"Xasan Sheekh Iyo Ismaaciil Cumar Geelle Shaydaan Baa Ku Diray Somaliland" Siyaasi Jawaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 109

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 Před 25 dny +10

    Guul iyo gobanimo Reer Somaliland ❤. Alloow ugargaar gayiga nabadoo dadkana garansii Mr Jawaan thank you so much wadani dhaba

  • @cabdixakiimmaxamedjaamac4179

    Mr: Cabdilaahi jawaan. Nin weyn oo waxgarad ah. Alle haku dhawro adeero. Waa mujaahid aragti dheer.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 25 dny

      Mujaahid
      Waa kalmad aad Ku xad gudubteen wayna idin soo Afjari doonto
      Inshaa Allaahu

    • @eng.burco272
      @eng.burco272 Před 25 dny

      Muxuu garnayaa waa munaafiq, kuwaas ayaa dunida inaga reebay 34sano ayey qadiyada been ah naga dhaadhincinaayey, markii ugu danbaysan badeenii xabshi laga iibiyey.

    • @isseyusuf8888
      @isseyusuf8888 Před 24 dny

      Waa runsheeg geesi qaranka

    • @ahmedyousuf1008
      @ahmedyousuf1008 Před 24 dny

      Xaasidka somaliland ayad tahaye 34bad kahadlaysaye 80miyay gaadho dad tashaday ayad xaasidaysa orad xamartag halkan qaylo loogama baahnee

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před 25 dny +12

    Yey walaal la,yihiin dee hooyadood baa lawasaa Djibouti iyo somalia

    • @IlyaasBicola
      @IlyaasBicola Před 25 dny +3

      😎caruurta wacelada bilaa abaha afkada urayo ka bixi somalia 🌍🇸🇴🦁 somali soomaali baa leh

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Před 25 dny

      @@IlyaasBicola
      FAQASH IBNA FAQASH !!!!!
      CIILQABE IBNA FAQASH.

    • @IlyaasBicola
      @IlyaasBicola Před 25 dny

      @@ahmedgaileh waba umad xag alle ka xanuunsan somalia cidan rabin ha iska baxdo ileen waa dhul somali 🤔🤔🤔🧐🪑☕️🌍🇸🇴🇸🇴😎😎😎😎😎

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 Před 25 dny

      @IlyaasBicola adiga oo ina amison ah miya cid wicil ku caayaya hooyadaa 10kg oo bariis ah ayey ku wasaan nacal abuuk

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 Před 24 dny

      Ma xabash baa walaal ah nacallaa kugu yaal

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 Před 25 dny +7

    Maansha allah, Ilaahay ha ku xafido, Mujahid cabdillahi jawaan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 25 dny +7

    BAL HADA MAXEY KU CAYAYAAN ODEYGA DADKIISA AMAANAYA

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n Před 25 dny +4

    Somaliland guul ❤❤itoobiya guul ❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo qadar

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq Před 24 dny

      Subxanallah Cadowkada ma walalaha miyaa ilahey hana ku so hanuuniyo

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před 25 dny +2

    Cabdullahi Jawaan mar-dambe haku sheegin Somaliya & Jabuuti inaynu nahay walaalo, afku yaanu ku qalalin...

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c Před 25 dny +3

    nooloow siyaasi ❤❤❤

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 25 dny +4

    Siyaasi Clahi dirwal wa runsheeg Weeyi maamulka muqdisho wxba dawladi kama jirto wlee aqoonyahnku Xlada geska Africa oodhan uga sheekeeyey wlee

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Před 25 dny +2

    ❤❤❤❤masha aallaah republic of somaliland guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 25 dny +1

    Guul dadka iyo Qaranka Somaliland. Reer Somaliland Midnimo, Midnimo, Midnimo, Qaranimo,Qaranimo,Qaranimo. Muwaadin dhamaanteen waa in aan doorano Geesi Madaxwayne Muuse Biixi oo ah Geesi Qaran. Muwaadin ka Qaybqaado Jabka iyo Dhimashada Cadowga Somaliland iyo Somalia-Talyani sidaan dalkeena uga Difaaci lahayn. Guul dadka iyo Qaranka Somaliland.

  • @Daher-o6g
    @Daher-o6g Před 25 dny +1

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤️

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 25 dny +1

    Meel uga soo wada jeesta Reer Somaliland oow difaaca dalka Ictiraaf kana Soo dahaweeya waa la doogiye yaan la dacaroon waa halkii dacare waar nin yahaw intaan inan taa sugaayay Alla intaynu Ictiraaf sugaynay Allow nasii mid khayr qaba

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 25 dny +1

    Carabtaba Gumaysi ayaa Qaybiyay. Afria eeg dhamaan Gumaysibaa Qaybiyay.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 25 dny +1

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 25 dny +2

    Isaaqow Dulmi idin Ka weyn
    Kama jiro Geeska Afrika

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Před 25 dny +2

      ISAAQ WAA GOB, GUNTAA NECEB REER SHEEKH ISXAAQ IYO HADHAAGII FAQASH.

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 Před 25 dny

    Somaliland people please, think as one nation with enemies within and without. Somaliland has to vote for someone who cares for this nation, instead of someone based on a Clannish mind.

  • @jamacaxmed6876
    @jamacaxmed6876 Před 25 dny

    Maanshaa allaah c/lahi
    Illaahay maalmo hakudaayo

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 25 dny +1

    Somaliya waxay ku taagnayd isaaq.

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Před 24 dny

    Guuuuuul mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df Před 25 dny

    Mnsh allah mujaahid cabdilaahi hambalyo❤❤❤❤ guulsomaliland

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n Před 25 dny

    Maansha Allaah Siyaasi Guuleyso Waa Sidaa

  • @IsraIsmaciil-f8l
    @IsraIsmaciil-f8l Před 25 dny +1

    Mnsha alllah raganimo

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 24 dny

    Good bless republiken of somaliland is peace and stabilt .somaliland maha qabil waa qaranka

  • @uniquezara3592
    @uniquezara3592 Před 24 dny

    Idinkaa shaydaan noqday.
    Somaliland waa reer,
    Reerna dawlad ma noqdee.
    Ha xiiqina.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 25 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Před 24 dny

    Geesi qaran Mansh Allah ❤

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f Před 25 dny

    Masha Allah guul somaliland

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 25 dny

    Somaliland waa Somaliland hadda 21.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 25 dny

    Siyaasiyiinta Somaliland ayagaa burburin doono maamulka somaliland haday kahari waayaan gumaysiga Itoobiya

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 24 dny

    Eebbe if iyo aakhiraba haku gargaaro oo haku foosi siiyo 21.

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před 25 dny

    Viva Somaliland

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před 25 dny

    Guul somaliland ❤❤❤❤

  • @mohamedibrahim7183
    @mohamedibrahim7183 Před 24 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @user-vx8wo2cd7c
    @user-vx8wo2cd7c Před 25 dny

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar Před 25 dny

    Absolutely well said, siwaagsan oo taariikh mug wayn ku lufaaqan tahay ayaad ugu sharaxday failed state of Somalia italiano iyo Jabuuti kuwaasi oo ah Abaal-laawayaal nacaybka Somaliland ka xoog batay. Hana ogaadaan in aanay jirin cid maanta Somaliland wax yeeli kartaa

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 25 dny

    Isaaqna iminka waa Somaliland hadda 21.

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 24 dny

    Garyaqaan gargaarleh guuleed iyo waliba abshir gaashaan garasho xaq ah 21.

  • @MashaWaa
    @MashaWaa Před 25 dny

    Wlhi adi ka abalawayaal ah kadib markan darasnay siyadbare waxbadanu ku saxnay janadi alahageyo

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 Před 24 dny

    Xabashi hanoo keenina sidiina kale unoolada, Etoobiya waa gumeysi madow, kii cadaa baan wasnay ma mid madoow baa nadamci kara, jawaabtu waa maya

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea Před 25 dny

    Hadaanad JABUUTI wa hakatee Hargeysay ku saarin heegada.
    Hadadan JABUUTI way hakatee hilinka KUWA kale HAYSAN Marin

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před 24 dny

    Somaliland Hadi ay raabto aqoonsi wada hadal dhaab ah in muqdiahu ka durmaan ? Somaliland in ay baadi ay siso Ethiopia taaas wax dhaci Karo ma ahaan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 24 dny

    Mujaahid nadiifa

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 24 dny

    SOMALIA WAATAAS IN LAISKU DIRO QOLLO QOLLO IYO MADAX BANIINI ETHIOPIA INEY SOMALIWEYN OODHAN INEY ISKU DIRTO WAA TAAS MANTA WAXAS AYA NAHEYSTO ALLOW SOMALIWEYN CAQLIGA USOO HANUUNI INTAS AN QOREY DADBA HOREY KASOO CAYTAMAYO ARGA SOMALIWEYN OODHAN HA GUULEYSTO

  • @eng.burco272
    @eng.burco272 Před 25 dny

    War cajuus baad tahay oo mustaqalkaygii ayaa lumiseen, khalada danbe ma taageri doono, anigu xabshi ma nihin

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 25 dny

    xuguumadu doorashada shaqokuma laha ee hayado iyo dad loo xilsaaryi ba jira

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 Před 25 dny

    Wa benta

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 Před 25 dny

    Jawan bad aerobatic ahaid

  • @KarenRobinson-e5b
    @KarenRobinson-e5b Před 22 dny

    Thomas Richard Williams Helen Jones Gary

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 24 dny

    Waa kaa eebbe 21!

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 25 dny

    Soomali itaaliya destroyed

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 25 dny

    Dawlado waawayn ayaa aduun iyo wakhti badan ku bixiyay been iyo borobogaando ,ay sawir fool xun kaga samaynayaan gudaheena ,waana la kala baxay oo dadkii ayaa fahmay waxa socda ,dawladuna si miyir qaba ayay kaga dabaalatay dabinadii lay noo dhigay ,
    Shacabka reer somaliland waa kuwa ay ka go,antahay in dalkan ay gaadhsiiyaan dawladnimadii ay lixdankii u sadqeeyeen kuwaa duulimaadka ku ah,

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m Před 25 dny

    Guuu jamhuriyada somaliland cabdilaahi waa halyey qarankan qiimo dheer ku leh mahad sanid

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea Před 25 dny

    Aqon yahan Somaliyed,noolow

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm Před 25 dny

    Gumaysi inama qaybin ee waligeen ba daagaano ayaynu kala daganayn fadlan reer hadalka iska saxa!!!!

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c Před 25 dny

    geele calool baaldi 3saac madagaalamikaro

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 Před 25 dny

    Okana xasan sheekh buu kuso washay saka ee maxa ka galay ciday doonto ha u noqote muuse judan habarqabuhu ha qabto doorashadii

  • @user-ti7ne2cv1e
    @user-ti7ne2cv1e Před 17 dny

    Afqudhmuune iidoor ufuuf ???

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l Před 25 dny

    Maxaad ulatalisay waacadawe

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea Před 25 dny

    Burco tirisay,Hadaanan Djibuuti way hakatee,hargeysay ku sarin
    Hegada.
    Hadanan shantu wa iskuwada hidee hadhuubkeliya haneedka
    Ugu hayn.
    Hadaanan Xamarwey hadhaysan tahee hilinka kuwa kale hayaan marin.

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před 25 dny

    Hadaad masar sooraacdaan anaku itoobiya ayaan raacaynaa waa la idin wasaaye

  • @MaxamedXanaaneeye-jr2pz

    Fariid

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 Před 25 dny

    magacaaga iyo adigu waysu egtihiin jawaan fowqal jawaan

  • @SuldaanAhmeth
    @SuldaanAhmeth Před 25 dny

    Jawaanow run ma taqaanid reer gabiley waxu sheeg

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 25 dny

    Geesi qaran

  • @BashiirMaxamed-uq1xb
    @BashiirMaxamed-uq1xb Před 25 dny

    Odaysoomaaliyeed dheh

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 Před 25 dny

    beentii oo raamo leh

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od Před 25 dny

    Jawaanba lagu yidhi

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v Před 25 dny

    Kuli wa odoyaal asaa saqay Mesha ma jogan miya dhalin waxan Mad Muse kan dadka ka hor kaxeya

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 Před 25 dny

    Kkkkkk cooonka xaafad ugu ween

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Před 18 dny

    😂😂

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 25 dny +2

    Ama XAMAR joog, ama HARGEYSA, LASANNOD, JIGJIGA , BAYDHABO joog....waa in loo diyaar garoobo JIHAAD Lagaga hortagayo cadowga Ethiopia.

    • @user-lh6yk4sy3o
      @user-lh6yk4sy3o Před 25 dny +2

      Alshabaab iyo muqdisho usheeg..
      No to SOMALILAND 🟢⚪🔴

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v Před 25 dny

      ​@user-lh6yk4sy3o marka e gabdhaha isaaq ku aids ku ridan sida hada socota ha so qeylin amxaar ku was duli isaaq gaal jacel dadki Sayid shegay Isaaq

    • @user-lh6yk4sy3o
      @user-lh6yk4sy3o Před 25 dny +1

      @@User-T-c2v u r sick 😷

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v Před 25 dny

      @@user-lh6yk4sy3o runta marka lo sheego Isaaq dabo cajun No Amxaaro Somaliweyn so dhawow Awdal

    • @user-lh6yk4sy3o
      @user-lh6yk4sy3o Před 25 dny +1

      @@User-T-c2v I m Somalilander..
      Vampire ppl u need more blood 🧫
      Somaliland waa Nabaad..
      Liido beach hoorod caruruta ku cun
      YAYUU

  • @abdulahimohamud-yp4oo
    @abdulahimohamud-yp4oo Před 25 dny +1

    War isaaq odayashaan baa ka hortagan midnimada in ay racaan dhalinta yar yar qabiil bey ku maraha hababiyen waa Somali did aad u xun

    • @bilan9135
      @bilan9135 Před 25 dny

      Somali hadad wax ku hayso way kaa muqan lahayd somali waa 5 taada u tasho tan hadii aad waydo miyaad dhimanaysaa mise lacagta tuugsigaa kaa yaraanee😅😅

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 25 dny

    Jawaan duli iga dheh ka waran cabdillahi dirawal?ka jwb

  • @lionman6813
    @lionman6813 Před 25 dny

    Maxaa itoobiya nasoo dhex gashey hadaa somali nahay horta nacalaa itoobiya iyo daba dhilifba kuyaale

  • @BashiirMaxamed-uq1xb
    @BashiirMaxamed-uq1xb Před 25 dny

    Odaysoomaaliyeed dheh