Maxamed bk (QATAAR) Showgii Qabyaalad Diidka Somaliland | HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Adoo Qaranaad Ku Fantay Qolo.
    Waxad Qabsataa Lagaa Qariyoo
    Waxad Qaastay Baa Lugu Qurxiyee
    Adaa Qal Qalooc U Qiil Dayayo
    Adaa Qarda Jaan Qumani Bidaayee
    Qoontaada Bulshooy Qayb Baad Ka Tahee
    Subscribe channel - ‪@SomaliNewEntertainment‬
    This Channel is provided new Music Video Audio Lyrics and
    The favourite novel and the early artists
    Showgii Qabyaalad Diidka #maxamed #bk

Komentáře • 257

  • @quruxlydajigjigayar8364
    @quruxlydajigjigayar8364 Před 5 lety +37

    Bk iyo aniga uunba isku mida xagga wadaniyada dadkana sida maxa udiiday yaaaa
    Like bal inta sidayda dhiga racdy somaliland

    • @takarbadacas9648
      @takarbadacas9648 Před 5 lety

      Huuno anay iracday ila timaha waxan ka biqi inana Somaliland soconaysa noqdo

  • @mulaaxocabdiqani7717
    @mulaaxocabdiqani7717 Před 5 lety +60

    Xaaax😭😭😭😭😭
    Wlahi xaadaa i istaagtay
    Alle haku dhawro walalo qabyaaladasi madaxay naga gashee alle hanaga masaxo
    Hanti qaran maxamed siciid abdi BK ilahoow nookaa daa💚 ❤

    • @asma2631
      @asma2631 Před 5 lety +1

      xabxabo Dhashii somaliland Amiin amiin amiin inder

  • @mohammetdekk1696
    @mohammetdekk1696 Před 5 lety +9

    Wlhi wn u qiireyzanhy ninkan
    Bk Bk kor ahow
    Dad kuma jirtid wa runtii
    Our Hero
    #GreatSomaliland ☝love ❤

  • @gobtiidumarka7059
    @gobtiidumarka7059 Před 5 lety +24

    Wlhi bk maanta wuu iga ilmaysiiyay marbaad qamandiga abaal ku qabtay 😢😢😢

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 Před 5 lety +45

    Guul SOMALLILAND Iyo mo Bk 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @mahdasaid7962
    @mahdasaid7962 Před 5 lety +8

    I’m still watching 2019 i love dalkayga ❤️ ilahayow cadawga Ka du Somaliland
    I miss my Land😭😭❤️

  • @mostafeshine4k809
    @mostafeshine4k809 Před 5 lety +10

    Maxamed bk fananintakuma jiRo Runti wllhi Taageera waa geezigeNe😙😍😘😗

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 Před 5 lety +6

    Horaaa loo soconayaaa
    Guul guul BK

  • @Nasrin_Ibrahim22
    @Nasrin_Ibrahim22 Před rokem +7

    Mantan heestan dhageystay wana malin aay u xuntahy qabyaldu.💔

  • @asmamaxamed9311
    @asmamaxamed9311 Před 5 lety +10

    somalinad hanoolato maxmed bk sharafi waa korkaagaH😍😍😍😍😍

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow Před 3 lety

      Asma gabadh aan hada kahor zhbahayan oo hargesah ku nolayad ma noshahay ma dhimashaa

  • @abakar24gympoi8
    @abakar24gympoi8 Před 5 lety +9

    Ictiraafki ba so dhaw guul Somaliland

  • @Awale.british
    @Awale.british Před 5 lety +4

    Moh'med Said Abdi BK 💓💓Waligeed Burco rag waddaniya ayay Somali kaga horeysay iyo geesi dhulkiisa jecel Nolow

  • @Ahmed_Naji17
    @Ahmed_Naji17 Před 5 lety +7

    Legend Maxamed siciid cabdi BK
    Fanan qaran weeyi
    😢Marbaad qamadada abaalku qabtoo😢😢
    ❤Somaliland❤

  • @Ahmed.dahir10
    @Ahmed.dahir10 Před 5 lety +91

    Inta bk ila taagerta like ha igala baqaylin

  • @allahwithmeneverbedeprived3494

    Insha,Allah BK wuxuu inoo bedeli doonaa Maxmed mooge liibaan

  • @shakirosman746
    @shakirosman746 Před 5 lety +6

    Fanaaan Qaran Maxamed siciid Cabdi Bk😍😍

  • @muhiyodiinnasir1128
    @muhiyodiinnasir1128 Před 5 lety +2

    Mohamed said Abdi Bk Hantida Somaliland wan kugu Vaanaa Fanaan Qaran 💚💚💚💚💚💚💙💙💙💛💛

  • @meleylove3128
    @meleylove3128 Před 5 lety +3

    Jamhuriyada barakaysan iyo walalhayga barakaysan ee Somalia ilhow qabyalada naga masax sii aaan uu naqono walalo is garab tagan sida carabta I love muqdisho ( From Berbera Love city cilmi boodhari)

  • @hamdahukun5231
    @hamdahukun5231 Před 5 lety +9

    Bk fanan qaran we love you

  • @ayanahmed1387
    @ayanahmed1387 Před 5 lety +3

    Guul iyo gobanimo somaliland❤❤
    Dhulkaygii hooyo alle haydin❤❤
    Dhawro bk fanan qaran❤❤
    Waa fananka kaliya ee qabyaalada💖
    Iyo qabilka ka soohorjeeeda💙💙
    Bk jir oojoog cadawgaa unoolaw💛💛

  • @farxaanhilaac1526
    @farxaanhilaac1526 Před 5 lety +15

    Mnsha allah alle ha kudhowro bk wn kugu fanaa runtii

  • @happyahmed1257
    @happyahmed1257 Před 5 lety +2

    mashallaha dhiigaygi mataankaygi long life congratulation sweety bro viva halka kaga hay hora loo socona ka naxow nafta waa waynkaa dhulkaygow

  • @barkhadabdraham7753
    @barkhadabdraham7753 Před 5 lety +3

    Masha allaha soomaaliladan guulu iyo goobanimo maxmed bk

  • @hipibintufaarahabdi438
    @hipibintufaarahabdi438 Před 5 lety +2

    maxamed Bk nin jira Nolow wadini dhabha fanaka Somaliland ku faanto 💕💖💞😍💕😍😍😍

  • @Mustafe.17
    @Mustafe.17 Před 5 lety +6

    fanaankyga inta showga ka heshay liketa

  • @xayaadxassan6100
    @xayaadxassan6100 Před 5 lety +39

    Anigu somaliland ma ihi lknsa waan jeclahay inaay isku duubnadaan oo mid qud ah wada noqdaa waayo nabada iyo hormaka waxaa lagu gaaraa qabiilkoo mesha laga saaro am from somali lknsa hormarkiina ayaa wax inoo ah anaga

    • @rahmayasin5358
      @rahmayasin5358 Před 5 lety

      xayaad xassan Thanks wllo qali wlhi waan ka helayy hadalkaga😢😊. anaga xitaa waan jecelahay dadka wanaagsaan ee waxa noo ogool. Allah idinkana dhibka Iyo qaraxyada ha idinka qaado ameen

    • @fahimayousuf5196
      @fahimayousuf5196 Před 5 lety

      masha allah waad mahadsan tahay hno

    • @Abdisalamjannah
      @Abdisalamjannah Před 5 lety

      Isku darsamidi madhacaysee. Don't even think about it✋✋✋✋✋

  • @omanijr930
    @omanijr930 Před 5 lety +4

    Maxamed siciid bk nin jira noolow
    Nin qaran bk qabyaalad diid alle haku sharfo

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 Před 5 lety +26

    somaliland soo xasusta qamadidi iyo qaxi ilaashada nabadiina from muqdisho like me

    • @user-iq4qv2nq3t
      @user-iq4qv2nq3t Před 5 lety

      OONBEEL SHOW qamadida ma idinkaa cunujiray

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 Před 4 lety

      Qarrax ba shalaytadan xamar ka dhacaye maxa ka hadalka dhibaatadi 30 sano ka hor nagu dhacday kaa galay
      Shalay bay hooyada iyo walasha elite ku dhinteen ee ta mad ku mashqushid

    • @sirdoon1
      @sirdoon1 Před 4 lety

      @@ayaanmohamed1862 wax na qarxinaya waa caruurtina bilaa camalke u soo shaqo doontey xamar cashurta aanu siino ha nagu kalfina inaanu soo tarxiilno

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 Před 4 lety

      @@sirdoon1 wllo soo dila dee yaa idinka haya 🤣🤣
      Lax walba halkay is dhigta lagu qalaa ee nin dhulkisi nabad ka dhigtay in u kaga dhibato ka bilaabo wa idinkiyo doqonimadin

    • @sirdoon1
      @sirdoon1 Před 4 lety

      @@ayaanmohamed1862 adi laftigaaga ayaa joga muqdisho hargeysana waa magaalo soomliyeed hadad joogi weydaana waan idinka saareyna isaaqow🤣🤣🤣🤣🤣💪💪💪💪

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 Před 5 lety +2

    Hal YAY Qaran Maxamed Siciid Cabdi Bk Allow Noo Kaa Daa!! Aamiin

  • @cadnaantv8782
    @cadnaantv8782 Před 5 lety +2

    Masha Allah muwadin dhaba Maxamed siciid bk😍

  • @aidarusgoohe6690
    @aidarusgoohe6690 Před 5 lety +3

    Bk Wa HalYaY wadankiisa Jecel one love ❤️ Bk

  • @uzaamemohamed3658
    @uzaamemohamed3658 Před 5 lety +7

    Bk Canada Ino Balana In Cha AllaH🖐

  • @khuluudqueen4642
    @khuluudqueen4642 Před 5 lety +1

    Wooooow Manshallah mahamed bk alleh ha ku xafido wa fananka kaliye somaliland ku faaan 😍💯❤️❤️❤️💯😍💯😍💯👌😘👌😘👌😘🌹🌹💕😘👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @mohamednabiil6443
    @mohamednabiil6443 Před 5 lety +3

    Wadani dhaba MAXAMED SICIID CABDI BK Ilahey haku daayo legend

  • @Mo-dool
    @Mo-dool Před 5 lety

    walahi bk waa geesi jira waana tusaale nool walee .. our hero waxad somaliland u hiilisay mar ay hogaamiyaashi dadki qabyaalad ku kala dileen halkey shacabka u hogaamin lahayeen barwaaqo iyo midnimo... waligaa jir bk

  • @anisaali8545
    @anisaali8545 Před 5 lety +3

    macha Allah noolow wadani dhabaa maxamed Ziciid cabdi bk Ku taagera

  • @xasuumacabdi2619
    @xasuumacabdi2619 Před 5 lety +2

    Wadani dhapa bk❤
    Guul somaliland my dalkayga❤❤❤❤

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Před 5 lety +15

    MOHAMED SAID ABDI HASSAN BK simply is the BEST❤

  • @ahmedabdi5033
    @ahmedabdi5033 Před 5 lety +5

    Bk walahay wa iga ohiyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hachiabdirahman3685
    @hachiabdirahman3685 Před 5 lety +6

    MohAmed bk fanaan qaran😍😍😍

  • @rahmayasin5358
    @rahmayasin5358 Před 5 lety +2

    Wlhi waa fanan qarann we love you bk

  • @cashuurcisman7603
    @cashuurcisman7603 Před 5 lety +2

    bk qof maahe waa qaran ❤🔥🔥
    nolow

  • @hanadqalab-jaan803
    @hanadqalab-jaan803 Před 5 lety +14

    Maxamed siciid BK runtii kugu fanaan fanaan runtii qabyaalada waxa bur burinkara fanaaniinta iyo dhalin yarada markaa dhalin yaroy ayno aasno qabyalada.
    Ileen hadayno nahay dhalinyaro qabyaaladu faa,ido inoomaaha ee dhalinyaroy inayno gacmaha is qabsano oo ayno burburino qabyaalada saw diyaar uma tihiina.
    Intii qabyalada aan rabine LIKE ku cadeeya .

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    Bk💕

  • @ahmedyoung5815
    @ahmedyoung5815 Před 5 lety +20

    Ilaa Dadkii naafada ahaa Ayaa
    ka muuqda mesha waxay muujinaysa jacaylka dadkiisu u qaban Bk.

  • @aadanthanks7620
    @aadanthanks7620 Před 5 lety +4

    Somaliland kaliya kuma socdo dardaranka somalay dhan ku socda dardaranka ee bk inta tagerta like iyo share haiga baqilina 👍💗

  • @mohamadmahamuud1658
    @mohamadmahamuud1658 Před 5 lety +4

    heesta qarniga bk 💙💚

  • @asma2631
    @asma2631 Před 5 lety +5

    Walahi somaliland qali aad sheegte nafta igu jirtaan ka jacelay somaliland ha noloto

  • @zuhaibabdirahman2079
    @zuhaibabdirahman2079 Před 5 lety +4

    bk is our hero we like him

  • @amish6126
    @amish6126 Před 5 lety +1

    Adoo qaranaad ku faantay qoloo 😍😍😍bk we love u

  • @umalkhair6399
    @umalkhair6399 Před 5 lety

    bk waa fanaan qaaliya xaqiiiqatan aad baan ugu hambalyeynayaa darajadiisa

  • @cashuurcisman7603
    @cashuurcisman7603 Před 5 lety +1

    hantida qaranka weye legend bk ✋ nolow

  • @crisaaqgacaliye716
    @crisaaqgacaliye716 Před 5 lety +2

    Qabyaalda baas maxadku qabtaan bk✅✅✅👌👌👌👍👍👍

  • @guleidhosny1216
    @guleidhosny1216 Před 5 lety

    Well done my bro #Axmed_beenyo and my hero #Fahad_Axmed_kariye hore u socda sir bk fanan jira

  • @asiailwaad2951
    @asiailwaad2951 Před 5 lety +2

    bk one love alle haku dhawro😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @fihimaabdi745
    @fihimaabdi745 Před 5 lety +1

    MaShaA Aallah maxmed bk Allaya cisiik

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 Před 5 lety +3

    viva soomaliland fanaan qaaliya noolow

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    Mnta Ana first 😍

  • @amarankhadar7406
    @amarankhadar7406 Před 5 lety +1

    Bk mazha Alllah ❤😍😗😉ku xiizay Hargysa wlhi

  • @abdixafiidhayle1137
    @abdixafiidhayle1137 Před 5 lety

    Jamhuuriyada barakaysan allow xafid ❤❤❤💚💚💚💙💙💙💛💛💛 guulaysta walalayaalow

  • @user-ro8nv7hx7f
    @user-ro8nv7hx7f Před rokem +1

    Mntay run noqotay waxas oo dhan allow naga Saar somalilnd nabadeediii kusooo celi 😢😢😢

  • @sanyariitamadrid8533
    @sanyariitamadrid8533 Před 5 lety

    Wooo w bk waad igu banaantahay masha Allah fanaan dhab ah

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 26 dny +2

    Adoo Qaranaad Ku Fantay Qolo.
    Waxad Qabsataa Lagaa Qariyoo
    Waxad Qaastay Baa Lugu Qurxiyee
    Adaa Qal Qalooc U Qiil Dayayo
    Adaa Qarda Jaan Qumani Bidaayee
    Qoontaada Bulshooy Qayb Baad Ka Tahee

  • @dahabomohamed8081
    @dahabomohamed8081 Před 5 lety +1

    Ala bk muxuu dadbadan indhaaaa ka gubay😍❤😍

  • @qaasimbarawaani3691
    @qaasimbarawaani3691 Před 5 lety +1

    Bk nin qaran wadani dhaba jecel wadankiisa horumarkiisa

  • @shaymaalishabel6217
    @shaymaalishabel6217 Před 5 lety +2

    Geesigayaga ayaad tahy ilahy haku dhawro wlhi markaan arkay madashan farxad ban la ilmeeyay

  • @ahmednassirahmednassir6883

    Walhi intaan odhan lagaa bk baa yidhi macha allh lkin 5 somaliyed adigo ka hor idhaa ka jeclaan lahaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 Před 5 lety +1

    Masha Allah guul guul bike 😍😍👏👏👏👏👏👍👍👍👌👌👌❤❤❤💬💬💬💚💚💚

  • @ajmank1626
    @ajmank1626 Před 5 lety +3

    alle ha yaw qabyalada naga masex 😢😢😢😢😢😢

  • @aminamurzal6559
    @aminamurzal6559 Před 5 lety +1

    rabi ha ku daayo maxamed bk

  • @kamaladan6122
    @kamaladan6122 Před 5 lety

    Waaa nin qaaren Bk
    Lkii dooqontuu maa. Gareneysa jeeegeneyas.

  • @cabdilaahihassan
    @cabdilaahihassan Před 5 lety +2

    Waxaan Ku Faanayaa Inuu Ka Soo Jeedo Gobolkayga Sanaag ♡♡

  • @mohomedcabdi2059
    @mohomedcabdi2059 Před 5 lety +2

    Zoomalind Hanoolato Iyo Maxamd bk 🙏

  • @abdirazakibrahim623
    @abdirazakibrahim623 Před 5 lety +10

    Aynu qabyalada aasno aynu iska dayno hadii kle meel gaadhi mayno down jeegan down giraan qaranka ina deeqa dhaman peace and love somaliland

  • @qoraxjoog7399
    @qoraxjoog7399 Před 5 lety +2

    Bk Hanti Qaranka Somaliland Leedahay weeye

  • @xlcy.9437
    @xlcy.9437 Před 5 lety +3

    Bk hanti qaran 💚💨❤️

  • @juweriyacumar6722
    @juweriyacumar6722 Před 5 lety

    Kama xiso goyo wlhi bk allaw cimriga cafimadka u siyadi

  • @sahromaxamed1016
    @sahromaxamed1016 Před 5 lety +1

    🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 maxaamed bk 👏👏👏👏👏👏👏💪💪💪

  • @adelali4210
    @adelali4210 Před 5 lety +2

    Moha Bk Madax waynaha Fanka

  • @sulekhadaahir5467
    @sulekhadaahir5467 Před 5 lety

    Mashaa allaah allow bk noo dhawr

  • @shaymaalishabel6217
    @shaymaalishabel6217 Před 5 lety +1

    Dadka waan kaa jecelnay Bk alle hanokaadaayo

  • @hamzehaddi6826
    @hamzehaddi6826 Před 5 lety

    Mahamed seaad Bk Nolow Wadaniga Dhapta Ah Allow Dhowr Noolow

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 Před 5 lety +2

    GOOOD SENSE AND MOTIVATION SONG

  • @hargeyzawidhalad2238
    @hargeyzawidhalad2238 Před 5 lety

    Ax ax ax ax wlhi xaada I dhaqaaqdey allew dadkeyga reer somaliland xaqa waafaji oo colaadan iyo xusbiyadan iswada eryanaya bogooda burcad isku wada Mari yaa rabi wlhi marbey ahayd qax hoog balanbal darxumo maantana nimcadaa dhibeysa alle xaqa hayna waa fajiyo duck.more I am from Germany 👑👑👑

  • @khadarkaffi3263
    @khadarkaffi3263 Před 5 lety +5

    Mohamed Bk ⭐

  • @qurayshaahmed8765
    @qurayshaahmed8765 Před 5 lety

    wlhi fanan qaran Allah hku xafido bk

  • @deeqaaabi2944
    @deeqaaabi2944 Před 5 lety +1

    Guuuuul somaliladr m Bk ❤❤❤❤❤

  • @abdi9715
    @abdi9715 Před 5 lety

    Maxamed bk fanan qaran.ale ha.ku sharafo guul.somaliland

  • @fadumomahmoud1160
    @fadumomahmoud1160 Před 5 lety +2

    Mahamed Bk ❤🌸

  • @abdiazizosman723
    @abdiazizosman723 Před 5 lety +1

    first person

  • @allanlowyado3855
    @allanlowyado3855 Před 5 lety

    Maashalah ilaahay ha kudaayo noolow

  • @khadermahamud9252
    @khadermahamud9252 Před 5 lety

    Mahamed bk wleee waa wadani dhaba alle ha daaayO

  • @xadhfexadhfe3574
    @xadhfexadhfe3574 Před 4 lety +3

    Inta Somaliland jec
    el liik

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 Před 5 lety +2

    guuuuuuuuuuuuuuul Somalilnd

  • @cawil__tiiko__officail7922

    Bk
    Inanaka
    Inmada
    😍😍😍

  • @somalilyrics4027
    @somalilyrics4027 Před 5 lety +4

    Somaliland inta jeceL like

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Před rokem +1

    Somaliland alaw dhawr 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @saedesse6408
    @saedesse6408 Před 5 lety +1

    Intay qoloqolo u qaybsanyhiin.
    😢Iga daa warkooda

  • @jamajaylaani953
    @jamajaylaani953 Před 5 lety +1

    Allow Bk noo daa

  • @hoodomohamed2992
    @hoodomohamed2992 Před 5 lety

    Gul iyo gobanimo bk