*Hadii Midan ay Tahay Booqashadaada kugu Horeysay Ee Bogeena **#Fadlan** **#SUBSCRIBE** Nagu Taageer Si ay kuu soo Gaaran Muuqaaladeena Cusub **#MAHADSANID*
Alla nimanka dhan hadi xanunkan latusi lahay ey gabadha mareyso edab ayu lahani lahay inta cim rigisa kadhiman ilon wexey yaqanin hada iney hal kadhalan ey katagan illa mit fcn moyee
*Hadii Midan ay Tahay Booqashadaada kugu Horeysay Ee Bogeena **#Fadlan** **#SUBSCRIBE** Nagu Taageer Si ay kuu soo Gaaran Muuqaaladeena Cusub **#MAHADSANID*
Payok quechi
Walal adii u dhalayo naagtiina labadaba maleyahay yase kadhalay
Walaalow sewax uwadaa
zxpow sual waaye
ninkan siduu kudhala marka
ragkale miyu lasexda
Rgtgt8rlgrfloigekuygesmhhrr can you get through to
Allahu Akbar😭 Kun Fayakuun☝
Subxaanallah wa amar alle uun
Oo waa nine ziduu uDhaLaY
Aduuunka inta jognay wax kasta waan araknay
😭😭😭😭😭😭😍mabruug wlhi foosh waa xanuun ilaahey hu fudeyo
Allaha Nii wada fududeeyo Dhamman intii Hooyo Ah.
Taa waa wax dhici karo mujiso waxba yaan lagu tilmaamin ee sifiican u fikira wa blhi tawfiq
way dhici kartaa
taas wayo allaah subxana watacaalaa
awoodihisa ayay kutusi kartaa
سبحان الله الله أكبر
Ilaahey awoodiisa waaye, ilahey wax walpa wuu awoodaa
Si fiican walaal.
Allahu akbar waa illahey awodiisa
Si fiican maasha'allh walaal.
Bisinka subxana Allah allahu Akbar astaq furullah
Wax walba aa waxay kudhacaan awooda alle (sw)
Lkn hadan sual idin weydiiyo asi miyaa isku galmoonaayey
Wlhi way dhici kartaa wayo ilahay waxkasta wu awooda
Waa inculumadeena lawediiyaa saas ayaa ilawanaagsan
Haa wasax waa in dhanka diinta lala adaa mucjisadaan bisinka lama maqal lamana arag diintenana laguma sheegin nin ilma dhalayo subxaanalaah
Subxaanalaah waa awooda eebe casawajale ah waana suudoone yeele subxaanalaah
Si fiican walaal.
subxan alaah weliga ma maqlin
Aad iyo aad so dhowo walal.
Markii hore naag uu ahaay hormoonka nimanka daawooyiin u isticmaashay lkn xubnaheeda waa xubnaha dumarka asiga ayA nin iska dhigay
waxkastaba waa qudrada iilahay
Waa beentaa
Run waalaahi
Masha alah ilaahay ayaa wayn
Kkkkkkk subxana lah
الله اكبر ولله الحمد
Walaal kaliyiis maa dhalo mise allaha awoodo ku dhacdey adigoo raali ah 😭
Suba xanalah
Subxalaa nalah yaba badana nin dhalay caruur allahy ka alle
Yaa Allah😭😭😭
Waa #Awood Alle
uun #Ku daa
bismilaahi
Wuu is qalay subxaanalaah
Subanlhh😭😭😭
Wax an dhici karin majiraan arintana hadey jirto wa awood alle
Suaashu ugu weyn waxa weeye yaa kadhalay ninka caruurta ileen gabadh buu qabaye
Waa lagu bacrimiyay walaaal
Eng matan manidiiisa iyo teeda ayaa lagu beeray hadayba awoodeeen ineey ugxan ku beeraaan taasna way fududahay
subxaanallah
Subxaa nallah
سبحان الله ا
Subxaanallaah
bisinkaa ana uhoreya
Mahadsanid is walaaal soo dhowo.
Waa alle swc awoodisa alle wax walba waa awoodaa lkn waxay tahy su aasha meesha taala yaa kadhaley ilmaha ninka
Siilki hoyadaba ka dhaly
Subxanllah
subxanallah
Mahadsnid walaal.
masha allah sidokale wll
Subxanallaah
Soo udhalay
Waa Allah xukunkiisa
Subxanlaa waxa walba wal arki
🙉😱Subxanallah Asi lee maa isku aadistay mise ninkale ayaa ka dhalay 🤔
Hhhhhhh asi ma isku. Aadistay kulahaaa
@@mahamuttislam414 😂
Оллоху АКБАР
Asc wall kamajiraan warakaas saata oo ah allaha awoodaha iskale ma.aaasan warakaas
Oo ilmaha yaa aabe u ah
Ilaahy qudradisa
Isaga dee
Markiisa hore ayuu naag ahaa
Nin MaaaHa Deee Wax Kale Kasheekeya
Nin Saxan Maahan waa #LABEEB
yaa kadhalay ilmaha
subxanallh
Awalba dumarnimuu ku dhashay saad adba sheegtay ee xoogaa gadh iyo cod wayn buu yeeshay.
Subaxna allah
inader Horta Yu Urka U qadayaa Nag Mize Nin
😲😲😲😲😲
Alla fic nan laheydaa xanunka dumarka haysta iney raguna la qabaan tar baayad bay yelan lahayen wlhi
Marki 2aad an maqlo nin ilmo dhalay. Ilahay amarkis ku diin maleh 😱😱😱
Si fiican Walaal Allaha nucjisadisa waaye.
Ta is waydinta mudan isaga yaa utagayay macnaha uur ku samayny
Waa bacrimin labada wax laisku daraya kadib isaga lagu beraya
Adem Bashe the best
Adem Bashe the best
Waa alle awoodisa oona u bahan in la ogaado alle in oo wax walibo awoodo
Aisha Ismail markiisa hore gabar ayuuu ahaaa anagaaa america isla joogno edebdaruuuu isu bedalay
Wa wax la la yabo
Naag buu qabaa baad tidhee ma naagta uuraysay markaaa ninka ya ugalmooda bal isheega ma naagta mise ninba qaba
Markiisii hore ayuu gabadh ahaa ee inuu isku arko hormones-kii raga wax weyn maaaha sida gadh inuu yeesho iyo waliba inuu cod rag yeesho Taas macnaheedu maaha inuu nin yahay ee wxd sheegayso iska hubso dadkaad wax usoo jeedinayso ogow inay aqoonyahan yihiin
Waxad iga shaki saartan markanu uurka ninku qaaday ma ninkale ayaa lasexday ilay gabadhiisu waxba ma riminayse
Subxana laah subxana laah subxana laah subxana laah subxana laah
Qudrada ilaahay iyo awoodiisa waaye soo dhowo walaal.
Waxaan wax Macqul maahan wilow wax jira sheg sey kudhaci karta qofki kadhaley yuyah ???????
Way dhacday runti dadkoo dhan aya layaabay arinkaasi.
By blue picture dedo
Waxay muujinay awooda alle
Sii fiican walal soo dhowow.
waxaa u arkaa arin layaab ah
ma isgaa iska dhalay mise waa qabkale miyaa
Wall waxd ishegta marka isaga ma nin ayaa gur sady mise isga ayaa isku jiray yaa
Waxa jira qaab la yiraahdo bacrimin
Yaahu
Supxaanallaah
Ilaahay quwadiisa Soo dhowo walaal.
Miyuu guursaday nin mise sidaasuu kudhalay
Naasihi wuuba jaree muxuu ilmaha siina
Ana ku xiga
Waad mahdsantahy walaal soo dhowow
Waa beeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeen
Bisika
dabaal sanaa kuwaan waraa naag waye qaniisad ah nin iska dhigeeso
Alla nimanka dhan hadi xanunkan latusi lahay ey gabadha mareyso edab ayu lahani lahay inta cim rigisa kadhiman ilon wexey yaqanin hada iney hal kadhalan ey katagan illa mit fcn moyee
Dadka Fiican nagu xisaabi Mahadsanid Walal.
Kkkkk wleee waa layaab arinkaan hdii wax dhab ah yihiin
Mumtaz De queen Abaha cuuun kkk
Yaaaab wlhi waxkste waa la arki
Si fiican walaal soo dhowow.
@@somaliuniverse thnks wll wan dhaway
🤔🤔🤔😮😮
markaa ma naagta uraysay isaga wllo wx halaguu shege maskaxdada kaasho ayaa horay loo yiri aboowe
Hàa walalo
Waa qudrada ilaahay wax aan ku fisirno manaqaano walaal.
Way dhacday lkn ninka waa lgu qaly
Yaaal
Kkkkkkk subxana laah
Kkkkk lkn intuh kadalay
Waa #labeeb walaal.
Ooo yaaa ka dhalayey markaa izaga ma gabadha yaab bdanaa
waa awood alle
M,a
Lkn yaa ka dhalay
Marki hore gabdh bu ahaa
Xaguu ka dhalay
Naag bu ahaa qadhmuunku wu isbadalay gabdh weeyaan is nineeysay
Marba hado xubinta taranka. Naagta uu leyhy naag wye nin haku shegin lkn ilaa hada waxa raba ilmahas aabohod saxda aaway ilen mesha nin aala rabaye
Walaal wa Labeeb labadaba waa yahy.
Impossible
Waxaa noo sheegtaa hantida shirkada pubg mobile
Sxb lkn yaa kadhly weeye su aashu
Ninkaan waa labeeb sxp
Cumar Siciid
inaalilaahiwanaailahiraajocuna
Intee uka dhalay ilmaha
Walaal waa labeeb ninkan labada calaamadba wuu leeyahy.
Awalbuu gabar ahaa naaso leyska jarey nin laguma noqdo
Subxanalah
Maryam maryam
Sideey suurto gal utahay🤔
Wayab
He was a girl at the first and he translated to a man
yaa ka dhalay
Marunba
Haa waa run walaal Maraykanka ayay ka dhacday.