Tafsiirka darsiga 26aad Al-Baqara 253 - 258

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 06. 2019
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Komentáře • 53

  • @sadaamandre2149
    @sadaamandre2149 Před 10 měsíci +1

    M.a

  • @rahmoyusuf3164
    @rahmoyusuf3164 Před 5 lety +5

    Maasha allaaaah

  • @mohamedidiris3436
    @mohamedidiris3436 Před rokem +7

    Asc wr wb muuqaalka inta 20 daqiiqo ee uhoreeya iyo 20 daqiiqo ee ku xiga way is waydaarsan yihiin barakalaahu fiikum

  • @ismalure_58
    @ismalure_58 Před 10 měsíci

    Jazakallah Kheyr Sheikh

  • @cawoahmed3408
    @cawoahmed3408 Před 5 lety +3

    Shukran shiikh illahay kuwa uuu hanunuiyo ha naga dhigo

  • @fay6834
    @fay6834 Před 3 lety +2

    اللـہم صلِ وسلم علێ نبينا محمد ﷺ ❤❤❤

  • @ibnuabbas6559
    @ibnuabbas6559 Před 8 měsíci

    Masha Allah

  • @khaalidxuseen7301
    @khaalidxuseen7301 Před rokem

    mansha allah

  • @abdulkadirhussein1772
    @abdulkadirhussein1772 Před 2 lety +6

    Cashar ka waa dhanyahay ee xooga isdaba maris bes ayaa ku jiro. Markaa dhameysato video ga waa arki doontaa ee dhameyso.

    • @abdirashidabdo1798
      @abdirashidabdo1798 Před rokem

      haa casharku wuu dhamaystiranyahay ee lakin wuu is daba marsanyahay xagga farsamada weeye

  • @Shacni.
    @Shacni. Před 2 lety +1

    اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا محمد

  • @ibrahimmahamud7682
    @ibrahimmahamud7682 Před 2 lety +1

    Jazaka allah sheikh

  • @farhanelmi1719
    @farhanelmi1719 Před 2 lety +2

    Sheekh khayr allehakaasiiyo Amiin.

  • @abdihakiimmohamuud7329
    @abdihakiimmohamuud7329 Před 10 měsíci

    Allah kugu abaalmariyo janadisa sheikhow

  • @arimahajaceylka333
    @arimahajaceylka333 Před 4 lety +4

    mshlah shekh alleh hakuku anfaco cilmigaad baraday if iyo aakhiraba aamin yarabi🙌

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 Před 5 lety +2

    Asc jasa kallaah khayiir

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před 2 lety +1

    Jazakaallahu Kheyr sheekh maxamed

  • @naciimoxaaji4943
    @naciimoxaaji4943 Před 5 lety +3

    Masha allaah shiiq dirir jasakalaah qeer

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 5 lety +6

    SCW SCW SCW

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +2

    Ku saliya xabiibkeena maxamed nnkh

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 Před 5 lety +1

    Maashallaah alx allow culimadeena nooxifdi aamiin yaa allaah jizaakallaah kheer shiikh ❤❤❤

  • @mussesaid5458
    @mussesaid5458 Před 5 lety +4

    جزاك الله خير الجزاء يا الشيخ محمد عمر درر
    Allah misaanka xasanadka ha'kuugu darro Asc

  • @aanoleosman3157
    @aanoleosman3157 Před měsícem

    ❤❤❤

  • @zaragoldgold683
    @zaragoldgold683 Před 4 lety +1

    Mansha allah ilahay ha nagu anfaco adigana sheekh jzk khayr illahay ha noo kaa daayo aameen

  • @cabdiqanidayib338
    @cabdiqanidayib338 Před 3 lety +1

    Maash allha

  • @mohamedupdate
    @mohamedupdate Před 4 měsíci

    Masha Allah
    Jazakallahu khayr❤

  • @faadumomuuse2235
    @faadumomuuse2235 Před 3 lety +1

    Masha Allah sheekh Allah haku xafido

  • @cabdiqanidayib338
    @cabdiqanidayib338 Před 3 lety +1

    Scw scw scw

  • @shaaficicabdi7466
    @shaaficicabdi7466 Před rokem

    Alle ha innagu anfaco, Sheekhana ha ka abaal mariyo.

  • @awdeeq
    @awdeeq Před rokem

    Maasha Allaha shiikh dirir

  • @abdirashidabdo1798
    @abdirashidabdo1798 Před rokem

    mansha allah sheekh ilahay miisanka ha kugu darro

  • @nuradhawrsan2900
    @nuradhawrsan2900 Před 5 lety

    MashaAllah tabarakallah sheikh
    Alle Cimriga iyo Caafimaadka ha kuu barakeeyo

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +1

    Xafidahulah akhi

  • @aminaali5806
    @aminaali5806 Před rokem

    Masha allaha

  • @abdimuse2874
    @abdimuse2874 Před 2 lety

    ❤❤❤❤

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 10 měsíci

    Gaal waa hal nooc laakiin wixii munaafaq la Oran jirey ayaa islaamka dhulka la gooyey allow na badbaadi yaa rabbi munaafiqiinta iyo dhagar qabayaasha magrigooda ka badbaadi islaamka

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 Před 5 lety +1

    masha Allaah ilaahoow noobarakee

  • @abshircumer9075
    @abshircumer9075 Před 5 měsíci

    Carabkaaga cadaabka Allaha kaaga xoreeyo

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 Před 2 lety

    JazakAllah qeyr Sheikh maxamed dirir Allah Ku barakeeyo 🙏❤️

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 10 měsíci

    Shiikhoow inagaa ja dhereg badan xaqiiqdii laakiin inaga munaafiqiin ayaa araxda inaga jebisey sidaa darteed ayagu waa hal nooc laakiin hadaan islaam nahay balaayo gaalada ka daran ayaa inaga buuxda marka

  • @abdiwakilismail2073
    @abdiwakilismail2073 Před 2 lety +2

    Casharku u dhantahay waxba isyara daba marsan oo ayadihi 253,254 Aya dambeya

    • @abdirashidabdo1798
      @abdirashidabdo1798 Před rokem

      waa sidaasi casharku wuu dhanyahay waa lays daba mariyeye xagag farsamada awgeed weeyew

    • @najmaabdillahi8230
      @najmaabdillahi8230 Před rokem

      @@abdirashidabdo1798 idinkoo hagaajiyana roon waayo fahankii aayadaha ayaa isdaba maraya

  • @ibrahimmah3096
    @ibrahimmah3096 Před 2 lety

    Ayada 253 ayee ahayd in cashirku ka bilawdo

    • @abdulkadirhussein1772
      @abdulkadirhussein1772 Před 2 lety

      Aniga xitaa waa la ahay 253, ma heshay adiga

    • @abdulkadirhussein1772
      @abdulkadirhussein1772 Před 2 lety

      Cafwan. Cashar ka waa dhanyahay ee xooga isdaba maris bes ayaa ku jiro. Markaa dhameysato video ga waa arki doontaa ee dhameyso.