GO'AAMADII KA SOO BAXAY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA WAA KUWA LA BANEYSANAYO DHIIGA SHACABKA MAREEXAAN...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 43

  • @teatime6853
    @teatime6853 Před měsícem +8

    Xassan sheikh hubkii dowlada Somaaliya wuxu siyey qabiilkiisa oodhan baa haysta saqiir iyo kabiir haka soo aruuriyo 💪💯

  • @bby6
    @bby6 Před měsícem +4

    Balwan shirka ad shegi iyo dowlada ad shegayso xakay ka taliyaan ader cabudwaq ayada dowlada ah o ka xoog badan damuljadid runti ha ubaqin mareexan sade ader

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 Před měsícem +3

    Ssc hubka lagu garaacaayo ha ka soo qaado somaalilaan haduu run sheegaayo

  • @LibanMax-o8y
    @LibanMax-o8y Před měsícem +1

    Balwan sxb usheeg hubkoda harakibtan dhufaysyo waa loo tashaday tankz bra

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 Před měsícem

    Marka hore xamar ka sifee hubka warlord ku haystaan xamar ee uu ugu horeeyo muuse suudi iyo dhiigyacabayaasha xaaran kunaaxayaasha

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 Před měsícem

    Masha alaah

  • @user-sp2zm7zi2o
    @user-sp2zm7zi2o Před měsícem

    Sharci kasta haday soo saaraan reer caabud waaq xuduudda iney ilaaliyaan ayay xaq u leeyihiin oo lama qasbi karo mahadsanid

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

    horaad usiisheegtay laakiin mr waa daarood adeer

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 Před měsícem

    Waa arin layaaab leh, Alle wax kama qarsana

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 Před měsícem

    Don’t worry mareexaan allah baa lajira. Muusa suudi halaga bilaaba xamar ka billaaw xasanow.

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 Před měsícem

    Haku qaldamina hada mareexaan lesson uu qaatay we ready now welcome xassan.

  • @HodanDaud-n9r
    @HodanDaud-n9r Před měsícem

    Ascsidelayah manabad khabtin

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem

    Shacabka caabudu waaqa cidii soo doonata waya iska celinaya kelinamaaha hadii lagusooduulo 😟

  • @munahassan880
    @munahassan880 Před měsícem

    Waa suaal xasan intuu kataliyaa hub haduu dad kaqaadikaro muqdisho dhaxdeeda haka aruuriyo cabuudwaaq kaaraan makutaale xasan usheega haduusan kala aqoonin meel aykutaalo

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Před měsícem

    Hadii Xamar iyo Cabuud waaq inta udhaxeyso siguud hubka looga wada aruuriyo markaa kadib Cabuud waaq lasoogaaro hubka waa ladhiibayaa balse hadii ay sheekadu tahay in intaa laga soobooda ee Cabuud waaq hub ka aruurin halagu bilaabo layirahdo dee taasi waa ujeeda cad wax soconayana ma'aha bil xaqiiqa!

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před měsícem +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka run wlkn abdulahi balwan shirki golaha wasirada waxa ka sobaxey in shati dowladah lo gashdo la xasuqo shacabka somaliyad ee reer cabudwaqa wlkn abdulahi balwan ani hal hadal ba ku dar sanaya shacabka reer somaliyad ee reer cabudwaqa ugaas isimada cuqasha waxgarad ciidanka jamarinta heegan buxo hala galo waqti kasta wa xaqi lama taban wa ni li so socda wa xaqi lama taban sas ogada wlkn abdulahi balwan xalay ruwayad bey dhigayan xasan gorgurde marxun iyo labadi isaaq iyo kuwi digir milif waxa lo ganey ruwayad rwsr kuxigeen walikad lama shegin wlkn abdulahi balwan waxas waxey u smanayan dowladi bahalodey fashil tan dhinac kasta xaga qaburah meydka hantida umada somaliyad hubki shacabka somaliyad gacanta lo galiyey iney isku layan wlkn abdulahi balwan dowladan bahalodey fashil tan oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza ismail omar geel islantisa liban shuqul mahad sanbolshe sadaq jon argixisada damajid

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Před měsícem

    Guuleyso walal balwan somali dhab ah geesi qaran ilaah haku barakeyo amiin
    Ilaahow xasan moryan iyo waxa uu wato shacbka somaliyed ka qabo amiin. 🤲
    Xasan munafaq asiga waxa oodhan ka masuul ah dalkena 91 buu ku celiyay qabildi somaliyed asiga hubka iskugu dhiibay?
    Mareexan somali ma ahan miya ?
    Xasan moryan hubki Mareexan laku xasuuqi laha xasan iyo waxu watay beey rabel somali oo dhan weey ku arkan xasan iyo kooxtisa ?😢

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Před měsícem

    Kumanaan shaadh haw toshaan waxba ka qaadi karaan sababtoo ah somaali qabiilo ayay ukala dageen

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před měsícem

    Dowladu
    Inay Shacabka qaarna Hubka siiso Qaarna ka mamnuucdo
    Sharcigaas xagee Ka shaqeeya.
    Dowladu Hubka sharci darada ah ayadaa tahriibinaysay waxayna u waday Qabiilo iyo Kooxaha Argagisxisada ah.

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 Před měsícem

    Mareexaan aqoon baanu ahayn walee!

  • @mulkiosman794
    @mulkiosman794 Před měsícem

    Waxaan leeyahay dowlada somali waxaa balan ah daarood iyo haweye in eey noqoneeyso tan waxaana balan ah in loo laabto 91kii

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Před měsícem

    SAADAQ JOON WUU KU JIRAA QOLOOYINK HUBKA

  • @HodanDaud-n9r
    @HodanDaud-n9r Před měsícem

    Ascsidelayah

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před měsícem +1

    Kooxda damu jadiid iyo xassan duufle gurgurte wan sugayna mareexan inay dagaal Ku so qadan tan Ku dhacda Hadan calam Ku yaabin😮

  • @burhanhussein3135
    @burhanhussein3135 Před měsícem

    Dowladda hades hub aruurineyso haka soo bilowdo CADALE & AADAN YABAAL.

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Před měsícem

    KKK mareexaan xageebuu u marayaa

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 Před měsícem

    Macagusley kusoo aruuri hubkii aad u qeybisey

  • @HodanDaud-n9r
    @HodanDaud-n9r Před měsícem

    Asc

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před měsícem

    Hassan Sheekh and muse Bixi both of them are Alshabaab united nations should bun the weepons that intering in Somalia as soon as possible

  • @qasimsharif24
    @qasimsharif24 Před měsícem

    camo kuwan yay wasiiro uyihiin yaaba yaqaan war hub kotorabaan ah ninkii qaataa leh meeshan cabud waaq baa l dhehaa qosol mayaal maah meel fataalnimo lala soo donnto adeer ninkii iga dheeri hayga boodo hadii lakala xishon waayo muqdisho laysugu imanayaa mida kale dhiiga mareexaan matimir xabaal tall baa adeer igu so orod maaha mareexaan hada madina maaha marka qolyaha Shirakawa hayska jileen riwaaydooda

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 Před měsícem

    maxaa kulmiyay weedha iyo naasa'adag hadii runta lasheegaayo maxey marhore usoo saari waayeen shrcigaan umada yaan leysku leynin, alifkaaga haduu wareero albaqradaada matoosto allow sahal amuuraha.

  • @abdisaid242
    @abdisaid242 Před měsícem

    Muuse Malaqaade hubka yaa😅

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Před měsícem

    MACAWIIS LEEY HUB KA DHIGIS HALAGU SAMEEYO QABIILADA DHAN HALAGU SAMEEYO NIMANKAA ABAAL MARIN BEY LEEYIHIIN HADAAN LA ISYEEL YEELEEN SABATOO AH HUB SHABAAB LOOWADEY BEY KA HOR ISTAAGEEN MAGAGTII DADKII LA LAAYEY HANA LOO MAHAD CELIYO

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j Před měsícem

    Wlhi hadey dowladan dowlad ma arage eey cabudwaq ku duusho ogow inuna wadankan nabad ahan donin darood iyo hawiye ayey noqon dontaa 91 ayaad baratene 24ayaa kadhici donto

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf Před měsícem

    Xassan Munaafuq Hubka uu siiyey Macawsleeyda Hawiye maxaa u diidey Macawsleeyda Darood? Galgala Alshabaab waa joogaa? Somalida waa in ay fahmaan Xassan iyo Kooxdiisa Caadaqaatayaasha ah waxay rabaan Shacabka Masaakiinta ah ee Darood iyo Hawiye in Dagaal ka dhex qarxiyaan si ay Kursiga u sii joogaan.

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Před měsícem

    WAR HEEDHAHA SHACABKA SOOMAALIYEED MADAX QABYAALAD KU BANEYSTEY XOOLAHEENII CANSHUURTEENII WIXII CAALAMKU NAGU TAAKULEEYO DHAMAAN JEEBKOODA GASHANAAYA NO HORUMAR NO SHAQO NO CAAFIMAAD NO WAXBARASHO.
    INTAASINA INOOGU DARAAN DHIIGEENA OO AY ISKU DAADIYAAN BARO KAC QAX GAAJO WADANKII BAYLAH
    MAANTA ETHOOPIAN DHOISHA KA QOSLAAYO WIXII LAGU DHOWRTAA WAA MAGACEENOO LAWAAYO .

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před měsícem

    Yaa kakoobinayo waa dawlada fashilimtey dayeerow diiq Nin daad qaadey xumbo cuskey reer caabudwaaq waakahoreyan cabdala shideye car Haka aruuriyaan

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 Před měsícem

    Way sahlantahay haka bilaabaan Muqdisho hana ka guraan Hawiye oo dhan markaas ka dib ha u soo gudbaan dadka kale!🤣🤣

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Před měsícem

    😂😂😂VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN BILILIQO VILA ALSHABAB ROOBOW 1991DII AYAA LOO NOQONAA GEELII FIQI SADAQ JOON INDHA CADE XASSAN SH IMARAAD 1991DII AYAA LOO NOQONAA GUUUL QABRI FAAG😂😂😂

    • @AbdiRahiimMohamed-uc4be
      @AbdiRahiimMohamed-uc4be Před měsícem

      XASAN SHEEKH YAA U SHEEGAA XAQ IYO XAQDARO IN UU GUULEYSTO XAQA SHACABKA REER CAABUD WAAQ WAXAAN LEEYAY XAQA AYAA IDIIN HIILINAYA ALLAN WAA IDIIN HIILINI GOBONIMO QANIIMODA UU IDIIN SOO WADO KA DAADSADA XASAN SHEEKH IYO KOOXDIISA DOWLADNIMO MA RABAAN HOREY AYEY U DHAHEEN WAXAA LOO NOQONAA 1991 CEEBTA KA RAACDANA WAA LA ARKI DOONAA REER CAABUDWAAQ GUULEYT IDIN ILLAAH

  • @saafifood6518
    @saafifood6518 Před měsícem

    Baqbaq

  • @HodanDaud-n9r
    @HodanDaud-n9r Před měsícem

    Ascsidelayah manabad khabtin