Ikraan Jaamac | Heesta Dadkoo dhami ha weriyeen | Xasuustii Khadra Daahir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Ikraan Jaamac | Heesta Dadkoo dhami ha weriyeen | Xasuustii Khadra Daahir
    Cuudka: Nuradiin Ali Amaan
    Organ: Bulshaawi
    Boongaha: Bushaar Faamoos
    Camera Operators:
    Cabdiraxman Khadar
    Abdale Shaariq
    Fuad Cabdilaahi
    Editing:
    Ahmed Yasto
    Vocal Record/Mixing:
    Shabcaan Isko

Komentáře • 45

  • @mursalosman2595
    @mursalosman2595 Před 8 měsíci +8

    Muuskiiste caalami ah Bulshawi on the Beat, Ustaad Nuuradiin iyo Ustaad Bushaar Faamoos iyo Fanaandeenii waynayd Ikraan Jaamac Ismaaciil, Astaan TV dad waaweyn baad isu keenteen.

  • @equtorialworldnews1525
    @equtorialworldnews1525 Před 5 měsíci +1

    Ustaad Nuuradiin Cali Ammaan wuxuu sheegtay awood aan innaba caadi ahayn.
    Gacantu kuma go do ustaad❤❤

  • @user-iq4gg6vb2s
    @user-iq4gg6vb2s Před 8 měsíci +1

    Xasuustii khadra sidii Qiirada lahayd bay u Qaaday khadra heesaha Qiirada way kaaga oohin jirtay Heesta kale.. Gar ku jirtay.. Sabti waxay awoodaa waan ooyey sidat6u matalaysay dhibtii anoo yar lay wado gacanta lay hayo ❤mooyi.. ilaahoow Qabriga u nuuri mamma khadra iyo Cumar dhule iyo intii dhimatay ba kuli Muslim

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Před 8 měsíci

      aamiin aamiin inagana haynoga daba naxariisto 🤲🏽🤲🏽

  • @fahadabdale1270
    @fahadabdale1270 Před 8 měsíci +3

    BULSHAWI BEATZ wellcome back legend

  • @yaasiinmuxumed2218
    @yaasiinmuxumed2218 Před 8 měsíci +5

    Heestan in cuudka oo kaliya loo daayo ayey ahyd nuuradiin ali amaan

    • @maxdar11
      @maxdar11 Před 8 měsíci

      Haa wllahi horta kaa bulshaawi tumayo miyaan laga maarmi karin balaayada aniga dhagahuu iga cunaabaa

  • @sultansaeed481
    @sultansaeed481 Před 7 měsíci +2

    Mulkiileyaasha fanks Hargaysa❤❤❤❤❤

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px Před 8 měsíci +1

    MAANSHAALLAH NOOLOOW MY QUEEN❤❤❤❤❤❤

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md Před měsícem

    Habaday Allah yarxamu

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 8 měsíci +3

    Erayadii Mohamed Cumar Huryo AHN
    Laxankii Ahmed Cali CiggaaL
    Codkii Khadra Daahir Cigge AHUN.

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 Před 8 měsíci +1

    Bulshaawi is back rocking again

  • @abdiasismohamed848
    @abdiasismohamed848 Před 8 měsíci +3

    BULSHAWI BEATZ nin wayn wala yaabay

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 Před 8 měsíci

    Mansha allah walashay ikraan jaamac fanaanad cod tolmoon yaa salam waaw ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u daayo aamiin ❤🥰👏🌹

  • @user-pu4sh8lo8u
    @user-pu4sh8lo8u Před 8 měsíci

    masha allaah ayaaday ikran jamac ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 Před 8 měsíci

    ikraan jaamac waa fanaanad Dareen iyo niyad ku heesta🥰🥰🥰❤

  • @abdiahmed2489
    @abdiahmed2489 Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 8 měsíci

    Waaaaw. Masha alllllah nooooolaaad❤

  • @Khadarnaleye
    @Khadarnaleye Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤❤ Queen of voice ikraan jamac ismacil ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO Před 8 měsíci +2

    Erayadii huryo Ahun
    Heestan qisadeeda waxaa la tebiyaa ineey khadra daahir ka hadlaysay iyo Ahmed Cali cigaal

  • @Hasla.wabi.tore.0
    @Hasla.wabi.tore.0 Před 8 měsíci +1

    Dadko dhami ha wariye😢

  • @hodanhapiofficial6627
    @hodanhapiofficial6627 Před 8 měsíci

    Barteedi bay dhigtay erdo macan

  • @jamaalhassan5870
    @jamaalhassan5870 Před 8 měsíci +1

    Axyaa sawd dadkii fanka iska lahaa masha allah ikraan jaamac heeskii habar yartaa khadra daahir cige ❤❤❤codku hadiyad mahee ❤hibo eebe weeyaan❤

    • @mariolakame731
      @mariolakame731 Před 7 měsíci +1

      Hooyadaana hoostedu fanka may iska lahayd jaahil yow.
      Jaahil

  • @mukhtarmawlid137
    @mukhtarmawlid137 Před 8 měsíci +2

    Mucda heestu waa .ruux jacayl damqaayana maal laguma dagi karo. ikran jama ismacil hargesa hoyga fanka umada somalida ah

  • @ahmednaleye1351
    @ahmednaleye1351 Před 8 měsíci

    Ikraan jamac Queen of voice ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanhapiofficial6627
    @hodanhapiofficial6627 Před 8 měsíci

    Wooooow masha allaah caadi maahe nice

  • @xaredmaintance8215
    @xaredmaintance8215 Před 8 měsíci +1

    HAWARIYEEEEN

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 Před 7 měsíci

    Xaasid maaya Aflax if iyo aakhiro ba

  • @BoqoreMahamud
    @BoqoreMahamud Před 8 měsíci

    Mama Ikraan Jama❤

  • @bakalbulle9278
    @bakalbulle9278 Před 8 měsíci +1

    Hesta kabanka o kaliye kumacaned

  • @dhiisaldhisalo6022
    @dhiisaldhisalo6022 Před 8 měsíci

    wow ikram jamac jilala
    lafahi wanka mesha maraya

  • @abdinasirmohamed1000
    @abdinasirmohamed1000 Před 8 měsíci

    Cadi mahan ikraan eshcalaa

  • @ahmednaleye1351
    @ahmednaleye1351 Před 8 měsíci

    Very Song ❤❤❤❤❤

  • @ahadde5519
    @ahadde5519 Před 8 měsíci

  • @mustafefarah9434
    @mustafefarah9434 Před 8 měsíci +1

    Malabkii cayilka ayay badsatay

  • @abdiazizali5681
    @abdiazizali5681 Před 8 měsíci

    First

  • @MouadJames-ts9xw
    @MouadJames-ts9xw Před 8 měsíci +3

    hestan yurub gennyo aya ku macaneyd

  • @kowsarismail8163
    @kowsarismail8163 Před 8 měsíci +1

    😢😂😢😂😢😂

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px Před 8 měsíci

    MAANSHAALLAH NOOLOOW MY QUEEN❤❤❤❤❤❤

  • @Khadarnaleye
    @Khadarnaleye Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤