Maxay ka dhigantahay in ciidmada Ethiopia iyo kuwa somalia dagaal ku sigtaan diyaarado ciidan lagu

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 06. 2024
  • Maxay ka dhigantahay in ciidmada Ethiopia iyo kuwa somalia dagaal ku sigtaan diyaarado ciidan lagu

Komentáře • 35

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 11 dny +9

    Ethiopia waa la jabinaayaa insha alaahu

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q Před 11 dny +6

    Etoopiya wiligeen waan ka adkeen dagaal kasta hadana waan dharbaaxi doonaa

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 11 dny +6

    Guul guul guul soomaaliya

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 Před 11 dny +2

    Guuled mahadsanid allaha ku xifdiyo 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz Před 11 dny +3

    inshallahu waa iska difaci doona

  • @abdullahigargar1047
    @abdullahigargar1047 Před 9 dny +2

    Waa ethiopia sida rer matabaan ula dhaqmeen Lola xisaabtamaa wadankana laga hor istagaa well done rer matabaan

  • @aj1478
    @aj1478 Před 11 dny +4

    Xabashida waa cadow, in la iska dhiciyo moyee si kale kuma joogsanayaan

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 8 dny +1

    Guul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 insha Allah

  • @abdimohammedhussen1453
    @abdimohammedhussen1453 Před 8 dny +1

    Guuuul Soomaliya Soomaliba lahe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw Před 11 dny +3

    Ciidankooda waa inlaga saaro somli dhamaan tood waaa ciidan dowlado shisheye ku shaqeestoh

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 Před 8 dny

    Waa guul hadiiba ciidan soomaaliyeed iska dhacsheen itoobiyaanka injirta badan

  • @barwaqoHashim
    @barwaqoHashim Před 11 dny +2

    Guuul soomaliya

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw Před 11 dny +2

    Waxaa masulka ah dowladah mareykan kah

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 Před 11 dny +1

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies

  • @mohamedhassan3983
    @mohamedhassan3983 Před 11 dny +2

    War Somalia dagaal isku diyariya inshallah yahuuda Ethiopianka aa isku diyarinomalkaana iyo dulkana iyo diintana aa difacno inshallah

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 Před 9 dny +2

    Ethiopia wan is naqanahe ayago raliya inee Somalia ka baxan roon hadiikale sida baqtigoda ujiid jidnaya loo jid jidaa

  • @ambarashkir3336
    @ambarashkir3336 Před 5 dny

    Ha na dhafaan xabashida

  • @asheekh15
    @asheekh15 Před 9 dny +2

    Soomaalia iyo itoboya indagaal dhexmaro waafiicnanlahayd waayo itobiyana waxay tahaybaa latusilahaa Soomaaliduna wayku midobilahay waxalaga yabaa inay sabab unoqonlahayd in Soomaali State nosoxorobi lahayd

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Před 9 dny +1

    Ayagaa uyeertay soomaahan

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw Před 11 dny +1

    Mareykan waa inuu somali faraha kala baxaa ciidankeenah lkin wax kale hadey rabaan wax isdhaafsi malgashi ganacsi wadadah saxda ah ha soo maraan lkin ciidankooda iyo ku wa ayga kensaday waa iney ka saraan wadankeenah

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Před 9 dny +1

    Ma la hubaa inay usocdaan inay axmaarada badalaan mise cabdi madoobay rabaan inay Ku qabsadaan

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Před 11 dny +2

    In ay amxaaro ragena bahdisho maxaa kenay ????raga soomaaliyeedoow waxaad ka shaqaysaan qabyaalada iyo musuq maasuqa iyo qaraxa ilaa inyar oo uu ilaahay unaxariistay maahee .
    Marka seebaynan amxaaro iyo duli walboo dhan noo haweysanayn

  • @user-wz7yx7zn2k
    @user-wz7yx7zn2k Před 11 dny +1

    Yaç yac

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol Před 11 dny +1

    Salam guled wariyasha sharaftale oo somalida dhirigaliya kanagontay midnimada somalida cadowgoga farta ugufiqa masha allah gareb istaga dagalka siitti lascanode moyaleh melkaste somalie dhibkuqabto braha bulchada dagalka kagajirtan allah hanixafido hassan sheick waa lagusurme dawlede eheel uma ah gof gabadh muwadilada oo dawleda somaliya hassan hogaminayo xildhibanad ka ah xuminti ugu sharaf badnan midoowga afrika u sharahneed tariqda madhedkisi ugalila ah ishortag kusameye sharaftisi tii somalie tii gabadha ee dawlede kaale madahwene wadankale sinaya sharafta gof nuca Mahadkutilmami waa kahiinwadan gobol somalie madafikaro ceebu kuyahe hassan umada somalie

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 Před 11 dny

    Hanaga baxan Etobiya ayago waxaso Hub ah wadato ayay naga carari jiran hadana waxbo iskama Badalin Ak 47 aya Luga furan waxaso gari ah

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r Před 10 dny

      Maxaa iska celin kartaan idka intii caasimadiina imaanay ayaan.waxan rabno ka sameynay Mugdishu hadal kaliyaa ayaad taqaanan

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 11 dny +2

    Xassan baa badey uguna wacan ,gudaafadda joogta villa,

    • @salmaandsuhayb2845
      @salmaandsuhayb2845 Před 11 dny +1

      Ila😂xiligi farmajo bay joogeen ka sheekey

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve Před 8 dny

      Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Před 8 dny

    Guuleed.maant.dabadeed.laba.alifle.ayaad.tahay

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Před 11 dny

    Kuwait ayaa tihiin maryppleey Ethiopia idinka dhan 1 sapac ayeey idinku qabsaneysa haday idiin gacan qpaado taas ogaada hadal kaliyaa ayaad ku fiican tahiin Somali ok wey naga goan tahay inaan xoog ama xeelad idinku qabsano saasna aan badaas ku qabsano

    • @abfjxjj
      @abfjxjj Před 10 dny

      car bad somaliyeed xoog ama xeelad ku qabso hadal wax mataree.

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r Před 10 dny

      @@abfjxjj afka kaliyaa ayaad ka nooahihiin soon bada Ethiopia 🇪🇹 ayaa la dhahayaa