JANARAAL JIIR IYO SHEEKADII HARGEISA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • Don Bosco and Boqol Soon High Schools
    Under Ansaaru Sunna Trust School - Nairobi

Komentáře • 103

  • @ubahfarah6952
    @ubahfarah6952 Před 3 lety +5

    Maasha Allah macalinkaygii Allaha Ku xiftiyo aakhri Iyo aduun

    • @nabadoonahmed5124
      @nabadoonahmed5124 Před 3 lety

      ubax faaraxeeey horta weligaa maku qaniiinay

    • @ubahfarah6952
      @ubahfarah6952 Před 3 lety

      Hhhh Maya walal fariid baan ahaa casharka waa Soo diyaarinjiray maasha Allah

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 Před 4 měsíci

    Meelaan rabay roob ma igu helay
    Waan ku faraxsanahay sheekh daaci wayn oo somaliyed oo General ah waa wado fudaydin doonta isku xukunka kitaabka qur,aanka kariimka alle cimriga ha u barakeeyo

  • @khadanidiris5571
    @khadanidiris5571 Před 3 lety +3

    ماشاءالله تبارك الرحمن جزاك الله الفردوس الأعلى شيخنا الفاضل حفظه الله ورعاه

  • @alisobarre9421
    @alisobarre9421 Před 3 lety

    Sheekh waxa mahadlonaqa Allah ayaa mudan mahad oodhan Allah ayaa mudan shuguri iyo mahadnaq culumadu sharaf ayeey ledahay iyo amaan ayeey mudanyihiin mansha Allah

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 3 lety

    Insha Allah kuunu
    Mutajamaciin Bil Khayr wa Salaam
    Fii Bilaadal Khair alatii
    Asasat Al Shuyuukh.
    Culamaa Madfuuniin Calyha
    Raxima Humulah.
    Wa Alahum Raximahu Laah
    Sheikh Madar Yusuf

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 Před 3 lety

    Sheikh ilaahay haku barakeeyo mahada ilaahay ku koob kan aad mujaahidka ku sheegtay waxba haw mahad niqin mujaahidna iyo madaxwaynana midna maha siilaanyo ayaa meesha keenay oo u xaday doorashadii . Waa dayday dhul iyo beero iyo ganacsi midna dhaafayn waxa intaa u raaca munaafiq nimo imkana waxa uu idinku yeedhay waa siigo isku qaris , arintii khaniisiintii jaamacad ayaa ku furan oo warye coldoon loo xidhay .

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před 3 lety

    Jiir ma shaaAllh af somaligiisa wax af carabi ah kuma labayo. Af soomaali hufan, kaftan iyo weji furran. Masha Allah

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 Před 3 lety +2

    Masha Allah Allah Akbar our great 👍 sheekh 💚💚💚🇸🇴🇸🇴❤️👍👍✌️🙏🏼🙏🏼❤️🇸🇴💚💚🙏🏼👍✌️✌️👍❤️❤️🇸🇴💚💚🍀🍀🍀🍀🩸🩸🩸🇸🇴💚🇸🇴👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před 3 lety +2

    cagta iidhig waakaa nabsigii soocar ceersadey 🤲🤲🤲

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 Před 3 lety

    ماشاءالله تبارك الرحمن عليكم علماؤنا و شيخنا الفاضل 💝💖💖 الله يعزاكم و يحفظكم ويسعدكم و يبارك لكم جميعاً عاجلاً غير آجلا يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 وصل الله و سلم و بارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 3 lety +3

    MD: General Geer,
    You can talk Freely as you
    Want.
    Here is Hargeisa Somalland.
    And you are talking with your Brother, Sisters Parents.
    Proseed Nicely your goodness
    Speeche Brother.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 Před 3 lety

      Abdullahi Yusuf
      Point well said as you told included i heard this General is hailed from Lasanod.

  • @ibrahimmohamed3306
    @ibrahimmohamed3306 Před 3 lety +3

    Wadaad mise "Jaalle Guulwade!". Waayahay Wadaad, Waddankii Isla, wax yar siisatee!!

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 3 lety +2

    General Geer
    Uxu I Xususiyay
    Njn Reer Laa Caanod Ah
    Oo La Odhan Jiray Ali Oo Markii
    Jabhada SNM Hubka u Ka dhigaayay Illahay Mohamed Haji Ibrahim Egal Ka Socday Groonka Kubada Hargeisa Oo Si Caaqiiba Leh uga hadlay Nabadainti iyo Hub dhigistii.
    Ali iyo Adiga iyo Reer Laa Caanodba Illahayha Idin Brakeyo.

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 Před 6 měsíci

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 Před 6 měsíci

    آللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا ورسولنا محمد وعلى آله وأصحابه آجمعين ❤❤❤❤❤❤

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Před 3 lety +1

    Mashaallh ilahaay haxafidoo culimaada somaliyeed

  • @mahaddaahir7466
    @mahaddaahir7466 Před 3 lety +1

    Maashaa allaah. Baarakallaahu fiik.

  • @deeqaali6509
    @deeqaali6509 Před 3 lety +1

    الحمد لله رب العالمين، الحمد حتى ترضى والحمد اذا رضيت والحمدلله بعد رضى، الحمد لله رب العالمين، الحمد عدد كل شيء، الحمد لله بلا عدد❤😰

  • @cabdinaasiraxmad8022
    @cabdinaasiraxmad8022 Před rokem

    Allaha barakeeyo

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 Před 6 měsíci

    الحمدلله رب العآلمين ❤🤲🤲🤲

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 Před 6 měsíci

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @cabdinaasiraxmad8022
    @cabdinaasiraxmad8022 Před rokem

    Jeneral jiir igu salaama

  • @sahalazaabdul4745
    @sahalazaabdul4745 Před 3 lety +4

    General Jiir 4xiniyood baa tahay waxaa kaa sugeynaa Mudug oo dadka 2 xiniyood wada yihiin lkn adiga 4 baa kusoo galaysaa inshalh.
    Hargeysana waxay ahayd ina 6 xiniyood ku tagto
    Lkn muse bixi baa ka xishootay. Kkkk

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 Před 3 lety +1

    أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 Před 3 lety +1

    Masha Allah

  • @istaahilabdullah5084
    @istaahilabdullah5084 Před 3 lety

    ماشاء الله تبارك الرحمن 🤍🤍🤍💝💝💝💝💝💖💖💖💖💖💖💖💝💓💓💓

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před 3 lety +1

    ILAAHEY AYAA MAHAD LEH

  • @maryanhashi4273
    @maryanhashi4273 Před 3 lety +1

    Mansh allah

  • @cabdinaasiraxmad8022
    @cabdinaasiraxmad8022 Před rokem

    Waxaan jeclaan lahaa qosalka in laga yareeyo muxaadarooyinka

  • @aishamohamed7287
    @aishamohamed7287 Před 3 lety

    Asalam Aleikum sh mashallah tabarakallah ajir kaga Allah kuu khoro inshallah shukran jazakallah kheer

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před 3 lety +1

    jaale maxaa keeney meesha ?

  • @mahaddaahir7466
    @mahaddaahir7466 Před 3 lety

    Mahadoo dhan allaah bay u sugnaatay.

  • @beeredali4170
    @beeredali4170 Před 3 lety

    Culimada qayr allah siiyo

  • @umusumaya8186
    @umusumaya8186 Před 3 lety +1

    Maashsllh

  • @khadijawarsame4516
    @khadijawarsame4516 Před 3 lety

    Mansha Allah

  • @kamg3450
    @kamg3450 Před 3 lety

    الحمد لله، حمد الشاكرين

  • @kingkhalid2362
    @kingkhalid2362 Před 3 lety +1

    Halkaco diinta haladifaa o

  • @nurowehliye4805
    @nurowehliye4805 Před 3 lety

    war qawarish culumo mahaa balaya culumo badan oo carurtodii lagalesinayay

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 Před 3 lety +2

    Culimada iyo diintu wey guuleysanayaan inta ay adanyadu jiri doonto

  • @cabdiqadirmaxamedyusuf6474

    Shiikha waxan isirih markuu wax baranahey ayuu ka soo boodey faniga jihaadka marba haduu muuse mujaahid ku sheegey

  • @mariamarafat3873
    @mariamarafat3873 Před 3 lety +2

    Kkkkkk mijaahid

  • @aliwarsame8174
    @aliwarsame8174 Před 3 lety +1

    ههههههه مجاهد موسى

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Před 3 lety

    Manshala

  • @cabdinaasiraxmad8022
    @cabdinaasiraxmad8022 Před rokem

    Si loogu hanuuno khudbooyinka

  • @ubahirro4657
    @ubahirro4657 Před 3 lety +1

    shiikhnimada iyo kalasaar afkaarta qabiilka
    alle kacabso kalimada mujaahid masahlana nindadkiisii oo islaam ah xasuuqay wacdi yuunooga dhigin

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Před 3 lety

    Qoodhi xero kuma wada heshiiso "" wllhi waa runtii , waar niyow bal in uun dib ugu noqda "" Maahmaah-ydenii Somalidu wligodba mushkilad ksta ku xalin jireen wllhi wniga dhrtee inynu mushkilad ksta xalin lahyn lakiin nsiib daro waynu garan waynay waxnynu u aragnay inaynaan u baahnyn wna sbabta ila mnta isu fahmi la'nahy

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 Před 3 lety

      Libaaxa Somaliland
      Waxan u fahmay haddii Generalku sida laygu yiri lakin aanan hubin Lasanod ka so jeedo then wuxu leeyahay aqoonta diineed ayaa i ogalaanaysa inaad dhulkena xukuntid oo aanan kugu qabsan aniga Military General ah. Xumaan ugama jeedo oo culimada Hargeisa ku dhan waxan u fahmay khair Allah dhamaanteen u so diray oo diini ina midayn karto jahlina ina kala kaxayn karto. I have no any political intention in my above comments.
      Adiga maxa hadalka General/Sheikh Jiir kaaga baxay iyo kaftankisaba?
      Hadaanse anigu adiga kula kaftamo waxa la yiri "Ninna Gurigiisa laguma marti Geliyo" waana yare qalday ee correct me if I'm wrong

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 Před 3 lety

      @@mohammedabdi7061 Sxb horta mhdsnd marka xiga aniga wxa iiga bxy inuu hdlkiisu ku socdo guud ahaan umada somaliyeed islmrkna u duurxulayo Ragga somalida sbnkn dhibta kla hysta iny tahay isu-tanasulid la'aan iyo wax-isku-ogolaan la'aan iyo is-qiimayn la'aan iyo isu-hanayn mrka kolba kii nsibkiisa iyo qoralka illhy uu kursiga ku fadhiyo in loo tixgaliyo sida hogamiyaha si in uun bal umadu uga korto isxasidka iyo qabyalada lysku xumynyo iyo dawladnimda lga dhigty in kolba ninka xilka hya reerkoodu isu arkn iny reeraha kle ka xigaan iyo reeraha kle iny u arkaan kolba ninka kursiga ku fadhiya reer iwm mrkaa hdlka Jiir waa talo ku socota umada somalida siiba Ragg isku shega mnta somali hlkaa dhigy ee noqday "" irmaaneeye miidhan aan lahayn Ragganimo kle iyo Garasho toona

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 Před 3 lety

      @@libaaxasomaliland1066
      Waxba kama aadan tegin. Waa arrin aan kula qabo inta aad sheegtay. Mahadsanid
      Waxase badi inoo qarsoon wanaag marka xaalku adkaado oo ninka ragi wuxu ku shaqayaa Raqba waa ku rageed.
      Hargeisa waa magaalo inta yarayd ee aan Somalia ku noolayd hoy ama deganaabsho ii ahayd. Dadkii wanaagsanaa iyo dhaqankii fiicnaa
      Ee aan ku arkay made me feel right at home.
      Maansadan yar sanad ka badan ayan Hargeisa u tiriyey.
      Waxaan diiradda saaray Hargeisay oo aan ducayey, iyada oo dabaday:
      Duco daafaha buuxso,
      dal wanaagsan ahow,
      dabaylii kuma qaado,
      duufaana ha yeelan,
      ayax so dega iyo cirkaaga daano ma gaadho,
      dhulku dooxa barwaaqo durduraaya ahow,
      qaylo daafaha dhaaftiyo,
      Dhul gariir wax dilaacsha iyo duufaan kuma qaado,
      iskadaaba madfac duule dabeeri kuma laado,
      onkodka buuraha diirta,
      danabna daar ma xariiqo.
      Dildilaacna ha yeelan.
      duubaabadka daboolan,
      diyaaradaha wax duqeeye dereskaa ma noqdaan,
      Dadkana daano ma gaadho,
      caafimaad ku dekey oo daruuraha kor u dhaaf,
      dalwanaagsan ahow,
      abidkaa ha duqoobin,
      Deriskaagu wanaag iyo dad wanaagsan ahaa.
      Derintaada wadaad iyo ku dekeeye akhyaartu.
      Miskiin daafaha jiifa iyo dayacna yaanu ku gaadhin
      Allahna waa iga aqbalay
      Mar kale waxan meel kale ku sheegay:
      Hargeisa wanaagga
      Halkii aan u hooday
      Yaraantii ku hesay
      Iyada ma habaarin
      Habkeeda wanaagga
      Hanaan socodkeda
      Hareeraha buuxa
      Allah u hibeeyey
      Ninkii ka hinaasa
      Isagaa hurdo seegin
      Sirta Somali u qarsoon waa midas, lakin ragow rag iska celi ayaa jar inaga riday.
      Wadaada Hargeisa ku kulmay wax wayn ayey iga bedeleen. Rer Hargeisa dareenkii dalnimo iyo ahlinimo ee aan la wadaagay ayaa igu so noqday.
      Mar kale mahadsanid

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 Před 3 lety

      @@mohammedabdi7061 Mnsha Allah horta sxb mhdsnd wllhi wxd tahay Nin geed-san ah oo geesi iyo wax-garad ah wliba hal-abuurnimo u dheertahay illhy hku xfido grshda iyo iimaanka mida kle wllhi aad bn ugu frxy iny wli noolyihiin Raggii gobanimda lahaa iyo kalsonida ee fahamka iyo arigtodu sareysay mrkaa horta ku amani maaye wa mid aan kaa arky oo wanagu waa u dhalasho mrkaa sxb wxd ogtaa wliga una shegta magaratda social medei-hu caqliga u yhy iny mar un bal fahmaan Somali sababta ay mrkii horena u midobeen mrkii dnbana isugu dileen mamulkii ayku midoben dabdeedna midnimo dnbe isku diideen sidaana labdodiiba ku noqdeen qaar qeyrkood iyo shisheeye u jabay oo ila mnta yihiin qaar adun-waynuhu siwalba uga dhex faaiidysty ilaa ay sababtaa sidhaba u fahmaan oon cadifadysnyn dhalinyrta sbnkn jogtaa wllhi baanay wligod ka bxyn dawakhadaa iyo doqoniimdaa ka dhigty qaar iyaguuni isu muuqda oo sidii dumarka inta iyguuni is xininaya oo isxasidaya oo intaa iyguuni isu xiniinyo wyn wxna ugu wcn waa Qabyalad iyo Qiiro--fikir lbds ba isu raacy "" Emoitiona Thinkers and Clanism "" aad bn kuso slmyaa sxb

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 Před 3 lety +1

      @@libaaxasomaliland1066
      Mahadsanid mar kale

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Před 3 lety +1

    mnasha allah

  • @NourAhmed-17
    @NourAhmed-17 Před 3 lety

    11:05 Soomaaliya Dadkeedu waa xeyraan miyuu yiri mise?

    • @ubahirro4657
      @ubahirro4657 Před 3 lety +2

      yes kalmadaas afkiisay kasoobaxday oo waliba wacdi buunooga dhigay

    • @Afalaa
      @Afalaa Před 3 lety

      @@ubahirro4657
      I shaad ka tuurtay.

  • @AhmedMohamed-rh7wf
    @AhmedMohamed-rh7wf Před 3 lety

    War niman yahow lama kala yaqaano. Isku ekaa jiir & biixi kkkkk

  • @karti-soor
    @karti-soor Před 3 lety +2

    .. He definitely looks like, an ex army killer... The Khamis might be just a perfect cover.... His prompt diplomatic bragging, being a general with battalions...

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 Před 3 lety

    Wadaadkaan ha toobad keeno MUJAAHID waxaa la dhahaa ninkii Alle iyo kalmadiisa u dagaalama nin qabiil u dagaalamay waa qabyaaladeyste

  • @sundusmaxamed222
    @sundusmaxamed222 Před 3 lety +2

    Gormuu janaraal noqday odayga waalan

  • @abdirahmanabdinur9119
    @abdirahmanabdinur9119 Před 3 lety

    Sacabku mabanan yahay

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 Před 3 lety +3

    Sheekhu muxuu uga jeedaa mujaahid muuse biixi ma dad gaalo ah buu ku jihaaday mise Somali somali laysay sababtay doonaan ha isku layeene ayaa darajada mujaahid lagu gaadhaa....

    • @naza3086
      @naza3086 Před 3 lety +2

      Daaquudkii afweyne, ee diinta,nafta cirdiga iyo sharafta umadda ku xadgudbey ayuu muj madaxweyne muse bixi la dirirey. Adigu ma dhashii kacaanka guulwadayaasha faqashta ayaad tahay.

    • @cabdifataax4085
      @cabdifataax4085 Před 3 lety +2

      @@naza3086 daaquudka uu ladagaalamaaye mid kadaran buu hada raali kayahy oo hargeysa kasocda oo dadki kahadlana xirxiraya

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 Před 3 lety +1

      @@cabdifataax4085 waad cuqdad hadlysaa yn lga grn ncybka iyo ciilka ka buuxa , Hargeysa wxa ka jira wataa cidwaliba ku dhex raxay-sanysee xita janadiinii fqshta ahn jiray frxd iyo mhd-naq ku washeen sida Hargeysi u tahay casimad cidwaliba sidy donan ugu dhex noolyihiin jmhryda brkysn kaliya wxa la edbiyaa qofkii qaranimda somaliland iyo dastuurka dalka isku daya inuu baal maro mrka taaha yrysta xasidiin-yhy inta ku mshqula nolosha rer somlilnd ilen idinku wax jira matihidine

    • @cabdifataax4085
      @cabdifataax4085 Před 3 lety

      @@libaaxasomaliland1066waad cuqdad hadlaysaa miyaa tiri waan kaxumahay bro aniga lafihii awoorka xitaa wax kawaaye masoo qufi oo maalin walbo lama soo taagni waala ixasuuqay

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 Před 3 lety

      @Miss zee Fqsh wxy ahayeen Gaalo yaryar

  • @noorabdisement5096
    @noorabdisement5096 Před 3 lety +1

    ًxaro siyasadeed miya

  • @zaxariasandreou2789
    @zaxariasandreou2789 Před 3 lety

    Mujaahid muuse hhhhhh

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 Před 3 lety +1

    Maxaa inaaderrkaa waad amaani kartaa masha kahadal 🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️👍👍👍🙏🏼🇸🇴🇸🇴👍❤️🍀🍀🍀🍀🩸🇸🇴❤️👍🙏🏼

    • @naza3086
      @naza3086 Před 3 lety +4

      Viva somaliland. Miyey ku dhibeysaa , ilaahay hanaga qabto xasadka , dhageyso mutamarka, waa lagaga hadlayaa xasadka.

    • @khadramohamed9849
      @khadramohamed9849 Před 3 lety

      @@naza3086 👍👌sax

    • @salahliif7413
      @salahliif7413 Před 3 lety

      @@naza3086 reerka gaalada iyo qowluudka kufaanayo yaa idin xaasidaa waxaa tihiin dad nolosha kadhacay

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 Před 3 lety

    Kkkkkkkkj🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedliban7035
    @ahmedliban7035 Před 3 lety

    Sheikh ma Ogden baa

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 Před 3 lety

    Muuse Biixi waa gacan ku dhiigle oo dad badan aan Iiddoor ahayn xasuuqay, nin dad masaakiin ah oo Soomaaliyeed gumaadey bay caqlixume Iiddoor mujaahid ku tilmaameen.
    Iiddoor badan oo gaagaaban oo foolxun oo qabiila kale soo laayey baa haatan mujaahid la yidhaahdaa oo Iiddoorku xusaan.
    Maangaabnimada Iiddoor wataa.

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 Před 3 lety +3

      Shaqo wngs buu qabtay markuu adoo miidhin laayay Ilaahay cimra ha u barakeeyo si uu baaqiga xun ulaayo

    • @khaadracali9992
      @khaadracali9992 Před 3 lety

      Waruntaa adeeroooy ee dabadaaada ilaasho adigu

    • @naceemaabdi5449
      @naceemaabdi5449 Před 3 lety +2

      You jealous 😏 somaliland guuuuuuul, wad xanusanysa is wadawe ISAAQ WA GOB GOB BI DHASHEY.

    • @khaadracali9992
      @khaadracali9992 Před 3 lety

      Naciima tanks

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 Před 3 lety +2

      Afwayne oo ILLAHAY ku caasiyey ayuu karbaashay, quraanka ninkii beeniyey inuu orod ku dambeeyo waajib diiniya ayey ahayd.
      Daalin ayey ku Jihaadeen

  • @jaamacmaamuudolololol4969

    Masha allah