Farqiga u dhaxeeya Shuruudaha Salaada, Tiirarka Salaada iyo Waajibaadka Salaada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • 💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Download our Playstore app
    play.google.co....
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Follow us on Instgram
    / abdulaziz_mohamed_oogle
    💥 Visiit our Website
    gaaldiid.com/
    💥 Follow us on Twitter
    / abdulazi_oogle
    💥 Subscribe our CZcams
    / @abdulazizoogle
    💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
    / @tafsiirkaquraanka1838
    -------- Thanks for watching--------------

Komentáře • 271

  • @Maryamomahamed2
    @Maryamomahamed2 Před rokem +3

    Sheekh waxaan rabey inaan kula soo xiriiiro saan waxyaabo badan oo ku saabsan diinta kaaga barto sheekh aan kudhaariyeee waxa kuugu rabaa inaan wax kaa faaaido barakallaaah sheekh

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před rokem +3

    Jizakumullah shiikh

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel Před 3 lety +10

    Masha allah sheikh alle haku barakeeyo jazakallahu khayr👏

  • @maryanali3253
    @maryanali3253 Před 3 lety +7

    Mashaa allah jazakallahu kheer wallal hadanba safiican ufahme salaada iyo wajibatkeda illahey waxaan kagabaryaa inu idin dambidhaafo adiga walidiintadii allahuma Aamiin

  • @caesar2671
    @caesar2671 Před 3 lety +22

    Salaadu waxay ka mid tahay nolosha dadka, waxaan soo jeedin lahaa in aad soo badiso arimaha salaada

  • @markisshamsudiin9127
    @markisshamsudiin9127 Před 3 lety +13

    ماشاء الله تبارك الله ياشيخناالفاضل إفادتنا ورعاك الله عمرك ونفعك.الله المسلمين نفعا كثيرا ❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯😁😁😁😁

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před 3 lety +4

    Ma sha Allaah 🥰 shiekh (Allaah swt) ha ku barakeeyo jazaakumu Allaahu kheyr,

  • @Hassan.Mohamed.Hajii3581
    @Hassan.Mohamed.Hajii3581 Před 3 lety +19

    جزاكم الله خيرا على هذا التوضيح والشرح المفصل

    • @Bintuabdala
      @Bintuabdala Před rokem

      Allahu kubarakeeyo shekh safiican ayaad noogu sharaxdey ajir iyoxasanaad allah kaasiiyo aamiin

    • @zahraabdullah6150
      @zahraabdullah6150 Před 10 měsíci

      Ķ

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 Před 4 měsíci

    Masha allaha isha allaha illahay kugu badalo kher mid aduun iyo aqiiro isha allaha isha allaha isha allaha

  • @Fatma.bella31
    @Fatma.bella31 Před 3 lety +4

    JazakAllahu khair Sheikh Abdulaziz. Wax badan aalaga faa iday Miizaanka xasanaatka Allaha kuu saaro.

  • @Filsanmaxamedcumar-vj5gv

    Jasaakallahu khayr sheikhow
    Wax badan ayan kaa faaiidey

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 Před 3 lety +2

    Jizaakallahu kheyr sheekh Abdi aziiz oogle waxbadan baan kaa faaiidney Aaamiin yaa Rabbi

  • @justwatching4159
    @justwatching4159 Před 3 lety +5

    Jazakallah wll xalay unbaa mawduucan imaam sacuudiyaan ah wax nooga yara sheegay kadib salaadii cishaha kadibna uu dhahay waa inoo khudbada jimcaha hadana adigaaba soo dhigay iyadoo dhamaystiran

  • @user-fi1tf1ts6n
    @user-fi1tf1ts6n Před 8 měsíci +1

    Shukran sheq Abdulaziz ogoole❤

  • @zuhraabdullahi1763
    @zuhraabdullahi1763 Před 3 lety +2

    Mashaa ALLAH tabarakallah jazakallah qeer sheikh waa lobahna waadna kuma hadsantahay nosobadi muxadaroyinka nocan waa muhiim waxbadan ayan kabartay 🙏🙏🙏🌹🌹🌹👏👏👏💕💕💕💕

  • @cabdilahigedi7410
    @cabdilahigedi7410 Před rokem +1

    Jazaakalaah
    Mahadsanid walaal

  • @Nimco830
    @Nimco830 Před rokem

    Masha Allah Jazakalahu khayr Sheekh

  • @madina1483
    @madina1483 Před rokem +1

    Maasha allaah allaha kuunaxariisto shiiq arinwayn baadsharaxday

  • @farxanzakir1030
    @farxanzakir1030 Před 2 měsíci

    Vidéo an daawado kii iigu qiimaha badnaaa 😢❤❤ mahadsnid sheikh rabi abaalkaaga jano hakaga dhigo

  • @qarashbadel4977
    @qarashbadel4977 Před rokem

    Jazaakallah khayra sheikh

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 Před 3 lety +3

    Masha Allah Sheekh Abdicasis jizaakallah kher

  • @nasradahir2692
    @nasradahir2692 Před 3 lety +2

    Asc maanshaa allaah jazaakalaahu khayr Ilaahay hakuxafiido

  • @cabdifataaxcabdulaahicali1351

    Jasaakallahu Qeyr Sheekh.

  • @nafisasalaad591
    @nafisasalaad591 Před 3 lety +2

    Waa u baahneen aad iyo aad wlhi alle haku xafido

  • @Abdulaahiyare99
    @Abdulaahiyare99 Před rokem

    M.a jazakallahu kheyr

  • @kaltumhassan7692
    @kaltumhassan7692 Před 3 lety +1

    Scw masha Alaah sida waadaxa ah oo noga soo sharaxdey Jazaakalaahu qeer Ilaahey cilmigaaga Cilmi naafac ah Ilaahey. Hakaaga dhigo

  • @abdirahmanmohamoud-le3ii

    Masha allh shiikhanaa

  • @fartunali9585
    @fartunali9585 Před 3 lety +3

    ManshaAllah sheikh

  • @xayatiqalbiahmed8013
    @xayatiqalbiahmed8013 Před 3 lety +1

    Mansha alah saladu waa waajib barasha deeduna waa waajib wad mahadsantahay shikh jazakalah khayr

  • @aliyanohassan8852
    @aliyanohassan8852 Před rokem +1

    Sheqow iso ducey Murad Ayan leeyahay in Murad key Allah ISO sahlo inshallah

  • @fathimaibrahim5946
    @fathimaibrahim5946 Před rokem +2

    Ilaahow ajir iyo xasanaad kaasii cimri dheer iyo caafimaad kasii

  • @barasho3sa
    @barasho3sa Před měsícem

    جزاك الله ❤

  • @hamdayonis4580
    @hamdayonis4580 Před 3 lety

    alle haku barakeyo abdul aziz waanu kaa faaidnay

  • @ramlacraxamn4672
    @ramlacraxamn4672 Před 3 lety

    Jazaakallaah sheekh

  • @ramlaabdi4775
    @ramlaabdi4775 Před 7 měsíci

    Shukran yaa sheikh

  • @iqraisseahmed6042
    @iqraisseahmed6042 Před 7 měsíci +1

    Ilaahey hagaa Awaal mariyo

  • @hassanabdillahi4094
    @hassanabdillahi4094 Před 3 lety +1

    Walal Abdicasiis Oogle jazaakallah waad noo faa'iidaysay,,, waananka faa'iidaysannay....

  • @aaminocabdulahi7402
    @aaminocabdulahi7402 Před 2 lety +1

    jasakal lahu khayir shiekh ilahy haku xiftiyo

  • @fadumoalikarshe1594
    @fadumoalikarshe1594 Před 3 lety +2

    Masha allah jazakalahu qer

  • @deeqacabdisalanwarsame9072

    Mansha Allaah Illahay hakubarakeyo insha Allaah

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 Před 3 lety +3

    Jizakallahu kheyr

  • @rahmaahmed1218
    @rahmaahmed1218 Před 3 lety +1

    Masha Allah ilahey ha ku xafiido shiekh

  • @nimcoindhouron5980
    @nimcoindhouron5980 Před 11 měsíci

    Mashallah tabaraka rahmaan jazaakumullahu khyran shiekh

  • @mohamedabdi2176
    @mohamedabdi2176 Před 3 lety +1

    mashaa

  • @ubahahmed9180
    @ubahahmed9180 Před 3 lety +1

    جزاك الله خير اخي بارك الله فيك واحسن الله اليك الله يحفظك

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 Před 3 lety

    Mashaallh mashaallh

  • @supershowdown2993
    @supershowdown2993 Před 3 lety +2

    Ilaahay hakaa abaalmariyo shiikh runtii waa muhiim maadam salaadu tahay tiirka labaad ee islaamka nosobadi

  • @thatjake0ne540
    @thatjake0ne540 Před 3 lety +3

    Masha allah

  • @anabmohammed445
    @anabmohammed445 Před 3 lety +2

    Shukran jazaka Allah kheyr

  • @amatullaahbintumaxamed8892

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
    بارك الله فيك ورزقك الله من حيث لا تحتسب

  • @umuclaahi5562
    @umuclaahi5562 Před 3 lety +1

    Allaah hakaa waraabiyo xoowtul koowsarka yaa shiiq cabdul casiis waa cashar aay u baahneeyd bulshadeena

  • @abdullahiahmedmohamed4067

    جزاك الله خيرا

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 Před 3 lety +2

    Masha Allah tabaaraka laah

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 Před 3 lety

    Jasaakalaahu kheyra

  • @AlishAhmed-ye4fv
    @AlishAhmed-ye4fv Před rokem

    Maasha Allah

  • @anisoaxmed-o4q
    @anisoaxmed-o4q Před měsícem

    Ilaahoow. Ajir io xasanaad nagà siii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ilaahoow ajir io xasanaad nagasiii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ilaahoow no danbi dhaaf❤❤❤❤

  • @theoriginaldhol3032
    @theoriginaldhol3032 Před 3 lety +2

    Mansha Allah jzk

  • @adoontaallle1784
    @adoontaallle1784 Před 3 lety +1

    Masha Allah jazakallahu qeer sheekhooow

  • @abdikhabirmohammed455
    @abdikhabirmohammed455 Před 2 lety

    Masha Allah, EEBBE ha barakeeyo shiikha, aad ayuu u kala saaray si aad u cad

  • @aaliyahasad5989
    @aaliyahasad5989 Před 3 lety +3

    Masha Allah ❣️❣️

  • @deeqomaxamed632
    @deeqomaxamed632 Před 3 lety

    Maasha alaah baarakalaah alaayaxfid alaaya siidak jisaakalaahu qeyr

  • @suldankookiyare5777
    @suldankookiyare5777 Před 5 měsíci

    Mahadsanid sheekh ❤

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf Před 3 lety +2

    Masha Allah Jzk kheyr

  • @OmarMohamed-lb6pp
    @OmarMohamed-lb6pp Před 2 lety

    Mash Allah walaal

  • @mohamedtakar5080
    @mohamedtakar5080 Před 3 lety

    Shekh wax badan kaa faaiday. Allh hkaa abaal mariyo. Waysada inoo soo kla bayaani sdad salaada oo kle.

  • @haldoorfilmsandvlogs388
    @haldoorfilmsandvlogs388 Před 3 lety +2

    Masha Allah walal Nala dadaalaya Alle haku barakeeyo

  • @abdinuurafarboqolchanal2950

    Ma sha Allah

  • @saxcade3935
    @saxcade3935 Před 3 lety +1

    Jazakumu lallahu kheyran

  • @abdiahmed5203
    @abdiahmed5203 Před 3 lety

    Masha ALLAAH shiikhaw RABIKEEN haka abal mariyo khayrka nabarayso

  • @ahmedalcadaala1869
    @ahmedalcadaala1869 Před 2 lety +1

    Thank you sheekh

  • @saxcade3935
    @saxcade3935 Před 3 lety

    Maasha allah sheikh abdi aziiz ogle allah haku xifdiyo hana ku barakeyo cilmi fara badan hore an garaneyn ayan ka faaiiday ka koror saday allah aya umada islaamka kuso diray sida wanaagsan ad cilmiga aynu kaga baranay

  • @Abuamiira
    @Abuamiira Před 3 lety

    Jazakallah khayr sheikh Abdulaziiz
    Allaha kuxifdiyo inbadan waad inoo faaideysay Allaha ku xifdiyo

  • @YayaMuse
    @YayaMuse Před 5 měsíci

    Mahadsanid sheikh

  • @Muhammaddahir99
    @Muhammaddahir99 Před 3 lety

    Jazakallahu khyr sheikh abdul aziz

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 Před 3 lety

    MashaAllah jazkaallaha kheyr shekh Abdulziiz maxamed oogle

  • @farhiafarhia7427
    @farhiafarhia7427 Před 2 lety

    Jasakallah wll

  • @nimcanmohamed3469
    @nimcanmohamed3469 Před 3 lety

    Mansha Allah Jazaakalahu khayran Ya Akhi❣️

  • @zeinabhassan2602
    @zeinabhassan2602 Před 3 lety +1

    Jazakallahukhyr akhi

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 Před 3 lety

    Allaahuma Aamiin sheekhow khayr badan Allaah ku siiyo Ilaahey SWT nagu sugo salada iyo dariiqa sootan Allaahuma Aamiin

  • @amransaleeban3002
    @amransaleeban3002 Před 3 lety

    Mansha allah

  • @foosiyanuur6592
    @foosiyanuur6592 Před 3 lety

    Maa sha Allah shekh jasakallah khayr

  • @maariyaahmed1809
    @maariyaahmed1809 Před 3 lety

    Mansha Allah jazzakallahu khayr aadban ugu baahnayn casharkan alle Haku barakeeyo

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 Před rokem

    Sallallaahu calayhi wasalam

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 3 lety +1

    Alle ha ku barakeeyo sheekh.

  • @hibomaxamud5629
    @hibomaxamud5629 Před 3 lety

    Sheekh Cabdicasiis oogle Alle ha ku barakeeyo wll oo Alle ha ku xifdiyo

  • @muftiabdirahmannoor498
    @muftiabdirahmannoor498 Před 3 lety +1

    Masha Allah masha Allah ❤️♥️❤️♥️❤️♥️♥️♥️♥️ guul wcn ❤️♥️❤️❤️♥️♥️♥️♥️❤️❤️

  • @user-xb3qj7pw6t
    @user-xb3qj7pw6t Před 3 lety +2

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
    جزاك الله خير يا شيخنا عبدالعزيز
    الله يحفطك .
    ilaahay hakaa abaal mariyo runtii waa arin ay dadku ubaah naayeen oo aanay badankood kala garanaynin .

  • @Maryamomahamed2
    @Maryamomahamed2 Před rokem

    Sheekh jasakalaah khyran ❣️❣️❣️

  • @abdixuud9978
    @abdixuud9978 Před rokem

    Ajar iyo xasanaad Allah kasiiyo wll.

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin Před 3 lety

    Masha alah jazakalahu kheyr shiikhanaa

  • @ibrahimhassan2928
    @ibrahimhassan2928 Před 6 měsíci

    Jazakallah

  • @fartunali600
    @fartunali600 Před 2 lety

    Mahdsnid sheikha cabdi casis

  • @aashobile5088
    @aashobile5088 Před 3 lety

    Mansha allha

  • @cabaasabdullahi4096
    @cabaasabdullahi4096 Před rokem

    Ilaahey hakuu danbi dhaafo

  • @zainabsabriye1399
    @zainabsabriye1399 Před 3 lety +2

    Jizakalahu kheer

  • @fatuumohamuud6286
    @fatuumohamuud6286 Před 3 lety +1

    Maasha allah jazacllah

  • @abdullahimohamed3324
    @abdullahimohamed3324 Před 3 lety +3

    mashaAllah❤

  • @hadsanhussein5643
    @hadsanhussein5643 Před 3 lety

    Acw ilahay hakubarakeeyo waxaan ku waydinayaa. Lugaha iga go an salaada ista ookeliya makudhamaysankaraa ama se fadhiyoo kayla waanku dhameysankaraa. Masameynkaro intaa kabadan. Masesameynkaraa intaanfariisto meelbarkina makusujuudikaraa anooofadhiya

  • @axmednuur2974
    @axmednuur2974 Před 3 lety

    mansh a. alah

  • @muwaxidah9670
    @muwaxidah9670 Před 3 lety

    Jazaakallahu khayr shekh