Qiso Cajiib Ah || Imaamu Shaafici Alle Ha Ka Raali Noqda'ee.||

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Komentáře • 347

  • @MUSTAFE542
    @MUSTAFE542 Před 5 měsíci +524

    Ramadan Mubarak hada Islam tahay love isar

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 Před 5 měsíci +29

      Islamnimadeyda iyo liketada mxa iska galay kuuma saarayo like kaalay adi diinta iga saar hada awoodo😒

    • @madka_gaming4991
      @madka_gaming4991 Před 5 měsíci +5

      @@Marjuu7 hhh

    • @khancisecali794
      @khancisecali794 Před 5 měsíci +5

      masha allah ❤❤❤

    • @hamdimohamed2240
      @hamdimohamed2240 Před 5 měsíci +4

      ​@ZIHAAMEE😊EYYYYY

    • @karlesk6498
      @karlesk6498 Před 5 měsíci +5

      ​@@Marjuu7 😂😂😂 isaga dulqaado baraha bulshada ayuu ku dhex washay

  • @QulasadaFilimada
    @QulasadaFilimada Před 5 měsíci +258

    Ramadan wanagsan Aqiyarta❤

  • @cabdiraxman1565
    @cabdiraxman1565 Před 5 měsíci +70

    Alxamdulilah Manta dhan aa sugaye walhi 😢❤❤❤❤

  • @hadillaium
    @hadillaium Před 5 měsíci +37

    4:45 Mxn u oynooya ani😢😢😢 video qurux bdn😊❤
    Way yaraaden dadkii xushmeen jirey culumada hadlkooda maqli jire documentary intuu socdey dadka dhan sidee u xushmanyaan imam shaafici😊 Alle ha u naxariisto

  • @junior-uw8mf
    @junior-uw8mf Před 5 měsíci +28

    Ramadan mubarak

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Před 5 měsíci +19

    Ala yarxmu raximiin❤IMAAMU SHAAFICI🤲🏻

  • @cabdiraxmaancqaadir6127
    @cabdiraxmaancqaadir6127 Před 5 měsíci +17

    اللهم اغفر لأمها تنا وءاباءنا وللمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات اللهم امين

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 5 měsíci +35

    Dad mudan in laga war bixiyo lana daraaseeyo noloshoodii marar qaar bani aadam malaa may ahayn baad is odhanaysaa xalaalmiiradnimo ayuu ilaahay ku galaday, macalinka qiimaha bdn arday qiima leh ayuu soo saaraa imaam shaafici waxa macalin u ahaa imaam maalik alle ha u naxariisto dhamn anagana kuwiii dariiqoogii mara ha naga yeelo aamiin.

  • @Asmafarah40
    @Asmafarah40 Před 5 měsíci +41

    Ramadan Mubarak everyone 🥰🥹
    Illahay haka raaliy noqdo 🥰🥰🥹🥹

  • @CabduAllah
    @CabduAllah Před 5 měsíci +8

    Qisadii nabi nuux qayr allaah hakusiiyee

  • @ifrahahmed1331
    @ifrahahmed1331 Před 5 měsíci +17

    Masha allah allah haydin barakeeyo sidad sannadki 2 rammadanta wada joogno qisooyinke nagu sii wadan❤

  • @user-fu9qc9dy6e
    @user-fu9qc9dy6e Před 5 měsíci +10

    Asc
    Ramadan mubarak All Muslims ☪️
    Imaamu shaafici Allah u naxaristo

  • @user-nu3by2pl2i
    @user-nu3by2pl2i Před 5 měsíci +11

    Abowe Noo soo Badi saxabada Oo Dhan qisoyinkoda iLahy Ha kaa Abaal Mariyee❤😭🤲🏻

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 Před 5 měsíci +8

    Masha allah Insha allah Guul Janatul Culaa bi'idnillah❤❤🎉🤲🤲🤲

  • @user-bt8wo9iq5l
    @user-bt8wo9iq5l Před 5 měsíci +8

    Walahi wax wlbo aanankaseeni qisiyasha asxaabta idinka ayaan idinka barta iyo cabdi xalim siiba adiga Allha kubara kubara keeyo ee noso badi😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @shukriabdi1523
    @shukriabdi1523 Před 5 měsíci +32

    Ramadan Mubarak 🌙💖

  • @siciidkhadarsiciidkhadar-oz4bq

    صلي الله عليه وسلم❤

  • @Ms-bq3uk
    @Ms-bq3uk Před 5 měsíci +7

    Ramadan mubarak ✨️

  • @WardimadoobeXirsi
    @WardimadoobeXirsi Před 5 měsíci +3

    Waad ku mahadsan tahay walaal cabdixaliim cali sida sharafta leh ee aad ummadda muslimiinta ah aad ula wadaagayso taariikhdooda.

  • @user-yn4yn9kq4x
    @user-yn4yn9kq4x Před 5 měsíci +18

    صلي الله عليه وسلم

  • @salem7599
    @salem7599 Před 5 měsíci +6

    Allah ha naga dhigo kuwa dhabeya diinta islaamka kana tago dumquradiyada dadkas naga horeyay waxay ku daqmi jiren diinnta si dhab mana,ahan afka laga shekto diinta anago bari ka noqon dadka ku daqmaya dimquradiyada iyo xerka la dijiyay allah an kabaqno diinta islamka dadki ku daqmi jiray wa ay ku yaryihin adunka mana jirto dowlad islama o dadka ku xukumto diinta islaamka

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q Před 5 měsíci +4

    Ramadan mubark daawadayaal iyo soo tabiyayaal❤❤❤ ManshaAllah mahadsenid.

  • @URronaldo22-v1v
    @URronaldo22-v1v Před 5 měsíci +10

    Ramadan Mubarak

  • @muna_iBnu_Mohamed
    @muna_iBnu_Mohamed Před měsícem +2

    Alleh ha u naxariisto imamu shafici
    🥺❤️

  • @ShukriAli-cd1dq
    @ShukriAli-cd1dq Před 5 měsíci +5

    Jill media iyo waabari media waan inagu xidhanahay❤❤

  • @mahadabdifatah5293
    @mahadabdifatah5293 Před 2 měsíci +1

    Cabdixalim Cali aad iyo ayaa ugu mahadsantahay madama waqtibadan aad galisay inaa Qisadan iso Turjimtid 🎉 I so badi qisoyinka islamka

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman4146 Před 5 měsíci +7

    Wlhi aad ayan kaga mahad celinayaa apdi xalim alle haku sharfo

  • @user-cm4ku1nt3j
    @user-cm4ku1nt3j Před 5 měsíci +32

    Ramadaan mubarak🌙🌙 🕋🕌

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch Před 5 měsíci +5

    Ramadaanka Halaga Faa ideysto Wllayaal ☪️☝️❤️

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha Před 5 měsíci +14

    Asc jiil media wlahi allaah dartii ayaa idiin jeclahay alle ayaa mahad leh inaan ka midnoqdo dadka idin ku xiran wxana usii mhadcelin cabdi xaliim cali alle khayr hku siiyo wlle codkaaga ama hdalkaaga khayr baa uga faaidaysatay wlle wxan kaa codsan inaad noo soo badisid ❤❤❤ dhamntiin jiil media waa mhadsa thiin , alle ayaa yiri qofka aan dadka umahadcelin allena uma mhadceliyo ,, aniga kuma soo koobi Karo hlkaan mhadcelintiina lkn wxan kuso gbabayn inaa qalbiga idinka jeclahay allena khayr ha idinsiiiyo❤❤

  • @ertugrul-wf5ts
    @ertugrul-wf5ts Před 5 měsíci +4

    Ramadan Mubarak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidjerrynur8065
    @saidjerrynur8065 Před 5 měsíci +6

    Ramadan Mubarak qulasada filimda🎉

  • @SuldanCabdale
    @SuldanCabdale Před 5 měsíci +3

    Mnzhallh alle ha ku barakeeyo wll abdihalim
    Haday macquul tahay noo soo badiya barnaamijyadan noocan ah❤

  • @SowdaAbdi-to5kq
    @SowdaAbdi-to5kq Před 5 měsíci +4

    Ramadanmubarak❤❤

  • @user-zj8tn8zr3r
    @user-zj8tn8zr3r Před 5 měsíci +9

    RAMADAN KARIM ❤

  • @deeqoibrahin
    @deeqoibrahin Před 5 měsíci +6

    Aad baan uga helay qisadaan
    Alle ha ka raali noqdo imaamkeenni shaafici ha na nala so kulmiya maalinta kulminta

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf Před 5 měsíci +7

    An ku salino nabigeyna scw scw scw ❤

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 Před 5 měsíci +7

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ertugrul-wf5ts
    @ertugrul-wf5ts Před 5 měsíci +4

    Madhhabka oo fican madhhabu imamu shafici❤❤❤❤💯✅✅✅✅

  • @Enakafi
    @Enakafi Před 5 měsíci +5

    جزاك الله خير

  • @sabarinabdi1199
    @sabarinabdi1199 Před 5 měsíci +4

    ilahow imamu shafici unaxaristo

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 Před 5 měsíci +2

    Masha Allah Ramadan mübarek ❤

  • @user-bt8wo9iq5l
    @user-bt8wo9iq5l Před 5 měsíci +6

    Jiil mediya nooso badi Allha haidin barakeeyo😊😊😊😊😊😊😊 8:20

  • @user-xe2cd6bx4o
    @user-xe2cd6bx4o Před 5 měsíci +6

    Ilaahay haku sharfo😊 amiin

  • @Raami__Podcast
    @Raami__Podcast Před 5 měsíci +7

    Raami :) " Ilaahey ha idinka raali ahaado dhamaan bahda jiil media ,, Ilaaheyna ha inala kiin soo saaro xabiibkeena musdhafaa iyo imaamu dhaafici Raximahu allah iyo Adinka ,, oo Ka qeyb Qaatay Fulinta Axdigii imaamu shaafici & hamigiisii Kaasoo Ahaa in Culuumtiisa iyo Kutubadiisa La Gaarsiiyo JiiL ka JiiL
    Allah ne ha idinka Abaal mariyo Sida Dhipka Yar Oo Qisadaas Weyn Aad inoogu soo Qulaaseyseen WalaalayaaL ❤ "

  • @AhmedYasiin-vh5by
    @AhmedYasiin-vh5by Před 5 měsíci +1

    Allah nagaa rali nooqo naganaa Aqbaloo sonka amin amin yaa rabbi

  • @user-oe7vm8jp1p
    @user-oe7vm8jp1p Před 5 měsíci +4

    Ramadan kariim ❤❤❤

  • @user-di9mo4ck2i
    @user-di9mo4ck2i Před 5 měsíci +5

    Ramadn karim❤

  • @user-hf3vb3pi2y
    @user-hf3vb3pi2y Před 5 měsíci +6

    walaal waad mahadsantihiin
    afarta imaam noo dhamaystira idinkoo mahadsan

  • @user-vn3vc9xh1h
    @user-vn3vc9xh1h Před 5 měsíci +2

    Kheyr Allaha idin siiyo Jiil Media, runtii wax wayno qiimo badan ayaad umada u qabateen Allaha idin barakeyo fadlan qisoyinka nucano kale no so badiya iyaga anfac iyo faaido umada u leh idinka dhaxal idin noqoneyso adun iyo aakharo.

  • @ilhanadenilhan6122
    @ilhanadenilhan6122 Před 5 měsíci +7

    ALLAH kaa abaal mariyoo wll jazza uu kala kheyran wll ❤❤❤ waad kuu mahadsantahay qisoyinka ramadanka

  • @ahmadisse
    @ahmadisse Před 5 měsíci +4

    waxan rajeyna ina dadalkan WADAN ALLAH IDIN GARAB KALO❤

  • @xaredohish9841
    @xaredohish9841 Před 5 měsíci +3

    Allahu Akbar ❤

  • @user-bt8wo9iq5l
    @user-bt8wo9iq5l Před 5 měsíci +5

    Allow jeel mediya barakey wll allha kubarakeeyo ee noosobadi😊😊😊😊😊

  • @CarabMunye
    @CarabMunye Před měsícem +2

    😢😢Allah akbar❤

  • @zakariyeabdullahi4746
    @zakariyeabdullahi4746 Před 5 měsíci +5

    Amiin yaa Allah

  • @user-gt1hy4qj2z
    @user-gt1hy4qj2z Před 5 měsíci +11

    MASHA ALLAH EVERY day QURAN month reading every day pary dua Azanjazkmunajer

  • @CaliCabdullaahiabshir
    @CaliCabdullaahiabshir Před 4 měsíci +2

    صل الله عليه وسلم❤🥰

  • @Abdirahman.4
    @Abdirahman.4 Před 5 měsíci +1

    اللهم صل وبارك نبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلوا رسول الله اللهم صل على محمد وعلى ال محمد 💜

  • @g-mineofficial6446
    @g-mineofficial6446 Před 5 měsíci +5

    Golden voice maaashalaah cabdixaliim kheyr alaha ku siiyo ❤

  • @Yaxyeaxmed562
    @Yaxyeaxmed562 Před 5 měsíci +3

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @Zamzam.044
    @Zamzam.044 Před 5 měsíci +1

    Mansha allah wiilkan waa mid cajiib ah allah isha xasadka iyo sharka sheydaanka iyo insaankaba hakaa hayo aaamiiin

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 5 měsíci +1

    Shukran Shukran Jiil media.

  • @nashaadyuusuf8860
    @nashaadyuusuf8860 Před 3 měsíci

    Allah haka rali noqo isaga iyo intii muslim ahba janadana hanagu kulmiyo 🤲❤

  • @fihimaasad6811
    @fihimaasad6811 Před 5 měsíci

    Masha Allah Allow naga yeel qaar ka faaidaysta kutubtii imaamu shaafici 😢

  • @user-gt2pg8nn6k
    @user-gt2pg8nn6k Před 5 měsíci +1

    Ma.sha sxp ilahy haka abal mariyo waxa nogu so xejisa imaam xaniifa❤

  • @XuseenAake
    @XuseenAake Před 5 měsíci +3

    Maashalh❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoAbdikaadir11
    @NimcoAbdikaadir11 Před 2 měsíci

    Allah waxaan ka baryaya zawj wanagsan inu igu arsaqa zawjkas o masul ah o dinta ku wanagsan Allah waxan ka baryaya in awladayda agoon ka dhikin waxan allah ka baryaya in awladayda allah ka dhiko kuwa diinta barto o ku dhaqma o bari ah🤲🤲🤲❤️

  • @abdallatech7230
    @abdallatech7230 Před 5 měsíci +5

    wll ilahi kabaq wxn ad dulsaraysid fidiyowga waa film xata buka kayari u haysto waa buug masixiyintu ay ledahay mrka wll wxn kajar jazakallah

  • @ABDIRAHMAN_700
    @ABDIRAHMAN_700 Před 5 měsíci +12

    Ramadan Kariim ❤ 52 Daqiiqo CodeNteedea iyo Editing keeda wax yar maha Juhdi bixiseen Guulesta inkasTo Qisada imamadu shafici intaas lagu so kobi karin hadana dhageesigeda lagu raxesana AbdiHaliim Ali madama uu codeeyay m.a ❤😊

  • @user-vw6jw9od5f
    @user-vw6jw9od5f Před 4 měsíci

    الحمد الله رب العا لمين ،الحمد الله رب العا لمين.

  • @sabirinmohamed8648
    @sabirinmohamed8648 Před 5 měsíci +6

    M.a blz nooso badi

  • @user-tb8gw5wh1n
    @user-tb8gw5wh1n Před 5 měsíci +1

    Ramadan karim

  • @Baax___
    @Baax___ Před 5 měsíci +2

    aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Před 5 měsíci +2

    Maasha Allah mahadsanidiin Jiil Media

  • @rudwanidle2994
    @rudwanidle2994 Před 5 měsíci +9

    Geesigii codka dahabiga lahaa wuu soo laabtay

  • @NajmaMohammad-ti3cr
    @NajmaMohammad-ti3cr Před 5 měsíci +2

    رمضان مبارك

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před 5 měsíci +1

    Allah ha idin barakeeyo jiil media waxa tihiin dhalinyaro dadaalaya

  • @APDIRAXMAAN--et6dy
    @APDIRAXMAAN--et6dy Před 5 měsíci +1

    Ramadan mubarik

  • @dekaali4298
    @dekaali4298 Před 2 měsíci +1

    Masha allah❤❤

  • @SahroshariifIbrahimSahrosharii
    @SahroshariifIbrahimSahrosharii Před 5 měsíci +1

    Ramadan mubarak❤

  • @SenaCllahi
    @SenaCllahi Před 5 měsíci +2

    SHUKRAN ❤😊

  • @muxudiinfodcade3999
    @muxudiinfodcade3999 Před 5 měsíci +4

    Mahadsanid Maanta Dhan Ayan Isha Kuhayay

  • @laylaacabdi6867
    @laylaacabdi6867 Před 5 měsíci +1

    M.a
    Allah ku xafido
    ❤❤❤

  • @ahmedcanbuusho4649
    @ahmedcanbuusho4649 Před 5 měsíci +1

    Mashallah allah ha idin ka abaalmariyo

  • @MssCajabo
    @MssCajabo Před 5 měsíci +1

    جزاك الله خير❤

  • @user-tz5dv3cu7n
    @user-tz5dv3cu7n Před 10 dny

    Pls aboowe qisooyinka nabiyada kale nooga soo sheekey codkaga dahabka ah ilahey haku barakeye🥺❤️

  • @mahadabdifatah5293
    @mahadabdifatah5293 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah

  • @ismDirir
    @ismDirir Před 5 měsíci +1

    Asc ramadaan mubaarik insha allah biedmie allah kariim ❤❤

  • @nabaddoonsomaliyeed5748
    @nabaddoonsomaliyeed5748 Před 5 měsíci +5

    Anaa ugu horeeya😮😮😮

  • @farxiyoaxmed4407
    @farxiyoaxmed4407 Před 5 měsíci +1

    Jazakallahu kheyra❤❤

  • @Hananeyyy_10
    @Hananeyyy_10 Před 5 měsíci +8

    Fasalka 8aad ban kusoo Qaatey Qisadiisa❤

  • @FihimaCabdi-kn7bg
    @FihimaCabdi-kn7bg Před 2 měsíci +2

    Maasha allh ❤❤❤😢

  • @amranomar3972
    @amranomar3972 Před 5 měsíci +1

    S.A.W.S ❤❤❤❤

  • @HawoAdan-gg1hx
    @HawoAdan-gg1hx Před 5 měsíci +3

    جزاك الله خيرا يااخي 😍😍

  • @MohamedHassan-gl4nb
    @MohamedHassan-gl4nb Před 2 měsíci

    ALLE HAKARAALI NOQDO

  • @SadaamSiciidaxmed
    @SadaamSiciidaxmed Před 5 měsíci

    Romadan kariim ku sali scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @fmjibriil
    @fmjibriil Před 5 měsíci +1

    Ramadaan Mubarak wll aad iyo aad ayd udadaashay ee noosoo badi waad noo faaidaysee ❤ aad iyo aad ayd umahadsantahay walaal guul ayn kuu rajaynayaa inshaa Allaah

  • @bushrabintumohamed7513
    @bushrabintumohamed7513 Před 5 měsíci +1

    Mashaa Allaah wn uxiiisay wllhi qisoyinkaagi maccaana cbdi xaliim Cali Jazaakallahul Jannaahhh

  • @CumarCabdalle-hs4pw
    @CumarCabdalle-hs4pw Před 5 měsíci

    Allah hakugu barakeyo saa nagu soo gabisid❤🎉😊