DHAANTADII QARNIGA - Alla Huuno Sawirkaa I Horyaal ''Muuqaal Cusub 2016'' Live Performance HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 12. 2015
  • DHAANTADI QARNIGA - Alla Huuno Sawirkaa I Horyaal
    ''Muuqaal Cusub 2016'' Live Performance HD
    ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Larger Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
  • Zábava

Komentáře • 58

  • @halanesigale7871
    @halanesigale7871 Před 5 lety +6

    Alhunay ligusari wadnah❤️❤️👑mahsah allah

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 Před 4 lety +4

    Dhaanto Xasuus qaalli ah igu leh 11.11.2019 ala HuuNooY❤🙋‍♂️

  • @xamsexiis7552
    @xamsexiis7552 Před 7 lety +19

    Dhantadan waa tan ugu jecelahay dhantoyinka wakhti walba wan dhagaysta my legend and my home 🏡 of jigjiga ❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪

  • @ihatepeople9408
    @ihatepeople9408 Před 6 lety +7

    Luv so much This Thaanto Mcn wllhi 😍❤

  • @mohahussen5985
    @mohahussen5985 Před 6 lety +12

    Ax. Huuno markey tirahdo jecliya oo jecliya aragtida hooyooyinka iyo dhmn gabdhaha qureshed ee halka fadhiya
    Xasus gooni ah bey iguledhy dhntdn
    Gbdhu huno markey dhaheyso wadnaha idhaqaaqaya aad bn ujeclhy klmads huno❤

  • @ayanlealitahir4757
    @ayanlealitahir4757 Před 8 lety +1

    ka marag inay tahay dhaatadii qarniga lakiin fanaaniinta baana aqoon waan ka xumahay

  • @barkhadlefaahiye819
    @barkhadlefaahiye819 Před 7 lety +10

    alla jecliya markay dhahdo waryeehe, alow iida gabdhahayaga

  • @raximagoha9254
    @raximagoha9254 Před 8 lety +5

    d d s I samaligaalbed allh haa daayo somaliwaayanaa allh haa daayo iyadaanaa allh haa is Ku duubo haal miidaa haa boqoto amiin

  • @sacadmustafe
    @sacadmustafe Před rokem +2

    2023 aYo ila dhagaysaNay

  • @axmedkhadar7312
    @axmedkhadar7312 Před 4 lety

    Alle ha noo daayo dhulkeena Ethiopia

  • @ahmedilkacase8713
    @ahmedilkacase8713 Před 6 lety +1

    Illahay amarkii dhantadan wn iska jeclahay cajiib👌

  • @qoranejigjigaawi2347
    @qoranejigjigaawi2347 Před 7 lety +3

    axyaaa xasuuus Qaali ah dhaantadan walahi xiliga JIGJIGA kasoobaxayay yaaa soo baxday estv aya lasoodayn jiray sibiq iyo armaan saaku kala tangle ax my home JIGJIGA

  • @abshirdagel5135
    @abshirdagel5135 Před rokem +1

    Haddaa ilaa 6years soo booqatay ii saar❤🙏

  • @sahrogeesaweyne1574
    @sahrogeesaweyne1574 Před 9 měsíci

    dhaanto aad umacaan

  • @salmaanjaamac5181
    @salmaanjaamac5181 Před 2 lety

    Alla waa maya💜Ikram 💖 Abdi💚

  • @user-gi7dy8cz8x
    @user-gi7dy8cz8x Před 4 měsíci

    dhaantada hoobalada qaadaya magacood

  • @lednaamin7343
    @lednaamin7343 Před 8 lety +2

    Iyadna muuqaal bay iskala soo taagantahay ceeb badanaa

  • @tripleabdinho2710
    @tripleabdinho2710 Před 2 lety

    Dhantada ugu jeclahy alla hunoy 2022 🥰

  • @wadaniilaawadaniwadani3937

    ilaahow jabi waxa itobiya uhesha iyo waxa ushaqeyo uf

  • @buraalecade2255
    @buraalecade2255 Před 6 lety +2

    Wooow

  • @Daakir
    @Daakir Před 2 lety

    2016kii
    2022ka
    11:53
    Saqdhexe

  • @mohamudsomali7040
    @mohamudsomali7040 Před 5 lety +1

    dhaantadaan aad ayaan ujeclahay suugaantii soomaaliyeed wali waxay ku danbeysaa dowlad deegaanka soomaalida DDS

  • @buraalecade2255
    @buraalecade2255 Před 6 lety

    Manshaaaa Alllah daadaax 👌👌👌👌👌💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @fahiyojama2146
    @fahiyojama2146 Před 7 lety +1

    waa shidantahay

  • @deeqcalinor1263
    @deeqcalinor1263 Před 7 lety +2

    woooooooooooooooooooooooooof

  • @nadkam9792
    @nadkam9792 Před 6 lety +1

    Dhantadan xasuus gaar ah bay iledahay caadi maha codka gabadhu wa wax kale

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 7 lety +1

    #AbdiAskariTube
    #Ustaad Gabadha la dhaantaynaysa Cabdi dheere magaceed
    mar baan is idhi waa Salma Muxuyadiin hadana waan ka shakiyey inay tahay
    iyo in kle bal ii sheeg sxb hadaad garanaysid Gabadha

  • @maxamedmaxamuud3077
    @maxamedmaxamuud3077 Před 7 lety +1

    heee okay

  • @adire9965
    @adire9965 Před 6 lety

    Macha allah My ciidayda 💓💓💓💓💓💓💓💓DDSI 0

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 Před 4 lety

    👌👌👌❣nice

  • @sadikrabah1412
    @sadikrabah1412 Před 7 lety +3

    Waxaas baa murtii ka ah

  • @maxamedmaxamuud3077
    @maxamedmaxamuud3077 Před 7 lety +2

    heee OK

  • @Ayaan-uk9ym
    @Ayaan-uk9ym Před 8 lety +2

    alah haiskaa dayo cidankaa garka ah ee liyuu polis ee nabadan udaliyay dadkene rafadsanaa walalyal wan idin salaamay salaan Saree anigo ah Ayn abdi nasir ookogo magaladaa nairobi waxan si qaas ah usalamayaa mudanahaa dacada ah Abdi maxmud omar ilahayow kudaaaa

  • @QamanHasan
    @QamanHasan Před 4 lety

    He he sax

  • @deeqcalinor1263
    @deeqcalinor1263 Před 7 lety

    ayaanle nin sare

  • @umyasir4154
    @umyasir4154 Před 8 lety +1

    waxa oday iyo habar fadhiya .... inaaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuuun .... heesuhu waa xaraam ..... waxa dumar fadhiya .... ciyaaladii iyo gurigii meee .... war ilbaxnimadu saaa maaaha

    • @abdiraxiinabdikarin6208
      @abdiraxiinabdikarin6208 Před 8 lety +3

      Hhhh adiga cml la'aan ta ku heeso waa maxay Maxaa u daawatay hadeey xaaram tahay mise adiga kuma qabato

    • @rooble14
      @rooble14 Před 8 lety +3

      +abdiraxiin abdikarin ahahhaha sax waad laheshay ahahah

  • @maxamedmaxamuud3077
    @maxamedmaxamuud3077 Před 7 lety +1

    heee

  • @axmedcadaani1160
    @axmedcadaani1160 Před 3 lety

    Cili dhanto

  • @lednaamin7343
    @lednaamin7343 Před 8 lety

    War tan maxishoonayso codka fanaanad kale ayaa is kale

    • @sahrodayib
      @sahrodayib Před 6 lety

      Ledna Amin na wa Hal kox.gawada qaada dhantadan iyo tan qaadeysawo wa isku mid Masha hees Miya mooda

  • @maxamedmaxamuud3077
    @maxamedmaxamuud3077 Před 7 lety +1

    heee Ku

  • @hassenabdi1575
    @hassenabdi1575 Před rokem

    🥰💯

  • @umusalsabiil1933
    @umusalsabiil1933 Před 5 lety

    ninkaan magaciisa

  • @abdiahmed8311
    @abdiahmed8311 Před 8 lety

    been waynaa fananka magacisu wa ayanle cabdilahi geele

  • @maxamedmaxamuud3077
    @maxamedmaxamuud3077 Před 7 lety

    heee