Ilhan Omar oo ka hadashay arinta badda Fariina u dirtay Muuse Biixi iyo Abiy Ahmed

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 01. 2024
  • Ilhan Omar oo ka hadashay markii ugu horeysay arinta badda Fariina u dirtay Muuse Biixi iyo Abiy Ahmed
  • Zábava

Komentáře • 1,2K

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 Před 5 měsíci +9

    Do we spend all energy and time to cover mistakes made by those who claim to be our leaders.they are the ones who created this fiasco.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 5 měsíci +14

    DOWLADDA MAREYKANKA, GOOR HORE AYEY KU DHAWAAQDAY, SOMALI SOVRANITY...

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 5 měsíci

      Waa been waxaasi maraykanka kow ka ah wadankeena in lagu habsado in Ethiopia ku habsato😂si looga weeraro badaneena cas ilaa xuuriuiinta ilaa iiraan ilaa carabaha oo dhan

    • @faizam523
      @faizam523 Před 5 měsíci

      ​@Fowzia69 Taas run maahan jabouti buu mareykan isticmaalaa xoog iyo xeel midna ugamuu qaadan sidi Aby dhahay ee waa ihaar waqti gaaban ah, laakiin itoobiya iney badeena qaadato inagana ina gumeysato ayey rabtaa, caqligu ha shaqeeyo gacaliso.

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Před 5 měsíci +26

    Thank you ilhaam we need our land back from eithopia

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir Před 5 měsíci

      Meel Ay badu ku taalo ma taqaan naag caruurteeda ka carartay baa Bad kuu soo celin kkk

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir Před 5 měsíci

      Meel Ay badu ku taalo ma taqaan naag caruurteeda ka carartay baa Bad kuu soo celin kkk

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir Před 5 měsíci

      Meel Ay badu ku taalo ma taqaan naag caruurteeda ka carartay baa Bad kuu soo celin kkk

  • @ahmedelmi8862
    @ahmedelmi8862 Před 5 měsíci +11

    Yes you're somali and we are somalilanders we teached you the word

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm Před 5 měsíci

      👍👍👍👍

    • @cocoo456
      @cocoo456 Před 5 měsíci +2

      I am also a somalilander, born in ethiopia, And I know the way they think of us. All of us. And as long as we are divided we will not be a successful

    • @user-mk5zu1yh9h
      @user-mk5zu1yh9h Před 3 měsíci

      Lool Somalia is not one sorry woke reermar and reer waqooyi are different we will never be one inshallah

    • @Yesterdaywas316
      @Yesterdaywas316 Před 23 dny +1

      🤦
      Who divided you and funded the split of Somali Muslim sovereignty
      None other than
      British empire
      Get sense out of your mind
      You little ignorant

  • @murzal31
    @murzal31 Před 5 měsíci +5

    Khaniisad iska hadashay uguma xumid😅

    • @Yesterdaywas316
      @Yesterdaywas316 Před 23 dny

      The translation is so wrong 😂

    • @Yesterdaywas316
      @Yesterdaywas316 Před 23 dny +1

      He is saying
      That gae woman
      Isn't bothering you for her to talk 😅

  • @sweetcomofficial9817
    @sweetcomofficial9817 Před 5 měsíci +5

    ilhaan wxad usheegtaan soomaaliya wax heshiisa lamayn galin ethiopia wxay heshiiska lagashay somaliland haysku qaldin labada dal hadi aad riyoonaysona walagafiican yahay inaad soojeed kuriyooto waalaseexdaa

  • @Boorama-lafaciise
    @Boorama-lafaciise Před 5 měsíci +18

    Illahowo no barakee hablahayaga hadan nahay besha gada buursi waxanahay 🇸🇴 wanan ku fanaa ma aqano wax layidha somalilan

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 5 měsíci +2

      Xafajada iska so nadifi intad faqash ubaroranysid

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před 5 měsíci +1

      Aamiin yaa Rabbi. Waa runtaa Allaha swt hamideeyo Soomaali

    • @Hooda36
      @Hooda36 Před 5 měsíci +1

      Guda biirsi somaliya waxba kama tohiin xildhiban kuma haysatan lakiin isaaq dawada yare somalia qayb bery kuleyihiin adiga guda biirsi sharaftiinu waa Somaliland whit out SOMALILAND your nothing absolutely 💯 nothing ee caga dhigo

    • @Hooda36
      @Hooda36 Před 5 měsíci

      4297 midnimo majirto waad walateen midnimo ayeey idinkaga dhegtay because somalia is a failed state Somaliland ka quusta hanasugina weligiin Soomaliland is not somalia wake up and smell the coffee

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 Před 5 měsíci +1

      Somalia oo dhan Soomaali baa leh ama faqash dheh iyo hadii kale 🤣🤣

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před 5 měsíci +13

    Somalia Somali baa leh and is the only one🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @jirfe
      @jirfe Před 5 měsíci +1

      Ilhaan waxaynugu tidhi soomaali sheeganaya mar hadaay sidaa tidhi dee somali Manihine peace and love

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 5 měsíci +14

    Ilhaan omar geesiyad nolow gabadhaadaa baana ku badali doonto markaad duqoowda

    • @milionephrem489
      @milionephrem489 Před 5 měsíci

      Soomaaliya waa dawlad fashilantay.
      Somaliland 33-kii sano ee la soo dhaafay kuma jirto Somaliya.
      Sida ku cad su’aalo ay midawga Afrika sannadkii 2005-tii u direen Midowga Afrika, ka dib markii ay Somaliland ka go’day Soomaaliya oo ay noqotay dal madax-bannaan, jawaabihii ay ka heleen salaadiinta beelaha Somaliland, culimaa’uddiinka Islaamka, dhallinyaro iyo waayeel, waxay u sheegeen in aanay doonayn. in la wada noolaado Soomaaliya, iyo weliba in Somaliland uu gumeystay Ingiriiska, Soomaaliyana uu Talyaanigu gumeysan jiray. Sidaas darteed, Soomaaliya xaq uma laha inay sheegto in Somaliland ay ka mid tahay dhulkeeda. Warbixintii guddiga baadhista ee Midowga Afrika ee sannadkii 2005 ee Midowga Afrika si loo aqoonsado Somaliland ayaa laga heli karaa xafiiska Midowga Afrika.
      Go’aankaas ayaa la fulin waayey sababo la xiriira siyaasadda shirqoolka ah ee Masar iyo ra’iisul wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi.
      Dhawaan Somaliland waa la aqoonsan doonaa.

    • @Yesterdaywas316
      @Yesterdaywas316 Před 23 dny +1

      Qanisada hadalkeda nagadaa

  • @user-or1sw7nv8p
    @user-or1sw7nv8p Před 5 měsíci +3

    Mashaa Allaah☝️
    Guuul guuul soomaaliya ha hanoolaato ha midawdo in shaa Allaah ☝️
    Gaari iyo geesiyad gabadh soomaaliyeed
    Haawo taakada labaad noolaw jiro joog hanbalyo🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @demsashtemesgen4439
    @demsashtemesgen4439 Před 5 měsíci +9

    The East African diaspora in Minnesota should collectively address concerns about Representative Ilhan Omar's perceived immaturity and inappropriate representation. Consider initiating a petition to hold her accountable for disrespecting other nations. The goal is to advocate for a more inclusive and respectful representation that reflects the diversity of the community.

    • @FarhanDacad
      @FarhanDacad Před 5 měsíci

      Which nations did she disrespected?

    • @fathiaa6392
      @fathiaa6392 Před 4 měsíci

      ​@@FarhanDacad I think that you already know. No need to state the obvious.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před 4 měsíci

      SOMALILAND the original Somali ever recognized by the world, and by the way there is no denying of translation of her envious hateful speech let’s see what xasan sheekh and her corrupt fraudester Somali-faqash constituents in Minnesota do for her now that the congress is debating whether to expel her, expel and arrest her, or expel arrest and deport her to her failed state of somalia

    • @FaisalAbdinasir
      @FaisalAbdinasir Před 4 měsíci

      ​@@fathiaa6392
      You mean Amhara colonizers

  • @fadumoahmed1800
    @fadumoahmed1800 Před 5 měsíci +11

    guul guul inshalah

  • @user-dr9pk2sc7v
    @user-dr9pk2sc7v Před 5 měsíci +13

    Deg Deg : waxaa lasoo warinayaa deegaanada ay Ku soo badanayaa qaxootiga Ka imaanaya dhankaa iyo dalka Ethiopia ee Kasoo cararaya dagaalada qowmiyadaha EE Ka bilowday dalka Ethiopia in ay bulshada dhaxdeedka Ku faafinayaa cudurka halista ah aan dawada lahayn ee HIV kadib markii lasheegay dadkaas badankood in ay Ka soo baxeen isbitaaladii ay dowlada ugu tala gashay dadka xaqabo xanuunkaas halista ah ....... Ka digtoonaada somaliyey

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 5 měsíci +1

      HIV AIDS wuu kusoo batay dhulka Somalida sanooyinkan danbe, waligeed saas ma noqon, waxaas waa Oromada dalka ku jira ayaa faafineysa kuwa timaha jara, kuwa guryaha ka shaqeeya iyo wax yaalo la mid ah.

  • @user-rw3rt1dh1m
    @user-rw3rt1dh1m Před 5 měsíci +19

    She is very strong Somali lady.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před 5 měsíci +3

    Dalka iyo dadka iyo diinta ba Alle ha noxafido Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿🕊
    🦁Guul Somaliya🦁❤🙏✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @jirfe
      @jirfe Před 5 měsíci

      Maxaay diin ka ogtahay yuhuudi baay ninkeedii ka raacday khaniisiintaay taageertaa inaadeertay waxaan ku support gareeyo iima muuqato ethiopia ciidamadeedii baa somaliia joooga safaaradoodu madaxtooyada ayaay ku dhex taal xitaa hadda congress ka shaqo kama haayso because republican ka ayaa majority ka ah gudigii aay ka tirsanaaydna waa laga saaray ilaaahay ha soo hadeeyo

  • @abdirizakhassan3234
    @abdirizakhassan3234 Před 5 měsíci +2

    Mashallah guul iyo gobanimo gabadha somaliyeed guul inshallah

  • @aadualeh4692
    @aadualeh4692 Před 5 měsíci +4

    Khasiisad qoomu luud u tali😂😂😂

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 Před 5 měsíci +15

    Fariiid❤❤❤❤❤❤❤

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator Před 5 měsíci +2

    We are all happy our people we are one nation Guul

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 5 měsíci +21

    Maasha Allah free Somaliwayn (Illaahay baa wayne)

    • @jirfe
      @jirfe Před 5 měsíci

      Maxaay qabankartaa ninkeedii iyo caruurteedii baay tuurtoo yuhuudi ka raacday khaniisiintaay taageertaa and she talking about muslim waa inaadeertay laakiin l don't support her because muslimba maaha

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 Před 5 měsíci

      @@jirfewaan ku fahmay inadeer Way walan tahye ayaadu

  • @abdimoosa1328
    @abdimoosa1328 Před 5 měsíci +3

    شكرا الهام

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 Před 5 měsíci +17

    Jah gabadheena waana dawaysay Allaha ku xafido wll geesiyad baa tahay guulayso mcntoh 🎉❤❤❤

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 Před 5 měsíci +1

      Nalka nura mambo?

    • @Hitman24-ui9tu
      @Hitman24-ui9tu Před 5 měsíci

      Ninkeedi mee yaa qaba

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 Před 5 měsíci

      Aamiin

    • @xariiromar8367
      @xariiromar8367 Před 5 měsíci +2

      @@Hitman24-ui9tuninka ma adiga rabay 😂😂😂

    • @milionephrem489
      @milionephrem489 Před 5 měsíci

      Soomaaliya waa dawlad fashilantay.
      Somaliland 33-kii sano ee la soo dhaafay kuma jirto Somaliya.
      Sida ku cad su’aalo ay midawga Afrika sannadkii 2005-tii u direen Midowga Afrika, ka dib markii ay Somaliland ka go’day Soomaaliya oo ay noqotay dal madax-bannaan, jawaabihii ay ka heleen salaadiinta beelaha Somaliland, culimaa’uddiinka Islaamka, dhallinyaro iyo waayeel, waxay u sheegeen in aanay doonayn. in la wada noolaado Soomaaliya, iyo weliba in Somaliland uu gumeystay Ingiriiska, Soomaaliyana uu Talyaanigu gumeysan jiray. Sidaas darteed, Soomaaliya xaq uma laha inay sheegto in Somaliland ay ka mid tahay dhulkeeda. Warbixintii guddiga baadhista ee Midowga Afrika ee sannadkii 2005 ee Midowga Afrika si loo aqoonsado Somaliland ayaa laga heli karaa xafiiska Midowga Afrika.
      Go’aankaas ayaa la fulin waayey sababo la xiriira siyaasadda shirqoolka ah ee Masar iyo ra’iisul wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi.
      Dhawaan Somaliland waa la aqoonsan doonaa.

  • @ahmeddjamahoussein-sm1vm
    @ahmeddjamahoussein-sm1vm Před 5 měsíci +1

    Chère petite sœur, tu as très bien parlé et j'espère que tous les SOMALIENS ET SOMALIENNES SE TIENDRONS LES COUDES. BRAVO PTE SŒURS. OK

  • @NimaHassan-nb9gg
    @NimaHassan-nb9gg Před 5 měsíci +1

    Masha Allah ❤❤❤MashaAllah

  • @silver14007
    @silver14007 Před 5 měsíci +9

    Qoftaan waa halgamaa

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor Před 5 měsíci +33

    M.a viva somaliya🎉❤

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 Před 5 měsíci +5

    Gabar nool ilhaan cumar❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gk6ne5jf2v
    @user-gk6ne5jf2v Před 5 měsíci +4

    Goool gooool 👍👍👍

  • @AnnoyedBoatLake-ov5gw
    @AnnoyedBoatLake-ov5gw Před 5 měsíci +21

    ilheen omar m.a waa muwaadin soomaliyeed wllhi guleyso sister....🤴😛😍

  • @siman111
    @siman111 Před 5 měsíci +18

    Ilham omar madaxweyne hasan friends hada ka hor tiri gabadhayda iigu waca Mashallah

    • @milionephrem489
      @milionephrem489 Před 5 měsíci

      Soomaaliya waa dawlad fashilantay.
      Somaliland 33-kii sano ee la soo dhaafay kuma jirto Somaliya.
      Sida ku cad su’aalo ay midawga Afrika sannadkii 2005-tii u direen Midowga Afrika, ka dib markii ay Somaliland ka go’day Soomaaliya oo ay noqotay dal madax-bannaan, jawaabihii ay ka heleen salaadiinta beelaha Somaliland, culimaa’uddiinka Islaamka, dhallinyaro iyo waayeel, waxay u sheegeen in aanay doonayn. in la wada noolaado Soomaaliya, iyo weliba in Somaliland uu gumeystay Ingiriiska, Soomaaliyana uu Talyaanigu gumeysan jiray. Sidaas darteed, Soomaaliya xaq uma laha inay sheegto in Somaliland ay ka mid tahay dhulkeeda. Warbixintii guddiga baadhista ee Midowga Afrika ee sannadkii 2005 ee Midowga Afrika si loo aqoonsado Somaliland ayaa laga heli karaa xafiiska Midowga Afrika.
      Go’aankaas ayaa la fulin waayey sababo la xiriira siyaasadda shirqoolka ah ee Masar iyo ra’iisul wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi.
      Dhawaan Somaliland waa la aqoonsan doonaa.

  • @user-bj7nr8ht6t
    @user-bj7nr8ht6t Před 5 měsíci +1

    Good news for somali people unted somali people thanks

  • @MoDahir-qg1tr
    @MoDahir-qg1tr Před 5 měsíci +4

    Thank you my sister Ilhan, I’m from Somaliland and we support. Please save us from Muse Biixi.

  • @Suadismael817
    @Suadismael817 Před 5 měsíci +14

    Maarka hore xiijaabo intaad Somaliland ku maaqantahay illaahay subhana watallah aya iidiinku maaqaan

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 Před 5 měsíci +3

    That’s great

  • @marwaan6923
    @marwaan6923 Před 5 měsíci +1

    My somali girl may Allah protect you

  • @ilbirhashi3030
    @ilbirhashi3030 Před 4 měsíci +1

    Very brave and excellent job Ilhan.thanks

  • @user-dy4pe2fr1u
    @user-dy4pe2fr1u Před 5 měsíci +5

    Soomali guuulu ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @garada6921
    @garada6921 Před 5 měsíci +5

    ❤️ ❤love ❤️ ilahan omar ❤️ ♥️ 💖 💕 💓 😍 ❤️ ♥️ long life my quen

  • @ahmedguutaale9351
    @ahmedguutaale9351 Před 4 měsíci

    soomaliya wali riyadi ayay isku maweelinayan xasan wuu fashilmay hadi uu s/land uu jabiyayay darbigii hor yaalay qac❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed4014 Před 5 měsíci +1

    Guul guul inshaal allah somaliaye 💙💙💙💙👊✊️❤❤❤❤

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před 5 měsíci +8

    Asalamu calaykum ilhan allah macaag vivo ilhan

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 5 měsíci +3

    Bravo❤❤❤❤❤

  • @f.n6491
    @f.n6491 Před 5 měsíci +1

    MashaAllah ❤

  • @sadraabdi466
    @sadraabdi466 Před 5 měsíci +2

    Kkkk 30 jir use ku tagay oo say walah isk dhigaya naa qumaluud nimdad ku ekow bad hooyada malah

  • @JimcaaleIbrahim-sp1de
    @JimcaaleIbrahim-sp1de Před 5 měsíci +10

    Guuul All somali who speak somali language ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před 5 měsíci +18

    Maansha. Allaah guuuul Somaaliya ♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 5 měsíci +1

    Ma sha allah guul umada Soomaaliyeed guud ahaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b Před 5 měsíci +1

    كلمتان سبحان الله وبحمده ❤سبحان الله العظيم 💚

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 Před 5 měsíci +10

    MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 Před 5 měsíci +16

    INSHA ALLAAH

  • @user-by1sq4lw7k
    @user-by1sq4lw7k Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤❤THANKS THANKS ❤❤

  • @BouhSaadEgueh
    @BouhSaadEgueh Před 5 měsíci

    Hambalyo waa gabadh somaliyeed oo ku dhiranaysa somalinimo masha Allah

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 5 měsíci +6

    That is my girl

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 Před 5 měsíci +17

    Maasha Allaah Ilhan Cumar Allaha ku xafido Somaliya Guul

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 Před 5 měsíci +1

    Asc walaal SAXWEEYE Guuleeyso abaayo

  • @User7654suy
    @User7654suy Před 5 měsíci +1

    Soo Dhawow Mudane MW DENI 👏🦁💪💯❤️✅🙏

  • @sm.5191
    @sm.5191 Před 5 měsíci +16

    ❤Masha❤Allaah❤Ilhaan❤🇸🇴♥️💯💪🏿🙌🏽Waa ku mahadsan yihiin walaltinimada eya somali u hayaan❤🇩🇯♥️👍

  • @user-op2iz4te6n
    @user-op2iz4te6n Před 5 měsíci +4

    GUULAYSO INDR ILHAAN MUUSE QAMUUNYO WABAAAAA

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 5 měsíci +1

    Mashaa Allaah tabaarakallaah xafidullaah Madaxweynaha umada soomaaliyeed mudane Xasan Sheekh Mohamud guul guul gobonimo ilxun kuma aragto Libaax Libaax dhalay guuuuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma Před 5 měsíci +1

    Masha allah viva somalia 🇸🇴💪

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 Před 5 měsíci +5

    Ilhan viva viva

  • @abdirahmanmk1641
    @abdirahmanmk1641 Před 5 měsíci +4

    Wow.ilhaan

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 Před 5 měsíci +2

    Sawdigii xuquuq qaniisiintii aad taageeraysey iska taageer war ma heyside.

  • @user-cz2hy9pb1g
    @user-cz2hy9pb1g Před 5 měsíci +1

    Thanks xildhibane

  • @siradm
    @siradm Před 5 měsíci +5

    Mahadsanid Ilhan taasi waa xilka kaa saaran dalkaaga laakiin maba qaadan karaan, waanu is garanaynaa Yeydaas

  • @AyaanyuusufMuuse-wt8eg
    @AyaanyuusufMuuse-wt8eg Před 5 měsíci +12

    Mashallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ gob Gobi dhashey

  • @bisharissack5874
    @bisharissack5874 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah good 👍👍👍👍👍

  • @Suldaan_Ahmed
    @Suldaan_Ahmed Před 5 měsíci +1

    Masha allah

  • @BASHKA.SOMALI
    @BASHKA.SOMALI Před 5 měsíci +23

    Great job

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 Před 5 měsíci +5

    Masha Allah ilahey ha ku xafido adiga iyo familie kaga❤❤🤲🤲👍🏻👍🏻

  • @user-hr5rx1cw8f
    @user-hr5rx1cw8f Před 5 měsíci +1

    Ilhaan cumar geesiyad baatahy horay usocda walashy soomali guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 Před 5 měsíci +1

    My dear Somaliland is not Somalia 😂😂😂

  • @sagalabdi2332
    @sagalabdi2332 Před 5 měsíci +5

    Guuuleso Ilhaan omar

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Před 5 měsíci +14

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ we love you gabadheena geesiyad fariifad harti hablohoodu walee waa Rag

    • @milionephrem489
      @milionephrem489 Před 5 měsíci

      Soomaaliya waa dawlad fashilantay.
      Somaliland 33-kii sano ee la soo dhaafay kuma jirto Somaliya.
      Sida ku cad su’aalo ay midawga Afrika sannadkii 2005-tii u direen Midowga Afrika, ka dib markii ay Somaliland ka go’day Soomaaliya oo ay noqotay dal madax-bannaan, jawaabihii ay ka heleen salaadiinta beelaha Somaliland, culimaa’uddiinka Islaamka, dhallinyaro iyo waayeel, waxay u sheegeen in aanay doonayn. in la wada noolaado Soomaaliya, iyo weliba in Somaliland uu gumeystay Ingiriiska, Soomaaliyana uu Talyaanigu gumeysan jiray. Sidaas darteed, Soomaaliya xaq uma laha inay sheegto in Somaliland ay ka mid tahay dhulkeeda. Warbixintii guddiga baadhista ee Midowga Afrika ee sannadkii 2005 ee Midowga Afrika si loo aqoonsado Somaliland ayaa laga heli karaa xafiiska Midowga Afrika.
      Go’aankaas ayaa la fulin waayey sababo la xiriira siyaasadda shirqoolka ah ee Masar iyo ra’iisul wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi.
      Dhawaan Somaliland waa la aqoonsan doonaa.

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 Před 5 měsíci

    Well done Ilhan Omar❤
    You are always Somali lady 🇸🇴
    So you ought to support Somali Sea and soil for free 🇸🇴❤🇸🇴🔥🇸🇴💪🇸🇴💯🇸🇴👍

  • @WardaXaaji-vy7zh
    @WardaXaaji-vy7zh Před 5 měsíci

    Thanks my sis good job marqanland no more goverment that riaght

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 Před 5 měsíci +3

    Wooooooooooooooooow

  • @ahmedmohamoud5715
    @ahmedmohamoud5715 Před 5 měsíci +3

    ILHAAN OMAR , NOLOW,NOLOW !!!

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 Před 5 měsíci +1

    mashaa Allaah guul soomaaliya thans ilhan ilove you

  • @user-dn5em3dy6v
    @user-dn5em3dy6v Před 5 měsíci +2

    U are Wright

  • @user-hu1ud3ol2b
    @user-hu1ud3ol2b Před 5 měsíci +6

    Mansha allaah mansha allaah❤

  • @amaalmohamedbihi5269
    @amaalmohamedbihi5269 Před 5 měsíci +15

    M.a dhiiiiga soomalinimada macaaana❤

  • @saidhassan8338
    @saidhassan8338 Před 5 měsíci +2

    M.a.sister❤❤❤❤❤ congratulations ❤❤❤❤

  • @ifraxiftin8347
    @ifraxiftin8347 Před 5 měsíci +1

    Mnsha allah

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před 5 měsíci +3

    Asaga Gatay Xasan Sheeq Bada

  • @habibaali3312
    @habibaali3312 Před 5 měsíci +7

    Mashallah tabarkalaah Ilhan gabadheeda Somali kartida waa lagu yaqaan Allah idiin xafido dhamaantiin Amiin Amiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤

  • @cawoludfa8962
    @cawoludfa8962 Před 5 měsíci +2

    We love you Ilhan.

  • @abdirizakelmi8491
    @abdirizakelmi8491 Před 5 měsíci

    Waa Farid ilhaan cumar masha allaah guul iyo gobanimo

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 Před 5 měsíci +33

    mashaAllah ماشاء الله
    Well done puntland people ❤👍🇺🇿👏🎉❤💚💙🧡❤💜🖤🔥
    Hambalyo ❤❤❤❤
    لن شاء الله خيرا 🤲🤲🤲

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 5 měsíci +5

      Naagtan gaalada ah ayada ka xun gaalada ethopia

    • @Msskorean
      @Msskorean Před 5 měsíci +3

      Gabadhan Puntland weey ka weyn tahay waa heer Qaran hoos ha geyn ee geey booskeeda aan ku wada faano walaasheen.

    • @Msskorean
      @Msskorean Před 5 měsíci +3

      ​@@Suhayb1_4adigaa dadkan ka dhex bax waayo Ethiopian ayaa tahay meeshaana lagaama soo dhoweynayo

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 5 měsíci +2

      @@Suhayb1_4 iska Ooy Dee naagtaan MJ ee laabdheera ah.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 5 měsíci

      @@Msskorean Markaa Dhaheeyso Puntland weey Kaweeyntahay Ma reerkeedda Meeshuu daganyahaa Waxkaweeyn Jiraa ee Aabbaheed Kayimid? Maxeey Ahaan Laheeyd Puntland La'aan? Qaranka Aad Sheegeeyso Sooma Ahan Cabdullaahi Yuusuf Dowladdii Yareed Uu Geeyay Xamar? War Xishood. Waxwalba Puntland Baa dhashay Mana ahan Meel Lagafaani Karo In Lagu Faano Mooyaanee.

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t Před 5 měsíci +4

    Urayso soomaaliland anagaa leh ma idinkaa leh guul guul soomaaliland ciidanka qaranka ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy Před 5 měsíci

    Good job Sis Guul iyo Gobanimo Somalia

  • @dekaabdisalam2497
    @dekaabdisalam2497 Před 5 měsíci

    Masha Allah

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 Před 5 měsíci +8

    Waaw guuleyso❤❤❤

  • @adamlonghill
    @adamlonghill Před 5 měsíci +9

    lol she’s acting like she has inch of power.

    • @AbdizYusuf
      @AbdizYusuf Před 5 měsíci

      Power wey ledahay ilhan omar ka naxoo nafta waa dee. Orod wax noqo ama dadka wax noqday oo xuquqdooda soo dhacsanayo ku mashqul sida islaan maseeyrsan 😂😂 laangabka wuu maseeyra markuu laandheere wax noqday u arko

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 5 měsíci +1

    Masha alh sharaf iyo karaamo ilhan guuleyso 🎉

  • @user-he3ds1dg6i
    @user-he3ds1dg6i Před 5 měsíci +1

    Naa is astur subxaana laah

  • @mawliidhassan5625
    @mawliidhassan5625 Před 5 měsíci +6

    Somaliland guul guul guul.guul.guul.guul.guul.guul.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ Před 5 měsíci +7

    Kkkkkkkkkkkkkk Somaliland even joined Again Somalia but Somaliland government doesn’t listen any one they just do what ever they want so guul guul Somaliland inshallah 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇳🇮🇳🇮🇳🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

    • @HappyDominoes-ef3pk
      @HappyDominoes-ef3pk Před 16 dny

      Calanka Iran Dhig seedi😂 qaar soomaali sheegato kute qoftu😅😂

  • @user-zg5tq7kr2n
    @user-zg5tq7kr2n Před 5 měsíci

    Masha allah ❤

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman7961 Před 5 měsíci

    Mashallah Ilham well done Sister❤