Dhagarta Yuhuuda : Qaabka uu Adeegsado Afikhaay iyo sirida Shucuubta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 284

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk Před 8 měsíci +35

    Markii aannu yaraa, waxay na bareen in dawladda Falastiin la haysto. Markii aan koray, waxaan ogaanay in dhammaan wadamada Carabta la haysto marka laga reebo Falastiin, oo ah xor ah. Allaha ku barakeeyo Falastiin ❤

  • @MaxamedManuur-kl5c
    @MaxamedManuur-kl5c Před 8 měsíci +65

    اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸

  • @ayaanmaxamednuur4663
    @ayaanmaxamednuur4663 Před 8 měsíci +38

    Ilaahay meel xun kaa bixi yahuud yahow allow naga raali noqo 😢🤲

  • @khadarahmed5616
    @khadarahmed5616 Před 8 měsíci +17

    كم انت حريص على إرشاد الشباب الصومال 🇸🇴 والمسلمين ❤❤

  • @maxamedxariir575
    @maxamedxariir575 Před 8 měsíci +24

    Allah haw gargaaro walaaleheen laxasuuqaayo
    Aan qalbiga uga ducayno😔🇵🇸🇵🇸

  • @aboubakaradan5785
    @aboubakaradan5785 Před 8 měsíci +15

    الهم انصر لاخواننا في فلسطين 🇵🇸 🤲🤲🤲

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 Před 8 měsíci +6

    Allahayoow yuhuuda iyo wixi la socda aduunka ka kexee, nacalad baa idinku taal…..Masiibooyin aan la arkin allahayow ku salid. Sharkooda iyo dhibaatadooda aduunka ha kala tageen. 🤲🏼🤲🏼

  • @user-lz1od7gv5k
    @user-lz1od7gv5k Před 8 měsíci +4

    Wad mahadsan tahay cumar allaha ku xafido. Israaiil wax yar ayaa uharey insha allah

  • @ABDIFATAHALMUFTI
    @ABDIFATAHALMUFTI Před 8 měsíci +4

    OMAR CARABTA DAD MUFAKIRIIN OO DHAGARTA GALADA SIDA NINKAN KAHADLO MAJIRAAN MIYAA

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Před 8 měsíci +2

    Wll cimar inshar alle haku xafiido ❤❤❤ walhi waxa tahii quf dhig leh❤❤❤

  • @AyuubabdiAyuubikacase-ef3tu
    @AyuubabdiAyuubikacase-ef3tu Před 8 měsíci +15

    اللهم نصر إخواننا في فلسطين آمين يارب العالمين
    اللهم نصر المجاهدين في فلسطين آمين يارب العالمين 🤲🤲

  • @sacdiyobusuri2068
    @sacdiyobusuri2068 Před 8 měsíci +9

    Subxanalaah ilaahay ayaa Samir siiyay reer falastiin ilaahay ha ugargaaro nasrigiisa ha usoo dedejiyo🤲🤲🤲💪💪💪🇯🇴🇯🇴🇯🇴

  • @sacdiyobusuri2068
    @sacdiyobusuri2068 Před 8 měsíci +7

    Ayaga ayaa argigixiso ah kusoo duulay dhul ayaga aan laheen ilaahay haka dhigo dagaalkii kudhamaanlahaayeen yuhuuda🤲🤲💪💪🇯🇴🇯🇴

  • @Payaan58
    @Payaan58 Před 8 měsíci +2

    Incha alah ustaad way imaan malin muslimka adunka u maamulayo o ilahy ayan ka rajaynayna inu na dhafiyo cadaqatayasha manta mamulaya caalamka muslimka☝️

  • @kabtanassad9763
    @kabtanassad9763 Před 8 měsíci +1

    Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam ❤

  • @derow17
    @derow17 Před 8 měsíci +29

    《أما يجيب المضطر اذا دعاه ويكشف السوء》
    ارجو الدعاء بالشفاء لكل مريض وجزاكم الله خيرا

  • @hafsanuura2498
    @hafsanuura2498 Před 8 měsíci +16

    Odaygan nacladu kasoo ureyso aduunkan unecbahay markan arko faraheygan qanina ciil dartii ilahow bakhtigiisa itus mardhaw😣

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Před 8 měsíci +3

    Alle ha jabiyo sihanuuniyad yahuuda gacanta mujahadiinta alle haku saliido ya rabii jabii cadawag 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-so4zh8tg1y
    @user-so4zh8tg1y Před 8 měsíci +1

    Yahuuda waa qoom ilaahey ucaroodey Waakuwii yiri Kumarumeyneyno ilaa aan allaah kaaragno Muusow balaayo haku dhacdo yahuuda waa cadowga ilaahey rasuulkii muxamed salaa allaah u allaah celeyhi- wasalim- ❤

  • @user-ro3px2ce2h
    @user-ro3px2ce2h Před 8 měsíci +4

    Subxaanallah isagaba waxba umay tarin😂😂 alxamdulillah illaahaw iimaanka noo adkee

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Před 8 měsíci +2

    Waxaa dhihi karaa ustaad cumar inshaar waxa ka faaiiday waa 100% mahadsanid ustaad sida aad xogaha wax galka ah noogu soo tabineeysid ❤

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 Před 8 měsíci +2

    Allah kan iyo wixii la mid ah umada ha ka qabto aamiin musiibo dedeg ah allah ha ku rido asaga iyo kuwa la midka ah aamiinyaa allaah u gargaar walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadeey walaalaha falastiin aamiin allaah ha soo galiyo gacanta xamaas

  • @tygazacky5116
    @tygazacky5116 Před 8 měsíci +9

    CulaYska Allah ka qaado wllaaleheen ❤😢😢

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 Před 8 měsíci +2

    Uztaad cumar inshaar shukran wa cashar cusub

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq Před 8 měsíci +2

    Afkiisa uraya miyuu Quran Allah ku sheegayaa subxaanallah😏🥲

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 Před 8 měsíci +1

    Aaad ayad u Mahasanthy Ustaada Cumar inshaar

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před 8 měsíci +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 8 měsíci +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 8 měsíci

      (Afsoomaali)
      Kooxdeeyda, Koox
      Kaalmeeysaan
      Rukumataan

  • @shbabdi
    @shbabdi Před 8 měsíci

    Ilahaw u naxaristo musliminta

  • @BiikaloAli-fi7yj
    @BiikaloAli-fi7yj Před 8 měsíci +1

    ( ASAD FROM HARGAYSA 1M COMING SOONG 🎉)

  • @Abdi-Raxmaan
    @Abdi-Raxmaan Před 8 měsíci +2

    أللهم أنصر اخواننا المسلمين في فلسطين 🙏🏻

  • @kaamilali8780
    @kaamilali8780 Před 8 měsíci +1

    ( ASAD FROM HARGAYSA 1M COMING SOONG 🎉)🎉🎉

  • @user-cq1ok5lj4n
    @user-cq1ok5lj4n Před 15 dny

    Yuhuudo waada dhagar subxaanalah

  • @mohammedwanaag5699
    @mohammedwanaag5699 Před 8 měsíci +3

    Omarow podcast ducumentaryaal dheer noo soo gali please ❤❤❤

  • @Khadarofficial1
    @Khadarofficial1 Před 8 měsíci +6

    1M coming soon. ❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před 8 měsíci +3

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALM😥🥺

  • @user-bm5pv5zw5c
    @user-bm5pv5zw5c Před 8 měsíci +1

    Waa mawduuc wakhtigiisii yimi macalin

  • @user-pq3th7uo6m
    @user-pq3th7uo6m Před 8 měsíci +1

    Ilahay ha u gargaro umada muslimka

  • @saidosman6114
    @saidosman6114 Před 8 měsíci

    Walahi ninkaan wuxuu kacilmi badan yahay dabadhilifyada muslimiinta qoorta kasutan subxaanallah

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr Před 8 měsíci +6

    ALLAHU AKBAR ❤

  • @Xayd1982
    @Xayd1982 Před 8 měsíci

    Luuqada carabiga barshadeed sideen ubaran karaa wll cumar inshaar ❤

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 Před 8 měsíci +5

    مَثَلُ الَّذِينَ حُمِّلُوا التَّوْرَاةَ ثُمَّ لَمْ يَحْمِلُوهَا كَمَثَلِ الْحِمَارِ يَحْمِلُ أَسْفَارًا ۚ بِئْسَ مَثَلُ الْقَوْمِ الَّذِينَ كَذَّبُوا بِآيَاتِ اللَّهِ ۚ وَاللَّهُ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ
    Kuwii la faray inay Kitaabka Tawreed (ilaaliyaan) kuna Camal falaan (qaa Yuhuudda) haddana an ku camal falin, waxay la mid yihiin Dameerxambaarsan Kutub badan, waxaana xun masalka kuwaas beeniyey Aayadaha Eebe, Ilaahayna ma hanuuniyo kuwo daalimiin ah.

  • @hammada4655
    @hammada4655 Před 8 měsíci +2

    Marka uu qur'aanka akhrinayo waxaa moodaa sheeko xariiro inuu akhrinayo in yar oo khushuuc ah ama saameyn qur'aanku ku yeelanayo kama muuqato qalbigaa dhagax noqday😢

  • @user-ok1mo6ze5f
    @user-ok1mo6ze5f Před 8 měsíci

    Ogaansho guulayso mashslah👍

  • @maxamedxasan8670
    @maxamedxasan8670 Před 8 měsíci

    Asc cumar inshaar ilaahay haku xifdiyo saaxiib waad ku mahadsantay barnaamijyada islaamka ka hadlaya iyo sida loo khiyaamayo lkn saaxiib noosoo badi fiidyoow yada noocaan oo kale ah

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali Před měsícem

    Hoog iyo ba' Alle haku rido.

  • @FarxiyoMohametaadan
    @FarxiyoMohametaadan Před 8 měsíci +5

    ALLAHU AKBAR

  • @user-ry4le7lr8h
    @user-ry4le7lr8h Před 8 měsíci

    Ilaahow falastiin guul sii .

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +12

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍🏾 ❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ Haween wanagsan ❤️🫶🏿❤

  • @socotoofficial8220
    @socotoofficial8220 Před 8 měsíci +6

    4 minut 699
    veiws walahi ilaahay haku ilaaliyo 5 sano ayan kugu xirnaa

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 Před 8 měsíci +3

    Hadii aad channelkeyga soo booqataan waxaan kuu balan qaadaya in aad wax wanaagsan ka faaido wll❤🎉🎉

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k Před 8 měsíci +1

    Wcs Wllke Qali ❤🥰
    Mideda kale ninkan wan necbahay 'asi ' iyo ficilkiisaba. Ilahe haduu hanuun la doonin naarta Allah ku fogeeyo.😡

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 8 měsíci

    🥺🥺.🥺...ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před 8 měsíci +1

    Gaaal xumaaday waaye

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před 8 měsíci

    Ninkaan hadii uusan islaamin tani xujo aad weyn bay ku noqon doontaa waayo si fiican buu islamka u garanayaa lkn dano kale buu ku fushadaa halka uu tiisiina dacey amaba uusan wax dana la lahayn ilaahow na hanuunini asagana hanuuni hadii aadan hanuun u qorina ilaahow sharkiisa iyo shar kaleba naga qabo aamiin

  • @user-ys6hs2pv2t
    @user-ys6hs2pv2t Před 8 měsíci +2

    ربنا يحفظك اخونا

  • @lilmikeyo1318
    @lilmikeyo1318 Před 8 měsíci

    Horee uu socoo ❤

  • @macaash_real_estate
    @macaash_real_estate Před 8 měsíci

    Ogaansho qosolkan soolaalabanayo inaad adeegsato waa laga fiicna halmar waa macquul

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 Před 8 měsíci +4

    Nin ciraaq ku karay hoydisa ah ciraaq ah saas ku dhax koray wa kadaab ah diinta wa yaqana carabiga wayaqan waa yahuuud😂😂😂😂😂😂

  • @AlBayan.251
    @AlBayan.251 Před 8 měsíci +2

    Hadaad Rabto online Quraan welcome wll

  • @user-uc6bn3ty5r
    @user-uc6bn3ty5r Před 8 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad

  • @Aafraax
    @Aafraax Před 8 měsíci +1

    Waa lgu salmay ogaansho

  • @mohamedibrahim1955
    @mohamedibrahim1955 Před 8 měsíci +1

    Ustaad maanta waa naga qoslisay wlhi
    Kan waa ibliis dadka uu ku faano 😂

  • @MaxamedAxmed-ej1lw
    @MaxamedAxmed-ej1lw Před 8 měsíci

    Weeligay ma aragon adoo kajadlaya sey aan aniga iguana saabsaneyn haday noqto horumarinta nafta iyo haday noqo to tageriddda dad ban hadda nin kaan ad nooga shekaynayso wan tangerine jiray bal hadda Maya ogaansho victory❤

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs Před 8 měsíci

    Masha allah

  • @abdisamed889
    @abdisamed889 Před 8 měsíci +2

    Duni waxaan joognaa la qiimeeyo dulliga

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Před 8 měsíci +3

    Asc free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 ♥ insha allah aamiin 🇵🇸 🇸🇴 ♥ from awdal state soomaaliya 🇵🇸 🇸🇴 ♥ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇵🇸 ♥ 🇸🇴 guul guul guul 🇸🇴

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 8 měsíci +1

    Yuhuudda alle ha duleeyo😮😮

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u Před 8 měsíci

    Asc. Saxib. Mujrimkaan. Hooyadiisa. Waa. Iraaq. Waaye. Korneel Hussein Afgooye. Joogo. Canada Windsor Ontario

  • @Hassan_haji.
    @Hassan_haji. Před 8 měsíci

    السلام عليكم يا عمر اهلاً وسهلاً
    Cumar inshar waan Ku salaamay
    insha'Allah waxaan kuu rajeenayaa 1 Milyan,

  • @naasirjaama603
    @naasirjaama603 Před 8 měsíci

    Takfiirinyiinty waakuwo jira ee Islamka burburiyey kuwaas oo yuhuuda la safan adna oganshow aad ka midtahay

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Před 8 měsíci

    ASC brother ogansho

  • @maryanmaxamed35
    @maryanmaxamed35 Před 8 měsíci +4

    Waa ariin laga xuumado 😢😢

  • @user-tq7gk5hs4q
    @user-tq7gk5hs4q Před 8 měsíci +1

    Wllo see ugu biraa share xirfad

  • @Musdha
    @Musdha Před 8 měsíci +1

    Frist komanti❤ ii sooraaca CZcams ka wll❤❤❤❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před 8 měsíci

    ALLAH SABAR BADANAA 😢❤ALLAHU AKBAR QOF CARABKA L'A OO KALE AYUU U AQRIYEY

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 Před 8 měsíci +1

    Sheekha madkhaliyasa ayaan kutimaami karnaa afikhaay

  • @Muscab_MD
    @Muscab_MD Před 8 měsíci

    Allah kaqabto Umad islaamka

  • @munomaxamedcabduqaadir5624
    @munomaxamedcabduqaadir5624 Před 8 měsíci +2

    Mohammed Deif kasoo hadal mahadsanid

  • @cabdihaaji-is7gm
    @cabdihaaji-is7gm Před 2 měsíci

    Ninkaan aslkiisu waa carab wilibi ciraaqi waana yuhuudiyoobay

  • @carafaadduneed
    @carafaadduneed Před 8 měsíci +2

    اللهم انصر إخواننا الفلسطينيين

  • @Joy-b4g
    @Joy-b4g Před 8 měsíci +3

    Allahu akbar ❤

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 Před 8 měsíci +1

    WAA KAAFIR MUNAAFAQ WEYN AH

  • @mohamoud_jr
    @mohamoud_jr Před 8 měsíci

    أللهم أعزألاسلام وألمسلمين🤲

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Před 8 měsíci

    Waa xayawaan is qarinaayo oo haduu rabo yuhuudi ah cama dheh

  • @hasmedroukya162
    @hasmedroukya162 Před 8 měsíci

    ISLAAMKA ALLOW CIIZEE

  • @yahyeadam2004
    @yahyeadam2004 Před 8 měsíci +1

    Ugaz omar salamulahh ❤

  • @mohammedwanaag5699
    @mohammedwanaag5699 Před 8 měsíci +3

    Dagaalka Falastin maxaa kaagaga soo baxey ❤❤❤❤

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 Před 8 měsíci +1

    Sxp mahadsanid armaa lagaa xiraa accountiga sida aamus eeyahoow oo kale

  • @marianhussein1545
    @marianhussein1545 Před 8 měsíci

    Walaal ha sheeg sheegin ninkaan Marianne please

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 8 měsíci

    اللهم انصراخواننافي فلسطین

  • @FaarahJaamac-bt8wt
    @FaarahJaamac-bt8wt Před 21 dnem

    Omaar inshaar

  • @user-ct5bg3bs5l
    @user-ct5bg3bs5l Před 8 měsíci

    sxb sare ayaga ayaa oo hin ku dambeydoona insha allaah

  • @momar1
    @momar1 Před 8 měsíci +4

    He is like i know the true islam and i love arabic songs😂

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 8 měsíci

      Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada

  • @mohamedmireabdulle2578
    @mohamedmireabdulle2578 Před 8 měsíci

    Tnx wll cumar

  • @awadnuur8571
    @awadnuur8571 Před 8 měsíci +2

    fikirkayga ilama qurux badna dhextaalka qosolk iyo wixii la mid ah, barnaamijku wuxuu noqonayaa reaction sida kan CK markaa fadlan kusoo noqo siiriyoosnimadii

  • @AdanHujale-nh7xg
    @AdanHujale-nh7xg Před 8 měsíci

    Masha alah Kan aan ugu nacbahay ayuu Ka mid yahay walahi lakin insha alaah in gacanta lugu sono dhigo ayaa rajeynaynaa gacanta kataa 'ibul khasam u sono galo waana la daba jogaa nibkaan

  • @ayaanabdirsak6426
    @ayaanabdirsak6426 Před 8 měsíci +1

    Hooguhu culimada carabtuu dhagaystaa baan is idhi

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 Před 8 měsíci

    Yahuud waligoodba sheeytaamo ayeey ahaayeen jahanaba ku waara s dheh
    Soo kii sheeqa ka ahaa in badan masar oo hoostana ka ahaa jaajuus oo hadana la ogaaday oo la dilay
    Nacalatullaahi calal yahuud nacalatullaahi caleek

  • @MohamedLeuko-ge5sr
    @MohamedLeuko-ge5sr Před 8 měsíci +1

    Ogaansho