WALAALKE OO MARKII UGU HOREYSAY GURIGEYGA KU CASUUMAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 615

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Před 2 měsíci +312

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 2 měsíci +186

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 Před 2 měsíci +192

    Wiilkan Abukar la dhoho nin fariida u u egyahy Mansha allah raganima kamuuqata ❤

    • @user-sw5jo5ni5l
      @user-sw5jo5ni5l Před 2 měsíci +1

      Kan yar xta waa farid😅

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 Před 2 měsíci +3

      Maxamed willka ka xishoo waa marti waad ku kee keentay 😮

  • @Abdicaziizbadde24
    @Abdicaziizbadde24 Před 2 měsíci +247

    Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 Před 2 měsíci +1

      صل الله عليه وسلم ♥️♥️😘💕❤️❤️💕💕

    • @NastysaidAhmed
      @NastysaidAhmed Před měsícem

      Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤❤❤❤

  • @zeitunabdi5468
    @zeitunabdi5468 Před 2 měsíci +105

    Mohammed funny waaye walahy 😂😂😂team Mohamed like ❤❤❤😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 měsíci +133

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před 2 měsíci +27

    Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo
    kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw

  • @Sihaam1.5
    @Sihaam1.5 Před 2 měsíci +205

    Ninkii ugu deganaa reerka uguna quruxda badna m.a igu salaam Adnaay ❤Abubakar

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 Před 2 měsíci +1

      Haa waa wiil deggan laakinse Maxamed walaalkiisa ha ka xishoodo waa marti too much oo ugu kee keenay.😢

  • @user-ir6dw3hp4n
    @user-ir6dw3hp4n Před 2 měsíci +100

    M.A familkan farxadhotha jeclahay❤Ilahey hanixifdiyo walashei❤😊

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Před 2 měsíci +54

    Adna hooyada malaysia 10 millon ka badan baad u qalanta maasha allah walaalahaga farxada filand baan inikala qaybsanayaa❤❤❤❤❤❤❤

    • @maryanabdi5382
      @maryanabdi5382 Před 2 měsíci +1

      Qof walba lacagtisa kujoga Amin wax ladhaho majirto

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow Před 2 měsíci +205

    Free palastine 🇵🇸😢😢

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před 2 měsíci +31

    Masha Allah kaftan baashaal sheeko casuumaad qurux badan waaaw intaas wllo isku faraxsan oo is jecel lee samayn kara waan idin salaamay dhamaantiin ❤❤

  • @user-ez9lf7ul1t
    @user-ez9lf7ul1t Před 2 měsíci +45

    Famiyl qurux badan m.a allah nii xifdiyo❤❤waani wata ❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před 2 měsíci +127

    Team Abuukar iO Amiira qurux only one like 🎉🎉❤❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu Před 2 měsíci +56

    Ala maxamed aa 😂😂😂adna abayo gem masosameysid abukar iyo amiira iyo sumayo iyo faatma maxamed plz adna❤❤

  • @user-re8xk2pm7f
    @user-re8xk2pm7f Před 2 měsíci +71

    Kusali nabig scw😢

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 Před 2 měsíci +1

      عليه افضل الصلاه والسلام على رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jawaahirhassan4290
    @jawaahirhassan4290 Před 2 měsíci +45

    isoo duceeya see niideda rabto inuu Alle isiiyo🤲🤲🤲❤❤❤

  • @Mssfiizuualiyusuf
    @Mssfiizuualiyusuf Před 2 měsíci +48

    Adna caawa Wllhi aad iiga qoslisy abuukar maxaa isoo riixooyo kulahaaa maanta dhn jug ayay ku dishey 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-rj3zk9gj2w
    @user-rj3zk9gj2w Před 2 měsíci +20

    Mxamed funny Wye wlhi 😂😂😂😂 abukar wuu dagan yahay ma hadal badno🥰

  • @user-ir6dw3hp4n
    @user-ir6dw3hp4n Před 2 měsíci +114

    😂😂Mohamed ilahey lee amusinkaraa😅😅abukar uyabanyahay😂😂😂

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 Před 2 měsíci +4

      haa wlhy abukar mardhw wuu labanaa😂

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan Před 2 měsíci +3

      Maxamed caadi ma ahan ilaahey ha dhaafo😂😂😂😂

    • @user-ur4ec8kk3k
      @user-ur4ec8kk3k Před 2 měsíci

      Qof Maxamed ladho dhible udaa😂

  • @IdilCali-jh8bq
    @IdilCali-jh8bq Před 2 měsíci +34

    Apokar wiil qatar wye m.a nin weyn cml uhadloya❤

  • @munaabdikaadir8226
    @munaabdikaadir8226 Před 2 měsíci +15

    Masha Allah walaalaha is jecel waan idin jecalahay ihay hani barakeyo dhamanti reer mama calwey ❤❤❤

  • @nadifaibrahim9308
    @nadifaibrahim9308 Před 2 měsíci +11

    Mashaa alaah adna iyo walaalaheed alaha idin xafidhodhamaantiin abuukar waa runtiis anigaba markaan diyaarad raacaayo boorsada garabkaa ku dhib qabaa waayo qofka kula fadhiyo ma taqaanid wuxuu yahay adigana xoolihii iyo dahabkii ayaa kuugu jiro meel cayaar ah ugama tagikartid

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Před 2 měsíci +18

    Allah is one ❤

  • @fardowsaciise6035
    @fardowsaciise6035 Před 2 měsíci +111

    adna fariinteyda hadaad arkeeso dadka iidinku haraareesan xataa iska ilaaliya gacntiina yuu kabaxsan asiim yare amiira farxada ayantan farxeeso inuu kukala jaro ayuu donaya😢😢😊

  • @aaminoibraahim1679
    @aaminoibraahim1679 Před 2 měsíci +15

    Adnaay caawa Qosol igumaharin mashaa Allah guuleysta ❤❤❤

  • @ayanomar3962
    @ayanomar3962 Před 2 měsíci +4

    Abuukar wuxuu u egyahay sunil doel markuu yaraa , masha allah Amirana waa lagu soo qabanaa

  • @FadumoJamac-fu8bk
    @FadumoJamac-fu8bk Před 2 měsíci +15

    Ilyaas oo is dheeraynaya si uu abtiyaashiish u gaaro baa ii muuqday😅😅😅❤ masha Allah

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 Před 2 měsíci +16

    Mashallahi Mahamed Yare waaye funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen Před 2 měsíci +37

    Kuwan way iga Qosliyeen wiilkii buuq bay ku fureen😂😂

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Před 2 měsíci +6

      Anaga saas ahaan jirnay mrke wlaalahen safr ka imaadn buuq ku furi jirnay intaa dhinacyada ka kla fariisano janis lama siin jirin 😂😂

  • @fatimamaxamuud-cg8bb
    @fatimamaxamuud-cg8bb Před 2 měsíci +10

    Wiilkan wuu dagan yahy mash allah nin ragga

  • @NaciimoFaarah-gn4xq
    @NaciimoFaarah-gn4xq Před 2 měsíci +16

    Adno walaalaheed Bay dhaxda ugu jirtaa m.a❤❤❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Před 2 měsíci +13

    Mahamed Wiil Qalbi wangsan weye ka leexda😂😂

  • @Rayanchannel-l8p
    @Rayanchannel-l8p Před 2 měsíci +16

    Mash allah family qurux badan allah nixifiiyo

  • @jamiilaomerahmed
    @jamiilaomerahmed Před 2 měsíci +13

    Maasha allh welcome abukar cadde❤

  • @user-ee8vy3jy5o
    @user-ee8vy3jy5o Před 2 měsíci +34

    Kusali nabiga scw❤

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita Před 2 měsíci +7

    Team Abukar one like 😊❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Před 2 měsíci +7

    Mahaallah walalo is jecel farxad ku noolaada ❤❤❤

  • @user-xh1px2er6k
    @user-xh1px2er6k Před 2 měsíci +2

    M.n ilhy hani xifdiyo family qurux badn batihiin ❤adno abayo Hooyo igu salan wlhi Dar.Allan u jelahay mom cimri dher ilhy haku siiyo🤲💋❤️

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Před 2 měsíci +16

    Alla familygan😂😂umad maha we kala darn yihin adno neh jug e nafta oga qde wilshi😂adno hanaga dilin mohmd wo yar yhy😂

  • @Mary1723mohi
    @Mary1723mohi Před 2 měsíci +10

    Ilaahow isku daa walaalahaan caawa wey iga qosol siiyeen😂😂

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 Před 2 měsíci +28

    Team qab qab like 👍

  • @AsmaOsman-jb3ck
    @AsmaOsman-jb3ck Před 2 měsíci +26

    Maxamed cade wlhi cwa qosol igu dilay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch Před 2 měsíci

    Finally m.a🔥 Allah is One propHett Mohamed scw 😊❤️😘

  • @sihamiita3041
    @sihamiita3041 Před 2 měsíci +21

    Marki igu horeysay comment aniga ugu horeeyo waaye😂😂😂

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 Před 2 měsíci +41

    Martida halaga xishoodo cimraan adna maxamed dhip padanaa 😂😂😂 markuu nasto kadip prnk kusoodhaweeya 😂😂😂😂😂

  • @IsmaaciilAwuukar-xm2me
    @IsmaaciilAwuukar-xm2me Před 2 měsíci +10

    13:57Qacbaayeertey adimaalaguweydii reer emotionl waasugaa vidiyowgaan soohagaajiya

  • @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
    @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs Před 2 měsíci +6

    Ilaahayoow amiiro iyo adna oo 10m gaadhey itus😢❤

  • @Nadarey
    @Nadarey Před 2 měsíci +73

    Adna asiim hala ilaaliyo ex amiira u dharanaye malinta xaflad ayuu ka hoos bixin karaa ishiina hadheerato adnoyy😢

    • @deeqomaxamud4549
      @deeqomaxamud4549 Před 2 měsíci +19

      Nagta ragan ba la dhashaye ma isaga isku dayi kro sheko😅😂

    • @-ikraam5872
      @-ikraam5872 Před 2 měsíci +4

      Abyo gormee u dhaarte😳

    • @Amiira_gabadheda
      @Amiira_gabadheda Před 2 měsíci +14

      Nagtan ragana ladhashy manaftusuu nacay marku uso dhawanayo😂😂😂

    • @user-tm8ly6dl2g
      @user-tm8ly6dl2g Před 2 měsíci

      ​@@-ikraam5872qurux kudhiigle kasoo fiirso abyo

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y Před 2 měsíci +11

      Nagta ragan la dhashen ninka niicda melaha laso farisanaya la yaabay xoog cunug uguma qaadi kare inu ka xada u daran kaas alle haka qabto

  • @Samia_ahmed12-r4d
    @Samia_ahmed12-r4d Před 2 měsíci +32

    First comment pls on like ❤😂 ku sali nabigeena muxammed❤scw❤🎉

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před 2 měsíci +2

    Abuukar xalay cawa army af Somalis wa sax Masha Allah

  • @user-lo4il3nh4k
    @user-lo4il3nh4k Před 2 měsíci +3

    Free palastine 🇦🇪🇦🇪😢

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye Před 2 měsíci +3

    Waa ninka kaliya ee family gaadhan aan ka maqlo aabo kuwankale hoyalee hayaan abahood way iloobeen

    • @Hayaamooz
      @Hayaamooz Před 2 měsíci

      Odayga way jaakireen kuwa kle 😂😂😂

  • @QamarChannel-zt6bk
    @QamarChannel-zt6bk Před 2 měsíci +2

    Abuukar waa amiira qurux mantaankeed Qurux lowga❤.sundaanka.guriga❤

  • @aliasalahfarah2180
    @aliasalahfarah2180 Před 2 měsíci +10

    Maxamed cade waba funny 😂

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Před 2 měsíci +2

    Mohamed dhibadaaan😂😂😂❤

  • @MulkiShiiq
    @MulkiShiiq Před 2 měsíci +1

    Kii afkadheray oo hada wiilkis sooxasuustey mawaxuu rabaa hada inuu amiira afka lasogalo naag garbaheda saan libaxyo ubuxan walle inuusan kaso agdhawakarin guleysta my family cadawgana allh idinka qabtoin.allh❤❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir Před 2 měsíci +20

    Adnay asim hala ilaaliyo yuusan idinka hoos bixin ex amira sohadley malmahan farxada ayuu rabaa inuu ukala jaree

    • @ibrahiimabdullahi504
      @ibrahiimabdullahi504 Před 2 měsíci

      Mxa wll asim muxu ka rawa

    • @asiaqurux
      @asiaqurux Před 2 měsíci

      Wax wa hore mey yihin snapkisa wax dhan malaha malmahan mase 2snap ayu leyhy

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Před 2 měsíci

      @@ibrahiimabdullahi504 aabihiisa sohadley kulaha dad xun ayaď lajogta wa inan kaso wadaa

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Před 2 měsíci

      @@asiaqurux snapka ayuu sodhigdhiga xanfresh kaso daawo daradna live ayuu sogalay oo daahir calasow kudhahay wiilka wa so kaxaysana okle

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz Před 2 měsíci +5

    War wiilka haniiga hadlo ado hadleesid aduunka in lagaa daba hadlo u daran Malaysia inu dhar yalin dadka jogaa lgaa dareemaa

  • @SafaMohamedabdi
    @SafaMohamedabdi Před 2 měsíci +10

    Reer comment anaa manta isoo horeeye ❤❤❤

  • @mohammedabukaryusuf6575
    @mohammedabukaryusuf6575 Před 2 měsíci +2

    Mohamed wa funny wlhi❤😂🎉

  • @user-qr8hu6ic1p
    @user-qr8hu6ic1p Před 2 měsíci +16

    Masha Allah farxad ku noolaada ❤❤❤🎉🎉

  • @Salwa3r
    @Salwa3r Před 2 měsíci +11

    Adno asiim ilaaliya ninki xumaa uma bagin walhi😢

  • @mrfaanaye
    @mrfaanaye Před 2 měsíci +2

    Team cayda one like❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 2 měsíci +3

    Wilashaan Maasha Allah waxey hestaan chance ey wax ku bartaan maxaa kulligooda U Tube dhex dhigay. I hope in ey iska gaaraan.😮

    • @osmanmohamed9890
      @osmanmohamed9890 Před 2 měsíci

      Wxa laga yaaba iney wax bartaan

    • @Bulqaasacademy
      @Bulqaasacademy Před 2 měsíci +1

      Wa jaamciin just wlashood ayay caawin yarki Amiir sayid aan youtube ka ugu jeclaa Adna o jirin waxbarasho ito shaqo awgeed ayuu isaga daayay

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 Před 2 měsíci

      @@Bulqaasacademy hhhhhh aniga waxaan ka hadlaayay 3 wiil oo Amiira la dhashay. Weli ma arkin mid school aadayo waxaan dareema in ey safiican aga soo bixi lahaayeen U Tube has no future 😑.

    • @dagansuuban____
      @dagansuuban____ Před měsícem

      ​@@Bulqaasacademy C.fitaax ???😅

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 2 měsíci +2

    M.a family qurux badan Allah idin xafido cimri dheer cafimaad taam cibada suban Allah idin siiyo dhamantiin

  • @user-rw4mf4dz4l
    @user-rw4mf4dz4l Před 2 měsíci +2

    Wllo ii so duceya waxan galaya imtixanka dawlada❤

  • @user-gt1gw9fi2r
    @user-gt1gw9fi2r Před 2 měsíci +12

    Maa sha Allah dheh family qurux badan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Hikmahusein
    @Hikmahusein Před 2 měsíci +6

    Team amiira one Like 👍 ❤

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 Před 2 měsíci +2

    Masha allah family qurxoon

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Před 2 měsíci +2

    Walaluhuu markey isxelaan waa sidass oo kaley😂😂😂 Masha Allah adna IS brother si funny

  • @salejunior7282
    @salejunior7282 Před 2 měsíci +4

    Alaa mahamed 😂😂qosol igadamaday adna maxamed markasto nosodob plz whli waqatar wye whli tnks mahamed 😂😂❤❤❤❤ we love you more ❤❤

    • @Suuban225
      @Suuban225 Před 2 měsíci

      Dulqaadkaa ka badan wlh

  • @user-dr5hk4dy9w
    @user-dr5hk4dy9w Před 2 měsíci +3

    Adna waa kubaryaa walaalkaa amiir igu darso😢😢😢

  • @aishoabdullahiaden274
    @aishoabdullahiaden274 Před 2 měsíci +4

    Mohamed cade inzha Allah waa ku daawade waana xazuuzta i mizz you next time we see you ❤😢😭💔

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar Před 2 měsíci +2

    Mashallah beautiful family Queen Adna ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SumayoIsxaaq-jc8tn
    @SumayoIsxaaq-jc8tn Před 2 měsíci +1

    M.a ilmihi hooyo calwiyo qurux badana ❤

  • @user-rx9wb5ft3w
    @user-rx9wb5ft3w Před 2 měsíci +2

    Mohmed waa fani wlhi

  • @NajmoNashad-vh5uf
    @NajmoNashad-vh5uf Před 2 měsíci +2

    Maxamed m.a allow ku dayso wllhi wu ka war badiyey abuukar wuu yabey 😂😂

  • @user-qp7zs8hg7c
    @user-qp7zs8hg7c Před 2 měsíci +4

    Masha Allah family Qurux badn❤️

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Před 2 měsíci +8

    Cidan aqligod dhaan😂 abukaar ba qtee😂❤m.a

  • @KhaderXasan-os7zh
    @KhaderXasan-os7zh Před 2 měsíci +4

    Maxamed qac waaye 😂😂😂 runtii

  • @fartunmohamedmuhumed6163
    @fartunmohamedmuhumed6163 Před 2 měsíci +1

    🤣🤣🤣Wallahi waan qoslay Yariiska Wanku Wataa Aniga Wiilka Ma.Allah Haladhoho Asxaabay❤

  • @user-bj3wu7vb6z
    @user-bj3wu7vb6z Před 2 měsíci +2

    Kan uyar wa legend nin adag wye😂😂

  • @Ayuush5
    @Ayuush5 Před 2 měsíci +2

    M.a adnoy allaha kuuu daayo walaalahaa io familkaaga io asxaaptaada dhamn io waipa qoyskaaga , xppt ❤jirooo joooog❤❤

  • @NasraMaxamed-zv9mb
    @NasraMaxamed-zv9mb Před 2 měsíci +1

    Muhammad scw🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-re8xk2pm7f
    @user-re8xk2pm7f Před 2 měsíci +4

    Mahamed qac socoto waaye bee hhhh😂

  • @BirimoBeelo-ql1wl
    @BirimoBeelo-ql1wl Před 2 měsíci +2

    Saxaaf fariintayda haloo geeyo plz prank haku soo sameeyo wuu cusub yhy halooga naxiyo 😂😂😂

  • @user-rc7rt7cu1y
    @user-rc7rt7cu1y Před 2 měsíci +2

    Adne igu darso abuukar quruxlow waye❤😂

  • @NuraNuriNura
    @NuraNuriNura Před 2 měsíci +3

    Welcome to malesia❤

  • @Saabo607
    @Saabo607 Před 2 měsíci +2

    Adna io wllky qosal socdo waaye wllhi funny 😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @qadanmaxamed5615
    @qadanmaxamed5615 Před 2 měsíci

    Ala maxamed mid maha abukarna salaan buu beerka noga garaacay masha allllh abukar waa wiil dagan ❤❤

  • @israaxmed2803
    @israaxmed2803 Před 2 měsíci

    Mashalah Mashalah Mashalah Mashalah Mashalah Mashalah Mashalah Mashalah Mashalah Mashalah Mashalah walalo isjecel ilaahay idma kala fugeyo Amiin Amiin so dhaha

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 Před 2 měsíci +3

    😂maxamed funny wyeh wlhi fariinta dir ku lahaa😂😂

  • @Number1fanteam27
    @Number1fanteam27 Před 2 měsíci +17

    Falastiin wey xoroobeysaa 💗🫶🏾🇯🇴

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Před 2 měsíci +2

    Ala maxamed waji maleh 😂❤ family funyy tihiin adno jug ku dhameysey wilashii 😂😂

  • @user-mx3mw9fm7v
    @user-mx3mw9fm7v Před 2 měsíci +6

    Wiilakn nin fariida u eegayahy😂

  • @HoygaAflaanta-ex5lp
    @HoygaAflaanta-ex5lp Před 2 měsíci +2

    Masha Allah ilaahay ha isku kiin daayo😊

  • @MaryanRuun-hv3ok
    @MaryanRuun-hv3ok Před 2 měsíci +2

    Mash Allah family qurx bdn allah idin xfdo abukar welcome to maleysi🎉❤

  • @umsufi9319
    @umsufi9319 Před 2 měsíci +2

    Turkiga waadad aa uxun oo cunsuriyaan sii unacbanahay acuudu billah

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1n Před měsícem

    Masha Allah illahay ha idin xafido cimraan marku imaday shaqada ka xanaaqi jiray kkk hada ma ogolaaday 😂