CUMEER INDHAHA KA XERNAY CHALLAGE QOSOLKA ADUUNKA😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 565

  • @ismadheere2385
    @ismadheere2385 Před rokem +16

    Abayo plz part three gabdho Ka dhig 😢😢😭😢🙏🏻🙏🏻

  • @cayniaxmed9208
    @cayniaxmed9208 Před rokem +129

    Part 3 pls inta rabto like sara ❤

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Před rokem +48

    Cumeer walaahi qusulka ayuu iga dhameyay keep going team amiira is not easyyyyy 🙂🙂

  • @maxamedcali6098
    @maxamedcali6098 Před rokem +63

    Thank you amira wlhi san usugayay wn delay challenge 😂😂😂 part 3 sugnaaa

  • @user-lg1yd4hn9r
    @user-lg1yd4hn9r Před rokem +8

    Abyo nosobade chalanjega cumeer iyo imk iyo moner iyo ibra aqyarta dhan nosoqawo he qof xakaso taken adigoo xaq simaysid please please😘

  • @user-gm8zb6wx1p
    @user-gm8zb6wx1p Před rokem +56

    Part 3 kusosemey Cayda iyo cumaar iyo LAMK IYO ZAKI SOOMAALI 🙏 Pls😂😊

  • @MahamedIsmaacil-b4q
    @MahamedIsmaacil-b4q Před rokem +23

    Part 3 in gabdho laga dhigo intii rabta like saar❤❤🥰

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j Před rokem +18

    7:32 wa fuuray wlh macalimo maxa saas ugu gashen😂😂😂😂😂

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan Před rokem +19

    Qosol igu maharin 😂😂 waligey saan ma Qosolin😂😢

  • @nuriaabdi2081
    @nuriaabdi2081 Před rokem +14

    Part 3 kusosemey cayda iyo lAmk😂😂❤

  • @aminamacalim61
    @aminamacalim61 Před rokem +17

    Keep going sister 🥰 amiiro best challenge don't stop 😊😊😊😊❤

  • @Abdirizake653
    @Abdirizake653 Před rokem +5

    part3 I can,t Waite Waxa Sooqawata Iamk, ibra Kadarba, cimraan, muniir Aqaane soqowo iyo Arimaheena Kasuga Amira😂😂

  • @MastarLiiMahamdKhalif
    @MastarLiiMahamdKhalif Před rokem +3

    Hada tiktok anoo kaa daa wanaayo CZcams-ka ii soo dhacay thanks walshey❤

  • @Iqrishhhh5840
    @Iqrishhhh5840 Před 5 měsíci +1

    Part 3.plz plz plzplz ❤❤

  • @samira____
    @samira____ Před rokem +5

    macalimow caadi lo dilay 😂😂😂😂give him his chance hhhh

  • @shugrishire8745
    @shugrishire8745 Před rokem +2

    Prt 3 koko xWo smile fawsia ayaanita kasoo dhig iyo adi 😂

  • @samira____
    @samira____ Před rokem +32

    😂😂😂😂this is funniest challenge

    • @fahadsubeer4471
      @fahadsubeer4471 Před rokem

      😂☝️😂☝️😂☝️😂☝️😂☝️😂☝️☝️😂☝️

  • @abeimajiidibraahimadow8946

    Part 3 please

  • @user-hc7qq7ox9o
    @user-hc7qq7ox9o Před rokem +2

    😂😂 amiira beer kaa icasaaday mid gabdhaa same ❤oo ku soo dar koko ❤

  • @user-dc6sj4ev8h
    @user-dc6sj4ev8h Před rokem +1

    Hhhhhh wllahi caawa qosol.iku disheena 😂😂😂 Bismilahi

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n Před rokem +2

    Mcalimow walhi waan kanaxay si xunaa loo galay 😂😂😂😂😂aarso macalimow iyo saki waxa walan😂😂😂😂😂

  • @SafyaAadan-q6l
    @SafyaAadan-q6l Před 8 měsíci +1

    Amiira part 3 soo samee oo gabdho ah

  • @user-ms3sr3wb5c
    @user-ms3sr3wb5c Před 5 měsíci +1

    Abaayo pls illaahey dartii igu caawi wallaashey 😢😢

  • @abdirahmandaahir2172
    @abdirahmandaahir2172 Před rokem +1

    Game-kan waa funny lkn dhalinyarada iney aargoosasho iyo ku xumeyn u bedelaan macquul maadaamaa qofkii la xanuunjiyaa inuu wax xanuunjiyo ka suurto gasho .
    Ama suunka ka bedel oo wax macquul ah keen ama challenge kale u bedelo oo kan jooji , keep going sister 🎉

  • @sumayaabdiaziiz7819
    @sumayaabdiaziiz7819 Před rokem +8

    Part 3 cumeer ceyda ibra kasoodhig😂😂

  • @user-dk8mw1tp7j
    @user-dk8mw1tp7j Před rokem +1

    Amiira walaahay mar aad soo gasho waad iga qoslisaa ❤❤❤

  • @Asmadagan-lw5eb
    @Asmadagan-lw5eb Před rokem +1

    Waa isku fiirsanee miyaa wiilasha😅😅😅waa is bac fiiqeen wallhi ma nooli😅😂waa fuuray ceeyda ku soo dar😅

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r Před 5 měsíci

    Part 2 gabdho kadig no amiira Koko iyo Ugbada iyo Ayanita yio Samiyo iyo sundus soqabo plz zaki somali funny waye wlhi

  • @ilhaan_sweet
    @ilhaan_sweet Před rokem +5

    Part 3 oo gabdho eh keen waan rabnaa please 😢😅😊🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤asxabta part 3 oo gabdho ma rabtino miss😊

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +9

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc Před rokem +3

    Cumeer bigfan maskin waye lkn Zaki cadi ma ahan😂😂😂

  • @user-jc2kr3eo3s
    @user-jc2kr3eo3s Před rokem +2

    alla wllhi funny waa ladhacay amira qurux and her's friends keep going sxibayal

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j Před rokem +2

    7:45 wax ma maqlay mise dhagteda lee waye😂😂😂

  • @sagalmaxamedmaxamuud4320

    😂😂😂😂😂😂 wllhi Qosolka iga dhamaday😂😂😂

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Před rokem +1

    Waa Salaadi subaaax ayan hadda soo tukaday Dadko hurdaan baan qoslaaya M.a 😂😭❤️🙏🏽

  • @cudoonqurux3733
    @cudoonqurux3733 Před rokem +1

    Alh😂😂 qol bdana amiro prti 3 😂zaki qoskla iga dhameyey 😅

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 Před rokem +2

    Plz part 3 cayda soo qabo😂😂😂😂

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o Před rokem

      Plz part 3 muniir iyo imk soo qabo 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CizziOsman-sh1jk
    @CizziOsman-sh1jk Před rokem +2

    Dhuusada yaa Ila maqle 😂😂😂

  • @Anaameyyyy
    @Anaameyyyy Před rokem +4

    Zakariye iyo cumeer meesha wee kala kiciyeen😂

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Před rokem +1

    Macalimo maskin to ku dhacday waxa so xasustay tii dugsiga😂😂😂😂😂😂😂

  • @fahmoahmed3542
    @fahmoahmed3542 Před rokem +1

    Yes part 3 gabdhaha keen quruxay

  • @s..5631
    @s..5631 Před rokem +1

    😂😂😂wlhi waa sugyy challenge inaa soo smyso amiiro thnz qaali

  • @THOMAS-12
    @THOMAS-12 Před rokem +2

    Next suunka so qafiifi kan xanun wye intaaba ka dareemay wlhi 😂❤

  • @mssmarlarag85
    @mssmarlarag85 Před rokem +1

    😅😅 waa la.zoo daahday Amiira game asad ku celis weeyey hhh

  • @ahmeddayibjama5413
    @ahmeddayibjama5413 Před rokem +1

    Walhi challenge cadi me ahaa 😀😀😀 thank u amiira

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Před rokem +15

    🤲 Illaahayow 🤲 inta 🤍 kheeyrka 💜 jecel 💟 oo 💟 kheeyrka 💜 dartiis 🤲 Igu 🤲 soraacdo 🤍 muraadkeeda 💜 oo 💟 kheeyr 💟 ah 💜 usahal 🤲 amiin 🤲 yarabi 🤲🤲🤍💜💟💟💜

  • @shugariibarahim9261
    @shugariibarahim9261 Před rokem +1

    Kuli indhaha xir kadib hal qof sun udhib ha garaco😂😂😂 please noh

  • @ahmedqardho5708
    @ahmedqardho5708 Před rokem +5

    Saki funny❤

  • @quenwafa7790
    @quenwafa7790 Před rokem +1

    Shere out ki gabdha usamenezay away 😂

  • @Naxariisleyyyyyy
    @Naxariisleyyyyyy Před 2 měsíci

    Amiiroy pyo challenge noo soo celi plz😢

  • @walaalcumeer5823
    @walaalcumeer5823 Před rokem +2

    Big fan 😂😂😂😂

  • @naimcoahmed4150
    @naimcoahmed4150 Před rokem

    Thanks 👍 abyo wallhi wansugaayey marwalbana ciwaanka waa fiirinaayey part 3aad waakaa sugeynaa ❤❤❤

  • @nezmaupdi77
    @nezmaupdi77 Před rokem

    Ka dharka cad leh isagaj wxba lagama jarineh😂😂😂sadexdan kala olaley wllhi beerkah china soo dawo amiray part 3 hablo ka dhig

  • @muunajaamac9639
    @muunajaamac9639 Před rokem +1

    Ceyda lamk fasil cumeer saki macalimo intaa suqabo plz❤

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 Před rokem +3

    Funaaana baluuga waa laga dhargay wlh😂😂

  • @mohaaswd1772
    @mohaaswd1772 Před rokem +2

    Wallhy dhuusaan maqlay

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 Před rokem

    Alaaa wan fuuray wllhi 😂😂😂amiira noo so badi😂😂😂
    Cumeer wey ku dhacday usha😂😂

  • @Amira.381
    @Amira.381 Před rokem +1

    Part 3 gabdo please 😊

  • @monaraiz3456
    @monaraiz3456 Před rokem +1

    Gamekn noso badi manooli zaki umad maaha😂😂😂😂

  • @brfoot289
    @brfoot289 Před rokem +2

    Part 3 pls inta rabo like saara

  • @queenilhan6418
    @queenilhan6418 Před rokem

    Ala caw San uqoslaye nafta iga next video kaso samey plz Amira 🙏😫😅

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 Před rokem

    Part 3 koko io fowsiyo dimple kuso.samey amiira io adi😂😂😂

  • @NastahoMaham
    @NastahoMaham Před 2 měsíci

    Part pls inta Zaki 😂😂😂

  • @ccabdirisaqcabduqadir6
    @ccabdirisaqcabduqadir6 Před rokem +1

    Part 3 ayaa rabnaa amiira😂😂😂😂😂

  • @XafsaXafsoismail-ot1xe
    @XafsaXafsoismail-ot1xe Před 11 měsíci

    Amiira pleeeeees challanjiyaan sobadi

  • @SadaamMaax
    @SadaamMaax Před 10 dny

    Part 3 wllo soo dhig

  • @Raaniya187
    @Raaniya187 Před rokem

    Pls amira challenge markle so samee wlhii saan u qoslayay wadnhii ixnuny 😊

  • @salmasaleebaan5684
    @salmasaleebaan5684 Před rokem +1

    part3 cayda soqobo

  • @DekzanHussein
    @DekzanHussein Před rokem

    Amiira bahaladan 2kale dalap si ay markiiba 4qof lapadooda lug uwada gashtaan, funny wayee😂😂

  • @MarwaCabdi-c7n
    @MarwaCabdi-c7n Před rokem

    Plz cayad iyo cuumer iyo Imk soo qbo plz😢😢 plz

  • @sowdocudoon7910
    @sowdocudoon7910 Před rokem

    Amiiro wa ku salamay game ka wan ka helnay balse hoos u dhiga suunka hadi kale indhaha ow dedka ugu dhaca iyo tv ga mesha yaalo marka intas igow

  • @zaiabdi7558
    @zaiabdi7558 Před rokem +1

    Marki igu horaysay o an arkay gamekan chines ban ku arkay saan u qoslayay wa xanunsatay 😂😂

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi9193 Před rokem +1

    Part 3 sosame amiiray iyo gabdhaha ❤

  • @cumarnuux98
    @cumarnuux98 Před rokem +1

    PART TWO 😂😂😂😂

  • @hanadikhadar567
    @hanadikhadar567 Před rokem +1

    Amiira gabdhaha 2 lugodba ugu xidh😂 😂 😂

  • @abdirahimdahirmalin6728
    @abdirahimdahirmalin6728 Před rokem +1

    Zaki indhaha qayb furay xariif😂

  • @Fatimadahir6042
    @Fatimadahir6042 Před rokem +2

    Kuwaan wa iwaalen caadi maha😂😂

  • @Suhur_abdy
    @Suhur_abdy Před rokem

    Part 3 koko amiira fowzia soo samey

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Před rokem +1

    ka dharka cad maba dheeloyee waxy😂😂😂

  • @Fatxi12345
    @Fatxi12345 Před 7 měsíci

    Wllhi amiiroy saa u qoslaayey ilinaa iga timin keep going sister ❤

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 Před rokem

    #Masha_allah,
    😂😂😂 ar #Zaki xaasisanaa 😂 #macalin dugsigii ayuu isoo xasuusiyey, plz #saxaf_Emran_and_mohamed soo qobo adiguna usha qaado 😂😂😂,
    Video qurux bdn waaye Thankz #queen👑
    #Zak👑i
    #Cumer 👑
    #Sxpt kle👑
    👋👋👋.

  • @user-cx1uz4ym6k
    @user-cx1uz4ym6k Před rokem

    King ceyda soo qabo part three plze

  • @caaishoyuusuf3737
    @caaishoyuusuf3737 Před rokem +2

    Amiiro waan kusalaamay abayo mcn🥰

  • @mukhtaaridiris5267
    @mukhtaaridiris5267 Před rokem

    Amira part 2 ceyda soo qabo

  • @user-ss6sk6pg5p
    @user-ss6sk6pg5p Před 5 měsíci

    Party 3 gabdhaha soo Samee Amiiro qurux❤

  • @suleeqosiman7123
    @suleeqosiman7123 Před rokem

    Apaayoh adi iyo koko iyo fooziyo iyo ayaaniita soo sameeya

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan43 Před rokem

    Sunka hala gabiyo 😂😂😂kuwan wey dhintene 😂😂

  • @ayeshaomar3176
    @ayeshaomar3176 Před rokem

    Saa uqoslaye beerka icasade prt 3 somee amira plz😂😂

  • @JaabircllaahiCumar-yn3fx

    Dhuusada yaa ila maqlay😂 ciyaal var😅

  • @user-ti4ce5rk5v
    @user-ti4ce5rk5v Před rokem

    War qosolkaa ika dhamaaday wlahi part 3 kusoo dar amiiro please abyo😂😂😂😢😢

  • @seynabbote2536
    @seynabbote2536 Před rokem

    Amiira qurux? Hadad so sameyneysa barnamijka suunka, suunka haleysku laabo sas aya fican hadii aad dheyresan indhaha leyskaga dhufan kara waxan rajeynaya in aad ifahanto oo qoralkayga aqriso Insha'Allaah guuleyso Insha'Allaah

  • @SahraMohamed-d4l
    @SahraMohamed-d4l Před 23 dny

    Allaa wlhi soo Samy macalimoow iyo cumeer waa murxiyeyy

  • @kawsarcllaahimedmed9
    @kawsarcllaahimedmed9 Před rokem

    😂😂al casaa mlahaa hhhh prts 3aad ziz😂❤

  • @iqromaxamedadam704
    @iqromaxamedadam704 Před rokem +1

    Macalimow wuu dhintay

  • @CeyniCawud
    @CeyniCawud Před rokem

    Part 3 Gabdho😢😅

  • @osmansokorey-yv7mu
    @osmansokorey-yv7mu Před rokem +1

    Amiiro keep going my sister 🤣🤣🤣🤗💞💞👍

  • @khadiijocarab4583
    @khadiijocarab4583 Před rokem

    Part 3 gabdhaha please

  • @user-jg6iq3ou4z
    @user-jg6iq3ou4z Před 2 měsíci

    Biliiz Part I 3 ,🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Falis-jc3no
    @Falis-jc3no Před rokem

    I need July Events cricket New Castle castle castle😂😂😂😂😂😂

  • @WarsamaArte234
    @WarsamaArte234 Před rokem

    Amira noososame parti 3