Ahmed Rasta | Dhoola Tus | - New Somali Music Video 2019 (Official Video)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 02. 2019
  • COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    MIDHAHA:ABWAAn Maxamed Aduunyo
    LAXANKA :AHMED Rasta
    MUSIC : Cadceed studio
    CAMERA: Abdullahi king
    EDITOR:CABDIQANITUSMO
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR
  • Hudba

Komentáře • 1,7K

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 Před 2 lety +323

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

    • @aishaahmed9062
      @aishaahmed9062 Před rokem +1

      Xaqiq wxa dip iso celiye garan mayee

    • @ifraaxifka6394
      @ifraaxifka6394 Před rokem +6

      Ana soo labtaay 1year kadib

    • @munaabdiqaadir
      @munaabdiqaadir Před rokem +2

      Manta igu horayso wacadala 🤣

    • @Shuqul-kuli2025
      @Shuqul-kuli2025 Před rokem +1

      @@munaabdiqaadir sxbey ani inta mar ee an meshan so boqday xisaab maleh wlhi ani heskan si gar ah ayey ii tabane e iga daa sxbey

    • @munaabdiqaadir
      @munaabdiqaadir Před rokem +1

      @@Shuqul-kuli2025 hada dib uso jalecay 😄

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 Před 3 lety +229

    Qaacida carabiya ayaa tidhaa
    "Heesuhu waxay dhaawacaan qalbiga💔
    Qur,aankuna wuxuu daaweeyaa qabiga❤".

  • @MohamedIbrahim-fh3fj
    @MohamedIbrahim-fh3fj Před 4 lety +157

    2.7M dawaty ana 1 like ma helin xasidin tihin tagerayasha axmed Razta😁😁😁😁😁

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 Před 5 lety +1276

    Waa Taas heesti aad ika wada sugeyseen Dhaamntin ❤❤😶

    • @mohamudsharif4797
      @mohamudsharif4797 Před 5 lety +16

      Ahmed rasta recod another one please u re the best singer in Somali

    • @shaafiadam38
      @shaafiadam38 Před 5 lety +3

      Ahmed rastakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk4444Lo

    • @shaafiadam38
      @shaafiadam38 Před 5 lety +2

      Ahmed rasta Love Love

    • @mumtazyusuf647
      @mumtazyusuf647 Před 5 lety +3

      Ahmed rasta fanaan igu qaali aya tahay hees zainab ii so qaad adigoo raali ah

    • @hassanhussein3858
      @hassanhussein3858 Před 5 lety +1

      Waaad mahadsantahay axmed wllo

  • @nastexonalka9151
    @nastexonalka9151 Před 4 lety +54

    Dhibtaan kudiiidayaa wixi muslima dhib alle matuso Inta Rasulka Scw jecel alha barakeyo😍❤️

  • @sharmaarkedahirshukri5085
    @sharmaarkedahirshukri5085 Před 5 lety +2115

    Anoo wiil wlalkaa ah maxaa like ta iila agmareesa😭😭😭

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 Před 5 lety +143

    Somaali dhalada hadaa thy🇸🇴like dhac iigu sii🙋 waa walalkaye😂
    RASTA IS BACK🙌

  • @maxamedsaalax5121
    @maxamedsaalax5121 Před 4 lety +31

    Dumarka qaarbaa noocaas ah😭😭😭😭😭
    Dumarka qaarna waa gub-gub dhashay💑💑💑💑💑🙏🙏🙏

  • @mohamedfuad3310
    @mohamedfuad3310 Před 5 lety +724

    Xaasidiinna ma idiin dhihi karee like isiiya plz😭🙏❤

  • @hannahwilashawalashod3669
    @hannahwilashawalashod3669 Před 5 lety +551

    Ano gabar walasha Aah 😂😂mxa like igu sari la dahay naclaye

  • @hanadsomali5337
    @hanadsomali5337 Před 5 lety +67

    Ya darod ah
    Hadana marexan kasi ah
    Like ha iga baqiline
    Kftn wye qabyalad ma ahn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql Před 5 lety +86

    Boqorka fanka inuu yhy yaaa aminsan?ana kaw ah💋💖💖💖

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 Před 5 lety +443

    Ado dawanaya hada commentska aqrinayso like dhac igu sii bal rasta is back✌🙌🙋

    • @ayanmahamed3302
      @ayanmahamed3302 Před 5 lety +2

      Hamzy DmT jigjigawi 😏😂😂hadan ku siyaba inyow markasta eraygasale dhahada iska bal markasa ku siina😳😜😂😋😉

    • @amalahmed7840
      @amalahmed7840 Před 5 lety

      2243

    • @farxiyomaxamed7838
      @farxiyomaxamed7838 Před 5 lety +1

      Walalkey meshan kugu arko Like Dhac kugu siiyaa ßro hore usoco

    • @hamzydmtjigjigawi1216
      @hamzydmtjigjigawi1216 Před 5 lety +1

      @@farxiyomaxamed7838 🙏❤❤❤❤ wlshy qaali much love🙌❤

    • @hamzydmtjigjigawi1216
      @hamzydmtjigjigawi1216 Před 5 lety

      @@ayanmahamed3302 😂😂😂 you gonna angry this sh**t comment ahahhahahahaah

  • @mudanehamse6527
    @mudanehamse6527 Před 5 lety +352

    Nin markuu guursaday kawaayay wanaaguu filayey oo ka qoomamoonaya xaaskiisa inta ufahantay Like..

    • @ilwaadqurxoon6605
      @ilwaadqurxoon6605 Před 5 lety +16

      Ana ninkaa guursaday wanagaa ka filaayey ka waayey

    • @mudanehamse6527
      @mudanehamse6527 Před 5 lety +8

      @@ilwaadqurxoon6605 waan kaxumahay wllo ax samirka wesho wll

    • @israaciise8658
      @israaciise8658 Před 5 lety +10

      Wlh aniga ninka guursaday ka waayay wanaagaa ka filaayay😢😢😢

    • @ilwaadqurxoon6605
      @ilwaadqurxoon6605 Před 5 lety +5

      Sir hamze walal hye insha allah ragu isku mid ma aha

    • @mudanehamse6527
      @mudanehamse6527 Před 5 lety +5

      @@ilwaadqurxoon6605 mid kuu dhago nugul oo wanaagsan insha Allah oo anigo kalaa kkk

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 Před 5 lety +16

    Wlh qisadan cml aneey igu dhacday lkn ilaahay daacadnimadeeyda uu igu bixiyay😭😥Waligeey qof ma qiyaamin qalbigana waxba uguma qaban lkn wlh Waligeey isma dhaheen wiilkaas baa laba wajiile noqonaayo 😭😭ilaa iyo hada maskaxdeeyda weey kusoo noq noqotaa ilaahow qof xun oo danbe ha ibarin 😥

  • @nasrudiinofficial1776
    @nasrudiinofficial1776 Před 5 lety +391

    Inta Jiifka Ku daawanaysa Ee ay ku socoto Heestu Liketa AbtiyaaL 😂

  • @beerdilaacsheproduction8784
    @beerdilaacsheproduction8784 Před 5 lety +369

    Hadaad nairobi joogtid waliba islii like iisaar abyo ama bro

  • @bbenacnac
    @bbenacnac Před 5 lety +140

    legend Ahmed rasta
    Best fanan 🎶👌🏻👑
    Tusmo filims 🔥

  • @faatimacookingandbeautysal7576

    Aniga gbr somali yed ah mxd like igu saari weysen dad maxasdo ha ixasdina😭😭😭

  • @rasta614
    @rasta614 Před 5 lety +61

    Al-Shabab hadaad necebtahey oo qoraalkaan aragtid like kaga soo jiid

    • @manka0968
      @manka0968 Před 3 lety

      Xaad karabta mujaahidinta

    • @user-bq4eh7lk6m
      @user-bq4eh7lk6m Před 24 dny

      @@manka0968qashin waaye jihaad isma arkinee cadaabta hagalaan

  • @mohaaz6906
    @mohaaz6906 Před 5 lety +356

    Caan caan dhalay 🤣🤣🤣🌹❤️ I’m mohaaz

  • @simanabdi9798
    @simanabdi9798 Před 5 lety +47

    Tusmo filims❤Aadban idin taageraa n langed boqorka👑 codka Ahmad rasta❤❤Intaad naga maqnyd wan kutabay❤Allh inoo kaadaYo fannkeena Codka stylka quruxda bdan le👏❤ Inta Ahmed rasta ila tawday iyo inta Ila taagerta Arboowe iyo Arbaayo love❤ka quruxda bdan hayga xasdina🙋❤❤❤

  • @jaakalow9061
    @jaakalow9061 Před 5 lety +166

    Fadlan nagteyda ayaa igu fantey anaa ka like badan ii codeya 😭

  • @moniishabeyzaani6094
    @moniishabeyzaani6094 Před 5 lety +56

    Waxyaro iska like ah dhac igu sii sii waxbo kama dhibeyso🙂✌🏻

  • @najumwadani7784
    @najumwadani7784 Před 5 lety +367

    Ahmad rasta iyo ke,naan so'iskuma eka😁👌
    Inta muqdisha igula sugan wan salaame
    Inta kalana
    Wa'ino markad xamar timadan🤣😂

  • @caddekacadde3034
    @caddekacadde3034 Před 5 lety +44

    Rasta Man Axsan hees
    Inta heestaan marxalada Ay ka hadleeso lakulantay Ani cml please like ta igu qabta

  • @jaduuinholaari5214
    @jaduuinholaari5214 Před 5 lety +131

    waligee dad ma xasdin like isiii hoo aan dhahi jirry anoo farintisa fiiirin bal aniga LIKE meeqa heli kraa

  • @fdfamily9490
    @fdfamily9490 Před 5 lety +94

    War wixii reer gedo ah like igu qabta haddii isku tolnahay 😍

  • @princeabdulkadir9633
    @princeabdulkadir9633 Před 2 lety +20

    Nolosha ayaaba dhoola tus ah adigoow u go'e ayaa kuwo kale kaa raacaan
    Adigoo daneen ayeey kusoo jiitaan rag iyo dumar ayaa taa ka siman 😥😥😢

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 Před 5 lety +103

    Yaa jaceel haaya oo ila mid eh aniga farta taag ❤💘❤💓👐

    • @nafaxatugabaliyahcafifa82
      @nafaxatugabaliyahcafifa82 Před 5 lety +1

      wil shidan ☝️☝️☝️☝️☝️☝️ inti isjecl Allah isku sahloo ilahayow cadawga ka qabo jacayl nin yaqana micnihisina yaqano macankisana og 😍😍

    • @wiilkashidan420
      @wiilkashidan420 Před 5 lety +2

      @@nafaxatugabaliyahcafifa82 ku guleeso insha alaha 💔👐👐

    • @nafaxatugabaliyahcafifa82
      @nafaxatugabaliyahcafifa82 Před 5 lety +2

      wil shidan shugran walale sidokale ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @razakovicglobalmedia6773

    Hesstan macanka badan Hada dib ugusolabatee liketa isarr

  • @kingw3land295
    @kingw3land295 Před 5 lety +250

    Adoo daawanaaya heesta misana akhrinaaya comments'ka hayla dhaafin like ta.......😂😁😁

  • @jajundidiya1347
    @jajundidiya1347 Před 22 dny +3

    Dambaalkaagi Wacnaa miyuu Dhagar maagana 😢 jaceylka Dahalka Ahaa ma Dhhowr Wiji Buu Lahaa 😢 5 yrs later aniga jaceyl wuxuu yahay ayan soo arkay 😢

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 Před 5 lety +34

    Wxn sugi la'hay heestani inta ay gaadhayzoh million viewz
    Tusmo hore u socda 🙏😍😍❤
    👇

  • @ilyazzadan816
    @ilyazzadan816 Před 14 dny +2

    2024 Haddii aad Halkaan soo booqatay halagaa Dareemo Like Saar❤😂.

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj Před 7 měsíci +4

    Dhambalkagi wcnaa miyu dhagar maganaa
    Jcylki dhaxalkaa madhawr waji buu lahaa😢 24/11/2023

  • @ibrahimzanto008.
    @ibrahimzanto008. Před měsícem +12

    After 5years im back again

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid Před 2 lety +5

    Heesta waxaan dhagaysatay 2019
    Anoo ka tagay hoyga fanka hargaysa waxan tagay alley baday
    Waxaan ku sugnaa mudo lix bilood ah aniga oo ka soo shaqeeyey in aan jeclaa ayaa duruuf igaga tagtay imikana waxaan ahysataaacag mashallah xasuus ayaan galaa markaan dhagaysto🥰😘😗☺

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 Před měsícem +1

    HEESTAN
    Xasuus ayay iigu leedahay anigoo 14 jirah ayaan Kadaawan jiray
    Waxaan xasuustaa Marka aan daawanayi in ay Hooyaday macaan iladaawan jirtay marmarna Way isku kay madoobeenjirtay😂 oo waxay idhi hijirtay Nagadami Balo kuqaadayee 😂
    Xasuus walaahi Heestan waxaan uxifdiyay Si aan caadi aheen
    2024\5\22
    Waqtig Ha idiin samaado walaalayaal ❤❤

  • @fooscalifooscali
    @fooscalifooscali Před rokem +4

    Inta heestan musalsal ku baratay like iisaara❤😮

  • @ahmedabdi8180
    @ahmedabdi8180 Před 5 lety +193

    Xalay mxaa kuriyeday hadaa like isartoo inaa tajir noqoneysoo 😂😂

  • @abokormaxamed8723
    @abokormaxamed8723 Před 5 lety +13

    Ax yaa song Tusmo ku tageera bro hore u soco libah an in bdn imisanahey

  • @waarechannel3173
    @waarechannel3173 Před 5 lety +4

    Waaw laacib lawaayay come back boqorka codka soo dhawaawa
    Adoo arkaaa miyaa like iladhaafi rabtaaaa goorba madhicidoonta 😃😃😃😍

  • @yazkaabdi4948
    @yazkaabdi4948 Před 5 lety +17

    Hal qof oo iiqaraaba kiilla ma la idin ka waayey Yaa somali maxamed😂😂😂

  • @ozaammohamet6601
    @ozaammohamet6601 Před 5 lety +7

    Dhibtaan kuu diidaya dhabtaan kugu haysanaya lolllz ❤️🔥❤️ from hargeysa

  • @muxudiinmacalinp2112
    @muxudiinmacalinp2112 Před 4 lety +21

    Ninkan wax malaga qawan karo
    2020 inta dawaneyso
    Like👆

  • @ayaandiiriye8113
    @ayaandiiriye8113 Před 5 lety +6

    Jacaylkii dhaxalkaa ma dhawr weji buu laaha 😎 the bezt song Ahmed razta

  • @azizahassan9308
    @azizahassan9308 Před 5 lety +4

    Aadba u jeclaan jiray Ahmed Rasta xiligan so korayey ee muusiga wax ka bartay iyo heesaha. Imikunba heestan sidaa sxbaday ugamaqlayay dhahay waanso dawanayaa balwaakase maxa inafa imika anaa fall in love ahe😂🤗

  • @zackomarr
    @zackomarr Před 5 lety +12

    Jacalkii dhaxalka ahaa ma dhawr wajibuu laha yaaslam eryo qiimo leh👍

  • @muuminhaaji
    @muuminhaaji Před 5 lety +20

    waa adiga maxa marag katahy walal abayo iyo aboowe plz like isaar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯👈👈

  • @YahyeAabdirisaak
    @YahyeAabdirisaak Před 3 měsíci +1

    inta qacanta midig ku haysa mobilka qacanta kalana jidhkiisa kale saarantahay. like please

  • @Young_Abdi_Ali_official

    Heestan anaan jacaylba aqoon ayaan si kibir ah isaga so dhigay state xabad yar baa run mooday markaasay i tidhi dumarku waa khiyaamoonayaal lama aamino hhhhhh miskiin 2019 xasuus like ta ha ila dhaafin wllkayga soomaliyoodoow

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 Před 5 lety +47

    Dhambaalkaagii wacnaa Miyuu dhagar maaganaaa
    jeceelkii dhaxalka ahaa MA dhowr waji buu lahaaa.

  • @sacdiamuxammad1702
    @sacdiamuxammad1702 Před 3 lety +6

    Dhibtaan kuu diidayaa
    Dhulkaan kaa qaadayaa
    Dhabtaan kugu haaynayaa
    Dhabankaan kuu salaaxaayaa
    Dhunkashaan kugu deeqayaaa
    Dhabbaan kuu jeclaanayaaa
    Oo dhinacadaaan ahaanayaa.
    Heestaan ayn kala soo dhex baxay mar aan qofaan jeclaa u curinayayey tixo kooban🥰
    Alloow itii is jecel oo xalaal isku rabto isku fududeee ineey is guursadaaan🤲🤲😢

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 Před 5 lety +11

    Welcome back i miss your amazing voice uncle💖💖💗

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 Před 5 lety +103

    Hadaaad Comment Aqrinayso Walal Like Dhag Igu Sii 😄😄😄

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 Před 5 lety +16

    Izka heez loma heezo
    #RAZTA fanan xikmad bdn zanadki hal hees o miizan culus so zaarta alle ha ku guleyo💪😘🔥 best singer somali 100% wd la kentey

  • @cishqilyrics
    @cishqilyrics Před 5 lety +9

    Dhulkan ka qadaya dhabtan kugu haynaya dhibkan ku didayaa
    Ma dhola tus bay ahyd 👏
    abdiqani tusmo best editor hore uso baro

  • @AnfacD
    @AnfacD Před 7 měsíci +1

    Masha Allah Dhanbaalka dhagar ma maaganeyn ee waa run waligiisna run buu ahaan doonaa. Aniga xagaygana waa Sidiisii. Waa mahadsan tihiin dhamaantiin.

  • @qiiimeeenaftaaada6945
    @qiiimeeenaftaaada6945 Před 5 lety +2

    Ahmed rasta wxan uga jecellhy fananiinta kale waa nin aan iska caac dhihin oo Afgaban leh wana cod macanyhy ila xad mansha Allah wana quruxlow madowguna inuu nin Raga yahay bey mujinaysa amusnantana kartidiisa 💯💋❤️si khaasa kugu xiisey legend hore u soco pro Af dabolan waa Dahab

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 Před 5 lety +4

    Dhibtaan kuu diidayaa
    Dhulkaan kaa qaadayaa
    Dhabtaan kugu haynayaa
    👌👌👌👌👌👌👌👌
    Intaas wan ku haystaa

  • @yusufabdullahi4352
    @yusufabdullahi4352 Před 5 lety +6

    Axmed rasta bro taagere buuxo ayn ku ahy illah hgu daayo cimri dheeri cafimadleh ayan kurajeynaaa keep going

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 Před rokem +1

    Hestaan goos goos.wan ku maqli jirey balse cawan si dhamaystiran udhagaystey 25.11.2022

  • @abdirahmanismail9086
    @abdirahmanismail9086 Před rokem +1

    Dhambaalkaagii wacnaa
    Miyuu dhagar maaganaa
    Jacaylkii dhaxalka ahaa
    Ma dhawr Waji buu lahaa😢
    Ahmed rasta
    Fanaan aan dhulka dhicin💯👏
    Every year will come his year🙏

  • @ddambeel3979
    @ddambeel3979 Před 5 lety +4

    Ahmed rasta 🇯🇲 🇯🇲 is back
    Thnks tusmo films

  • @lasstqueen5762
    @lasstqueen5762 Před 5 lety +17

    Axmed rasta noolaw walahi wan ku tagera ilahaw Axmed rasta calaf igu daar 😭✌️❤️

  • @user-ve9og6tl5w
    @user-ve9og6tl5w Před 8 měsíci +1

    Form Canada 🇨🇦 dhulkaan kaqaadaya
    Dhibkaan kuudidaya madhoolatus Bay ahyd sowtaan kugu dhignaa

  • @bahjafaysal1158
    @bahjafaysal1158 Před rokem +1

    Ifaraxsanow inta nololi jirto kii an naftayda kajacla ❤❤😋wali wan yaba markan so xasusto jacaylki uu ila jilijiray yaxye 😁ninki xanunkisa somaray garan qimaha

  • @embrozhaghieh8118
    @embrozhaghieh8118 Před 5 lety +14

    Ahmedow Rastada qurxi eeboow soow taan kumooday oromo afkii nalla baratay jah war hadaan run sheegay like ii saar 👍👍

  • @mohammedabdillahimouse5118

    Maftuux cadceed musician ka 2019🖒🖒

  • @xawaxasan24
    @xawaxasan24 Před 5 lety +3

    Reer Muqdisha halkaan isku muujiya Like ta fadlan qalbigaa idinka salaamayaa

  • @maryamoxuseen5998
    @maryamoxuseen5998 Před 15 dny

    Wlhi ama cirka halagu geeyo ama dhulka halagu geeyo mar un mirha hestan waad maqli dontaa ani hda ma baran hestan 2019😢 mar aan wiil wda soconay naag kle guirsaday maantana ano marwo ah ayaa soo raadshay curadkeyga walaciisa ano ah😢 dhabtaan kugu heynayaa dhulkan kaa qaadayaa ma dhoola tus bey ahayd 😢

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish Před 5 lety +10

    Legend Ahmed Rasta cod ba ku saaran😵

  • @cirisaaq____gacmo7989
    @cirisaaq____gacmo7989 Před 5 lety +6

    Woow😮
    Nice sog👌
    Rugcadagi soo rogaal celi Axmed rastah😎

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur Před 9 měsíci +2

    Wanaaga Qofkaad u horSeedo Haraadkuu doonaa waana Harka labadiisa Galin sidey u fahmeyn ku hagarTa maagan xiisuHu wuu dhamada lkn jcylka dhabTaa xiisiHiiSa ma dhamado dareenkisane ma yaraado😊❤

  • @Muqdisho669
    @Muqdisho669 Před 5 lety +1

    mudadii yareed ee fanka aad ka maqneyd fanaaniintii tirada badneyd ee for tembada fanka kusoo galay halkaan hees ayaa ku filan cayayaanka waad buufisay al ustad ahmed rasta boqorka codka ee qarniga nice song my brother thanks tusmo films muuqaal qurux badan oo waqti badaan la geliyey good job saaxibayaal guuleysta

  • @abdifatahsheikh5155
    @abdifatahsheikh5155 Před 5 lety +3

    Axmed Rasta🙏
    Jigjiga Intiina Joogta like ii saara hee😂

  • @osmanhassan7860
    @osmanhassan7860 Před 5 lety +18

    God is good all the time
    Nothing else:

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 Před 5 lety +2

    marka heestan maqlo si kle noqdaa uun dareen awgii bal like unn

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal6408 Před 5 lety +82

    Heestan qisaa ku jirdaa ku jirtaaa yaa ila fahmay

    • @xayaatlove5453
      @xayaatlove5453 Před 5 lety +8

      Wlhi aad Uma fahmin lkn aniga ninkeyga marka isku xanaq sanahay xitaa cuntada sidi hore aan ugu diyaariya maxa yeelay waa ceeb inuu seexdo ninkaga oo bahan

    • @ayaannaxidigtaawdal6408
      @ayaannaxidigtaawdal6408 Před 5 lety +1

      @@xayaatlove5453 aqli badan saas ku wada sharafey

    • @khadaryusuf924
      @khadaryusuf924 Před 5 lety

      Anigaa kula.fahAnsan

    • @hananali4690
      @hananali4690 Před 5 lety

      Anaa fahmy qisadaa hestan ku jirto

  • @adnanashrofffilmsvlogs351
    @adnanashrofffilmsvlogs351 Před 5 lety +91

    Nagtan hadaad Muuqaalkale ku aragtay Like Isaaar

  • @Thekingpubg1
    @Thekingpubg1 Před 5 lety +29

    maye Shumiska kudiidaya oo sariirta ka Qaadaya kkk
    fankii somaliduba wuxu iskugu soo koobmay calaacal iyo mamul goboledkasta in La amano oo lacag laga Qaato
    Gubabadii, Nuxurkii , iyo isjeclaysiinta somalida Mid ku dhiiranaya ma arkaysid RIP Fanaanimo

  • @khadrah6517
    @khadrah6517 Před 5 lety +2

    Aryada wan so dahay 🙌👏dhesha dheela all tuti beene waye kuli like sara 🇸🇴💝

  • @Cabdulaahirasta666
    @Cabdulaahirasta666 Před 9 měsíci +1

    heestan inta dhagaysaysa 2023like iisaar❤

  • @adnanhashi
    @adnanhashi Před 5 lety +10

    Legend is back

  • @queenaliyah2676
    @queenaliyah2676 Před 5 lety +14

    Ani waxa la yaabay #Maftuux #Cadceed muusigiisa sababta uu iiga duwan tahay muusigyada kale hees kasta oo uu tumaa waa Hit

    • @yunana2161
      @yunana2161 Před 5 lety

      Anaga music u dhagaysta wax soo socota laba hees tumay tusmo film soo wada waliban abdikariim cali shaah iyo qamar suugaani iyo naag kala

    • @capitanock43
      @capitanock43 Před 4 lety

      Fara dahable Cadceedka Waxba Lagama QabN Karo

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 Před 8 měsíci +1

    2019 Xasuus ayay iigu leedahay heestan

  • @maxamedcabdiismaciil6307

    1000 mar kabadan intaan daawaday ilaaa shalay walina waan dhagaysnYaa waaban ku haystaa

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 Před 4 lety +5

    One of the best songs in 2019 who is watching November

  • @Badgirrll
    @Badgirrll Před 5 lety +4

    Ninkaan Waa Aaminsanhy ❤️
    Ahmed Fanaan Jiro 🤴

  • @suaddahir4473
    @suaddahir4473 Před 5 lety

    Ahmed Rasta wuxuu ka sheekayn xaalada marka aan lays guursan kadib marka lays guursado ayuu qofku dhawr waji yeelaan😢😢😢

  • @mohamedsharifali4717
    @mohamedsharifali4717 Před 5 lety +1

    Dhibtaan kuu diidayaa
    Dhulkaan ka qaadayaa
    Dhabtaan kugu haynaya
    Ma dhoola tus bay ahayd
    Alla yacizak "Rasta" 😢💔

  • @hanadugsiiya3681
    @hanadugsiiya3681 Před 5 lety +7

    Hore u soco cabdi qani Tusmo👍

  • @ibnumadad1
    @ibnumadad1 Před 5 lety +9

    Heestaan inaba caadi ma ahan abwaanku wuu ku fara yareestay beenta dumarka yaan la aaminin bari ayay is badali doonaan kkkkk inta qoraalkayga ka heshay like ii saara

  • @salmomahamed9206
    @salmomahamed9206 Před 7 měsíci +1

    Dhambalkagi wacana miyoo dhagar maaganaa
    Jacaylki dhaxalka ahaa ma dhowr waji buu lahaa😢💔

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 Před 5 lety +44

    Sootaad ii dhaga nuglayd💞💞💞
    Warkaaguna dhowrsanaa💞💞💞
    Sootaad isabila ahayd 💞💞💞💞
    Dhamays dumar oon jeclaa 💞💞
    Dhambaalkaagii wacnaa💞💞💞
    Miyuu dhagar maaganaa 💞💞💞
    Jacaylkii dhaxalka ahaa 💞💞💞
    Ma dhowr waji buu lahaa 💞💞💞
    Dhibtaan kuu diidayaa💞💞💞💞
    Dhulkaan kaa qaadayaa💞💞💞
    💞Haa'aaa'aaa💞
    Dhibtaan kuu diidayaa💞💞💞💞
    Dhulkaan kaa qaadayaa💞💞💞
    Dhabtaan kugu haynayaa💞💞💞
    Ma dhowla tus bay ahayd💞💞💞
    💞Page__2💞
    Sowtii aan kugu dhignaa 💞💞💞
    Dhankaygana aad ahayd💞💞💞💞
    Sowtii aad dhowrsaniyo 💞💞💞
    "Dhabayn" hufan ii ahayd💞💞💞
    Dhawaaqaagii samaa💞💞💞💞
    Miyuu dhalanteed ahaa 💞💞💞
    Xiriirkii dhaadanaa 💞💞💞💞💞
    Miyuu dhayal kaa ahaa💞💞💞💞
    Dhibtaan kuu diidayaa💞💞💞💞
    Dhulkaan kaa qaadayaa💞💞💞💞
    💞Haa'aaa'aaa💞
    Dhibtaan kuu diidayaa💞💞💞💞
    Dhulkaan kaa qaadayaa💞💞💞💞
    Dhabtaan kugu haynayaa💞💞💞
    Ma dhowla tus bay ahayd💞💞💞

  • @abassmohaa9349
    @abassmohaa9349 Před 5 lety +8

    Fanaan buuxo legend rasta hor usoco libax

  • @ammeyeah6472
    @ammeyeah6472 Před 3 lety +3

    Intii 2020 Xazuuz ahan uzo gazhay like-ta 👍🤒😢

  • @fartunqueen3061
    @fartunqueen3061 Před 4 lety +2

    Xasuus Markan galo heeskana dawadaa Ahmed rasta big respect❤😍👌😍🙏

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 5 lety

    Fasahaad fasahaad. Ilaahay ha laga baqo oo ha laga hortago dhaqan xumadan.. Cadha Ilaahay si ayna inoogu dhicin Somali yeey. Subhana Allah