Deg Deg Somalia Oo Diiday Raaligalinta Itoobiya, Imaaradka Oo Shirqoolay Xasan Sheekh, Muuse & Ciro

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Komentáře • 51

  • @abdulaahikulmie5570
    @abdulaahikulmie5570 Před 7 měsíci +2

    thanks warkasa igelaya somalia ha nolato

  • @HassanQatar-wq2sk
    @HassanQatar-wq2sk Před 7 měsíci +2

    Congratulations Mr president Hassan Mahmud Masha Allah very much keep going 💯🥰💪

  • @HassanQatar-wq2sk
    @HassanQatar-wq2sk Před 7 měsíci +1

    Congratulations government of Somalia to both of you keep going 💯🥰💪

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 Před 7 měsíci +1

    Madax weyne Xasan sheekh muxu kaka dhidiiiqinaya wadanka Imaaradka oo ah Cadowga Umada Somaaliyeed waana Cadowga Umada Islaamka

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Před 7 měsíci

    Madaxweeyneheena waan ku qanacsanahay hoowsha uu dalkacu haayp waxaanse ka rabnaa inuu itoobiya iyo imaaraad labadaba uu xiriirka ujaro sababo badan oo jira aawgeed

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 Před 7 měsíci

    DUBAI. MA. SOOGALI. KARTO. WAAYOIYADA BADA. RABTA INAY. DAKAD MADAXBANAN KA HESHO. SOOMAALIYA

  • @omarmahadai7147
    @omarmahadai7147 Před 7 měsíci +1

    Soomaaliyeey imaaraadka wadanka halaga eryo waa waxa kaliya soomaaliya badeedu ku badbaadi karto

  • @dargo114
    @dargo114 Před 7 měsíci +1

    Digniin: MW Xasan shiikh haka haro Imaaraadka iyo dhagartooda.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 7 měsíci

    Muusigaan xun ee qaylada badan ee aad ka soo hormarisaan wararka ku baddala muusikadii heesihii qaraamiga ee Soomaaliyeed. Ta kale marka aad warka akhrinaysaan ereyada qalaad (English) iska ilaaliya. Afsoomaaligu waa luqad qani ah, wayna ka suugaan ballaadhantahay luqadda ingliishka. 😊

  • @unnownbabby7179
    @unnownbabby7179 Před 7 měsíci

    Anigu aragtideydu waa in imaaraadka lacagta aan ka dhameyno maadaama ay duqomiin yihiin lkn lacag waalan ayey bixiyaan ka qaata lacagtaasi

  • @MaxamedCabdiqani-hw2ro
    @MaxamedCabdiqani-hw2ro Před 7 měsíci

    asc

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Před 7 měsíci

    soomaligii arkow washamsi kuqaada dhagax kudila hurgalka dabadhilifku hadhaci jajusku hajabo soomalidu xaqa hakumidowdo guul gobanimo inaha allah1🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️✌️🙏🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥

  • @Abdi-s8z
    @Abdi-s8z Před 7 měsíci

    Madaxwaynaha Somalia waa mashruuc Emirates ay maal gashadeen Shilinka hoo Sharafta isii

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 Před 7 měsíci +1

    Madaxweynaha waa lagu kalsoon yahay how baqina in uu arrintaan ku fududaado noolow mudane xasan sheekh

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Před 7 měsíci

      Xassan waa nin aad u jilicsan oo madaxa u fuurariya Emirates. Lagama yaabo inuu Amar diido ku sameeyo Emirates wyo kursigey ka tuurayaan. Deni oo kabaha u baalasheeye Emirates ayey ku badalayaan.😮

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 Před 7 měsíci

    Hagaag hassan shekh wa cadowka somalia sabab 8marad sidebu ataagikara isaka oo on iney cadoka uu ku weey smalia Dubay

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Před 7 měsíci

    Madaxwyne Xasan sheikh Waa Geesi Goankisu Adag Yahay War U Ka Diiday Italiya Kama Qaada Naayo Imaraad Waana Isku Kalson Yaahay Inta Wax Garaad Kana Waa Og,Tahay

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 7 měsíci +1

    SAFIIRKA GAFKA WAXA KA KEENAY, KA DIB DOWLADDISO BADDENA DAMACDAY , MISNA DALKA IN LAGA CEYRIYO LA AWOODI WAAYAY.

  • @dahersoubaneh
    @dahersoubaneh Před 7 měsíci

    Noura mahamoud

  • @HassanQatar-wq2sk
    @HassanQatar-wq2sk Před 7 měsíci

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep going 💯🥰💪

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 Před 7 měsíci

    Hagaag hassan shekh wa cadowka somalia sabab imarad sidebu utaagikara isaka oo og iney cadowka uu ku weey smalia Dubay

  • @bario1091
    @bario1091 Před 7 měsíci

    Imaradka waa wadanka somali kanawadkali ladahay somali mexey inadhaha iskuguhayaan xariirka mey ujaraan

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Před 7 měsíci

    imarad ninkiracow wadeedi dontaye arligaga hoooyo eed lagamagala ee allow naqabo imaraadka iimanka beelaye ayda uadeega islamku dhiba aafaweyane ninkii aqlilihi imarad kama agwareego agoda haistagine erya waa abeese intusan kuaynabin erya oodiida 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥✌️🙏

  • @abdisabriye
    @abdisabriye Před 7 měsíci

    Hassan sheikh nin Jilicsan waaye, Emaradka waa Cadaw umada muslimiinta ah, waana in hangool fara fara leh la is kaga qabtaa,

  • @MohaaShe-b5t
    @MohaaShe-b5t Před 7 měsíci

    Emarat lacagta kasoqato ethiopia ugee waa yahaye

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 Před 7 měsíci

    Daciif maaha ee waa runtii

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Před 7 měsíci

    Hassan shekh no emaraad be carfuuliy ader shekh malaha dhag somaliyad maa wadana

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 7 měsíci

    Madaxweyne Xasanow Alle ka cabso oo Imaaraadka ka har. Haddii kale way ku dullaudan doonaan. Imaaraadka ayaa Itoobiyaanka ka xun.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 7 měsíci

    Waa ciyalkii dafida xaayle sallase kusoo koray.
    Oo kaniisadaha waxkusobartay.
    Marka yuu Iman Somali.
    Waa qaa idan wadan

  • @mieldethym2837
    @mieldethym2837 Před 7 měsíci

    Max eey ula beegsan weyseey xabashi dooneeysa Dalka iyo Badeena iyo kuwaani ka ibinaaya ???? Somaalidu waa la jah wareerinaya.

  • @Terza56
    @Terza56 Před 7 měsíci

    Hassan Sheikh madaxweynow ka leexo Imaaraadka iyo kuwa la baxay brics o ah wadamo isu tagay ka joog ka jooog waxba ku tari maayaan e ka leexo

  • @dhandhamajalaaladhandhamajalaa

    Ha

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 7 měsíci

    Xasan shiiq haduu imaarad kahari waayo waxaa run ah in uu heshiska uu wax ka ogaa wallahi haduu arinta bada xasan shiiq uu wada hadal ka furo xilkiisa ayuu kuwaayi doonaa maxkamada qain qaran ayuu noqonayaa taas ha ogaado xasanshiiq

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh Před 7 měsíci +1

    Arsi not Somali but pure Oromo :-Arsi Oromo is an ethnic Oromo branch, inhabiting the Arsi, West Arsi and Bale Zones of the Oromia Region of Ethiopia, as well as in the Adami Tullu and Jido Kombolcha woreda of East Shewa Zone. The Arsi are made up of the Sikkoo-Mandoo branch of Barento Oromo.

  • @faizabayer
    @faizabayer Před 7 měsíci

    Marka hore ha ogolaadan inay kalaabato heshiis beenaadkii

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 Před 7 měsíci

    Good news 👏 😂😂😂

  • @saalaxawad6322
    @saalaxawad6322 Před 7 měsíci

    Ninka hala eryo..hadii laga baqaane caleemo ha loo ruxo???

  • @AdanAbdi-hz4mi
    @AdanAbdi-hz4mi Před 7 měsíci +1

    Xasan waa fulaya ciidamada itobiya ayuu sari layahay

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před 7 měsíci

    Imaaraadka waa dalka laga saaraa intay goori goor tahay haddii kale waxaa la gaari in sidee yeman.

  • @AbdirahmanAbdullahi-ce1vn
    @AbdirahmanAbdullahi-ce1vn Před 7 měsíci

    😂

  • @HusseinWardere-le8jm
    @HusseinWardere-le8jm Před 7 měsíci

    Xassan dhiiqo iyo kuba Qabyaalada Ku daba yaacaya Waa in dalka Somaliya laga badbadiyaa

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před 7 měsíci

    Xasan dalka meel xun buu gaarsiiyey taas oo sabab u ah jiljileec iyo aqoon xumo siyaasadeed iyo qabyaalad.

  • @24Haai20
    @24Haai20 Před 7 měsíci

    Stupid kaas inuu dib ugu Soo noqdo iskaba daaye waa inaanan loo ogolaanin diyaarad sidda ama uu la socdo ineysan hawada Soomaaliya Soo marin. Waa in si abadi ah looga mamnuucaa inuu soo galo Soomaalia.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 7 měsíci

    Emaraatka ayaa burburiyey wadanka oo xasan gurguurte oo ay ka dhigteen bide u shaqeeya oo aan lahayn karto uu ku diido bahdilaada iyo dulmiga ay ku sameenayaan

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Před 7 měsíci

    Ader mahamed waara maha somali waa karc axmaar dalay

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 Před 7 měsíci

    Hagaag hassan shekh wa cadowka somalia sabab imarad sidebu utaagikara isaka oo og iney cadowka uu ku weey smalia Dubay