HAMBALYO AROOSKA WALASHAY GLAM BY SUU👸🏻🤴🎉🥳❤️

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 1,4K

  • @motivatingandrelaxingchann4044

    Jack the legend that makes me 😂😂😂... you are creative and funny man... Mariah If you want to be free from boring then try to tie a knot with him... keep going guys.. and May ALLAH bless the new family.. SUU and ZAKI 💚 💯

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +25

    Qofkasta oo qoraalkayga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cibaado suuban ❤

  • @khadarismail1275
    @khadarismail1275 Před 2 lety +2

    Insch-aahaah h🙏🥰❤ambalyo Suu Arooska 🙏🙏🙏

  • @mohamedabdullah5850
    @mohamedabdullah5850 Před 2 lety +22

    Suu and Zaki wishing you guys long, happy, healthy and beautiful marriage. And inshallah we will see Jack and Marish make us happy one day. Keep going guys all of you ❤️❤️

  • @taglifico5027
    @taglifico5027 Před 2 lety +68

    MashaAllah Congratulations GLAM BY SUU 🥰
    I wish we could get a videos of her wedding

  • @naimaabdullah5966
    @naimaabdullah5966 Před 2 lety +13

    abdalla jamal legend video yal isla soo duuba intad wada joogtan keep going guy's dad an jeclahay
    congratulation Queen sucad

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Před 2 lety

    Ayy woow masha allaha ma beautiful sister suu glam suu and dumashi zakaria hambalyo markale wanijeclahy damatina hambalyo markale keep going ma beautiful sister marish beauty 👌🥰❤♥️♥️😭😭🤲🤲🤲🤲🥰👌💯💯💯

  • @Hebico1
    @Hebico1 Před 2 lety +11

    Hambalyo Sucad. Allah idinka ka dhigo adiga iyo xaajigada guur kheyrkiisa wata Aamiin
    Congratulations 🎊 👏🏾 💐 🥳

  • @ikraanaragsan2602
    @ikraanaragsan2602 Před 2 lety +23

    Congratulation glam by suu Arooskii lagu nagaado ee lagu nasto rabi haka yeelo🤲👏👏

  • @faisaahmed2286
    @faisaahmed2286 Před 2 lety +16

    mashaAllah hambalyo congratulation abaayo glam by suu 🎆🎈❤ illaahay guurkaaga guur qeerqabo aad kufaraxdid forever hakaaga dhigo. Aamiin inshaallah 🙏

  • @abdullahiabdirahman1918
    @abdullahiabdirahman1918 Před 2 lety +11

    Guurkiina Guur Qeyr 🥰 Gurigiina Guri lagu nagaado 😍 Guuuloow ka yeel 🥳🙏 hampalyo wlshy mcn glam suuuuu

  • @rudwaankaamil7615
    @rudwaankaamil7615 Před 2 lety +1

    Hambalyo hambalyo suu1 and sakaroye
    Reerkii lagu nasto eelugu nagaado alle ha indika dhigo inkastuu kanaxay aamiin yare oo uu kusoo celceliyay isku waara inaad kala gaboobaysaan

  • @abdulrespectmatters7999
    @abdulrespectmatters7999 Před 2 lety +13

    Wiil iyo caano gabar iyo Dollar insha allah.isku wada oo wada jooga baan dhahaya walaasheen Sucaaad. Iyo seedigeen hadaan nahay Team waa yaab.

  • @cqanifaarax5789
    @cqanifaarax5789 Před 2 lety +1

    Gabdhaha xawaadle quruxdaa ka garaa hambalyo wlshy glam bay suu😍❣❣❣

  • @asmoahmed5843
    @asmoahmed5843 Před 2 lety +6

    Maashaa allah congratulations glam by suu iyo seygeeda isku waara ubad kheyr qabana kala hela guurkiina guur kheyr gurigiina guri nagi inshaa allah.

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před 2 lety +35

    Hamblyo glam by suu🍥🔥
    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
    Aroos wacan 🥰Wiil iyo caaano inshaa allaah
    Like 👍 iisaara team glam by suuu🤩

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +28

    Congratulations Glam by suu 🎊
    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ❤

    • @aaziizbidixo3270
      @aaziizbidixo3270 Před 2 lety +1

      بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير

    • @aaziizbidixo3270
      @aaziizbidixo3270 Před 2 lety

      Lkn marisheey adiga xilimaa lagu qaadanayaa

    • @farduusabdirahman3834
      @farduusabdirahman3834 Před 2 lety

      congratulations my sist guurkaada guur qeer 💐💐🙏🏽🙏🏽

  • @yuusufshabdisamad143
    @yuusufshabdisamad143 Před 2 lety

    Mashallah Mashallah
    Hampalyo Hampalyo
    Wlashen Glam Bay Zuu
    Allah Gurigada Ha Ubarakayo

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 Před 2 lety +11

    Congratulations SuSu May allah bless your marriage ❤️

  • @shukricali1790
    @shukricali1790 Před 2 lety +20

    ماشاء الله ألف ألف ألف مبروك اختي زو زو 🥰🥰
    بارك الله وبارك عليكما وجمع بينكما في خير⚘❤🥀

  • @sihamabdi9397
    @sihamabdi9397 Před 2 lety +17

    Masha allah wallashay suu wanleyahay Hanblyo Hanblyo Hanblyo gurigiin guri khar alle haka dhigo kuwii isku warah. Kamira dhaliyah. 🥰👏👏👏👏👏🤴👸 boqorka iyo boqorada welcome 🙏 😘

  • @mohamedahmedibro2001
    @mohamedahmedibro2001 Před 2 lety +2

    Marish iyo jack inay kala hadhan
    Anagay Qalbi jaban nagu tahay
    Waayo Anago og inay Qays quruxbadan dhis karaan
    Laba qof oo sidaa isku fahmsani sucaad
    Hambalyo
    Alle isku barakeeyo

  • @filsanali8148
    @filsanali8148 Před 2 lety +7

    Machallah machallah my lovely beautiful and humble sister. I wish the happiest wedding ever. Love u sister for the sike au Allah 😘😘😘😘😘😘

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Před 2 lety +59

    Congratulations to my sister who says life is not bad for you and your new pilgrim.🙏🙏💕🤟

    • @khalidyare1502
      @khalidyare1502 Před 2 lety

      Qurux kudile gwdan garobta ah ma mel uyeshit ine garob tahay wan ogahe

    • @maryanabdirahman506
      @maryanabdirahman506 Před 2 lety +1

      Congratulations 🎊 walashy qali guul wcn oo wngsn gur qer qabo Allah hanigadigo I.a

  • @salahyusufali
    @salahyusufali Před 2 lety +17

    Congratulations Glam by Suu Allah kuu barakeeyo guurkaaga

    • @maxamedcisman2050
      @maxamedcisman2050 Před 2 lety +1

      Congratulations glam by suu allh kuu bara keeyo guurkaaga

  • @ahmeddaacad4729
    @ahmeddaacad4729 Před 2 lety +1

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo walashee sucaad iyo sedi zakariye guurkiina guur khayr qabo Allow ka yeel

  • @mohamedcuthman4194
    @mohamedcuthman4194 Před 2 lety +1

    M,a wxn meshaan hambalyo ugu dirayaa wllshey qaali glam by zuu io seygeeda sakariye wxn idin leeyahay dadkii isku nagaado oo ubad kala hela Allah inka dhigo

  • @abdirahmaanshaadiri7591
    @abdirahmaanshaadiri7591 Před 2 lety +13

    Hambalyo Glam by suu noolal qurux badan iyo barwaaqo baa kurajaynayana❤❤

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 Před 2 lety +3

    Hambalyo hambalyo🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤💖💖💖⚘suad glam by suu Allaha isukin barakeeyo wil iyo cano gabadh iyo caano.

  • @abdiwaliabdillahi4757
    @abdiwaliabdillahi4757 Před 2 lety +2

    Queen zuu and her king Congratulations🥰🥳Million times and Million times more queen

  • @farhanmohamud7276
    @farhanmohamud7276 Před 2 lety

    Ay hambalyo hambalyo hambalyo glam by suu guur qer qabo guri lago dagoo ameeeeennnnnn

  • @maryanasad1906
    @maryanasad1906 Před 2 lety +6

    Hambalyo queen guurkiina guur kheyr
    Masha allaah reerkii lagu nasteee lagu nagaado alle haidin kayeelo💙💙💚💛💚

  • @MohamedAhmed-yx7mu
    @MohamedAhmed-yx7mu Před 2 lety +12

    Mazha Allh congratulations
    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير🥰❤️

  • @uthamansaney3040
    @uthamansaney3040 Před 2 lety +2

    M.a wallashey guur wcan hambalyo hambalyo I.a will iyo Cano

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....

  • @abdirahmanmath7151
    @abdirahmanmath7151 Před 2 lety +31

    ONE DAY IS FOR YOU AND ONE DAY IS AGAINST YOU THIS IS YOUR DAY SUUUUUUU

  • @aliyareofficiall5773
    @aliyareofficiall5773 Před 2 lety +11

    congratulations 🎊🎊👏 isku waara ayaan leeyahay lamaanaha qarniga ❤️❤️❤️❤️

  • @bincumar
    @bincumar Před 2 lety

    Your very beautiful and funny friends keep going and continue with that spirit/say congrats to the newly pride bye bye friends I love you

  • @naila_queen7575
    @naila_queen7575 Před 2 lety +1

    Masha'Allah hambalyo Hambalyo Hambalyo wlashey sucaad &seygeeda kuwii lagu farxo Alle haydinka dhigo dhismoo dhaqma awlaad baari Alle haydin kala siiyo farxadaadu waa teyda wlshy mcn Alle haydin barakeeyo Aamiin

  • @mahamoudkhairehhassan1120
    @mahamoudkhairehhassan1120 Před 2 lety +25

    Masha allah Alf mubarak walashay sucaad wllo du bonheur!!

    • @omarosman1870
      @omarosman1870 Před 2 lety

      Hambalyo hambalyo walashena kalam bay suu waxan leenahay Aroos qeyr qabo nin Anan kudhibin iyo Awlad qer qabto noqo Adigana mid raligaliso seygeda zaki باكالله هما وبارك عليكما وجمع بينكما

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 Před 2 lety +6

    Masha.Allah Hambalyo walashey illahay haku barakeeyo guurkaaga

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 Před 2 lety +1

    Hambalyo hambalyo Wakashay suu suu iyo Duma Guurkiiny guur khayr Gurigiinu Guri nagi guulow kayeel Gacal iyo Sokeyaba Guurkiina Lagu Farax💖💖❤❤❤❤❤✌

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 Před 2 lety +1

    Masha allah gurigina gurii khaiyer kaba allah haa kadhigoo

  • @saadiasiman6793
    @saadiasiman6793 Před 2 lety +4

    Ma sha Allah Abayo Sucaad..Hambalyo Hambalyo..Aroos wcn..Allah kher hakagadigo Abaay Mcn.From Gsa.

  • @umumaahir9022
    @umumaahir9022 Před 2 lety +3

    mashaaAllah tabarakallah hambalyo ❤️ Abayo sucaad بارك الله لكما وبراك عليكما وجمع بينكما في الخير

  • @hafzazuleiman2450
    @hafzazuleiman2450 Před 2 lety

    M.nzha Allah
    Congratulation million times
    My sis susu Glam and dumo zakarie

  • @updirisakdayax2530
    @updirisakdayax2530 Před 2 lety +1

    Su maa guursatay maarish adne fadhiga ka kac abaayo ee qurux ku dhiigle qufaan aheen kugu ogi abaayo I love you maarish beauty adi iyo qurux ku dhiile 💖

  • @hafsomahdi7454
    @hafsomahdi7454 Před 2 lety +5

    Masha Allah qurux iyo dinbo Allah waku diqay ilhy haka yelo guriki laku nasto laku nagado wada Jira ebid 💯🌹🌹♥️

  • @monaabdilahi8030
    @monaabdilahi8030 Před 2 lety +4

    Mncha Allah congratulations glam by suu alle haydinka dhigo reerkii dhisma ee dhaqma 🥰🥰 Jack and marish idinkuna meesha ka dhaqaaaqa oo naga soo gaba gabeeya hawsha 🤣🤣🤣❤💋

  • @amiintube6435
    @amiintube6435 Před 2 lety

    Legend always is legend marish BUAETY BUAETY 500k kaming SOON I
    A

  • @suheipshroff7530
    @suheipshroff7530 Před 2 lety +5

    Congratulations Glam by Suu Io SakariYe Allah Kuwii isku waaro Oo ubad KhaYr qaba Kala hela ha Idin Ka Dhigo 🖤♥️

  • @AhmedMohamed-dz6si
    @AhmedMohamed-dz6si Před 2 lety +4

    Hambalyo hambalyo 1000 iyo 1 jer Glam by suu and her soulmate.
    Next inshaAllah may it be the one of Jack and marish

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 Před 2 lety +3

    Congratulation ms suad.may ur union be fruitfull .wiil iyo caano gabar io dolar...itz pleasure that u have good friends the likes of marish.

  • @leylamaxamed7859
    @leylamaxamed7859 Před 2 lety

    Hambalyo hambalyo 🥰🥰🥰❤❤❤❤ wllshy glam by zuu nolol qurux badan ku rajeynaaa ubad qeer qaba kala hela inshall🌹🥰

  • @farhiamohamedabdi4293
    @farhiamohamedabdi4293 Před 2 lety

    Hamblyo sodahday suuu cady iyo zeygeda iskuwara ubdna klahela 👏👏👏👏👏👏

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Před 2 lety +6

    مشا الله الف الف مبروك يا أختي بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير بركوب👰🎊🎉🔥

  • @sumayaabdiweliyuusuf1813
    @sumayaabdiweliyuusuf1813 Před 2 lety +4

    Congratulations 👏 🎊 sista suu❤👸🏻guur kher qaba alle haka dhigo🤲💍❤

  • @abdulkadiranshur6822
    @abdulkadiranshur6822 Před 2 lety +1

    Maasha Allah Hambalyo Sucaad iyo Seygeeda Zakariye guur kheyr iyo Barako wata Allah ha idiin kaga dhigo Insha Allah

  • @bushramohamed91
    @bushramohamed91 Před 2 lety

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo my beautiful sister ♥️♥️♥️♥️♥️ glam by SUU

  • @safiyaabdalla6922
    @safiyaabdalla6922 Před 2 lety +3

    ماشاءالله الف الف مبروك الزواج بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما خير 🥰😍🤩

  • @naimaabdullah5966
    @naimaabdullah5966 Před 2 lety +5

    masha Allah Hambalyo siz sucaad
    guurkina guur kheyr guriginu guri nagi guulow ka yeel

    • @farxiyoademmoos4783
      @farxiyoademmoos4783 Před 2 lety

      Masha Allah hampalyo sucaad guurkina guur kheyr gurigina guri nagi guuloow kayeel aamiin aamiin 💘❤

  • @sahrohagar2819
    @sahrohagar2819 Před 2 lety +1

    Mash allha hambalayo hambalayo hambalayo hambalayo hambalayo wllhi waa kufarxaay arooskag walaashey sucaad aloow idigadhiy labdii iskuwaaro oo ubad kalahelo wiil iyo caano gabar iyo cano 💛💛💛💛💛💛💛💛💛💖💖💖💖💖💖 adinkan waa idin suugaa waa marish iyo qurux ku dhigle iyo aamiin

  • @abdimaalikdaahir6575
    @abdimaalikdaahir6575 Před 2 lety

    Hampalyo wllshyda qali suaad iyo sedi zaki gurkiina guur qeyr guurkiina guri nagi guulow kayeel noqda kuwo dadka iska xiga isna ilaashada hadafkiina waad ka mira dhaliseen ee hanoqda mid dhamaad aan laheen ( true love never end ) waxaan idin leyahay ducadii nabiga swc may allh bless for you and bless you and may he unit both of you in
    goodness ❤❤❤❤💯💯💯aad in jeclahay team waayaab

  • @bintali7760
    @bintali7760 Před 2 lety +7

    Congratulations my queen Glam by suu 💍🥰💯

  • @ahmedsaqaaawe
    @ahmedsaqaaawe Před 2 lety +6

    Congratulations glam by suuu aroos wacan gobtii rer hiraan wan kuwadnaa from rer hiiran isku wara abid 🙏🥰🎉🎉

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 Před 2 lety +1

    Hanbalyo Hanbalyo garansu barakallaah lakuma wabarak laah

  • @adamsulaiman3969
    @adamsulaiman3969 Před 2 lety +1

    WAAR SUCAAD HAMBALYO MARKA HORE WAXAAN KU DHIHI LAHAA CARUUR BADAN UUN HAYSKU DHALIN WAAYO SAMANKAN FURIINKA AYAA BADAN FROM REPUBLIC OF SOMALILAND

  • @ehelukheir8820
    @ehelukheir8820 Před 2 lety +5

    برك الله لك وبارك عليكما وجمع بينكما في خير منشأ الله تبارك الرحمن hanbalyo Hanbalyo 🔥♥️💯

  • @dulufdhagey6749
    @dulufdhagey6749 Před 2 lety +4

    Congratulations Congratulations
    Queen su 😍
    Marish next 😁

  • @fahmocali3325
    @fahmocali3325 Před 2 lety

    Hamblyo my sistet glm bysuu guurkina guur qeyr gurigina guri nagi gulow ka kayeel💯👸🤴

  • @MohammedAli-te2mi
    @MohammedAli-te2mi Před 2 lety

    Jack what are waiting???? my Friend ukizubaa uta fanywa kama Amiin......utamuona marish kwa viewsasa

  • @abdihamidhaji4364
    @abdihamidhaji4364 Před 2 lety +3

    MashAllah congratulations walasheen sucaad iyo zakarie kuwi isku waara ubad qheyr qaba kala hela Allah idinka dhigo!

  • @cabdulaahixasan736
    @cabdulaahixasan736 Před 2 lety

    Hambalyo ♥️ hambalyo ♥️ hambalyo ♥️ hambalyo ♥️ galaan beysuun laakin maariish iyo qurux kudhiigle goormee idin hambalyeeneenaa in shaa allaah

  • @muna_____somali
    @muna_____somali Před 2 lety +1

    Masha allah glam by suu hampalyo qrxey😘💋💝

  • @ayuush14
    @ayuush14 Před 2 lety +3

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤

  • @maryancalishiiq9355
    @maryancalishiiq9355 Před 2 lety +7

    Congratulations my sister 🥰♥️♥️

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 2 lety +1

    Ilaahay ha isu barakeeyo Sucaad iyo saygeeda zakariye, isku waara abid❤️❤️

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 Před 2 lety

    Maasha allaah hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo glam by suu iyo sakariye ilaahay ha iniga dhigo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela aaamiiin aaamiiin aaamiiin

  • @fadumoabdiaziz5152
    @fadumoabdiaziz5152 Před 2 lety +4

    Ayyyyy MashaAllah Hamplyo Queeen 🥰👸❤️👋

  • @ubaxeyfarah4838
    @ubaxeyfarah4838 Před 2 lety +16

    Congratulations Glam by suu🔥🔥

  • @nancynour111
    @nancynour111 Před 2 lety

    Congratulations 🎉 congratulations 💐🎈🎈🤩🎈🤩🎈🤩🎈 isku wara oo ubad qeyr qaba kala hela ameen ameen ameen

  • @siciidomacalin5628
    @siciidomacalin5628 Před 2 lety +1

    Hampalyo hampalyo wallasheen sucad wlhi waa ku farxay guur keda abaayo guri gaga. Guri khayr guurkaga guur nage kulow allahayo kayeel hampalyo sucad iyo dumashi. Sakariye 🥰🤲

  • @youssef8365
    @youssef8365 Před 2 lety +4

    Congratulations Glam by suu
    بارك الله لكما وبارك عليكما و جمع بينكما في خير ❤

  • @AdoontiAlle2023
    @AdoontiAlle2023 Před 2 lety +4

    Masha allah congratulations to sucaaad and her husband 🎉🎉🥰🥰

  • @nazlinaadish3889
    @nazlinaadish3889 Před 2 lety

    Hambalyo hambalyo siz suu mcn ♥️♥️♥️💋💯💟 am glad to hear ur wedding swryy♥️🌹live long swrry

  • @mohacade4667
    @mohacade4667 Před 2 lety +3

    Congratulations 🥰🌹🌹🥀🥀🌺⚘⚘🌷🌷🌼🌻💐

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Před 2 lety +6

    الف الف مليون مبروك الله يهنيكم عقبال سنفعل ان شاء الله
    عقبالك ي ماري💍👑

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 Před 2 lety

    Hambalyo walashey Mcn guurkina guri qeyr guulow kayeel isku wara waligiin aamin aamin

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 Před 2 lety

    M allah congregation queen glam by suu😘😘

  • @jamiilasiad9794
    @jamiilasiad9794 Před 2 lety +4

    Congratulations mi queen 👸❤

  • @abdiasisahmed5842
    @abdiasisahmed5842 Před 2 lety +6

    Congratulation million times glam by suu and her husband

  • @xafsoAhmed9022
    @xafsoAhmed9022 Před 2 lety +1

    Hambalyo sucaad barakalah🥰🤩🤩💝💖🙏🙏🎊🎉🌹🥀🌷🌠🌠

  • @mubaarigchanaral2769
    @mubaarigchanaral2769 Před 2 lety

    Maasn sha allah glm by suu hambalyo ayan leeyahy iyo seykgeeda labada hambalyo in sha allah isku waara

  • @shukriamiir2389
    @shukriamiir2389 Před 2 lety +3

    Congratulations Glam by suu ❤❤❤❤

  • @deymanfarha2128
    @deymanfarha2128 Před 2 lety +3

    Masha Allah ✌️Habmlyo habmlyo habmlyo walashay mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zamaarahirad8932
    @zamaarahirad8932 Před 2 lety +1

    Mnsha allah rabi haka yeeelo qoyskii lagu nastee lagu nagaade wada jiree nabad gala.
    Glam by suuuuuuuuuu allfa allfa marah mabruuk wll.❤❤❤❤❤

  • @hassanmaqtal7137
    @hassanmaqtal7137 Před 2 lety

    Hambalyo hambalyo Hambalyo hambalyo Hambalyo Wlashy Sucaad Guur Qeyr Leh Allah Hakadhigo Wiil Iyo caano Gabar iyo Canjeero Manshallah Allah Haidin barakeeyo

  • @sadioali7329
    @sadioali7329 Před 2 lety +4

    Congratulations 👏🏽 👏🏽👏🏽

  • @zakicase8475
    @zakicase8475 Před 2 lety +5

    Maanshà allaah isku waara abidkiìn

  • @apdikhadar10
    @apdikhadar10 Před 2 lety +1

    Another leval