Axmed Daahir X M Dalmar Heesta Kulan HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

Komentáře • 776

  • @Lil_shaafi1
    @Lil_shaafi1 Před 3 měsíci +380

    Heestan Saan dhan umaCaan Hadda sidayda tik tiko ku Argatay Aad Dib Usoo Raadisay Like 👍 Isaara Jacaylkuna Waa Xanuun 💔😭

  • @inacarab1999
    @inacarab1999 Před 4 měsíci +67

    Wednesday:15-may-24}}
    Inta Fiirsan Doonta ama dawan doonta 2030 isha alla waxa Laga Yaba waqtigu inaanu ii saamixin inan Gaadho Jiilka Dahabiga Fankeena soo Nooleeya
    Ahmed daahir axyaa fanaan qalbigad Kasbataad ku weyntahoo ❤️

  • @mustafeomer8400
    @mustafeomer8400 Před 3 měsíci +188

    Heestan tiktok hadad kuso aragtey ood soo raadisey like my comment 😂😂

  • @Abdinasir_30
    @Abdinasir_30 Před 3 měsíci +114

    From TikTok hadaa iga dambeyso liketa haila dhaafin🙁

  • @aminafaraah4919
    @aminafaraah4919 Před 3 lety +71

    22/Apr/2021 Naf uu kalgacayl la kowsadayee ayaan kohashada kolnaba la dinee communtigan xasuus hay ahaado😥♥️

  • @Dr_MustafeDaacad
    @Dr_MustafeDaacad Před 3 měsíci +34

    Nio somaliyey waxa bilaa xigmada ee hada lagu heesaayo waydinkan sidan dhan ugu naxsane heestan xageee ka marteeen heestani way hees dhaaftey wllhi hadaad sideydoo kale ugua heshey like 👍 iisaar please 🙏 29/05/2024 ayaan daawanayaaa

  • @asmasaed3018
    @asmasaed3018 Před 3 lety +62

    Heestan waxaan dhegaysan jiray 2016 Markii Ugu Horesay xanuunka Jaceylku Wuxuu Yahay Aan Bartay anoo inan Yara🥺💔
    8|july|2021 12:00 ayaan dib u dhageysnaya isla boogtii Hore ayey i daqantay😔💔

    • @Kingtaplouz30
      @Kingtaplouz30 Před 2 lety +4

      Xasuusuhu qalbigay wax yeelane ka dhac wll

    • @naimaapshir3857
      @naimaapshir3857 Před 2 lety

      Kula mid bn ahy wllo🥺

    • @djsalmaanyare9534
      @djsalmaanyare9534 Před 2 lety

      Sorry

    • @kc_king4276
      @kc_king4276 Před 8 měsíci +1

      Inkasto boogta jacayl bogsan balse laga boogo dhaydo hadana wll kalinimada ayaa ah cadowgaaga 1aad waxan rajaynaya inaad ka baxday.

    • @Jabircade123
      @Jabircade123 Před 2 měsíci

      Xasuus baan galay caawa markaan heestan soo raadiyay maskaxdaydu 10 sano kahor bay soo xasuusatay waqtigii aan soomaray iyo gabadhii aan jeclaa waqtigaas

  • @HaboonYusuf-xq6bo
    @HaboonYusuf-xq6bo Před 2 měsíci +21

    Hestan wxn dhagysanya ano ur 4 bil ah ilmahygi uhoreyay wxan ad ugufaraxsanhy ina haysto wilki riyadyda aha ano yar anjecladey. ayu hadana ilhy calaf igudaray farxadyda iyo helitanka an isaga helay wxy i ilawsiyen dhamn durufihi noloshyda somaray iyo kuwa taganba alxdlh wxa urajynya qofwlba qofku jcelyhy inu ilhy siyo ugana dhigo qof wngzn wxaklo ilhy kabarya wilkan nolosha lawadagay xamze inu sida u hada igrab istagay o u iguhiliyay inta cimrigay kadhimana u iguhiliyo adbn kujeclhy my husband 😭🌎🤲

    • @naima6246
      @naima6246 Před měsícem

      🥺❤️

    • @msshalgan7336
      @msshalgan7336 Před měsícem +1

      Illah ku fududeyo abyo kuwii nolosha farxad ku dhamesto allah inka yeelo❤

  • @ahmettabdinoorismail4193
    @ahmettabdinoorismail4193 Před 3 měsíci +13

    Hesteydii 8 Years Ka hor aan dhagesan Jiray ayaan dib Uguso laabtay si aan u dhagaesto 04 June 2024 Waa adune 2030 Qof daawan miyaa jiro heestaann Hadad aragto comment keyga adigo dhagesanaayo hestaan Ogoow inuu waqtiga dheereeyoo Ee Cimriga Allah haku dheereeyo walal🎉🎉🎉

  • @hamdaabdi3737
    @hamdaabdi3737 Před 4 lety +70

    16/April/2020
    9:25 pm habeen jimco soo galayo
    Waxaan illahay ka baryayaa inu wax walba oo khayra oon niyada ku hayo isiiyo amiin yaa rabii comentigan xasuus ayuu ii noqon doona hadaan sii nolado😣😔

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Před rokem +67

    Inta heeskan tiktok ku soo arkay sidayda farta taag like 👍 hayla dhaafina🦋🙏🏽❤❤❤❤

  • @ashahusseinahmed6298
    @ashahusseinahmed6298 Před 4 lety +36

    Kadiska barashiyo hduu kulan ku beermo jacayl kal iyo laab wllhi qof aaan isla kaftan jirnay oo safr ka imid aan kulan nay markas ayan dareen xad dhaaf is ku qaadny ax ax wllhi kadis barasho jcl ka beermay abwanka been ma sheegin❤ waaa wx yar oo daal umacan jcelka 😍💯

    • @the_kaarto
      @the_kaarto Před 2 lety

      Wan la dhacay faaladada🥰👸

    • @Sicidnasir
      @Sicidnasir Před rokem

      Qac imika ma wada joogtaan

    • @shakiradare4832
      @shakiradare4832 Před rokem

      Ana wuxu ilaahay itusay heestan oo Ankaga fikirayey, gabadh aan iskusoo baraney bus ka imanayey Addis Ababa, to hargeisa jacaylna waan uqaatay sikadisa

    • @khalidosman5708
      @khalidosman5708 Před 8 měsíci

      Isoo dhaweey

    • @BulshaawiBiit-ko6xm
      @BulshaawiBiit-ko6xm Před 3 měsíci

      😊

  • @apdimalikfaarah9649
    @apdimalikfaarah9649 Před rokem +42

    Still My Fovi🥺🥺Hestan Kama daalo Mar walba Dhagaysigeda
    Noloshu Malahan liiban Joogta Mar Waad Farxaysan Markay Arimahagu Kuu Hagagan Malina Markay xumadan murugo ayaa Qalbigaga Dabolaysa 🥺
    Bartan Adag Ayad Noloshada ku Jiraysa Intad Noshahay🥺🥺💔
    Waxan Alle Ka Baryaya Inu Dhamnteen Riyooyinkena ino Rumeeyo 🥺🥺🥺🥺🤦

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid Před 11 měsíci +15

    14 sept 2023
    Habeenka la kulmay qofkan dunida I jecela faraxd iyo galgacylka markan kulany aad usii jecelday
    Kaliska barshiyo haduu kulan ka beremo jacayl kal iyo laab wadanha kabadan kurbada hurin ❤❤
    One love mudane calfka haigu ka simo
    Monday 25 September,2023
    Farxad iyo galgacayl ❤❤

  • @farduuzofficial7755
    @farduuzofficial7755 Před 3 měsíci +88

    24 may 2024 from tiktok likesaar hada igadanbayso😢❤

  • @user-so7ez5dy1q
    @user-so7ez5dy1q Před 3 měsíci +25

    Heestan dadka dawon doono 2026 waxan idin leyay dhamaten alle hayna gaadhsiyo😢

  • @husseinmohamed682
    @husseinmohamed682 Před rokem +11

    Waa heesta keliya ee aan hadyad uga dhigey qof aan aad u jeclaa ilaa maantana aan jecelahay (F) alle haku daayo ❤❤❤

  • @user-ne8ql7uk7z
    @user-ne8ql7uk7z Před 3 měsíci +12

    28 my 2024 waa hbn salaasa ah Noloshu way igu adagthy blse alhmadulilah wan caafimad qaba blse wxn Rajynaya mustaqbl ifaya qof kasto I ciilayna uu cagahyga hoostooda iman doono ugu danbyn maalmihi wacna way soo socdan insha allah

  • @hoodadeeq727
    @hoodadeeq727 Před 2 měsíci +6

    Nafuu galgacayl lolowsadayey ayan kohashada kolnaba ladiney 😢❤06/07/2024 ayan dawanaya wana markii igu horaysay inta TikTok kasoracday salama ❤hees daren leh misna aad uqurxoon ❤😊

  • @asiyaabdi8432
    @asiyaabdi8432 Před 6 lety +53

    Heesta Ahmed dahir aya ila 2018 dawanaya o aniiga ila mida wan ka helay walhi

  • @user-rm2ei2wf1o
    @user-rm2ei2wf1o Před 2 měsíci +7

    Hestan waxa dhageysta 2018-ila hda comment mntan so qoray xasuus ha ihado.kadiska barashiyo🥹🥹❤️

  • @NimcaFarah-zu9rz
    @NimcaFarah-zu9rz Před 3 měsíci +33

    Still I'm watching 24 my 2024❤😢

  • @abdishakuursulaymaan4668
    @abdishakuursulaymaan4668 Před 3 lety +11

    Axyaa fanaan axmed xajji dalmar war ninkan fanku wuu ubaahanyahay luuqada codka xaragaynta miraha best somali zinger ❤❤❤

  • @off2025
    @off2025 Před 3 měsíci +19

    Kadiska barashiyo haduu kulan
    Ka beermo jacayl kal iyo laab ❤
    Arbaca/22/5/2024 nairobi ❤️‍🔥

  • @suu5222
    @suu5222 Před rokem +16

    Wadnaha kabada kurbada Hurin🥺💔 wa mrki igh horeysay an dhageysto heestan amazing 🥰 26/oct/2022 iyo xalado bdn ☺

  • @sakariyemaxamuud6454
    @sakariyemaxamuud6454 Před 3 měsíci +14

    Qof walboo 2024 daawanaayo waan salaamayaa

  • @Abaadirhussein24
    @Abaadirhussein24 Před 8 měsíci +93

    3 January 2024 still am watching

  • @SadiacadeYy
    @SadiacadeYy Před měsícem +3

    From TikTok,hadaad iga dambeysi like my comment 😂❤

  • @Xamdimustafe-
    @Xamdimustafe- Před 3 měsíci +14

    22/05/2024 08:12pm it was first time aan dhagaysto heestan waqtigan an dhgysanayo waa waqti aan ahaa sanadkii hore ee jaamacada qaybtiisii 2aad sidoo kale waaa waqti ay igu cakiranyihiin arimo badan waxaana iigu wayn arinta iga haysata dhinaca xidhiidhka waxaan xidhiidh la lahaa wiil la dhihi jiry abdimalik runtii wuxuu igu noqday iyo waxaan ka filanayay way is yeelan waayeen hadana waxan xidhiidh la sameeyay hamze mohamed xaqiiqdii wiilkaas jacaylka la sheego ayuu ibaray waxaanan rajayanayaa haduu khayr iileeyahay inuu rabbi igu simo arimaha iyo kuwo badan oo dhinaca familka ig saarana way ihystaan 😢waxaan comentigan uqoray si uu iigu noqdo xasuus😢😢 adiguna wll hadaa iga dambayso iisoo duceey😢

  • @Mssmilaano
    @Mssmilaano Před 4 lety +47

    2020 Hestan hada dawaneso like Sar

  • @farduusadan1001
    @farduusadan1001 Před 2 lety +30

    2022 heestan daawanayaa markaan kala tagnay qofkaygiiiii 😥😥😥🤲🤲jacaylka dhabta ah qofka haystaa Waa macaan xaqiiqatan Waana soo dhadhamiyay 🩸kaynada cishqiyo kabaalada eey adaa kooraha wadnaha sudhayeey 👂🥲😥😥😥😥

    • @laynqabow7000
      @laynqabow7000 Před 2 lety +1

      Warku waa dhan yahay wll

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 Před 2 lety +2

      Gabadhu haday ninkeeda jeceshahay xataa hadaanu isagu rabin lagama yaabo inuu furo ama ah kala tagaan markaa farduus adiga ayaa dalbaday kala taga markaa wllo waxaad dhamaysay iyo jacayl aad afjartay waxba comment hayska dhigin daacad rayi gayga weeye sharafeey hay arkin qof maag wada

    • @mascuudcabdiraxman4004
      @mascuudcabdiraxman4004 Před rokem

      🥲😪😢😢😢

    • @fartuunmuse4360
      @fartuunmuse4360 Před rokem +2

      @@dhuuxyarechannel1486 sual wllo hadi u ninka gabadha jeclen maxey ka ag qabanesa qof aney jecl iyo farxad iyo wanagbo ka helenin sido kale nin an ku jeclen kuguma qanacsananayo muran iyo dagal idinkama dhamanayo so qalbi jab maha

  • @abdallaoffical9805
    @abdallaoffical9805 Před 2 lety +9

    heestan Waxan dhagaysty markn 10 jirka ahaa Runtii markaan heestan xasuusto ama aan dhagaysto waxa igu soo dhaca xasuuso aanan wli qalbigayga ka go ayn😭 Waxan kaloo dhagystay Heeeskan #12/3/014 HabeeyN Khamiis ah #9:30 xili aan ku qiyaaso Markii Aan Qofkii Naftaydu ay ka raali noqoty ee an jecaladay aan Helay Dhab ahaan tii Waxan kaloo hadan Dib usoo xasuustay oo aan dib u dhagaystay Heestan markay ahayd 23/5/020😭 kii markaan Wayy qoftaan aduunyada ugu jeclaa runtii heestan aniga waxay ii xanbaarsan thy xusuus aad u wayn oo ay kamid thy xusuusahyga😭 Alle Hadaayo Axmed daahir xaaji dalmar ❤️
    Fannnkan hada Xaguu ka dhacay........... Waxan maqlay inuu Had jig jiga bajaajle ku yhy😭

  • @saalaxsidiiq
    @saalaxsidiiq Před měsícem +2

    8/8/2024 maalin khamiisa
    KADISKA BARASHIYO HADUU KULAN KA BEERMO JACAYL KAL IYO LAAB🥺💔

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 3 lety +25

    2021 yaa dawanay inta iga danbaysa like sara ❤👏

  • @suleikhafarah4714
    @suleikhafarah4714 Před 2 lety +11

    Yaa weli dhegeysanaya 🥲 jacaylkaygii ugu horeyey ayan dhegeysan jirey lkn waan ku guleystey 8 sanadood iyo 3 caruura lkn waan kala tagnay lkn xasuusihii hore laydhka igu kiciyay ka mit thy xauus anaan ilweyn bay ka mit thy 🥲🥰

  • @nuur____barre
    @nuur____barre Před rokem +9

    😩Runti heestan waxn soo booqdey 4/11/22 maalin jimce ah 9:50 daqiiqo🥺 qofkaygi runtii aan aaaadka u jeclaa baa qalad ana galin dhakada iga saray sida daradeed maante aad baan u murug sanahy 😒 waa jeclhy kamana maarmo😿💔

  • @user-gz1ib9hp8v
    @user-gz1ib9hp8v Před 3 měsíci +7

    27/5/2024 hadaa iga danbayso love iisaar❤😢

  • @Kabtan.
    @Kabtan. Před 3 měsíci +15

    2024 hadaa dawanyso heestan macaan Like isaar😎👋

  • @najahsaid1162
    @najahsaid1162 Před rokem +7

    Heestan waxaan dhagaysana maalin aan farax sanahay ayna tahay sanadka cusub maalintii ugu horeysaya 1/1/2023 4:07pm galab axada iyo jawi roobaad iyo magaalada garoowe

  • @HeebaanCabdi
    @HeebaanCabdi Před 3 měsíci +3

    Midbaa igu lahaa heesta cusub ee axmed daahir soo qaaday ma aragtay saan idhi may suu itusay heestan saan ku idhi misaan idhi fanbarad ba tahay wll e 2013kii bay ahaysld ES tv.

  • @KhadroKhadromaxamed
    @KhadroKhadromaxamed Před 3 měsíci +7

    From tiktok❤😢11june 2024

    • @suhaypmohamet7559
      @suhaypmohamet7559 Před 3 měsíci

      Ma markii kuugu horaysayba aad dhagaysato 2016 ban dhagaysan jirnay adnh tik tok bad kuledy inader 😂

  • @ShaakirJoniur
    @ShaakirJoniur Před 3 měsíci +6

    WAANI SALAMY DADKA HEESTAN DAAWAN DOONA 2030

  • @rijaaljr
    @rijaaljr Před 3 měsíci +3

    Waayahanba intaas dhageystay mn dhameysanin, axyaa hees mcn bdn inta tiktok-ta kasoo raadisay bn salaamayaa.

  • @KhayreAli-ep5wx
    @KhayreAli-ep5wx Před 3 měsíci +8

    Hestan waxaa dib u so radiyay
    27 may 2024 from tiktok
    Hada iga damyso like ii saar❤

  • @scwscw3047
    @scwscw3047 Před 4 lety +30

    2020 april oo cawa kow ah iyo xanunki corona virus o adunka qasay iyo anigo caawa jacayl darremaya xxx M xxx 🖤

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 8 lety +27

    naf uu kalgacayl la koywsadayeey ayyaan kohoshada kolnaba ledineey.

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 Před 2 lety +11

    7 sano oo heestan aan dhagaysanayay cakuye Murugada erayadani maanta ayay xaaladeedu i haysataa. Bi'iwaa jacayloow!!!!

  • @Jabjacayl
    @Jabjacayl Před 10 měsíci +8

    25/10/2023 Arbaca habeenimo 2:20 Kadiska barashiyo haduu kulan kabeermo jacayl kal iyo laab ❤❤ wadnaha kadbadaan kurbada hurin 😮😮 commentigan xasuus ha ii ahaado adna like dhac kusii

  • @Updilahei
    @Updilahei Před 17 dny

    Heesteydii 9 ka hor aam dhagesan jiray ayaan dib ugu so laabtay Ahmed Dhair xaji dalmar Fanaan anaa tageero uu ahaya😊

  • @user-qh1oo7lc7r
    @user-qh1oo7lc7r Před měsícem +4

    2024 Jul 24😢😊❤

  • @maxamedmaxa12
    @maxamedmaxa12 Před 3 měsíci +4

    Heestan hadan tiktok ku arkay san u mcn masan dib usoo radiyay❤

  • @iamAbdEyasis
    @iamAbdEyasis Před 3 měsíci +5

    From Tiktok yaaa iLa Mida🫡🖐

  • @naemahssn6256
    @naemahssn6256 Před 2 lety +16

    11/2/ 22022 Friday 16:33still my favourite song 🎵
    Keenada cishqiygiyo kabalde adaa kooraha wadnaha sudhayay
    🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀
    Kadisaka barashiyo hadu kulan ka beermo jacayl kal iyo laab

  • @maxamedaamiin4637
    @maxamedaamiin4637 Před 2 lety +7

    Heestan hada dawanayso 2022 love sar

  • @Azuuuuuuuuu989
    @Azuuuuuuuuu989 Před 2 měsíci +2

    Ada koraha wadnaha sudhaye😭❤️ from tiktok 2024💐🥺💕 iguso duceya in hesaha dhan ilhy iga madobeyo😢❤

  • @Nourhanapdirchiit
    @Nourhanapdirchiit Před 3 měsíci +2

    Heestan saaid ayaan uga helay 😢 from TikTok really 2024 😊❤

  • @SharmaakeAxmed-mz2ei
    @SharmaakeAxmed-mz2ei Před 3 měsíci +5

    From dhaweye likta hala dhafin

  • @kalidhassen5509
    @kalidhassen5509 Před 3 měsíci +3

    Fananka fananiinta ugu cod quruxbadan lkn waxkhtigu reebay inta ka amin san ahmad dahir❤

  • @cabdicasiisyarre7559
    @cabdicasiisyarre7559 Před 3 měsíci +5

    Heestan waxaan dhagaysanayaa habeen jimce 16/5/2024 ah,barigay soo baxdayna heshaaan ugu jeclaa ayay ka mid ahayd waxaa u dhaxeeya wkhti 10 sano ah lkn barigaas hore jacaylka wax badan kama aqoon lkn cawa waxaan isku diyaarina la kulanka qofkii aan is jeclayn 6 sano
    Iyadooo iga ogalaatay waliba inay miyaro ii noqoto,waayo wagaaa inanka ahaaa calafla na kala meermeeriyay🎉🎉🎉🎉🎉

  • @carrejt5091
    @carrejt5091 Před 9 lety +6

    waaw waa hees aad umacaan iyo fanaan aad umacaan axmad daahir xaji waxaan u qiray in uu yahay boqorka codka waa hees aad umacaan nice song

  • @mupashirmahamett7290
    @mupashirmahamett7290 Před rokem +7

    Still heestan wa so radisay hada iga dampayso like 👍 ❤

  • @qadanapdi2598
    @qadanapdi2598 Před 4 lety +8

    Kadiska barashiyo haduu kulan ka beermo jacayl kal iyo laab 😫❤️

  • @samiirahmettt76060
    @samiirahmettt76060 Před 2 měsíci +2

    Haben jumce ah
    Saacada 22:55
    Tar. 20/6/2024
    Anoo kaliya fikiraya dhagaysanayy🥺🥺 halka dada ay dawanayen ciyar udhaxaysay spain vs Italy oo cyar adag ahayd group stage ah euro2024
    Like ha ila dhaafin wll 😊🥺

  • @Blue_oblivion
    @Blue_oblivion Před 12 dny

    This guy was a real legend. What an underrated legend.

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 Před 3 měsíci +3

    From tiktok wiil jaceyl haayo kasoo raacay❤

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 Před 4 lety +4

    Heestan intaan raadinayay way badnayn wlhi ❤ hada ayay inan zam zam la dhaho ii heshay ❤❤❤

  • @zakariemohamed9954
    @zakariemohamed9954 Před rokem +5

    Komntgyga hadad argto dabdy laga yaba inan ka horye allh darti igu soo duce
    Allh khtmda khyr angu khtmo heesna aynga madbye

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Před 3 měsíci +6

    Inta markay tiktok ka so aragtay soo raadisay heestan ereyada macan😂❤

    • @100YearsAgo.
      @100YearsAgo. Před 3 měsíci +2

      2015 ban aqaanay ka wrn estv ka daawan jirey 😂😂

    • @100YearsAgo.
      @100YearsAgo. Před 3 měsíci +1

      ​@@mushtqmohamed aniguba wax badan kama weyni 2013, 2014 ban ayuub hctv ka daawan jirey ee heesahana estv ba beriga shidnayd 😂😂
      Ee ma reer Somaliland ba tahay

    • @100YearsAgo.
      @100YearsAgo. Před 3 měsíci +2

      ​​@@mushtqmohamed. haa imad odhan lkn madama iga dambaysid ayaan sida ku idhi mida kale waan ku arkaa in aad iga yartahee iska qaado yaraanta ana ku siiye 😂😂?
      Ninkan hadda sidu noqday mad aragtay wad ka nixi 😢?

    • @mushtqmohamed
      @mushtqmohamed Před 3 měsíci +2

      @@100YearsAgo. haha anu ayuub in ad shgyzan modayay Ma ninka heesta qadaya shgyzay😭😂
      Hadan Instagramka ku shgo amu jaam iga gala nio😂

    • @100YearsAgo.
      @100YearsAgo. Před 3 měsíci +1

      ​​@@mushtqmohamed. Haa de ninkan ban jeeday 😂
      Walee maxa jaamka gelinaya 😂

  • @hawraarmusicproductionlyri978
    @hawraarmusicproductionlyri978 Před 3 měsíci +5

    Sunday 26 May 2024😢❤
    More feelings ❤

  • @sumayoabdi1608
    @sumayoabdi1608 Před 2 lety +5

    Yaa si deyda radiya wali qofki ku habona oo hestn iska dhagysnya 🥰

  • @zakomar8981
    @zakomar8981 Před 3 měsíci +4

    Who’s watching this song in 2024-05-30 after discovering from Somali tiktok, raise your hand and thumps up 👍

  • @HamdiAbdukadir
    @HamdiAbdukadir Před 3 měsíci +3

    Heestan wxn dhageyznya 6 zno wx kasto nllsha wn ku guleyzty lkin kuma gulzn inan helo qof dacad ah rbigey kma quzn inu yiri wx kasto od iweydizto una zmirto wd heleyzn 😢💔

  • @fahimamukhtar8657
    @fahimamukhtar8657 Před 11 měsíci +4

    Wxn soo booqdey heestan 24/9/2023 wxn dareemaya xanun aad ubdn wxn wayey qofkan aduunka ugu jecla😢farxd kunolow meelkastod joogto 💔M

    • @HannaAlin-vz3wq
      @HannaAlin-vz3wq Před 3 měsíci

      😢sooory sis adiga in lagu jeclaada qurx badan 🎉

  • @SakariyeCabdilahi-xz9ii
    @SakariyeCabdilahi-xz9ii Před měsícem +2

    Still watching 2024❤

  • @khadarciiseyuzuf-xs9ws
    @khadarciiseyuzuf-xs9ws Před 3 měsíci +2

    Wxaan dawanayaa heestan aniga oo ah khadar ciizeH oo loo garan ogyahy khadar giir heestan waxn ku dhagaysan jiray miimirey 2016 still cawa Ayan dip usoo xasusty waa habeenimo axada waana habeenkii man city laga qaday Af cupka 2024/5/25 wan idin salamayaa

  • @abdiqanimohamed3495
    @abdiqanimohamed3495 Před 3 lety +5

    Kadiska barashiyo haduu kulan ka beermo jacyl kal iyo laab ❤😫😫

  • @mousezaed6078
    @mousezaed6078 Před 3 měsíci +1

    Heestan waxan ka daawan jirray 2013 iyo 2014 ESTV xasuus dhalin yarro Axmed daahir dalmar☝️❤️‍🔥

  • @asmaabdirahman8205
    @asmaabdirahman8205 Před rokem +3

    17 nov 2022 maalin khamiisa 3:13 galbnimo ya ila dhagysnaya heestaan😩 commantigan xasuus bu inoqonyaa😘 fav song😩😭

  • @mubarakali5458
    @mubarakali5458 Před 3 měsíci +3

    Nafta maxaa codku jiray🎉

  • @CabdiCawke-mg9fv
    @CabdiCawke-mg9fv Před 3 měsíci +12

    From tiktok😢🎉❤2024 26may

  • @CabdiSaleeban-e7s
    @CabdiSaleeban-e7s Před 14 dny

    Kadiska barashiyoo haduu kulan kabeermo jacayl Kal iyo laaaab wadnaha kurbada hurin ❤ 😢🎉 ax ax maxaa kaxun kadis. Laysku bartoo lays waayo

  • @yasirmohamed8683
    @yasirmohamed8683 Před 2 lety +2

    Kama xiisodhigo heestan intay kujirtaba Axmad Dahir my fav

  • @Bintuhabiibah
    @Bintuhabiibah Před měsícem +1

    Anoo heesihi iska dhaafay baan maanta tiktok kaso raacay heestan💔😭

  • @deeqacabdilahi7364
    @deeqacabdilahi7364 Před 3 lety +1

    26 November 2020 maalin khamiisa magalada hargaysa iyo hes inbadan raadinaayay jawi quruxbadan iyo dareen jcyl allow muraad kayga oon macsi ahayn isiiii amiin

  • @anfacahmedhassan9581
    @anfacahmedhassan9581 Před 3 měsíci +1

    Oh, what a song❤😢
    Keenada Cishqigiyo kabaalada
    Adaa kooraha wadnaha sudhayeey❤😢

  • @mustafexasanjamac4879
    @mustafexasanjamac4879 Před 2 měsíci +1

    2009bn dhageysn jirey ilahdana wn dhageysta axmed dahir lajen alfananu calam❤

  • @user-rl4wx9xj7c
    @user-rl4wx9xj7c Před 3 měsíci +2

    Intee bid ugu soolabtey kagacanta taaga 🥰✋️

  • @Suweydo-th6om
    @Suweydo-th6om Před 3 měsíci +3

    Heesta hada dawanaysa 2024❤❤

  • @zaxarllabacher1288
    @zaxarllabacher1288 Před 4 lety +3

    Heskan ya ila dawnyo 2020 hees darenkagad wadta wan kahly😍😘

  • @modugsiiye6686
    @modugsiiye6686 Před rokem +2

    Heestn xasuus igu ledahy iyo xilgii an jigjiga joogy 🥲 ilahy Mar ha igu celiyo my home 😘

  • @cabdishakuursiciidcabdi3058

    Heestani xasuus gaara ah ayay igu leedahay. Habeen anoo ku sugan magaaladda Burco ayaa barnaamijkii Bariido iyo Boggaadin ee ka bixi jirey HCTV laga soo daayay. Ku darso heestaa Nimco Samriya oo daadihinaysa ayaa noo macaaneysay.

  • @Aniita-Malpo
    @Aniita-Malpo Před 3 měsíci

    25/10/2021🎉❤naf uu kalgacayl la kowsadayee ayaan kohashada kolnba la dinee communtiga. Xasus hay ahaado ❤😢 waa heesta keliya ee aan jecelhyi❤

  • @bluelyrics1980
    @bluelyrics1980 Před 4 lety +3

    Yaa ila dawanaya 2020/6/22 o joga home jareerta o dareemaya qalbi jab wayn 😭😢😭😢

  • @hemazako
    @hemazako Před 3 měsíci +1

    Heestan tiktok ban ka dhagaytay waan ka helay kadib ayaan soo raadiyay 😢

  • @MohamedKolkoli-sc8zz
    @MohamedKolkoli-sc8zz Před rokem +2

    StiLL axmed Daahir Haddan Fresh ahaY iY0 Hadi KaLepa Malin walpa wan dhagaYsta 😮

  • @kalifahmed619
    @kalifahmed619 Před 3 měsíci +1

    Ninkani heestan waa ku tuntuunsadey ilaa ka xarago heesey

  • @samatardiriye1226
    @samatardiriye1226 Před 3 měsíci +1

    25/05/2024 😢Cwa Haben ay so galyso sabti heestan si garaa ayy isamysy
    Waxn xgan ka salmya 2040 jiilka daawan doona allh cimriga Ha dheeryo 😢

  • @safiyamohamed3306
    @safiyamohamed3306 Před 3 měsíci +1

    Waa weynka salama hees qalbiga aamusan dareenka ku dhex jira sheegeysa❤❤

  • @Anthony_77b
    @Anthony_77b Před 3 měsíci +1

    10/06/2024/ gacanta waxan haystaa qof aad iigu qaaliya soo duceyeya asxaabeey ❤😢

  • @koososmaan1681
    @koososmaan1681 Před 9 lety +13

    yaasaalam heestaan waxa moodaya ina aniga leegu talagaalay thanks axmed dahir x dalmar heesta iqaaday