Yaabkii Aduunka Ma aamini doontid Cida Qarxisay Tubadi Gaaska!Jawaasiista israil Qasa Sidey U Sameys

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Yaabkii Aduunka Ma aamini doontid Cida Qarxisay Tubadi Gaaska!Jawaasiista israil Qasa Sidey U Sameyso!
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Komentáře • 96

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Před 24 dny +34

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @King_ilyaas1
    @King_ilyaas1 Před 24 dny +11

    Ku sali Nabigeena muxamed scw the best person over the most knowledgeable and the most shine all created prophet muxamed scw scw

  • @elpadre4754
    @elpadre4754 Před 24 dny +4

    7:15 Allah Say : Baqara 120 .
    وَلَئِنِ ٱتَّبَعْتَ أَهْوَآءَهُم بَعْدَ ٱلَّذِى
    جَآءَكَ مِنَ ٱلْعِلْمِ ۙ مَا لَكَ مِنَ ٱللَّهِ مِن وَلِىٍّۢ وَلَا نَصِيرٍ

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Před 23 dny +1

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha guuleeyo hana u gargaaro hana u maciino umada muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin

  • @mukhtarmuse4585
    @mukhtarmuse4585 Před 24 dny +11

    Kusaliya nabi Muhammed scw scw ❤

  • @RahmaAbdilahi-q7j
    @RahmaAbdilahi-q7j Před 24 dny +8

    ilhy ha jaabiyo yuhuuda yaa raabi

  • @user-xk7mz9jf9t
    @user-xk7mz9jf9t Před 24 dny +9

    Allow waxan kabaryaya walahena musliminta falastin ugargaryaarabi i.a

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Před 24 dny +6

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 Před 24 dny +4

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 Před 24 dny +4

    وعليكم وعليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 Před 24 dny +4

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 Před 24 dny +3

    Warkaagu sheekh isma Raacsana,haku noanoqonin,ee mid walba siidaa markiisa.

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 Před 24 dny +4

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود الظالمين

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Před 24 dny +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @SaynabMaxamed-cb9hi
    @SaynabMaxamed-cb9hi Před 23 dny +1

    Masha allah allah ❤❤

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 24 dny +2

    Ciriiri Allaha galiyo

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před 24 dny +5

    SHEEKH COURSADA 11 XABBO MID LACAG LA'AAN KA DHIG OO SADAQAYSO DADKA CAAWI SOMALIA WAAD OGTAHAYBINAYSAN WADA IIBSAN KARIN BAAHIDUNA TAHAY 95%

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b Před 24 dny +2

    Ilaahow goor aan Fogayn natus Reer israaiil oo sida romaaniyiinta yurub tuugsada dariiqyada sidaas si kasii liidata dariiqyada utuugsan. Gaaladuna meeshay ku arkaan ay dil iyo laad isugu darayaan. Balwaxaysiiyaan iskadaayo.

  • @elpadre4754
    @elpadre4754 Před 24 dny +4

    8:55 division is the weapon of Iblis the cursed, Islam calls for unity.
    Politicians are the army of Iblis, believers are the army of ALLAH .....
    فَيَتَعَلَّمُونَ مِنْهُمَا مَا يُفَرِّقُونَ بِهِۦ.........
    Allahou Akbar wa llillahi hamidi.

  • @MohammedHussein-bt9df
    @MohammedHussein-bt9df Před 24 dny +1

    M.A MACALIN MAXAMED JAZAKUMULLAH

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan Před 24 dny +1

    ❤❤❤❤ manshaa Allah Sheikhanaa ❤❤❤❤

  • @BarlaHashi
    @BarlaHashi Před 24 dny +5

    Somali nimanka dowlada kujira sida xildhibaanada iyo wasiirada wayba ku faanaan in Emarat, Qatar, Kenya, Saudi, Mareykan ayaa i wata. Imagine qofmuwadin ah inu ku faano inu u shaqeeyo dowlad shisheeye very sad walaahi 😢

  • @nimoabdi5909
    @nimoabdi5909 Před 24 dny +15

    Somalis caqlimalaha Allah masskaxa hasiyo sorry may Somali is no good raliahada I live my country but Somali men are very intelligent that’s how I see them

    • @HanadCismanAadan
      @HanadCismanAadan Před 24 dny +1

      Somali dhan maxa ugarey qaar kamid ah le waye😞😞😞😞😞😞

    • @Somali651
      @Somali651 Před 24 dny

      Gabdaxan somaliyeth sithas baa nacthen caqli maa qabner nin Somali Ann exen oo caqli qawoo qacc Soo xell 😂😂

    • @abdulqadirmaxamed7324
      @abdulqadirmaxamed7324 Před 23 dny

      Dhabarga gatoogo marku ku hor imadana Amaan 😂

    • @KarishbooySomali
      @KarishbooySomali Před 22 dny

      You can't even speak English and somali, I failed to understand what you are trying to say here. You should go back to school and learn compositions and alphabet

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 Před 24 dny +1

    Waa run illahay hana badbaadsho aamin aamin aamin

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    Thanks 🙏👍

  • @Sayidabdirahmannurhirsi

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před 24 dny +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @farhiyamh
    @farhiyamh Před 24 dny +1

    Alxamdulillah
    Allah swt balaayo haku salado

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Před 24 dny +1

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs dulmi diid Hamas support xiisbuulaah yamane iran gull gobonimo Palestine 🇵🇸🇵🇸

  • @gurdan5841
    @gurdan5841 Před 24 dny +1

    Wcs❤

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Před 24 dny +1

    Maashalah tabaarkalaah

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    Wll wadmahadsanthy

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před 24 dny

    Allaha u gargaaro falastiin.

  • @DeeqDarajo-w9w
    @DeeqDarajo-w9w Před 2 dny

    Musomaaliyey.sheq.dulmidiid.maxauharateen warwar.muslimintabuusoodayaaa

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 Před 24 dny

    Waa wakhti kala guura xaqa iyo baadilka

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k Před 24 dny +1

    Sheqow xeyesinta video ka soo galeso naga dhaaf

  • @Seeebtaa
    @Seeebtaa Před 24 dny

    Ruuruka guuulusa❤❤❤❤❤❤0🇲🇫🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 Před 24 dny +2

    Xata ukrain maahan e waxa hagaya marekan o badaa wadamada madax isugiliya

  • @ismailali9197
    @ismailali9197 Před 24 dny +1

    Waa sheeko kale

  • @SadiyaNuh-zt3ct
    @SadiyaNuh-zt3ct Před 24 dny +1

    Munaafaq Allha nagaqabto

  • @HirsiCraxman
    @HirsiCraxman Před 24 dny

    Shiikh warka aad shegayso soo tafatir gantaal wax qarxiyeyna waad shegaysa miinoyin bada hoosteda ahna waad shegaysa
    Dhacdoyinka iyo waqtiguna way kala duwanayen

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Před 24 dny +3

    Ukraine yahuudi aya u madaxweney

  • @user-zs1ms3gc6j
    @user-zs1ms3gc6j Před 24 dny +1

    ١قينقاع قومٌ من اليهود أظهروا العداوة للمسلمين ،وخانوا ما عاهدُوا الرسول عليه فحاصرهم الرسول خمس عشرة ليلة ولم تمض سنةً حتىٰ ماتوا كلّهم
    (٢)بنوالنّضير قبيلة من اليهود خانوا العهود بينهم وبين المسلمين
    (٣)بنوقريطة قومٌ من اليهود خانوا العهود في الخندق أمره الله بمحاربتهم وتطهير أرضه منهم فسلّموا بعدها فأمر الرّسول صلى الله عليه وسلم بتنفيذ الحُكمِ ،فنفذ فيهم ،وهذا جزاء كلُّ خائِن غادرٍ

  • @user-hs3bp3gz6h
    @user-hs3bp3gz6h Před 24 dny

    Shiekh ha ku mushing isakh ee warka inu sheg

  • @waryaaofficialchannel3323

    Kuwasna waa yahuud u fiirso

  • @GalolPro
    @GalolPro Před 24 dny +1

    Welcome Back Scheikhuna...

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 Před 24 dny +1

    Waa sida somalida topanka masax calan

  • @DeekHabib
    @DeekHabib Před 24 dny +1

    Asc

  • @amarozzyork
    @amarozzyork Před 24 dny +1

    Northstreamka waxaa Qarxisay sirdoonka Maraykanka. Diyaarada gantaalka tuurtayse waxay kasoo kacday Dalka Norwey. Dhoolatuskii NATO ee meesha ka dhacaayay ayay sirdoonka USA magnetka haga gantaalka kusoo dhajiyay.
    Dawlada garmalka iyo siyaasiyiintuba way ogyihiin markii horese lalama socodsiin

  • @user-yz9zq5vj5l
    @user-yz9zq5vj5l Před 24 dny +2

    Dulmidiidow walal ii so jawab suaasahan maxaa u taageertaa dowlad dimuqraadiyada buunbuuniso oo kudhaqanto qaadatay

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Před 24 dny +1

    Waa cayaartii yahuuda waa laguu yaqaanaa😅

  • @NimcomaxmudadanMaxamudadan

    Sheqow sidan groupka igudar kuu dhahayey wan kugu dalay JWBtii what's upka wali mahelin😢😢

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Před 24 dny +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa sidey u dhacaysaa inuu ruushku gaasriisa uu qarxiyo isagoo ka helaya dgaqaale fara badan.
    2.0. Haddaba Ruushku marnaba muu qarxiyeen ee wuu ka joojin lahaa kelliyaatta
    3.0. Haddaba jarmalku caqligiisu waa sidee fijraddiisu.
    Waa arrin yaableh jarmalka caqligiisu waa sidee.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d Před 24 dny

    Yukreyn maraykan iyo ingiriis ayaa yiri : fuliya oo jara gaaska, si ruushka loogu eedeeyo,
    Waa dhaqanka reer Galbeedka.

  • @asalmualeykumhassan4324
    @asalmualeykumhassan4324 Před 24 dny +1

    WaSax Sax Sax

  • @hoodocadey4325
    @hoodocadey4325 Před 23 dny +1

    Ulululu war lagu farxo waaye yukrain dawada u dhaqaaayeen Mac sokor

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Před 24 dny +2

    Ukren iyo isearl waa masiibo waxey rabaan inaye dagaalka balriyaan

    • @Kahih
      @Kahih Před 24 dny

      Ukren wa yahuud

  • @sodax6696
    @sodax6696 Před 24 dny

    Halmar an firiyo iska dhaf

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek Před 24 dny

    Af soomaaligaanu garaneyn .anigu ma fahmo

  • @KarishbooySomali
    @KarishbooySomali Před 22 dny

    I got nothing to say

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 24 dny +1

    5maalinkadib ruushku waaogaaday insirdonka Ukraine qarxiyay maraykankuna kacaawiyay walibasibareera marakibdagal malinkahor agaasukeenay reryurubna xitajarmal waogaayen

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 24 dny

    NORDSTRÖM

  • @AsadNorOsmaan
    @AsadNorOsmaan Před 24 dny

    Nimco maxaad saas u dhahday

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 Před 24 dny

    Sheekh warkaaga uma bogin kolay meelkale ayaad ku fiicnayd ee meeshaa kale ku tijaabi lakin wariye maya.

  • @muhudiinmaygag2345
    @muhudiinmaygag2345 Před 24 dny +1

    ukren waya huud

  • @arafomoussa8761
    @arafomoussa8761 Před 24 dny +3

    Inay jawaasiis doondoonto Israël waxay cadeynaysa inay Ku jabtay meeshan ee ha iskaga takto masiibada ciyaaalka dhameysey

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 24 dny +1

    Ukraine madhexmarijirin tuubadaasi umana dhowayn

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 24 dny +1

    Alaha pelestine haguuleyo

  • @itzManha125
    @itzManha125 Před 24 dny +1

    Inta dadka dhibtah gumaadah gymeestah noockastaa ee yahiin xitaah hadii islaam yahiin ama gaalo ama dalkeega ama midkle allow ha u naxriisan aaqiro iyo aduunka 😢50 dagaal aa maanta aduunka ka jirah dadka ugu badan la leenah waa madow iyo muslim allah ha ka qabto masiibada maskiin uun baa ku gubanah eeyga daba shidah raaxeye ku jiran allow dadkaan cusleeska ka qad anaganah soomali hadaa naheye 33 dagal dhib naceeb baan ku jirnahye dowlad caadil ah oo islaam ku salesan niis ileen dadka hada jiro ma rabaan dowlad islaami ah

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Před 24 dny +1

    Yaa diidan in yuhuud iyo kristan yihiin cadowga kowad ee islaamka aayna ahaan doonan ilaa qiyamaha ? Iyana sidasay inoogu yaqanan inaynu nahay cadowgooda kowaad sidasayna inoogu bahoobeen

  • @fowsiyonuur8990
    @fowsiyonuur8990 Před 23 dny

    Wale Ukraine waa dad xun maahan dad wanagsan haisku diran ayakabo waa mudul gubtay mudul gubanayo kama naxo

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 24 dny +1

    Jarmalku wuxuu noqday Hitler ka dib dabadhilf maraykan iyo Israel ku adeegtaan

  • @sahrash.7544
    @sahrash.7544 Před 24 dny

    Ruushka inuusan ka danbeyn awalba waa iska cadayd waayo Il dhaqaale oo saas u wenyn inuusan iska xirayn Qof walbaa fahmi karta ,dhanka kalana in uu xiriirkii ganacsi ee Jarmalka kala dhexeeyay sii jiro waxay u ahaan lahayd arin diplomazi oo uu garab uga heli lahaa Europa dhaxdeeda marka taasi way iska cadayd awalba.

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Před 22 dny

    Dad leeskuma aamino 😡😡😡😡

  • @user-di1tk3tt9o
    @user-di1tk3tt9o Před 24 dny

    ZELENSKY YAA WAAYE SOW YAHUUD MAAHA UKRAINIAN WAA ISRAHELL OO MAGACA BADALATEY MA YAHUUD BAA QIYAAMO LAGA WAAYNAYAA

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 24 dny

    Shiikhu hawlaha sirdonka mayaqaan wasax wayjiran jawasis lakiin maxayugabahantahay inaywarqado daadiso haday jawasisledahay? Tan ankusheego 1)waaqaybkamida dagalka nafsiga 2)waatijaabin inaykuguulaysatay gaajaysiintii dadka aynakatanasuleen qadiyadii aykudhegenayen 3)inaycalamka fariinudirayso ah gacansarayn odad dhudhumanaya dabajoogto iyadoxaqiraysa iskacaabinta adag iskusooduub waguulshegasho madamalagayabo inaybaxdo

  • @anabseed7970
    @anabseed7970 Před 24 dny

    Way isla dagaan shiikh ukrainianka iyo Russiaanku

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před 24 dny

    Ukraine cidaytahay miyaan la ogayn waa yuhuuda oo fidnada aduunka iyo namimnimo sidoo kale alufaada beenta yuhuuda iyo maraykan samaynta wax aan jin

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před 24 dny

    Yugreyn waa sida gbr yar 15 jir ah oo canbe iyo moos ka dharagtey kuna jirta
    Xiligii qooqa 😂
    Si ay u hellsho oday xoog iyo lcg badan haysta
    Hadba nin isku qaadeysa
    Kuna faladeysa
    Wax walba oo ay aragto 😂
    Iney sidas iyo si lamida u dhac mayso ama ka suurtowdo
    La yaab malle 😂

  • @King_ilyaas1
    @King_ilyaas1 Před 24 dny +1

    Ku sali Nabigeena muxamed scw the best person over the most knowledgeable and the most shine all created prophet muxamed scw scw