SHEEKH XASAN AL WAAJIDI | SUURATU AL- BAQARAH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 03. 2021
  • BAIDOANEWS
    AMAANDHOOREY
  • Hudba

Komentáře • 801

  • @f.n6491
    @f.n6491 Před 4 měsíci +14

    MashaAllah TabarakaAllah JazakaAllah kheyran sheekh ❤

  • @ardoteyb946
    @ardoteyb946 Před 2 lety +84

    Ilahayow sheikh Xassan al wajidi sunogu raxeeyey codkiisamacaan aduguuna jandadaa ugu raxee Yaarbii 🤲🤲🤲sheikh rabi haku xiiftiyo adiga iyo awlaadadaba anagan noso ducee ubadka in Alle bariyaal noga dhigo

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 Před 2 lety +74

    waa jeclahay qur'aanka, si' gaar ah suurada aan u jeclahay qur'aanka Kariimka ❤️
    16/1/2021
    MUQDISHO DEGMADA YAAQSHIID 🙋‍♂️

  • @sadiyohassan3612
    @sadiyohassan3612 Před rokem +11

    Cilmigiisa iyocaqligiisaba alle haw xifdiyo ❤

    • @XamzaAhemed
      @XamzaAhemed Před měsícem +1

      Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @malyuuncire5813
    @malyuuncire5813 Před 2 lety +13

    Masha allh rabi naarka hakagaxijaabo shiiq xasan ilahow quraanka aqrintiisa kuwiilaasima nagadhig amiin yarabi

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 Před 2 lety +16

    Asc. Sh. Waali Allah kiin rajeye Cafimaad iyo Cmri dheer ameen ameem Allah.

  • @aminclwahab6979
    @aminclwahab6979 Před 2 lety +17

    Mashaa Allah sheekha labaad ee soomaali ah oo duuban oo la dhagaysto intaan ogahay Alle cumriga ha u daayo

  • @safacabdiqadir6436
    @safacabdiqadir6436 Před 2 lety +15

    Maashaa allah allah ha inoo xifdiyo sheekha codkaa macaan ee uu dhagaheena ugu raaxeeyeyna allah ha u barakeeyo.

  • @abdisalamjamma4920
    @abdisalamjamma4920 Před rokem +19

    Waxaan dhagaysanayaa maalintii ramadaanta ugu dambeesay 15 daqiiqo afurka ka dhiman Allow naga aqbal camalkeena wanaagsan .ramadaantanbtweda kale caafimaad iyo nabadgalyo nagu gaarsii,Alle sheekha ajar iyo tawaab wanaag haka siiyo aamiin.

  • @malyunkhadar8168
    @malyunkhadar8168 Před rokem +13

    Maansha allaah ilaahaw noo xifdi sheekha

  • @umucaashasharif4212
    @umucaashasharif4212 Před rokem +7

    السلام عليكم ورحمة الله جزاك الله خير يا هل القران

  • @MOHAZ-EDITOR
    @MOHAZ-EDITOR Před rokem +32

    Waalhi sheeqaan waan jeclahy codkiisa❤

    • @farhiyaadan4679
      @farhiyaadan4679 Před rokem +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @aminamire4169
      @aminamire4169 Před 11 měsíci +1

      ​@@farhiyaadan4679❤😊❤❤😊😊💞😍😍

    • @faklak8032
      @faklak8032 Před 10 měsíci +2

      Waalhi sheeqaan waan jeclahy codkiisa❤❤❤m.a

    • @hidan268
      @hidan268 Před 9 měsíci +1

      Walaahi baan kudhaarte ana wan jeclahay ❤

  • @aasiyajaamac9388
    @aasiyajaamac9388 Před rokem +5

    Mnshlaah sheeekh alhku barakeeyo

  • @iqlaasaragsan7563
    @iqlaasaragsan7563 Před 3 lety +21

    Masha allaah shiiq xasan alwajidi allaha ku barakeeyo oo ku xifdiyo

  • @IfrahCabdishire-hi9yc
    @IfrahCabdishire-hi9yc Před 6 měsíci +4

    Mash alaah ilaahay ha kuu mash alaah ilaahay ha kuu barakeeyo❤❤❤❤

  • @maxamedcabdulahi8292
    @maxamedcabdulahi8292 Před 2 lety +14

    Man sha llah shiikh xasan al-waajid ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba

  • @qaaliqurux2788
    @qaaliqurux2788 Před 2 lety +16

    M.a alle haku barakeyo ajar alle hakaa siiyo intii dhageesatey ku qashoocdey ajirkooda alle haku siiyo

  • @ahmedaden391
    @ahmedaden391 Před 2 lety +18

    Mansha alah Alle ha ku barakeeyo sheekh

  • @hanidiamond5222
    @hanidiamond5222 Před 2 lety +7

    Mansha allah tabaarak sheekheena alle ha inoo xifdiyo

  • @abdihakiimalisheikh6742
    @abdihakiimalisheikh6742 Před rokem +12

    Maash.allah very voice techer hasan alwaajidi

  • @cabdumalikyussuf662
    @cabdumalikyussuf662 Před 2 lety +24

    Mashallh may Allah grant him jannatul firdous

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Před 11 měsíci +8

    The best person ever the most knowledgeable ever ❤ Prophet Muhammad ❤ Ankusalino Nabigena Mohammed Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @barlinsheek5382
    @barlinsheek5382 Před 2 lety +13

    Mshaa allaah ilaahayow ku barakeey oo ku xafid yaa allaahu 💕💕💕💕🤲🤲

    • @ifrahyusuf4052
      @ifrahyusuf4052 Před rokem +1

      😊😊😊

    • @user-nl3tz1sd8c
      @user-nl3tz1sd8c Před 16 dny +1

      Yusrawater8
      Price for a few extra bits and then a little later than that will look

  • @qalbiinahassaninahassan8079

    MashaAllah MashaAllah jazakallahu qeren

  • @seynabsiciid6800
    @seynabsiciid6800 Před 2 lety +5

    Maashalaah SH xasan Allah hakaaawaamiriyo

  • @abdullahiollow4786
    @abdullahiollow4786 Před 2 lety +12

    Downloads igu jira، dagesiga Suratul Baqra kama Daalo💕

  • @deeqamohamud4325
    @deeqamohamud4325 Před rokem +8

    Maansha allaah wa sheekheeyni sheekh xasan allaah barakeeyo

  • @mascade6333
    @mascade6333 Před 2 lety +13

    Mansha alah shiikh xasan al Waajidi ala ku xifdiyo

  • @fartaisse1675
    @fartaisse1675 Před rokem +9

    Masha allah Yaa sheikh ilaahow qeyr kusii. Aduun iyo àaaqiraba.

  • @cibaadocibaado9917
    @cibaadocibaado9917 Před 2 lety +9

    Ilahay hakuxifdiyo sheikhena wanagsan mashallah mabruk

  • @shukrishacni4407
    @shukrishacni4407 Před 2 lety +15

    Maasha Allaah Amaandhoorey Allaha idin xifdiyo in Shaa Allaah haniin badiya qeyr; quraanka, wacdiga iyo tafsiirka

  • @ismDirir
    @ismDirir Před měsícem +2

    جزاك الله خيرا 🎉 اللهم اءنى اعوذبك من عذاب القبر و من عذاب جهنم و من فتنة المحيا الممات و من شر فتنة المسيح الدجال 🎉 بسم الله والسلامة والسلام على رسول الله اللهم اءنى اسالك من فضلت اللهم اعصمنى من الشيطان الىجيم جزاك تالله خير ا ❤❤

  • @Fatma_Aly
    @Fatma_Aly Před rokem +11

    Sheekha ilaahay haku hafido

    • @AmaalCabdiraxmaan
      @AmaalCabdiraxmaan Před 3 měsíci

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥔🥔🥔🥔🥔🥔

  • @zamzamhasan1837
    @zamzamhasan1837 Před 2 lety +9

    Masha allh iloow noxafid sheeqa

  • @alcadaalanuur564
    @alcadaalanuur564 Před 3 lety +10

    M.a allahaa haku xifdiyo shiikh waajid

  • @Abdirahmaan0
    @Abdirahmaan0 Před rokem +50

    shiekhan codka magacan soo raadiyay. ismaan laheen waa somali. mncho Allah🧡💥🥰

    • @samirajamac7038
      @samirajamac7038 Před rokem +3

      Imika ma oogtay inuu soomali yhay

    • @nimcokasim
      @nimcokasim Před 8 měsíci

      Ana kulamida ani xataa isma laheyn waa soomali🎉

    • @mohamedabdirahman3277
      @mohamedabdirahman3277 Před 3 měsíci

      Aniguna isma lahayn waa somali Codkiisa iyo wajigiisa isuma aqoonin xalay oon nin aan wada dhagaysan jiray aan 2017 waydiiyay ayuun baa iisjeegay saas baan ku ogaaday in uu sheekhan yahay, alle haka abaal mariyo codkiisa wanaagsana qalbiga alle ha inoodhigo

  • @maryanxasan3895
    @maryanxasan3895 Před 2 lety +10

    Masha allah shekh xasan al wajidi

  • @abdullahixirsi4304
    @abdullahixirsi4304 Před rokem +11

    ماشاء اللہ

  • @user-te6zy3ro7m
    @user-te6zy3ro7m Před 3 měsíci +4

    Masha Allah ❤❤

  • @qadrasuleiman
    @qadrasuleiman Před 8 měsíci +2

    M.a love u qur.aan❤😢❤❤❤❤❤❤

  • @khadijaabass4483
    @khadijaabass4483 Před 2 lety +3

    M.A ya allah sida illahay hanadiga

  • @shamsoabdi3740
    @shamsoabdi3740 Před 2 lety +5

    Mansha Allah ilahay ha xafido sheikh

  • @ayaanahmed6472
    @ayaanahmed6472 Před rokem +2

    جزك االله خير

  • @user-os5cw7te8u
    @user-os5cw7te8u Před měsícem +1

    May Allah bless him and grant him best wishes in this world and the hereafter.

  • @iskufilanhassan9149
    @iskufilanhassan9149 Před rokem +4

    Maasha allaaha codka sheikhan wan jeclahay 28/12/2022

  • @aliabdi5369
    @aliabdi5369 Před rokem +6

    Good sheikh - verse 100 you read as bal aktharum la yaaqiiluuna instead of * la yuuminuna* - jazzakallah- I really enjoy your Qiraa

  • @queenxamdi5198
    @queenxamdi5198 Před rokem +7

    m.a tabaarakalaah xafidullaah sheeqeena👑💯

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Před 2 lety +6

    Maaaaaash sh alllh tabaaraka allh allha ku barakeyo sh xasan 😍🥰😍🥰

  • @garissapost8808
    @garissapost8808 Před 2 lety +3

    Manshallah Walal Alle hakaa ajar siiyo.

  • @Cabdinaasir-jh9lg
    @Cabdinaasir-jh9lg Před 9 měsíci +1

    Yaa rabi ilaahayaw codkiisa ookale isii adaa abuuree

  • @adoontiialleikhlaas4648
    @adoontiialleikhlaas4648 Před 3 lety +11

    Masha Allaah sheekh xasan Al waajidi Allaaha ku xifdiyo aakhiro aduunba

  • @safiyoseeraar7309
    @safiyoseeraar7309 Před 2 lety +10

    Maashaa allaah sheekh baaraka laah

  • @user-fx2uh9if1r
    @user-fx2uh9if1r Před 7 měsíci +3

    ❤❤❤❤m.a sheekha isku magaalada ku korney waajid❤

  • @cadeycali6723
    @cadeycali6723 Před rokem +16

    Maansha Allah ❤❤❤

  • @simanyussuf784
    @simanyussuf784 Před 2 lety +18

    ManshaAllah ❤️♥️♥️♥️

  • @sundusmaxamuudmaxamed8900

    Aad bn ujeclhy Quraanak wa wehelkyga koobaad🥰

  • @amirsiyad1692
    @amirsiyad1692 Před 4 měsíci

    Allahuma Bareek Al Ustad my Allah bless you and your family this video of u reading Al baqarah opened doors that were locked . Waa mahadsantahay Allaha ku xafido ❤❤

  • @FarxiyoBire-qg9ug
    @FarxiyoBire-qg9ug Před 17 dny

    M.a ilahay ha barakeyo Sheekhena quruxda badan🫶🔥💋

  • @caaliyoadoontaallekusoow2872

    Ma.sh.allah shekhena wanaagsan Allah hakuxifdiyo aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲aamiin yaarabi Allahuma aamiin

  • @HassanHashka
    @HassanHashka Před 5 měsíci +11

    Mashallah may allah protect i am child who is in madrasa i love your voice barakallah fikum❤❤❤

  • @shucaybshmaxamad2776
    @shucaybshmaxamad2776 Před rokem +2

    m.a shekh alaha kubarakeeyo qiradka mcn

  • @AsliDahir
    @AsliDahir Před měsícem +1

    Cafimad iyo cimri dherar hel shekhena ❤

  • @halimaabdulle3232
    @halimaabdulle3232 Před rokem +2

    Mnshlh Tabarakllah sheikh Waajid
    Galab sabti 08/10/2022
    17:33pm

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 Před 5 měsíci +1

    Masha,allaah ilaahay ha barakeeyo sheekh alwajidi

  • @premiergrain8486
    @premiergrain8486 Před 2 lety +2

    M.A SHEQUNA ALLA HAKUXAFIDO

  • @maryanmaryan6058
    @maryanmaryan6058 Před rokem +4

    Masha allah alle haku barakeyo shikh

  • @abduqadirabdi4333
    @abduqadirabdi4333 Před 2 lety +2

    Mansha allah wuu cod macanyahay

  • @mahamudyussuf6746
    @mahamudyussuf6746 Před 2 lety +12

    Masha allaah

  • @saynabmaxamud8569
    @saynabmaxamud8569 Před 2 lety +9

    Masha allaah 💥💥💥💯💯💯

  • @raxmaipraahim4123
    @raxmaipraahim4123 Před rokem +1

    Masha Allah Shekhe Alle Haku barakeeyo shekhe

  • @lovehealth2009
    @lovehealth2009 Před 2 lety +7

    My favourite sheikh

  • @user-fd1sg9dz8c
    @user-fd1sg9dz8c Před 3 měsíci +2

    Mashaa aallaah ilaahy cadaabtii kaaxoree

  • @omarabdi6993
    @omarabdi6993 Před rokem +49

    Masha Allah. May Allah bless your beautiful voice.

  • @maxamadxusen8243
    @maxamadxusen8243 Před rokem +9

    Mansha alaha

  • @abdirashiddeek7272
    @abdirashiddeek7272 Před 2 lety +4

    💋💙💕kalamka ilahy mcn marka LA aqrinayo

  • @nimcoaxmed3215
    @nimcoaxmed3215 Před 2 lety +1

    Mnsh aallh mnsh aallh mnsh aallh mnsh ale haku xafido aduun io aakhiraba

  • @c.risaaqqeys479
    @c.risaaqqeys479 Před 2 lety +18

    Mashallah

  • @dahirjama5089
    @dahirjama5089 Před 2 lety +5

    Masha Allah shiikh Hassan beautiful qiraa.

  • @bilanfarax9993
    @bilanfarax9993 Před rokem +7

    Mashaa allaah tabaraka allaah

  • @AshariyyAqidaRifaiyy
    @AshariyyAqidaRifaiyy Před 2 lety +11

    also he is wearing a turban which is a sunnah, very good. ....unfortunately many so called Sunni Muslims read quran and don't even cover there head out of good adab

  • @abdiomar9321
    @abdiomar9321 Před 2 lety +61

    masha allah i feel happy when i heard ur voice . allah reward for u insha allah

  • @cookingwithsakinaabdullahi9353

    Mansha Allah ❤❤❤❤

  • @tutoradan1892
    @tutoradan1892 Před 2 lety +34

    Manshaallah! Good recitation! May God give you a reward

  • @fartunabdulkadir4923
    @fartunabdulkadir4923 Před 3 lety +10

    Mashallah sheikh Xasan Ali Wajid

    • @umumaryanumumaryan3181
      @umumaryanumumaryan3181 Před 2 lety

      Mashallah sheikh Xasan Ali Wajid

    • @hidan268
      @hidan268 Před 9 měsíci

      Shiikh hassan al waajidi waaye maahin shiikh hassan ali wajidi wllo ilahey haxafido shiikha codkiisa aad ayuu umacan yahay❤

  • @mhaydar2009
    @mhaydar2009 Před 2 lety +4

    sheekha magaciisa carabi ku qor iyo suurada uu akhrinayo si dadku u wada helaan

  • @FalisOsman-id4tn
    @FalisOsman-id4tn Před 17 dny

    shiiqaan codkiisa masha Allah waa ilaahayow hakuxifdiyo marwalbo inaadhageesto ilaahaw cimridheer cibaado suubankasii🤲🤲🤲 ❤🥰

  • @fartuuniprahim407
    @fartuuniprahim407 Před 2 lety +9

    Masha allah 😭

  • @alvaro0fficition746
    @alvaro0fficition746 Před rokem +67

    اللهم اجعلنا من اهل القرآن الكريم

    • @maryandaud2965
      @maryandaud2965 Před rokem +4

      Aaaamiiin yaa allh

    • @jellebilow2749
      @jellebilow2749 Před 8 měsíci +3

      Amin ya rab

    • @hooyojecel-ft9tu
      @hooyojecel-ft9tu Před 7 měsíci

      Allahuma Aamiin

    • @salatali7614
      @salatali7614 Před 5 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

    • @Caamirak-pq3oi
      @Caamirak-pq3oi Před 5 měsíci

      ❤❤❤😅
      ٨😊​@@maryandaud2965

  • @khadijacumarkhadijacumar4480

    Mashalaah sheekh xasan waajidi

  • @kyrizuenchantrez6289
    @kyrizuenchantrez6289 Před rokem +1

    Masha Allaah sheikh Allah kubarakeeyo

  • @salimaguure2671
    @salimaguure2671 Před rokem

    M a may Allah bless u

  • @faadumomaxamed8399
    @faadumomaxamed8399 Před 2 lety +5

    Mansha allaah shiikh allaaha Ku xifdiyo

  • @cabdulaahiuk8670
    @cabdulaahiuk8670 Před 2 lety +7

    maasha allah beautyfull cod macaan

  • @safiaabdullahi8021
    @safiaabdullahi8021 Před 2 lety +51

    Masha Allah still listening every day.. jazakallah for sharing ur nice voice for Qur'an..may Allah reward for u Insha Allah

  • @ahmedjelle6697
    @ahmedjelle6697 Před 2 lety +5

    Masha Allah tabarakalah

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 Před 2 lety +8

    msha allaah tabaa raka llaah ❤👑😍👑

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Před 2 lety +5

    maansha allh maansha allhkhéenii maansha allh shii maanaha allh maansha allh 💓💓💔💔💐💐💐💓💓💓💓💔💔💔💔💓👍👍👍

  • @rahmyoawil2390
    @rahmyoawil2390 Před 3 lety +19

    Maansha allah

  • @wizzmohameyma351
    @wizzmohameyma351 Před 2 lety +1

    Masha allah allah ya parakfih

  • @mohamedismaaciil383
    @mohamedismaaciil383 Před 2 lety +11

    Masha alaah