Shaadiyo Sharaf oo kortay dabaq ugu dheer Muqdisho & Wariye Cumar Shaam Maxaa Kala Qabsaday Qaraaxo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 661

  • @farhiahaji5645
    @farhiahaji5645 Před 4 lety +221

    Intaa xamar quruxdeeda❤ ku farxday like👍 allow barakeey my home🙏💪😍
    shaadiyo👌😘

  • @hamdiabey2485
    @hamdiabey2485 Před 4 lety +109

    Shadiyo xojabka kuqurxantahy hadaa. Igu racsanthy like

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 Před 4 lety +4

    MashAllah muqdisho qurux badanaa wnjeclahy mar un inan tago i.a waligey somali daan ma arkin lkn wnjeclahy wadankeyga ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 Před 4 lety +34

    Addis Ababa is building by chinese but moqdisho is building by somali engineers or Somali companies like buruuj

  • @apdirizackmohamed8052
    @apdirizackmohamed8052 Před 4 lety +47

    Inta ila argtay inay qaaday heesta yurub like walashay guulayso shaadiya

  • @monam7931
    @monam7931 Před 4 lety +2

    Mansha Allah muqdisho ilahayow nabad ka dhig quru badanaa waa inan Soo boqdaa. Xiiso u walhiFrom burco

  • @yusufali1079
    @yusufali1079 Před 4 lety +10

    Inta aragty ineey heesta yurub geenyo qaaday kadibna xishootay like isaar😁😁😁😁

  • @afqadzaki7368
    @afqadzaki7368 Před 4 lety +6

    I'm Somali I'm 29 years I never see in my life in my country I miss I want to see one day in sha Allha

    • @fadumocabdulqadir9536
      @fadumocabdulqadir9536 Před 4 lety +1

      Insha Allah

    • @afqadzaki7368
      @afqadzaki7368 Před 4 lety

      fadumo cabdulqadir yes thanks to say man sha allha

    • @afqadzaki7368
      @afqadzaki7368 Před 3 lety

      Baba Foodle yes thank you I come 2023 in sha Allha I love My Home God bless you wan imanaya waxan raba inan shadiya sharaf gurikeda so boqodo 🇸🇴✈️🇦🇺

  • @raageugaaz7880
    @raageugaaz7880 Před 4 lety +80

    Qofka Fariintan Aqrinaya Ma Garanayo
    walal Allah Hooyada Jannada Ha ugu deeqo
    Subscribe Ii saar

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před 4 lety +2

    Manshaallaah ilaaheey ha hanoo xafido wadankeena Aad ayey U qurux badan Tahey Moqdishu Ilaaheey Cadowga Ha Ka ilaaliyo Nabadna Allaha ka dhigo

  • @nimcodharmar1248
    @nimcodharmar1248 Před 4 lety +46

    M.a xamar waligey ma araag Kenya ku dhashay nasib uma yeelan inan arko inshalah malin wan arkodonaa😥😭

  • @dhamaytiransomalilan9098
    @dhamaytiransomalilan9098 Před 4 lety +16

    i will come someday muqdisho muuq wng ❤❤❤ from hargeysa

  • @fatima-vt2eh
    @fatima-vt2eh Před 4 lety +9

    Masha Allah muqdisho cadey allow il xun iyo mid cadow kaahay

  • @khdanmohamed1504
    @khdanmohamed1504 Před 4 lety +2

    Maasha alleh wadankeena aloownoodhawr wlhi hadhoow inagaa laynoosoo tarahriibidoonaa maasha alleh ❤❤❤💋

  • @munaxersi7366
    @munaxersi7366 Před 4 lety +56

    Maasha allaah shaadiyo waxaa tahy iftiinkii noo nuuriyey muqdisho guuleeyso walaashey

  • @xamdixikimo8661
    @xamdixikimo8661 Před 4 lety +1

    Insh allha muqudisho cady wan u sosocada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hanansiciid1483
    @hanansiciid1483 Před 4 lety +5

    My home muqdisho cadey Allow xamra noo dhiga madn yaa Allha 🙏😭🤲

  • @nimoabdikadirabdullahi9105

    Mnshaallah xamar waa meel shidan illahay hau siyadiyo nabada

  • @mustalifahersi439
    @mustalifahersi439 Před 4 lety +2

    Hadii Ey tahay marki ugu horesay ee aad cumar shaam aragto like iisar😁

  • @westernprovincecarports274

    Mashaalh wlh wa nure muqdisho i will come back🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @umunasiib9861
    @umunasiib9861 Před 4 lety +2

    Xamar waa madhafan alle hau siyadiyo muqdisho caddey ku xiisay wlhi🇸🇴❤❤🥰😘

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x Před 4 lety +1

    Alla magaladeydi anku dhashay xamar wagi foriyowga ee itobiyanka garacayeen aya igu dambeysay masha Allah tabarakallah qurux iyo bar insha Allah sanadka cusub waan imandona

  • @zeitunmohamed6646
    @zeitunmohamed6646 Před 4 lety +1

    Masha alh ilahy asaga aow deleg yarabi dhibadada noga dulqad somaliyo dhan

  • @abduqaadirulusow9921
    @abduqaadirulusow9921 Před 3 lety +1

    Intii mogdisho quruxdeda kufarax san like Isara alow brake mogdisho cadey

  • @nimraazdgg5345
    @nimraazdgg5345 Před 4 lety +18

    Alla cumar shaam mx dhageysan jiray codkiisa wanjeclanjire galab walba shabeela kadhageysan jire ruwadahiisa

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 Před 4 lety

      Abayo waa walashaa igu cawiya 🙏 subescareb isaar

    • @naciima_family
      @naciima_family Před 4 lety

      Walaasheey subscribe II saar adigoo mahadSan hadaad hooray igu saartayne waad mahadSan tahay

  • @faatmaabdallah5241
    @faatmaabdallah5241 Před 4 lety +4

    Masha allah ilheyow nabda no siyadi jawi qurux badan🤲🤲 iyo shadiyo👸 iyo dumashi gey 🤴💙🧿❤️💯

  • @queenubax601
    @queenubax601 Před 4 lety +17

    Qofkii ka helayhelay muqdisho quruxdeeda fadlan 1subscribe iisaar please waa codsi wll

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 Před 4 lety

    Shaaam aha shabele an ka maqli jiray cumar shaam aragaga ii farxad manta shugran shadiyo

  • @khadraomar6366
    @khadraomar6366 Před 4 lety +1

    Masha Allah tabarkallah ala qurux badanaa xamar allow nabad waarta sii

  • @hudaahmed8746
    @hudaahmed8746 Před 4 lety

    Wlh cumar shaam anigo yar markan somalia jogay ban dhagesan jiray ruwayadihisa aragtidisa hada igu horeyso masha allah thanks shadiyo

  • @baayacan161
    @baayacan161 Před 4 lety +1

    Shaadiya sharaf gabar aan si walba u taageero fananimo iyo labananimo msha allah allah ha idin xafido shaadiyo and abdifitaax❤❤❤

  • @fadumoosman6192
    @fadumoosman6192 Před 4 lety +6

    Wow Masha Allah Mogadishu waa tagtey , more success my lovely sis,

  • @Kindlyy99
    @Kindlyy99 Před 4 lety +2

    Mogadishu muuq wanaag ilaah ha xafido ❤️❤️❤️♥️🙏🏽

  • @sihamjimale6951
    @sihamjimale6951 Před 4 lety

    Masha Allah i miss muqdisho insha allah sanadka cusub Muqdisho kula jooga insha allah so dhaweenta waa xagaada shaadiyo 💘💘🥰🥰

  • @dekadahirmohamed4985
    @dekadahirmohamed4985 Před 4 lety

    Waaaw m.a shaadiyaay wn ku jclhy alaha ku dhowro m.a cumar shaaam wn maqly wlhi brasho wcn

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 Před 4 lety +2

    Wwwww mnsha allh wlha qurux xamar waligay ma arag nabad waarta baan rabbi u waydin 🙏😥

  • @shukrimagan1660
    @shukrimagan1660 Před 4 lety +6

    Waligay muqdisho ma imaaan lkin wlh hada maaaal ma haan wajeclaaady yaaarabi nabad noga dhig magaldaaan muqdisho al caaaasimah

  • @hapsahussein1939
    @hapsahussein1939 Před 4 lety +2

    Masha Allah hno hno qli allah hku xifdiyo hno allah hku barakeyo waa qurux bdn tahy hno allah hku daayo quruxda iyo caafimaadkada hno adiga waxa u egtahy gabr hbo i ah runtii

  • @dekaallehaniiskuiinbarkeyo7754

    Masha allh shadiyo sharaf alle haku sharfo adi xajiga wiilka aan habada u ahy

  • @HaniHani-uf7sk
    @HaniHani-uf7sk Před 4 lety +8

    Mcnto shaadiyo love kugu ahY wllhi alle ha i xafido xappti🖤🌸💋🔐

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx Před 4 lety

    Muqdisho maxan uxisay ilahow nabad iyo cafimad igu geey nabad iyo cafimadna aan ugu nolaado insha ALLAH aabe cumar shaam caruurnimadeyda shekoyinkisa dhagesan jiray wlhi❤💋🌹

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Před 4 lety +6

    Shaadiyo sharaf siin u jeclahay leeyaa 💖💖💖

  • @safiasaafi7462
    @safiasaafi7462 Před 4 lety +1

    Masha allah muqdisho cdy allow dhowr❤🇸🇴🇸🇴❤💋

  • @MOATH_1996
    @MOATH_1996 Před 3 lety +2

    والله مافهمت حاجه لكن جالس اضحك ههههههه 😂

  • @adenmire4603
    @adenmire4603 Před 4 lety

    Mnshlh reer xamar waxai ogadeyn shadiyo sharaf inaai tahay gabada ugu tagyerada badhan. Saas aawged gobaha lagafuro muqdisho o aadka uqurxon inaai shadiyo sharaf lagu so caan bixiyo shadiyo horoi usoco wlshy kutagyera inbadhan

  • @Kadir_apdi
    @Kadir_apdi Před 4 lety +20

    Shaadiyo markey keligeed tahy 10 daqiiqo noo xisaabinee marky xajiged lajogto neh maba xasuusaneyso shactiro lee😂😂😂😂

  • @farhiyaahmed462
    @farhiyaahmed462 Před 4 lety +2

    Allow muqdisho ka qabo cadawga

  • @bintuasha8663
    @bintuasha8663 Před 4 lety

    Masha allaaah muqdisho caday ilahayow nabad noga dhig

  • @ibraahimseylax2262
    @ibraahimseylax2262 Před 4 lety +2

    Qadar iyo Emaratka Muqdishaa ka fiican

  • @xidigtachenal2507
    @xidigtachenal2507 Před 4 lety

    Masha allaaah cumar shaam wlhi waan jclaaay ilaahey habarakeeyo

  • @qadraahmed8181
    @qadraahmed8181 Před 4 lety

    Shadiyo cadey dar illahy Ayan Ku jeclahy ina is aragno Ayan rajeyna Insha Allah

  • @farhiyacadeeyfarhiyaindaur2035

    MashaAllah walashey wan kujclhay hada muqdisho imadha maa iso daweyni

  • @deeqcade7995
    @deeqcade7995 Před 4 lety +1

    Masha allah muqdisho muuqwacan wan uxiisay 6 sanaa moogahay

  • @caishaxasan9261
    @caishaxasan9261 Před 4 lety

    Msha alaaah qrxey dalka nuriso ku tagersanahy alha ku xfdo abyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋

  • @deeqagacal100
    @deeqagacal100 Před 4 lety

    Masha allh shadiya cdey farxsatyne ilhey hqno kadayo wanaga qolisen

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137

    m.a shaadiyo cdey guuleyso gacalo respect ❣❣❣❣❣❣🙏🙏❣❣❣

  • @najmaabdi3849
    @najmaabdi3849 Před 4 lety

    Masha allaah nin culus cumar shaam o duqowday wx badan wa dhaqeysay shekoyin kiisa iyo R shabele anigo yar Wxn xasusataa mar mar Ina school ka u qadan jiray R si aysan i dhafin wxa ahaa galabley wa dadkii hore sham masha Allah ma ahan gadan ka gaar Aniga ku qiray Abti cadowga u nolow

  • @rahmarasmi1039
    @rahmarasmi1039 Před 4 lety +3

    Masahaha allha wllashy shadiyo sharaf 💞💞💞💞💞

  • @nasteeohassan861
    @nasteeohassan861 Před 4 lety

    Ar shaadiyo sharaf alle haku xafido waad naga qoslisaa

  • @cabdulahifaras7655
    @cabdulahifaras7655 Před 4 lety

    mahadsanid walaasheyda shaadiyo waaku farax sanahay quruxda dalkeena oo ina tustay

  • @lol-fq4xf
    @lol-fq4xf Před 4 lety

    Masha allah shadiya sharaf wan jaclhy rabi haku xafido

  • @fantafamilychannel6481

    Shadiyo abayo mar soo casuum cumar shaam si oo nogu shactireeyo

  • @naimadaganofficial8540

    M.a alha ilahey haa idin xafdiyo axbaabi fiilaah 😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘👈

  • @khadiijocabdulewiif2283
    @khadiijocabdulewiif2283 Před 4 lety +1

    Masha Allah abayo wan ku jaclahy xbbti uuuumc

  • @ladanabdi2499
    @ladanabdi2499 Před 4 lety +5

    Inta iga dan baysa like ii sar ani ugu horeeyay 😂🖒👈

  • @dr.mahdoyoutube354
    @dr.mahdoyoutube354 Před 4 lety

    Waa Quru badanaa muqadisho MANSHA ALLAH

  • @fardowsasacidhalane8307

    Shaadiya sharaf quruxdeena muqdisho nagu heyso guuleyso gacalo

  • @najwanalka5469
    @najwanalka5469 Před 4 lety

    Cumar shaam rabbi haku xifdiyo 🤩

  • @faadumofarxaan5155
    @faadumofarxaan5155 Před 3 lety +1

    Mnsha allah ani weligy ma arag xamar cady waxaan joogaa gobolka halkanka iyo daraawiish meeshy kaso askunty lascaanood cady lkn wan ku rajo weynahy in an imaado xamar cady insha allah waa meesha qudhiya ee an ku riyoodo

    • @madadaalotv24
      @madadaalotv24 Před 3 lety

      Welcome walaal, ilaa hadda waxaad tihiin halgamaa yaal oo midnimadda dalka ayaad astaan untihiin jira waligiin.🇸🇴❤

  • @hanaxalwo7443
    @hanaxalwo7443 Před 4 lety +6

    Shaadia Iyo AbdifataH Guulaysta Hapipiyal.
    From Burao

  • @maryancabdicasiis9853
    @maryancabdicasiis9853 Před 4 lety +12

    Shaadiya waa ku tageraa mcnto

  • @fartunhussein2276
    @fartunhussein2276 Před 4 lety +4

    Masha Allah💚💛

  • @raxmodaahir5323
    @raxmodaahir5323 Před 4 lety +24

    Naa wlle ragii cadawgeenay noqdeen shaadiyo yaan lagaa tuurine iskaga dag meeshan alle shartooda haku celiyo raga alle ayaa u hiilinaya dumarka oo hiiil ayka sugayaaan insha allaah wlle qalbigaa ihuraya hablaha ciyaarta laga dhigtay sida kubadiiii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hamdih1241
    @hamdih1241 Před 4 lety

    Waaw cumar shaam waa kanaa yaah maxaan redio shabeele ka dhagaystay oogle iyo dirir maasha allah

  • @nimcoindhadeq6587
    @nimcoindhadeq6587 Před 4 lety

    mash allh muqdisho cadey allow noxafid

  • @nafisojelow6661
    @nafisojelow6661 Před 4 lety +7

    Somlia🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @drsnaimahussein8109
    @drsnaimahussein8109 Před 4 lety

    Masha Allah manta ee kuuw aan arkey cumar shaaam wajigisa tnx shadiya sharaf

  • @afqadzaki7368
    @afqadzaki7368 Před 4 lety

    Wow Somali is so beautiful

  • @amiira_abdinuur
    @amiira_abdinuur Před 4 lety

    Shaadiyo abaayo Faraxadaada wan jeclhy wllhi waligaa farxadaas kuu rajeynaa🤲❤️❤️🥰🥰

  • @tiriyelyrics9533
    @tiriyelyrics9533 Před 4 lety +22

    Astaan TV waxaan ku xasuustaa Barmaamijkii Qaraaxo 😂

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 Před 4 lety

      Walal qali igu cawiya 🙏🙏 adigoo mahasan subescareb isaar

  • @aminahassanmsufi3281
    @aminahassanmsufi3281 Před 4 lety +2

    Masha Allh Shaadiyo walashay ❤️😘

  • @yasmiinquruxofficial1188

    Masha Allah allow u ziyadi my home meshi LA igu Daley hodon muqdisho mel an ka jeclahy MA jirto allow nawad noga dig

  • @raxmomuqtar321
    @raxmomuqtar321 Před 4 lety

    Masha Allaah ilahey nabad ha noga dhigo shaadiyo Apaayo ilahey ha ku xafdiyo farxad ku nolow wn ku tageera keep going

  • @mandeqbishar9909
    @mandeqbishar9909 Před 4 lety +2

    Wow mashaallah waligey ma arag somaliya one day in aan imaadho somali waan jeclahay inshaallah

  • @safiyofarax7598
    @safiyofarax7598 Před 4 lety

    Shaadiyo walah dar alle ayaa kuu jeclahay 😍😘

  • @suleimanmohamed6520
    @suleimanmohamed6520 Před 3 lety

    So beautiful City

  • @alicosoblenageeye2978
    @alicosoblenageeye2978 Před 4 lety

    Keep going wlhi msh Allah shahadiyo sharaf every fun waaaye

  • @mineeyyy6153
    @mineeyyy6153 Před 4 lety +1

    ShadiyO iloVe from hargyza ♥️👸🏻

  • @safiyowadani12
    @safiyowadani12 Před 4 lety +1

    M.a my city 🇸🇴❤❤❤❤❤💋

  • @dahirusman968
    @dahirusman968 Před 4 lety

    Waa idin salaamay nasiib iyo shadiya sharaf m.a

  • @intisammohamed5434
    @intisammohamed5434 Před 4 lety

    Walashey shadiyo allaha kuxifdiyo

  • @somaliahaisracdo7264
    @somaliahaisracdo7264 Před 4 lety +1

    Masha allaah wadankeyna ilaahay ha no wanajiiyo ilaahna ha ka qabto cafowga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤👈👈🙏🙏🙏

  • @umeymaomar9569
    @umeymaomar9569 Před 4 lety +1

    Mashalllh quurx wadankena

  • @qasiidamaxamedofficial8742

    Masha Allah will 🙏🙏🌷🌷👌👌🌺🌺💕💕💕♥️♥️💕

  • @hassanproduction3827
    @hassanproduction3827 Před 4 lety +14

    HEESUHU WAXAY HORSEEDAN HOOG IO HALAAG ✅♥️
    QURAANKA WAXA UU DAAWEEYA QALBIGA 🤕 ♥️
    SAAR #SUBSCRIBE MAHADSANID.

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 Před 4 lety +1

    I misse somali walahi i haven't seen last 21 years. Nabah iyo barwaqo farabadhan. Baa oo raajeyna.

  • @naimaabdullahi7180
    @naimaabdullahi7180 Před 4 lety

    Mashallah muqdisho qatar 😃

  • @yurubnoor9374
    @yurubnoor9374 Před 3 lety

    M.a sahadiyo sharaf wankusalamay huuno qaali ❤❤❤❤💋

  • @nimoabdikadirabdullahi9105

    Waana meel nolasheda macantahay iyo jawiga mcn

  • @shugrishuushuuxasan1316
    @shugrishuushuuxasan1316 Před 4 lety +1

    Mashlh sharaf qurax alow nobarakey xamar quruxdeda