Musalsalka Dhaxal | Season 1| Xalqadda 12aad | Dadkii indhaha lahaa ayaaa waxay cunaan la’.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 05. 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv
  • Zábava

Komentáře • 1K

  • @user-ds5xz1zt9q
    @user-ds5xz1zt9q Před 28 dny +639

    dumarland manoqonkara gabadha ugu liketa badan😢

  • @mysoul189
    @mysoul189 Před 28 dny +174

    Duniyo iyo galad waa another level wlhi, wali ma arag dad sa wax ujila oo soomaali ah ,bilad dahabi ah uqalmaan labadaa qof taasaa xaqiiq ah exceptional acting for both Dunia and Galad.

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 Před 28 dny +343

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @alizamoha4845
    @alizamoha4845 Před 28 dny +188

    Xalqadba xalqadabka danbeyso waa emotional dhnka duniyo OMG😢😢

  • @user-vk6xe6fi4f
    @user-vk6xe6fi4f Před 28 dny +153

    Ilaahow qof walboo aragiisa waayey usoo Celi kuwa heystana usiyaadi.😢

  • @mushaax6369
    @mushaax6369 Před 28 dny +255

    Team dhaxal waxa ku haysta qeybta faqiiriinta jiliinkooda😂😂

    • @xamdiapdi2646
      @xamdiapdi2646 Před 28 dny +14

      Anaga dhan baa faqiriin ah noh noloshena dhab ah ka turjumaysaa

    • @Maadeyschannel
      @Maadeyschannel Před 28 dny +4

      DABCAN IYAGAA KA MIDTAHAY

    • @minhaj9543
      @minhaj9543 Před 28 dny

      Qeybta Gallad uu taajirinta aadayo kuheystaa 😂😂

    • @abdirahman1376
      @abdirahman1376 Před 28 dny

      Kulaha dadki indihi laaa ba wax ee cunan laaa kulaha😅😅

    • @deeqocadarcali9616
      @deeqocadarcali9616 Před 27 dny

      Aniga labada qoys oo faqirinta lee ugu jeclaha team tajir manal ugu jeclaha 😂😂😂kuwas cuno ayago cunaya moye maba la arko

  • @najiibzhacbaan7602
    @najiibzhacbaan7602 Před 28 dny +82

    Runtiii Dadka Reer muqdisho way sidaan Muunada iyo quruxda Umadda Somalilyeed Guuleysta wallahayl ❤

  • @aftootube8919
    @aftootube8919 Před 28 dny +58

    Fikimkan bulshada somaliyed wax weyn ayuu ufaideyna this is exactly what's happening in our families and relatives, kusaliya subana hena saw❤ cawoo waa jimco

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 Před 28 dny +829

    Team dhaxal hadaa kamid tahy like faqiired xita isaar waa dhaxalka kaliya aan kugu lee yahy 😂❤👍

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch Před 28 dny +156

    llahow Qof kaan Qoraal kaan aqrinaayo Wixii fcn oo niyadiisa kujiro usahal 😊❤️

  • @user-vf5yq4rw5d
    @user-vf5yq4rw5d Před 28 dny +97

    Midki haboon xitaa inuu kashidan yahay yaa ila arkay ❤😮

  • @Cumeer..bigfan835
    @Cumeer..bigfan835 Před 28 dny +405

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤❤

  • @zashachannel
    @zashachannel Před 28 dny +63

    Galad caadi maaha su aalaha uu odayga iyo gabadha weydiinaayey indaba caadi maaha❤😮

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl Před 28 dny +100

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 Před 28 dny +121

    Samirka & dulqaadka hala badiyo somaliyey like 👍

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 Před 28 dny +66

    Hadii jilliinka duniya iyo farxaan yare kusoo jiitay like ii saar.

  • @mariishgwalmariishgwal1137

    Dadka isla jecel galad iyo duniyo like 🎉❤

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 Před 28 dny +282

    Team dhaxal hadaa kamid tahay like 👍 faqiired xitaa iisar ileyn waa dhaxalka kaliya aan kugu lee yahay waaye 😂

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 Před 28 dny +78

    Duniyooo😭💔anoo og inee jileen thy ayan la oyy😢 waxaba kasii naxay galad😭💔🏃‍♀️😂 talow see wax udhixi donan😢😮

  • @ENAMAHAMEDDAHIR
    @ENAMAHAMEDDAHIR Před 28 dny +42

    Kusaliya Rasuulka ❤ صل الله عليه وسلم❤

  • @Nostalgia.1001
    @Nostalgia.1001 Před 27 dny +17

    Xalqada 12 waa tii si fiican loogu sharxay filimka oo dhan, kani waa musalsalkii ugu xiisaha, dareenka iyo xamaasada badnaa ee Soomaali ka soo baxa ilaa iyo hadda, bahda filimka diyaarisay iyo Astaan hore u kac wacan.

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 Před 28 dny +140

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

    • @nuuxshaacir8726
      @nuuxshaacir8726 Před 28 dny

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @shabcaancabdi6592
      @shabcaancabdi6592 Před 28 dny +2

      Salalaahu calyihi wasalam Salalaahu calyihi wasalam Salalaahu calyihi wasalam Salalaahu calyihi wasalam Salalaahu calyihi

    • @XuseinYaxye
      @XuseinYaxye Před 28 dny +2

      scw scw scw 🥹

    • @MawlidHaji
      @MawlidHaji Před 28 dny

      ❤❤❤❤❤koko wiujyhh

    • @HappyGolfBall-wo3mj
      @HappyGolfBall-wo3mj Před 28 dny +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @CabdiQasaare
    @CabdiQasaare Před 28 dny +75

    Inta xayeey siinta neceb😂😂 like

  • @hodansaid6482
    @hodansaid6482 Před 28 dny +38

    Waxanba jeclahy Duniyo Rerkoda❤hadad Ila jecshhy like isar🎉

  • @Abdirahmanmo139
    @Abdirahmanmo139 Před 28 dny +70

    Inta is dhaafiso xayaysiiska like dhac ku siiyo 😂❤

  • @faadumoabdi4506
    @faadumoabdi4506 Před 28 dny +35

    Galad odayga caawo ciriiri bu galiyay wllhi😂😂😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 28 dny +14

    Waa filim xiisa badan oo dareen weyn xambaaraan Shaqo wacan ayaa noo haysaan bahda astaan tv ❤❤❤

  • @shukriabdirahmaan6066
    @shukriabdirahmaan6066 Před 28 dny +15

    Duniyo siday indhoolaha umatalayso wlhi calooshay ihurisay subxaanallah

  • @sufiyanow-cabas
    @sufiyanow-cabas Před 28 dny +59

    Inta iyako jifan dawanaya one like 😂

  • @sumiita__03
    @sumiita__03 Před 28 dny +17

    Maamadan duniyo ayada ma dhashay wallhi wey isku so egyihiin😫❤️inkasto jileen thy

  • @Dagaanabdi
    @Dagaanabdi Před 28 dny +24

    Duniyo jilinkeda Ina caadi mahaa❤😮😊

  • @mohamedahmedfadhiid626
    @mohamedahmedfadhiid626 Před 27 dny +8

    Musalsalkaaan DUNIYO qaybteedu caadi maahan. adiga oo raadinaysa qarash aragaadi aad wayday inow soo naqdo sabab naqda hadana aadan awoodin. Hooyadaa haku tiraa qof aadan Rabin guurkiisa aqbal haddii aad (duco iyo aragaadi rabto) waa xanuun aan lasoo koobi karin xaddigiisa 😭😭😭😭😭😭.

  • @ismailsanyare4354
    @ismailsanyare4354 Před 27 dny +8

    Heer sare weeyi filimkani . Waa filimkii ugu horeeyay ee soomaali samayso ee aan la socdo . Tayada isku dubaridka muuqaalada iyo sheeko cajiib ayuu kulansaday filimkani . Astaan tv hambalyo .

  • @AhmetMaaNkaH-qj9wd
    @AhmetMaaNkaH-qj9wd Před 27 dny +5

    flmkan waxa uu ka hadla xaqiiqda somaliya ka jirta runti qofka fikirkaan leh maskax aan cadi hayn ayaa ku rakiban runti❤

  • @Xamse.yare24
    @Xamse.yare24 Před 28 dny +25

    Igula sali nabi maxamad scw scw ❤❤

  • @nyg1162
    @nyg1162 Před 28 dny +14

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 28 dny +54

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @AaminoSheekh
    @AaminoSheekh Před 28 dny +45

    Astaan waa xaasid qadkeyga 8:40 ku egyhy ayadana 9:00 kadhigeen walee kuwaan xaasidiin waaye sabti iska daawanaa I.s😢😢

  • @maryanCraxamaan
    @maryanCraxamaan Před 28 dny +15

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Alla duniyo masasalkaan meeqo jeer ayaan darted u ooyey wllhi😢

  • @SXHEIPOVIC
    @SXHEIPOVIC Před 28 dny +20

    Duunya indola maaaha balse jilinkeda waba superb 💯

  • @fardusjama3602
    @fardusjama3602 Před 28 dny +19

    Qaybtani hadal uma bahnayn😂i can’t wait next part😅

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Před 28 dny +21

    Allah is one 😢❤☝️

  • @Bisharoofilcial
    @Bisharoofilcial Před 28 dny +46

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙
    Follow isoo dheh wll Qali❤️🙏

  • @rashkaofficial6147
    @rashkaofficial6147 Před 28 dny +14

    Lookan cwa hal malaay buu familyga ku darsaday legend waaye 😂😂😂

  • @Moproya
    @Moproya Před 28 dny +24

    Asc walaal kusali nabiga scw ❤

  • @user-cc4dq3sv1c
    @user-cc4dq3sv1c Před 28 dny +39

    Team dhaxal like ana inika dhaxla ee ha ila dhafinin😂😂😂

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 28 dny +35

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahzakariye6823
    @abdifatahzakariye6823 Před 28 dny +40

    Bangiga waxaa lagu dhici doona flashta kadibna galad ayaa lagu eedayn doona
    Waa qiyaastayda uun😄😄

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 Před 28 dny +1

      it's possible 😊

    • @nameAnNa
      @nameAnNa Před 28 dny +3

      Aniga xata😂 odaygana wuxu dhahaya aabihiis cml wye😂😊

    • @Matildaschannel-kx8rz
      @Matildaschannel-kx8rz Před 28 dny +3

      Sheekada waa sida ay umuuqato

    • @nimcoxashi5061
      @nimcoxashi5061 Před 27 dny

      Alaaa maxa isha ka riiday 😂aniba saas uu maleynaya

    • @user-cs7mu6dc7p
      @user-cs7mu6dc7p Před 25 dny +1

      War inu dhaxalkoda so ceshta raba aso xarakenayo inu albabka galo kadib gurigan wan walaregaya kayaaca majirto😂😂😂

  • @user-jp7dz6gz5f
    @user-jp7dz6gz5f Před 28 dny +14

    Ayyy filim Iso jeetay wllhi wax badana laga faaidayo❤

  • @muna_____somali
    @muna_____somali Před 28 dny +37

    Musalsalkan Qeybta duniyo aad bey ii taabatey😢👍💔

  • @umua3483
    @umua3483 Před 28 dny +13

    Galad quruxlow waye masha Allah

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 Před 28 dny +12

    2:37 please weligaa ha uguursan dan kuhaysata😢😢
    Illaheybaa deeq baxsha

  • @CISHQI27
    @CISHQI27 Před 27 dny +7

    Qaraabooy nacala asalada abihin ku yaal wax qarabo la dhaho ma jiran filimkan wa jilin lkn boski saxda ahaa ayay ku jiliin oo bulshadenu sasay u badantahay dadkena masakinta ah e sida saxda ah inoku bahan wllhi ma garab istagno e wan ku digana allah xaqa hana wafajiyo amin

  • @NasroMaxamed-ty9jk
    @NasroMaxamed-ty9jk Před 27 dny +5

    Film 🎥 qaybta faqiiriintaa ugu shidan wlhi 😅😊😊

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas Před 28 dny +47

    Jaliil baa igu ogo hdan jojin karo mowd jirkagi xarirta aha xabal looma jexen Baaba illahey haku naxaristo marka abaha weyso cidlo ayad daremeysa aydo dadku ag buxan xita abahey marka cilanka madaxa u marin jira so xasustay😭😭

  • @HodanAbdinur
    @HodanAbdinur Před 28 dny +19

    Qaybta faqiirinta jilinkoda waa top👌😂

  • @updiqadircade5639
    @updiqadircade5639 Před 28 dny +16

    Rooble luuq baa laguhelay inta kalena hani baa u dhameystirtay 😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 28 dny +24

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah ah somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @isirsiciidgaaxnuug1894
    @isirsiciidgaaxnuug1894 Před 28 dny +10

    Ducaale u eeka soran ilahy haw naxaristo 😢😢😢😢

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 Před 27 dny +6

    😢😢😢duniya waa iga oysiisay wlhi 😢😢😢

  • @anizaaabdulahi3276
    @anizaaabdulahi3276 Před 28 dny +22

    Alla hoyoy 😭 duniyo ilahey haku cawiyo😢

  • @user-st1to7qc2r
    @user-st1to7qc2r Před 28 dny +15

    Wlhy waa Qeebtii ugu xiisaha badneed 😮😊

  • @mukhtarhassan3117
    @mukhtarhassan3117 Před 28 dny +11

    Someone From Kismayo ❤

  • @fahiimarooble4390
    @fahiimarooble4390 Před 28 dny +12

    An kusalino salika nabigeena Mohamed scw

  • @fatimojacfar6260
    @fatimojacfar6260 Před 28 dny +26

    Odey rooble waaa la qabtey caawo 😂😂😂

  • @cumarmohamed1951
    @cumarmohamed1951 Před 27 dny +9

    Runtiii Dadka Reer muqdisho way sidaan Muunada iyo quruda Umadda Somalilyeed Guuleysta walaalyaal 🥰🥰🥰

  • @NajmaSalad-hs7iy
    @NajmaSalad-hs7iy Před 28 dny +7

    Jaliil baa igu ogoo
    Hadan joojin karo moowd
    Jirkada xariirta
    Xabaal loma jexeen
    Nafta lagma jiideen😢abbe😢😢
    Allow ku naxariso 😢

  • @intawalanwlaashood8376
    @intawalanwlaashood8376 Před 28 dny +15

    Alla cwa galad qalpigiisa bash💔🖤🥺

  • @Qaaliyey
    @Qaaliyey Před 28 dny +24

    Garbasarka ee Duniyo wadata wata cawa waa faraxsanahay 😢😂❤

    • @ubaxaxmed1656
      @ubaxaxmed1656 Před 28 dny +4

      Mashegee marka😂😂

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir Před 27 dny +2

      Dacda u qoslay 2$ ka firso😂

    • @Qaaliyey
      @Qaaliyey Před 27 dny

      @@AnuuAbshir abaa ama qaladay hee xaa udambeyo Numbarka 😭

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir Před 27 dny

      53 udanbeyo abyo😂✍️😭

  • @AL-HUSSEINI24
    @AL-HUSSEINI24 Před 28 dny +26

    "Mustaqbal ka weyn aragaada maxuu yahay "🥺🥺🥹

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Před 24 dny +4

    Gallad Wan Ka Xumahay Waxa Ku Dhacay , Isago Wali Jacayl Ushegan Duniyo Miyaa Laga Guursanaya?😭

  • @NadiiroAbdihakim-ez5hs
    @NadiiroAbdihakim-ez5hs Před 28 dny +12

    Wxs musaslkoda ma u dayna war wxa noso bdiya asbuuci 3 jeer noso dhiga😢😅 uf

  • @Musabsalah550
    @Musabsalah550 Před 28 dny +24

    It's Friday night kusali nebiga S.C.W

  • @Mohamett_10
    @Mohamett_10 Před 28 dny +18

    12k views iyo 13k like Mac qulmiy😭😂😂

  • @CaaishoMaxamad-rz4dn
    @CaaishoMaxamad-rz4dn Před 28 dny +29

    Team dhaxl like 👍 iisara😊

  • @abdinasirsuxufi4821
    @abdinasirsuxufi4821 Před 28 dny +12

    somalidu sida wax loo jilo way ku fiican yihiin keep goin

  • @kawsariitaahmed4910
    @kawsariitaahmed4910 Před 28 dny +19

    oday ducaale waa laderka filimka 😅😂

  • @Khedirmed
    @Khedirmed Před 28 dny +38

    Taagerayasha duniya one love

  • @cabdiqaadir6912
    @cabdiqaadir6912 Před 28 dny +26

    Duqada iyo nageye hala isku guriyo
    Cafiyo😂❤

  • @LeaderYT23
    @LeaderYT23 Před 28 dny +6

    CZcams waa ku cusbahay team dhaxal cumaamada igu tuura 😢😢😢

  • @kumaaqaano6845
    @kumaaqaano6845 Před 27 dny +6

    Gabadha shaqalaha ka ah bank inta taagersan like 😊

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 Před 28 dny +4

    Fantastic episode. Keep it up team ❤

  • @ckariimxikmaawi5453
    @ckariimxikmaawi5453 Před 14 dny

    Ma soo Marin dunidan qof ka sharaf badan subanahenaa maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw alle haku sharfe like ta isaar wll

  • @user-xt8fz3qr5w
    @user-xt8fz3qr5w Před 28 dny +11

    Dadkii indha lahaa baa waxeey cunaan la 😂😂

  • @Aamina970
    @Aamina970 Před 28 dny +13

    Mustaqbal ka weyn aragaaga muxuu yahay .😢😢

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 Před 28 dny +15

    Duniyo jilliinkeedu waa heersare walhi gabadhaan hala abaal mariyo.

  • @hopefulamina123
    @hopefulamina123 Před 28 dny +2

    The best Somalia series i liked

  • @user-oq4ru9sy3w
    @user-oq4ru9sy3w Před 27 dny

    Wawooo musalsalkaan aad baan ujeclahay waxaan jeclaan lahaa in aad soo gudbiso qaybaha soo socda ❤️

  • @user-zu5hg9hn8e
    @user-zu5hg9hn8e Před 27 dny +6

    Marwada Bankiga Ayaan ka helay ❤❤

  • @shukridaud5736
    @shukridaud5736 Před 28 dny +14

    😢😢😢😭😭ax wlhi calosha ixanunty

  • @user-br2xl1vg6s
    @user-br2xl1vg6s Před 27 dny

    Thanks guys for part 12

  • @luluoahmed9332
    @luluoahmed9332 Před 25 dny +1

    Amazing episode ❤

  • @user-rh1gd1gt3z
    @user-rh1gd1gt3z Před 28 dny +39

    M united fans like ❤

  • @MssGaabo-dg6xq
    @MssGaabo-dg6xq Před 28 dny +8

    Ala wan oyaya marka xasusta dunida arkay😢😭

  • @Samaarabintumaxamud
    @Samaarabintumaxamud Před 28 dny +18

    Roble so uma eka sooraan allha unaxariste

  • @Fafo0
    @Fafo0 Před 28 dny +7

    😂😂😂dadkii indhaha laha ba wexey cunan la,

  • @user-do6qw6xs4c
    @user-do6qw6xs4c Před 28 dny +6

    Best filim❤

  • @natuushmohammed852
    @natuushmohammed852 Před 28 dny +7

    Aabe la,aanta waa xanuun 😢

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 Před 28 dny +1

    Allah is one ❤

  • @RiimOsman
    @RiimOsman Před 28 dny +7

    Waaw nice filim❤🎉🎉❤❤