NAFAXAAD NAFTA HEESTII XABIIBY 2019 FULL HD SHOWGII FARTUUN BIRIMO 2019

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my ppl

Komentáře • 42

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 Před 3 lety

    Very nice song my queen nafaxaad Mac Mac habiibti 😘🥰😍💗🙌🏽🎶🎶faiza amiir than you sister Waa kugu hanbalyeena sida quruxda badan u duubtay 💗🙏big respect hore u socda we love

  • @njmaali6628
    @njmaali6628 Před 2 lety

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @amranabdukadir2686
    @amranabdukadir2686 Před 5 lety

    60 jir fanka lagu sooo galaa soomali cilmi badana mashaallh

  • @axmedwarsame9716
    @axmedwarsame9716 Před 2 lety

    Igada ciyaeeta huuno markan heesa gaha dhigyzro waxban xastyeh

  • @HiDonutzz
    @HiDonutzz Před 5 lety +7

    Those who love Somali songs isaar like walaayaal

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 Před 5 lety +1

    Woooow waan la dhacay heesta anigu

  • @hindanuur9554
    @hindanuur9554 Před 5 lety

    👏👏👏 axsan hees iga dheh fanaanad sare noolow 👌👑❤️❤️

  • @hanal6435
    @hanal6435 Před 5 lety

    Waaah Waaah al Fanana
    Nafaxad Nafta beautiful song 💋💕

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 Před 5 lety +1

    Nafaxaada wa marki igu horaysaan maqlaayo otlow ma ayadoo intaalegbay Fanka sogashay salamaad

  • @hibaaqabdifitah8396
    @hibaaqabdifitah8396 Před 5 lety +1

    Nafaxaad xbbti ummc💋💋💋

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 Před 5 lety

    Woo faartun birimo mashallah X X x

  • @istahilcadey6118
    @istahilcadey6118 Před 5 lety

    madax san lo xirte ma 2019 ba subxanlh wa iga so kor boday be inta ila neceb like

  • @cawosaado97
    @cawosaado97 Před 5 lety

    Maansha allah zk fashion aya halkas iga muqata

  • @ganeral_khaliifa1251
    @ganeral_khaliifa1251 Před 5 lety

    nagaha somalida 90|100 waxaa kaqaldan

  • @sadiqosiman5284
    @sadiqosiman5284 Před 5 lety

    👏👏👏👏👏horay usoco walalo wan ku saray ee adne iisaar waa sadiqo siman 👍👍👍👍👍

  • @simranqurux5605
    @simranqurux5605 Před 5 lety +2

    Gabdha :keen mac ku siiye
    Frtun:MYA EDO ROSETADA iga qaleee
    😂😂😂😂😂😂😂😂 .....
    Weiga qosliday duqda😂kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fadumoahmed1801
    @fadumoahmed1801 Před 5 lety

    Allow xishoodka hanaga qadin

  • @abdirahmanqorshe2960
    @abdirahmanqorshe2960 Před 5 lety

    Alla hablaheenu quruxbadanaa oo maxa nimco fadhida dalka lkn way inoo asturanyihiin lkn yarta geeeska kkkkkkk way heee kkkkk ok

  • @nafaxaadnafta580
    @nafaxaadnafta580 Před 5 lety

    Big thanks my queen sister 💕💕💕💕💕💕

  • @abdirahmanmadey3844
    @abdirahmanmadey3844 Před 5 lety +3

    Xabada geeska xigta wax nool iga dheh

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395 Před 5 lety

    Waa xalkee xalkani

  • @aziiz94
    @aziiz94 Před 5 lety

    Dumarki somaliyeed wxa lagu amaani jiray sharaf cuz asturnaan aya lagu yaqanay lkn kuwa xiligan jogo gaaladi aye ku deesten wxa la yaaba raga noocan cml dumar ahan u guursanayo koleey dayuusad walbo dayuus aye dookhiisa thy

  • @izamohamed4665
    @izamohamed4665 Před 5 lety +1

    Waaw

  • @samirosaed2714
    @samirosaed2714 Před 5 lety +3

    😍👌 💕👍
    Xanaane dhankago
    Xerka cashaq ila garo

  • @dhulqasdabshid4850
    @dhulqasdabshid4850 Před 5 lety

    hani UK ayan ku haysaa waall hawadaan kaa jeclaaday

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 Před 5 lety +8

    Aqaas caleek naagta sarwalka isku dhegan wadato halka foolxuma kamuuqato haday ogaanlaheed walahi sas uma solibisateen mana so istagteen meshan ilbaxnimooy xaalqaado

    • @HoyaZak
      @HoyaZak Před 5 lety

      Jowharo Hussein nagahan kaleba waqawanyihiin ee iyada kajir qurxoon kkk

    • @asmamaxamudmaxamud6641
      @asmamaxamudmaxamud6641 Před 5 lety

      Jowharo Hussein kkkkkkkk maragta horta

    • @hodonjacaly624
      @hodonjacaly624 Před 5 lety +1

      maseerka iska daaya mashaaAllah dhaha gabadha

    • @aziiz94
      @aziiz94 Před 5 lety +1

      @@hodonjacaly624 qawnaan miya msha allah lagu dhaha ? msha allah wxa ladhaha wx qurxan rabiga raali ka yhy qawnaan diinte ku baneesay duli yahey ado kle sharafta dumarka ku ciyaaray

  • @leebasbas
    @leebasbas Před 5 lety

    Mac iyo jug

  • @Rahonolastname
    @Rahonolastname Před 5 lety

    Surweelka almiino nagaha lugo finaaq yada fadlan haloodayo 😂😂😂

  • @ubahfarah4511
    @ubahfarah4511 Před 5 lety +3

    labiska (diraca maasha alaah inanta wadata salaan sare ) habla kale 👎 labiskiina 👎👎

  • @guledyahie255
    @guledyahie255 Před 5 lety

    Wow caleek