíci

    Maxamed mustafe wllky ku soco wllo❤❤❤❤❤

  • @abdihersi9158
    @abdihersi9158 Před 3 měsíci

    Maxamed Mustafe Hore U Soco Fanaan Heesaha Sooo Badi Libaax

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Před 3 měsíci

    The legend 🔥🔥🔥

  • @WardaAli-ee2uw
    @WardaAli-ee2uw Před 3 měsíci +2

    Wax kle 🎉

  • @user-kd2mn7og7k
    @user-kd2mn7og7k Před 3 měsíci +1

    Wooooow ❤❤❤❤

  • @user-sy8qy4oz5p
    @user-sy8qy4oz5p Před 3 měsíci

    Mohamed mustafe fanaanka sanadka❤

  • @maslahmohammedabdirahman4747

    Mustafa is the best one ❤️🙏 keep going bro ❤

  • @mahadsaleban9573
    @mahadsaleban9573 Před 3 měsíci

    Wooof axya hees hore usoco zhp❤

  • @jubaasalow8842
    @jubaasalow8842 Před 9 dny

    Bal dayaay midda aan kali doortay
    Hablo oo dhan darteed tan u diiday
    Inuu dookh ila doonooy i deeqday
    Dareenkayga nafluu ka dhex daaway
    ...
    Dibnaheegu madow dugul weeye
    Dabar baa ugu daabacan foolal
    Farxad baa dabcigeed ah dabeecad
    Daacad weeye kal xaadhnida waa dun
    Alla waa dayax shaw dunidoo dhan
    Nuur u daara habeen dama' kownka
    Wax kaloo an kusii daro doorkan
    Dirqiyoo garan waayay dabuubtee
    dee maxaan bal idhaa dabadeeto
    Dulka fiiriska daalaca guudka
    Dhaayahaan kula daahay daciife
    Indhahaa igu daalay daraandar
    Dahabkoo qofa weeye darmaantu
    Inkastuu dadka oodhan dilaayo
    Tolow muu wadku daayo tan daa'im
    Da'dan ay tahay yaan da' ku biirin
    Durro oo idil yaa ka difaaca
    ...

  • @SuhaybMuude
    @SuhaybMuude Před 3 měsíci

    Maxamed mustafe ❤🎉

  • @user-ky7dy3sw8i
    @user-ky7dy3sw8i Před 3 měsíci

    Tani hees way dhaftay magaca halo bixiyo❤🎉

  • @yasinothmansheikh8046
    @yasinothmansheikh8046 Před 3 měsíci

    Mo mustafe legend sare ❤

  • @KhadraCwali
    @KhadraCwali Před měsícem

    Alla Alla heestu shidanaa❤❤❤❤😂

  • @user-ju1zb7to6q
    @user-ju1zb7to6q Před 3 měsíci

    Keep going

  • @DeeqowNuune
    @DeeqowNuune Před 3 měsíci

    Yarkaan wa talanted wlh

  • @apduladam5434
    @apduladam5434 Před 3 měsíci

    100% laxanka

  • @muxzin_official
    @muxzin_official Před 3 měsíci

    *Mohamed Mustafe*😊

  • @user-zc6td5mt6y
    @user-zc6td5mt6y Před 3 měsíci

    Mohommet mustafe ❤

  • @QaniyoQaniyo-gy9re
    @QaniyoQaniyo-gy9re Před 3 měsíci

    10 m insha allh

  • @user-pr4wd8bj9r
    @user-pr4wd8bj9r Před 3 měsíci

    Hees iyo badh😊

  • @Zakarie-po2kd
    @Zakarie-po2kd Před 2 měsíci

    Caj¡¡b 🔥🔥

  • @Aden111Ismaacil
    @Aden111Ismaacil Před 3 měsíci

    .wewe.warmaxadsamaysy.fanaan❤

  • @user-tj5pq1dw9m
    @user-tj5pq1dw9m Před 3 měsíci

    Edo hore usoco ❤

  • @FadxiyaCabdi-hx3hh
    @FadxiyaCabdi-hx3hh Před 3 měsíci

    Maxamed mustaphe 🎉

  • @jawahirdahir4053
    @jawahirdahir4053 Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @clmaaligyusuf9615
    @clmaaligyusuf9615 Před 3 měsíci

    Al Fanan c/MaLig YuozupH 😅🎉

  • @SadaamahmedOmer
    @SadaamahmedOmer Před 3 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mukhtaarmaxamed-oz9ex
    @Mukhtaarmaxamed-oz9ex Před 3 měsíci

    Fire🎉

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤AR

  • @salmansk996
    @salmansk996 Před 3 měsíci

    Hore usoco libah

  • @user-hj3gf7in1y
    @user-hj3gf7in1y Před 3 měsíci

    1000%

  • @CabdisalaanXuseen-ng9sy
    @CabdisalaanXuseen-ng9sy Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 Před 3 měsíci +2

    Mohammed Mustafa. 🫡

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 Před 3 měsíci

    Maxamed mustafe

  • @IsmailMahomoud
    @IsmailMahomoud Před 3 měsíci

    Maxamed Khaliif

  • @hoodocabdiabdi6373
    @hoodocabdiabdi6373 Před 3 měsíci +2

    Waar cidaglow yarka sidii qamar uso ifaya

  • @user-ed3ej3sv9p
    @user-ed3ej3sv9p Před 3 měsíci

    Dabar baa ugu dabacan folal❤😂

  • @acasiisbaashe8987
    @acasiisbaashe8987 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @istaahilkhadar2245
    @istaahilkhadar2245 Před 3 měsíci

    Jcyl❤❤

  • @NADRANadramohmeth
    @NADRANadramohmeth Před 3 měsíci

    Scan usugayay waan dalybah😂

  • @somalinotestudio9627
    @somalinotestudio9627 Před 3 měsíci

    Abti heestu maxay ku bilaabmaysaade? Afka maxaa isku dhajiyay maxamedna.

  • @user-pk7ur2my1m
    @user-pk7ur2my1m Před 3 měsíci

    Hawraareey heestayda maxaad uduubi la dihiin😅

  • @FaysalMoh-rs8hx
    @FaysalMoh-rs8hx Před 3 měsíci

    Wxn hees miyaaa😅

  • @GorgorAxmed-tz4bi
    @GorgorAxmed-tz4bi Před 3 měsíci

    Waxan calyadaa hees maha 😅😅

  • @Ramlaquruxeyy
    @Ramlaquruxeyy Před 3 měsíci

    Wewe wewe

  • @KayseAbdi-tc7xf
    @KayseAbdi-tc7xf Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅

  • @user-iv7xi1hv4t
    @user-iv7xi1hv4t Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤