Xuseen Bisad oo wareysi bixiyey ku saabsan noloshiisa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 02. 2013
  • Wareysi la la yeeshay Ina Bisad oo ka waramaya caafimaadkiisa iyo sida uu u arko nolosha Qurbaha.
  • Zábava

Komentáře • 44

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Před rokem +2

    Masha xuseen waa nin caqli badan aragti fog

  • @user-qz2zr1on4c
    @user-qz2zr1on4c Před 5 měsíci

    Ilaahy ha caafiyo waraysigan markii laga qaaday waan aqaanay xaaskiisii yaasmiin lkn ismaan lahayn ina bisad ayaa guursanaya

  • @mahaddciise639
    @mahaddciise639 Před 10 lety +7

    Ilaahay caafimaad haku siiyo mr hussein bisad alla haku sharfo

    • @ilyaasmuuse5760
      @ilyaasmuuse5760 Před 5 měsíci

      10 sanno ka dib ayaan arkay qoralkaga hda ma noosha

  • @Miaa255
    @Miaa255 Před 10 lety +5

    Hussein may Allah swt give you the greatest health in sha allah nolow

  • @mubashirmohamuud9748
    @mubashirmohamuud9748 Před rokem

    Waa markii iigu Horreysay ee aan samigeyga XUSEEN si dhameystiran udaawado wareysigiisa, waxan kusuganahay Nakara, Turkey marka aad ayey u amaanaan oo kufaanaan SULTAN KASIM marka sharaf ayan u arkaa muwaadinkeena, Waxaana Rabbi uga Baryayaa Caafimaad dhsmeystiran dhamaan xubnaha jirkiisa.
    Waana urajeynayaa Sowjad Saalixad ah oo Rabbi ku galladsysto Caruur Aabahood la dhirir ah.

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 4 lety +1

    Xuseen huuno ilaahay caafimaad ha ku siiyo 😭

  • @sodajama6942
    @sodajama6942 Před rokem

    Alle haku caafiyo

  • @maxamedcabdulaahi4787
    @maxamedcabdulaahi4787 Před 7 lety +2

    illaaheen caafimad hakusiiyo su,asha aan qabowaa reermaleeyehay ninkani

  • @abdihirsi6367
    @abdihirsi6367 Před 5 lety

    MashAllah very intelligent and wise man I wish you healthy life and prosperity

  • @ayaancali-nu5zs
    @ayaancali-nu5zs Před 5 měsíci

    Maanta lee arke ninkaan wareysigan aqli xtaa malehen wllhi lkn hada ogade 😢Allh cafiyo wllken 😢

    • @sulupo8535
      @sulupo8535 Před 3 měsíci

      Aamin wllo xgeed JogTa Lakin

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 4 lety +1

    Xuseen wl nolol fcn caafimaad iyo ubad khayr qaba oo magacaaga reebaan kuu baryayaa wl

  • @hamzeahmed5328
    @hamzeahmed5328 Před 5 lety

    Illahy haku caafiyo ina bisad insha allah

  • @samiiramahamed1994
    @samiiramahamed1994 Před 5 lety

    Alle ha ku caaafiyo inder qaali baad nagu thy

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 Před 4 lety

    Mashallah
    Inshallah
    Aad iyo aad baad umahadsantahyyyyyy

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 Před 5 lety

    Alle caafimaad haku siiyo

  • @sbaaxclas2091
    @sbaaxclas2091 Před 5 lety

    Ilahy haku cafiyo inader

  • @hamseabdiraham7400
    @hamseabdiraham7400 Před 5 lety +2

    Allleh cimriga haku barakeyo iyo caafimaadka qofniyad wanagsan batahe

  • @sharafmuse882
    @sharafmuse882 Před 11 lety

    ilahay caafimaad ha ku siiyo bi idnilah

  • @omarali5843
    @omarali5843 Před 10 lety +5

    somali dhan ayaa ku duceynee not somaliland kaliya

  • @abduallahelshegefa3954
    @abduallahelshegefa3954 Před 11 lety

    woow you are very tallest man mansha allah

  • @salmanelmi2898
    @salmanelmi2898 Před 9 lety

    alla haku caafiyo wll

  • @siciid666
    @siciid666 Před 10 lety +3

    ina bisad hadiii adan jeclyn mad aadidi togdheeeeeeeeeeeeeeeeeer

  • @fatumaali3929
    @fatumaali3929 Před 5 lety +2

    ilhay ha ku cafiyo

  • @amiinxadaari7954
    @amiinxadaari7954 Před 4 lety

    Allaha kucaafiyo

  • @bayleboy9140
    @bayleboy9140 Před 3 lety

    Allaha ku cafiyo

  • @yurubmuuse690
    @yurubmuuse690 Před 5 lety

    Allah' caafiyo

  • @ahmth167
    @ahmth167 Před 3 lety

    Ilhy ha ku cfiyo

  • @muunacabdilahi4534
    @muunacabdilahi4534 Před 5 lety +1

    mataantaydu waa qof caadi ah

  • @amirachenal8749
    @amirachenal8749 Před 3 lety

    Thank

  • @Lowk3y19
    @Lowk3y19 Před 5 lety +3

    Allaha caafiyo Aamiin

  • @mohamedraz5878
    @mohamedraz5878 Před 5 lety +3

    Somaliland

  • @muunacabdilahi4534
    @muunacabdilahi4534 Před 5 lety

    ilahoow caafi isaga iyo intii bugtaba

  • @abdikarimharedkoiooo8573

    Alaa Ilahay Cafimad Taaama Ha Kusiiiyo Inad Warka Gaalada Aad Dido Aya Ficnayd Sido Ilahay Ka dhigo Aad Aragtidd Madan KU Qadeeeen Jidhka Dawo Uma Fiiicno

  • @abdaleali609
    @abdaleali609 Před 5 lety +2

    Kkkkkkkk mantaydu wa qof cadi ya kulaha oo adigu qof cadiya ma tihid miya

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 Před 5 lety +1

    Muusiga aad. Barnaamijka ku furtay waan jeclahay waa heestii burcaawi ee ay qaadi jirtay maandeeq