Hordhac Beerashada Yaanyada :Qaybta 1aad (A) Tomatoes farming

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • videogani waxuu kamid noqon doonaa cashiiro kusaabsan Beerashada Yaanyada ama tomaadhada ama Xabuubka.
    Tomaadhada aan kusoo qaadanaya vidyowgani wa EVA OO ah kuwa loogu talagalay Guriga dadan inkastoo banaanka lagu beeri karo hadii tiirar adadag loo sammeeyo.
    Meqaa nooc OO Yaanyo ayaa taqaanaa ?
    Maxaa weeyo caqabadaha hortaagan beerashada Tomaadhada?
    Koorso beerashada tomaatada ku sabsan mau daneynaysaa?
    hadaba sanadka so socdo insha Allah KOORSO BEERASHADA TOMAADHADA aya inoo bilaaban doonta.

Komentáře • 17

  • @ummusafachannel
    @ummusafachannel Před 3 měsíci

    Waaaaw

  • @FaadumoSiciid-mw3sd
    @FaadumoSiciid-mw3sd Před 5 měsíci

    Lajan noo bilow online laga barto ganacsiga beeraha sida oo beero dhirtas loo nafaqeeyo shukran ❤❤❤❤🎉🎉

  • @mohamednourqaadi1374
    @mohamednourqaadi1374 Před rokem

    Maansha macluumo badan wakhti kooban

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Před rokem +2

    Eng waxaan kaa codsanaa inaan xariirkaaga tooskaa helo. Waxaan haystaa 6 greenhouse oo waawayn.

  • @FaadumoSiciid-mw3sd
    @FaadumoSiciid-mw3sd Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @shucaybaskar3568
    @shucaybaskar3568 Před rokem +1

    Eng first Thank you second wxan ku wydinya Variety Eva f1 how many Kg do you harvest per plant whith in 6months or 8 months adba umhadsntahy

  • @museismail8350
    @museismail8350 Před 3 měsíci

    Asc sxp sedeen number kada kuhelikara wankubahanehe

  • @cabdiwalixuseen6234
    @cabdiwalixuseen6234 Před rokem

    M.a dadaal badan ayaad sameey deen

  • @malakaaay
    @malakaaay Před 2 měsíci

    maxaa lagugu soo biiraa??? . ma ba tihid qof asxaan leh 😢😢⚠️😢 Nin weeye Ninkaani dadka ugama jawaabo su aalaha jawaabin 😢 ⚠️

    • @hornafricanfarmingtv4
      @hornafricanfarmingtv4  Před měsícem

      Mahadsanid wlal
      Marmar aan arkin dad masedkoda way dhici kartaa . Qasab na Mahan ina kuman Qof u wada jawabno. ASXANA QOFNA KAMA RABNO WALL

  • @khadarsheikhmahamud1652

    mnsha allah
    eng waxaad soo qiimaysaa qalabka greenhouse sida bacda shabaga tuubooyinka waraabka ee drip ka
    bal qiima ahaan in kenya ku fiicanthy